AR XAN LAAWE

  Рет қаралды 68,812

HIGSI NO.1

HIGSI NO.1

Күн бұрын

Пікірлер
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 11 ай бұрын
Yaa allha 😢wlhi waa qiso xanuun badan 😭😭😭waa hooyo sabar badan😢allow abalkaaga jano ka dheg yarabi illhya hakaga soo qaado madaxaaga😭🤲🤲🤲🤲
@RamloRuun-b5m
@RamloRuun-b5m 10 ай бұрын
Walahi wey xanubada thy😢😢😢😢😢😢
@calixasan9183
@calixasan9183 11 ай бұрын
Laa ilah ilah maxemed rasululah
@MehmetAbdulkadir
@MehmetAbdulkadir 10 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasallam❤😢
@Saaruushpea
@Saaruushpea 5 ай бұрын
Scw scw 😢
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 10 ай бұрын
Allaha naga dhigo kiwa ku wano qaato wiil iyo gabarba 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲ءامين ءامين ءامين يارب
@AmiiraCadey-ts3fq
@AmiiraCadey-ts3fq 10 ай бұрын
Amiin😢🥺
@MadinaOmarYonis
@MadinaOmarYonis 10 ай бұрын
😢
@FatxialiHeydar-fj9kv
@FatxialiHeydar-fj9kv 11 ай бұрын
Waxaa lakaa rabay in aad qofkan police kudacwysid oodan qarin meel ayaa lakaasari lahaa walahi anig hadiiaan booskag kujiri lahaa ninkaas cung 4raad umadhali leheen ee wan iskasoo afjari lahaa runtii dhib ayaa kuheysto illahyhakudulqaado walal dhib iyo Silas ayaadsoomartay iyo raafdbatan waad samartay sabarkag illahy haku siiyo walalo ninkas iska fur cungdanbe ha udhil balyda bilaa naxriista ah ❤ha guuleysto jeclka❤
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 11 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan ilmahaaga wadan sharci leh bee ku dhasheen maxkamad waa lakori kartaa ilmahaaga waa soo qaadan kartaaa
@IfraaxCabdi-x1k
@IfraaxCabdi-x1k 8 сағат бұрын
Jah allah😢😢😢
@asmasaalah6465
@asmasaalah6465 11 ай бұрын
Wa qiso xanun badan wllhy dulmigu ma wcna😢😢 alle halaga baqo walidkuna wxa wcn inay warystaan ubadkoda😢😢😢😢
@AbshiroNuur-sj3lb
@AbshiroNuur-sj3lb 11 ай бұрын
Wllhi waa qiso xanuun badan oo ku waano qaadasho mudan abyo mcn Allha ku sharfo dad adigoo kle ma ahan wllhi waxaatahy qof dulqaad badan illhey madaxaaga alleha kaaga soo qaado wllshey 🤲🤲😢😢😢
@Xabiibo-jx8fv
@Xabiibo-jx8fv 11 ай бұрын
😊
@FadumoMohamed-h2n
@FadumoMohamed-h2n 2 ай бұрын
Amin Allah hufudeyo.waa hooyo samirtay
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 11 ай бұрын
Allahuma mabarik super carab ❤ allahuma mabarik super carab ❤❤❤❤❤, jazakaallah Khairan Akhil Mcn
@idirisiman-cu9vb
@idirisiman-cu9vb 11 ай бұрын
Gabadhaas walashay ah wax walba way o dulqadatay waana qof samar badan waye ilahay ayaa wax walba siinaye waxaana kugu ducunayaa wax walba ay jeceshahay inoo ilahay siiyo aniga waxaan leyahay amiin Amin
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 10 ай бұрын
Allow Faraj ufur oo ku aadi mesha qayrku ugu jiro oo murugada ugu badal farxad waa hooyo sabir badan ilaahay wuu jecel yahay dadka sabra oo alle wuxuu yiri ان الله مع الصابرين 🤲
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 10 ай бұрын
