Waa runtii waxa uu sheegaayo waanan filayaa in la hayista yaAlnahay siyaasigeen iyo madax deenuna been inoo sheegaan dawladnimon asn jirin markaa alle ha ina badbaadiyo insha allahu hogaan wacan iyo dad wacan ha inag dhigo waynu lunsanahaye ha daynu nahay soomaali waa wax been abuura iyo qabyaalad iyo hunguri inalagay gqalo jacayiil wa dhadhamo raac
@calimaxamed31899 күн бұрын
Asc masar fastiin nagamajecla
@ahmedmursalasharr50609 күн бұрын
MaSha'Allaah ProfAqonyahanDiplomacy MrAbukaArmaan ShaqsiQiimeBadan Allaahyacizag aad baan kuu salaamayaaa. MrMowliid salaan sare gudoon.
@bashiraden30949 күн бұрын
Abuukar wuxuu si fiican u kala dhigay xaqiiqda dhabta ah ee soomaaliya ka jirta iyo duulduulka xassan beeso iyo kooxdiisa qabiileysan ee USC.
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf8 күн бұрын
Mowliid Asc❤❤ Maxaad u weydiin weydey Abuukar SOMALILAND ❤
@IbrahinCali-ii1qr8 күн бұрын
Dakada baraawe ma xukumo x sheekh turke iyo masar xagee lagaynayaa
@MahamedKassin9 күн бұрын
C'est la meilleure des cours entre les breaks marie-amène l'afrotion individuelle du bouddhisme ou l'armée accorde au royaume-et-marie s'il y a une courage de la pénalité de Somalia survivant l'ami sauva les chemins pour accorder le linge d'être négligé à cette modernicité de hassenger si malégal et si nous comblestie un problème ou le cinéma ca m'agresside et adhère contrario si sa dérangre atteint la célébrité d'où associations humaines surveillent la lingerie où les autres anneaux du bouddhier l'entagnera
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Dagaalka aad kaligaa aragto muxuuyahay Shiikh Abuukaroiw. Soomaali lama qabzan jaro waa cabsi gelin gumeysi u adeeg ayaan u qaadanayA anigu
@MahamedKassin9 күн бұрын
Med kassin xasanshekh iyo abi wa heshis waxan ladonayey midnimada somaliya ingirisku didana wuna qiray imika guul guul somaliya med kassin Djibouti
@nimcaanxasan9 күн бұрын
Waa inaynu inagu is aqoon sana soomalidu dal iyo dawladnimo dadnimo mdna isguma aqaansanin markaa yaa ku aqoonsanaaya ee dankàle is waydii adigu
@MahamedKassin9 күн бұрын
Magacaygu wa med kassin itobiya masar jabuuti somaliya somalilan wa wadaheshis waxanawa siyasad
@ismailadam34259 күн бұрын
Waa runtii somalia maha dawlad xora waayo waxay ku jirtaa jabar 7 oo waa la ilaaliya haka Somaliland taha Dawlad taama waayo cid ilaalisaa ma jirto
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Guddaha, waxaa hagaagi doontaa marka ciidamaderna ay la wareegaan amaanka dalka, kuwa jooga hadan ay baxaan. Markaas ayaa Maamul Goboleed oggol in dowladda dhexe ay xukunto. Insha Allah wey imaan dhawaan, Caado qaato kastana wuu baqooli, u adeego Shisheeyo. Shacabku waa ka dheregsan yahay taariikhaha aad koodgareynayso.
@amareto57728 күн бұрын
"Dowladda Federaalka" ee Soomaaliya, Afgooye waxii ka dambeeya kama taliyaan.
@AbniWasalama9 күн бұрын
Abni,wasallama
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Adeeroow Annagaba wasn dignay, waana la kukanay dhammaan Madaxweynayaashii soomaaliya oo dhan. Balse, waxaan ku kala duwanahay waa Niyadda aan markasto u hyno Dowladkasto.
Runtaa ku dhibaysaa , ninkani xaqiiiq buu ka hadalya
@bossiebadass98908 күн бұрын
Runta miyaad diidaysaa. Hadda aqoon u lahaan laheyd aqoontiisa iyo khibrada siyaasadeed ee caalamka jalaato baad cuni laheyd jaahilnimo lagu hadlo waa ceeb
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Walaaloow hanooga sheekeynin Taariikhda umadda caamo maaha oo ifaacadaha aduunka oodhan wey la socdaan. Ee ula jeedadaada waa Madaxweynahan talo ma hayo ee halagu yaaco.