Allaahuma Amiin Ya Rabbi 🤲
@fadumashaadan1248
@fadumashaadan1248 11 ай бұрын
ilaahey dhiniciisa wanaagsan Haku sooaadiyo abaayo mcn waxatahay gabar dulqadbana M.a ilahey hakusiiyo gadal samadi nabi yuusuf insha allah ❤❤❤❤❤❤
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 11 ай бұрын
Waa qiso xanun badan walashey illaah culeyska haka dul qaado ilmahagana ha kaga so qaado. Madaxadana allaha kaga saqiro si dhib yar waan lamurugodey wlhi xanun waye
@farahrooblefarahrooble2464
@farahrooblefarahrooble2464 11 ай бұрын
Ilahay dhibatad somrtay dheef hakugu badalo ilmahagan alle hakuso ururiyo
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 11 ай бұрын
Inshallah md! Kwanagsn ayay haleysa, wlshei Mcn,samikeda ayay kuheli mid kwanagsn ❤❤❤❤❤❤, aamin aamin aamin
@shamsosheek
@shamsosheek 11 ай бұрын
Waa xanuun wlhi abyo Allha qalbigaag kuu bogsiyo waxaa thy qof dulqaad bdn 😢😢😢
@ZaynabBintuhasan
@ZaynabBintuhasan 7 ай бұрын
Ilaahy hakagag qaado aamiin aamiin
@FaatuushPpe-vn5xk
@FaatuushPpe-vn5xk 3 ай бұрын
Wllhi waa qiso xanun badan allaha gasaro xppti ❤❤ ilmahagana allaha ka so qado ❤❤❤
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u 11 ай бұрын
Ax ax ax sorry Waa qiso xanuun badan ilhayo kaku gar garo 😢😢😢😢
@shamsoabdulkadir1129
@shamsoabdulkadir1129 11 ай бұрын
Allah xanuun badanaa 😢😢😢😢😢😢
@abukarcadoowe1178
@abukarcadoowe1178 11 ай бұрын
Ilaahey swt dhibka ku heysto ha kaa qaado I.a madaxaagana Ilaahey swt ha kaaga soo qaado I.a
@Cardscabdi
@Cardscabdi 7 ай бұрын
walahi wa qiso xanun badan runtii qalbigay idhaqajisay walasheen waxan lenahay ale ha ka faydo murugada ku haysata ale farxad ha kugu badalo adigiyo carurtadana ale inigoo nabada ha isku kiin keno samir kaad samirtayna ale haka abaal mariyo waxan lenahay walasheen ale ha ha ka amal mariyo samirkeedab iyo dulqaad keeda wanan uducaynaynaa si niyada iyada iyo ubad kedaba ale ha barakeyo waxan lenahay ugu dan baayn horey usoco walashay adkaysina muji anaguna ducaan ku la garab taganahay marwalba
@YusroQaali
@YusroQaali 11 ай бұрын
Masha Allah masha Allah ilaahay ha kusahlo ABAYO waan ku duceenayaa salad walba aan dugdo xaywaan kaas Ale ha soohanooneyo jah masha Allh il cadow ma ku Aragto masha Allah
@xajigacal
@xajigacal 11 ай бұрын
Abayo mcn Qalbiga Allah ku qabojeyo M.a Way dhamanayaa Insha Allah abayo 😭😭😭😭
@XawoluulCAbdiali
@XawoluulCAbdiali 11 ай бұрын
Runtii waa qiso xanun bdn waa qisadi ugu horeysy aan la ilmeyey wlhi wllshy mcn dhipka allha dheeef kugu badalo 😢😢
@Samiro-c3w
@Samiro-c3w 11 ай бұрын
Alàa ani nin maserayo rabay sana Dil marabo 😢😢
@AamiirAamiirmoha
@AamiirAamiirmoha 11 ай бұрын
Walhi hooyo wangsn aya tahy lkn qof wangsn kuma aadyn iska samar ilahayi haku sahlo qof ku samr badn oo naxriis ah ilaahyi haku sahlo waa walhi hoooyo aad iyo aad aya u fiicn aya tahy uu dulqaad badn aya tahy walhi ilahyi haku sahlo qof naxriis badn oo dulqaad badn ilahyi haku sahlo abyo mcn soory wlhi wax tahy hooyo geesiyada aya tahy walhi hooyo mcn aad ayn uga xuamahy ilaahyi haku sahlo mid adiga ku jecyl oo naxris badn 😢😢😢😢😢😢😢
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 11 ай бұрын
Allaha Khayer ha siiyo ilaahay ha u dhib yareeyo
@sacdiyabeauty6708
@sacdiyabeauty6708 11 ай бұрын
Wlhi kaa waa abeeso haku aminin mar dambe naftaada heyso dheh ciyaalka wax ba yuu kugu cabdigalin caruurta ayaan heysana wa anagaa shaley nogula han jabey marka usiideyney ugu dambeen manta ikoo wey nadey ikaa kusorad sanaayo gumeysi walidka ika madhaqmayaan dhibka ku heeysto madaremikaraa guriga dhaqo nin gurirabo ayaa guri lodhaqaa madaxaga kaqaado nolal aad kuqanac santahay kafar xad badan ayaa helee dhibkiisa marna ha yeelin inuu kugumeysto ayuu rabaaa
@AliabuukarAliabuukar-u9r
@AliabuukarAliabuukar-u9r 11 ай бұрын
Amin amin
@MaryanAbdiAli-s1s
@MaryanAbdiAli-s1s 11 ай бұрын
Ilahey ha kaga soo qado madaxga wll qali
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 10 ай бұрын
Qisada waa cibra qaadasho waa ku mahad santahey music background naga daa ilaahey qeyr haku siiyo inshallah
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 11 ай бұрын
Allahu akbar, abayo Illah sida qeyrka kujiro hakuu yeelo Ameen, isagana Illah hasohanuniyo Ameen. Wallahi qof sabar badan aya tahy Maasha Allah. Rer fiicana waad kadalataye bal xabad wallka on gursanin hadii uu jiro igusoqabo US ayn kulajogaaye 😂😂. Intaasne kaftan. 🙏🙏🙏
@DahaboXasan-l3s
@DahaboXasan-l3s 3 ай бұрын
Ala xanuun badana waqiso qalbiga taabanayso wllhi
@DahaboXasan-l3s
@DahaboXasan-l3s 3 ай бұрын
Asc
@salmaabdirahman9310
@salmaabdirahman9310 11 ай бұрын
Ilahey haugagaaro nolol fcn alahasiiyo awlaadeedana alaha usooceliyo amin yaarabbi
@naiimamohamud2238
@naiimamohamud2238 11 ай бұрын
Alle ninka badaxaga hakaga soo qaado wllhi waa xnun😭 Ax sorry abyo samirka aad samirtay alle waxaa kaga baryaa ino midkii aad ku qeeri lahed ino kaga dhigo nolol farxad leh ku rajeynaa alle ilmahaga iyo adigo farxad ku jirto inta dunida kaga dhiman aqirana jano 🤲🤲😭😭
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 11 ай бұрын
Wllhi waa qiso xanuun badan ale qalbiga hakaga reebo wllzhy mcn ilahyna waxa ka baryaya in aad janada gasho
@farhiaahmed6011
@farhiaahmed6011 11 ай бұрын
Ilaahay amuurahaaga hasahlo
@deeqocabdinasir8997
@deeqocabdinasir8997 4 ай бұрын
😢wlli wa qiso xanuun badan alle haka si qaado madaxaga😢😊
@aminaismaeil1106
@aminaismaeil1106 11 ай бұрын
Wll dhibatada alha ka saro
@khadraaadanismacil5062
@khadraaadanismacil5062 10 ай бұрын
ialaahay hakuunqxariisto if iyo aakhiri wlll sligana biga badi wll adkaartabadi ilaahay is kuxidh alaakaaga aariye i.a 😢😢
@SleepyGazelle-nw5bq
@SleepyGazelle-nw5bq 11 ай бұрын
Xanun badana waa hooyo fiirmadheer oo Sawar iyo duqaat naxarees iyo dad Nimo leh, boqorad ah Allah xakuugu qaado Madaxaaga aamiin😂😂😂😂😂
@Rayanali-w4d
@Rayanali-w4d Ай бұрын