@kskksshjks19319 күн бұрын
Devil is a liar 😂😂
@Abdiqadir_Omar9 күн бұрын
Nin kani waxa uu ka markhaati ka cay intay Somaliland u sheegaysay wadankaasi fashilmay ee Somalia italiano ee Muqdisho. waxa layidhaahdo Somalia majirto ee waxa jirta Mafia state of Somali italiano lagu waardiyeeyo villa Somalia ama Banaadirland
@abdulrahmanbaarebaare59029 күн бұрын
See go’aaga loga wada hadlaa 🎉
@XamseMaxamud-uw3yf9 күн бұрын
Somaliyaiismaoga 38:39
@hiisgutale25879 күн бұрын
Mowliid qofakani ookale umada ha horkeenin waa qof xa uunsan oo waxaan umada ucun tameyni uun lasoo raagan
Noocaan oo kale dadka somaliyed ha horkeenin wariye mawliid
@yaasir19369 күн бұрын
Runtaa ku dhibysa , waxaasi somali la dhismi la'day been baad isku sheekaysaan hadaan runta laysku sheegin maxad rabtaa in been laysku sheego
@user-de6lm4wn9c9 күн бұрын
Masar Ma Cilaan Aa U Saaran Marka Ethiopia Xudur Iyo Beled Xaawa Qabsaneysa?
@ismailadam34259 күн бұрын
Muxuu u sheegi layahay in somaliya iyo somaliland kala yihiin labo sida ku cad goaanadii shirking london
@dahirabdullemohamud36529 күн бұрын
Mollie Abukar ma Mucaadbaa mise Somalida yareestaa ideen qoraala diisa badankood Mucaarad baa ka muuqato
@MahamedKassin9 күн бұрын
Asc med kassin somaliya wahguulaysata mw wodadalay
@YusufLugey9 күн бұрын
Yusuf maxa.ed cabdiraxmaan
@user-de6lm4wn9c9 күн бұрын
Masar Waa Wadanka 9aad Aduunka Ugu Awooda Badan Militari Ahaan Ethiopia 110 Eeku Jirtaa Maba Isku Dhawa Awood Ahaan
@nimcaanxasan9 күн бұрын
Waa mAya 1:01:16 1:01:17
@nimcaanxasan9 күн бұрын
Waa layiina qayiibsanaya isman ogin dilaalkernuna hadba waa ka inoo madaxa iyo siyaasi danle oo aan dan soomaaliyeed wadin dan dhaqsi mooyee wataa ta inaga reebtAy caalamka aakhirkana waa laynagu cartamayaa wana sida ay ku socoto alle ha ina badbaadiyo inshaa allhu 52:28
@JaniceAshcraft-g8n8 күн бұрын
Leannon Passage
@aliomer47518 күн бұрын
Ali Ahmed
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Ma waxaad ku faraxsantahay inay sii joogaan kuwa jooga hadda.
@dr.abdurahmanali91779 күн бұрын
Lkn waxaan ognahay Ethiopia inay cadawgeena tahay haddana hadda kahor wali ma dhihin degged baan xoog ku qaadanaynaa. Marka ma waxaad leedahay halloo daayo oo halla siiyo waxay rabto ?? Abuukar sidee xal aan ahayn dagaal loo xallin karaa ?? Mahadsanid
@user-de6lm4wn9c9 күн бұрын
Nin Kaan 70 Jirka Ethiopia Uula Jiraa Sida Hadal Kiisa Aan Ka Dareemay, Masar Xuduuda Ee Imaanee Sidee Ethiopia Xudur Iyo Beled Xaawa Ku Qabsanee?
Itoobiya 27 kii Sano wax bada xoogku qaasho ku hamyeynin isbedalka itoobiya e hada hogaanka uhaye ayaa dabac badeed hayaa xoog iyo xeeladab
@sharfmow92779 күн бұрын
Wariye Odagaan waa Jaansuus Ethiopian ah bal weydii Somaliya Sadax jeer ayeey ka adkaatay Ethiopia ma ka adkin miyaad leedahay hadaan dagaalamno?
@maxamedcisicabdi87649 күн бұрын
Doodan jimcaha waxkale khasaartay shacabka jaah wareerinaysay ee aqoonyahan kale raadiya oo wx ifiya dadka Dan u ah
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
Wuxuu naga dhaadhicinaayo bal fiiri Maraykanka annagaa ku nool, waxa aad sheegaysana cid u daba fariisanayso ma jirto. Ee ma rin habaabinta ummadda ka daa
@MaxamedQaasim-gm3io9 күн бұрын
Mowlid ninkaan inaad wareysato mahen
@Zak_998 күн бұрын
01:16:00
@hawojimale74559 күн бұрын
itoobiya waa kaankarada layska gooyo waa i cadowga soomaliya
@YusufLugey9 күн бұрын
Masar waxay soomaaliya u soo aadaya waa in ay iska horkeento itoobiya iyo soomaaliya danteedu waa biyo xireenka dagaal masar oo ku wayahan intaas
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv9 күн бұрын
Dowlad dii hore qorsha aaa jabta 7ka lagu so afjarayo bey diyarisey kuna warejisey dowlad da talada hayso weyna shegtey qabka bixitanka ATMis aa maxa ke ney in ladhoho dowlad baan dowlad kele kubedalayaa wixii ay noshegtey awey Vila somaliya inta joog to waa khilaainul wadanin
@ahmedadanali73809 күн бұрын
Abuukar waa inuu waaqiciga abaaraaa.wadan burburay hal maalin sooma noqdo. Waxay qaadanaysaa mudo.
@mohamedabdulkadir94639 күн бұрын
Asc ninka wax walbo waxu ka dhigay rejo laaa wax imaan don iyo wax la so dhafay halke noo roon
@cabdulaahiisxaqguudow54499 күн бұрын
Xasan shiikh hadu runsheega wadanka gudaha haka hagaajiyo waayoaasamadi ayaa dadkii dawlada u ahaa bar lamana u ahaa aya qabyaalad looga hanjaba oo ninkii aasamada ka ahaa gadoomiya wills kabaqa in rer konfur galbed lugu laayo tas inti ka jirta gudaha wax qabsooma majiro
@MahamedKassin9 күн бұрын
😅😅😅 odaygan mahasiyasi mafamintan eesexo
@bashiiromar63899 күн бұрын
Ninkan waa mid xanuunsan
@Suusuumo9 күн бұрын
Ma runtuu sheegayo baa ku dhibtay. Walawo aan nacabhay ninkani, laakin maanta xaqiiq buu kuu ka hadlay waanu ka niyad jabay Somalia.
@sharfmow92779 күн бұрын
x Wariye Odagaan waa Jaansuus Ethiopian ah bal weydii Somaliya Sadax jeer ayeey ka adkaatay Ethiopia ma ka adkin miyaad leedahay hadaan dagaalamno?
@yaasir19369 күн бұрын
Runtuu sheegayaa ninkani somaliya waan ka niyad jabay NGO Lagu Shaqaysto Ayuu Noqday
Mooliid sow maeheen warqadii lakalasaxiixday abey axmed baarlamankiisa usoobandhigay mise barlamanka been ayaa latusayay hadana abey axmed meelkasta hada uu kayirahdo afar dekadod dowladii hore ayaa iisaxiixday mabeenbaa see wax ujiraan
@Ahmed_ali20249 күн бұрын
Mawlid oday wax badan fahansan ayaad lakulantay ee kafaideyso waa aqon yahay aan caadi aheyn alaha xafido
Jabba Land yaa iska leh? Waa su'aal da'weyne, muse waxaad Monday burburkii dalka Gaanguskii ku Kala danbeeyey iyo xulufooyinkoodii inayleetihiin. Abuukarooq QARAW ayaad ku jirtaa ee fikirkaaga aduu kuu gaaryahay ee ummadda Mara habaabimta ka daa. Adigoo doonayo inaad ka dhigato BALAAD FOOM aad kusoo gasho dowladda Soomaaliyeed.
@NoLuvHanzz7 күн бұрын
War ninkaan maqal wax lagu qoslo waxaa aha waa sabata loogu ogolaaday in 🔟 sanno uunoqdo. Oo waxaad filayday 50sanno ama 100 Sano