Waa qiso xaanuun badan allah ku caafiyo abyo mcn ❤❤❤
@shukrimaxamed5640
@shukrimaxamed5640 11 ай бұрын
Yaarabi adaa awoodee ugaqaamadaxeeda yaaraxmaan
@Naftaunoon55
@Naftaunoon55 10 ай бұрын
Ax💔😭wlhi waa qiso xanun badan allahwka samir siiyo walasheyna ❤
@xaliimo5169
@xaliimo5169 10 ай бұрын
Allaah ha u gargaar gabadhaas
@RuwedaMaxamad
@RuwedaMaxamad 10 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan wan la ilmeyay wlhi ya rabi hooyoyiinkena abaalkooda janatull firdowsa ka dhig si qaas ayeey itabatay qisaan wlhi 😭😭😭😭
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 10 ай бұрын
❤s❤c❤w❤yrabbii❤❤rabi hakugu abalmariyo sabarkaga rabina hakuyelo carurtada iyo farxadada rabi hakugu sahlo 😢😢😢nolol xanun bdn 😢😢😢illajow carurteda iyo hamigedaba usahal😢
@Rayanali-w4d
@Rayanali-w4d Ай бұрын
Amiin yaa raabi allah uku soqado madaxeda
@Aragsanahned1558
@Aragsanahned1558 11 ай бұрын
Waa dhibato wlhi lkn gabdhaha waa iney is adkeyan oo ay fikirkoda ka hadlan mahan iney is kalifaan oo wax dhib ku ah ey naftoda ku ciqabaan👍
@AliabuukarAliabuukar-u9r
@AliabuukarAliabuukar-u9r 11 ай бұрын
ilahekukalsono amin
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 11 ай бұрын
Abyo allah kaga soo qado madaxaga kaaa mar labad haku labaan wxa wlpo dhaca siya ilmahahih u hesho dacwe asma kuma naxariisan ha unaxariisan 😢😢😢
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 11 ай бұрын
Rabbi hakaa raali noqdo wlll Allah Kuna barakeeyo
@xafsamaxamed700
@xafsamaxamed700 10 ай бұрын
Allaha u gaargaaro wllshen carurtada nabad rabbi hakugu keno madaxaga allaha kaa siiyo
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 11 ай бұрын
Wlhi hooyo wangsan ayey ahayd lkn qof wanagsan alle kuma aadin abayo samir I.a wad ka guulaysane illaahay qof samra miciisu ahaadaye alle,kula jira horay usoco abyo meel khayr,leh allaha ku geeyo
@ffarxaanofficial
@ffarxaanofficial 11 ай бұрын
Ax Hooyo sabir badan 😭💔🤰🏻
@sabarinshafici
@sabarinshafici 11 ай бұрын
Walaahi waa xanuin waan ilmeeye😢😢😢
@shukrimaxamed5640
@shukrimaxamed5640 11 ай бұрын
Aaamiin yaarabi walahi aniga y isoomarty
@MuuminoCismaan
@MuuminoCismaan 11 ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaarbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 10 ай бұрын
Rabbi weyne haka badbaadsho shartiisa madaxeeda Alle ha ka siiyo aamiin
@FaadumoFaarax-q1i
@FaadumoFaarax-q1i 11 ай бұрын
Murugo waaye😢😢😢😢😢😢😢
@HamdaMohamed-u4u
@HamdaMohamed-u4u 10 ай бұрын
Yeah allah 😂wlhi waa qiso xanuun badan 😢😢waa hooyo samir badaan😢allow abalkaaga jano
@Shugricabdi5523
@Shugricabdi5523 11 ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin 😢😢😢😢
@hanaadyare578
@hanaadyare578 5 ай бұрын
Asxabey isoduceeya Wil Ayan jeclehay asina Ima jeclo❤
@NimcoNajax-kq9qg
@NimcoNajax-kq9qg 11 ай бұрын
Waaa qiiiso xanuun badn runtiih ax😢😢😢😢😢😢
@ubaxmaxamudilmi
@ubaxmaxamudilmi 9 ай бұрын
ilaheyow uga soqadmadxega yaa rabi😂😂😂
@MahirAbdallah-ex2zy
@MahirAbdallah-ex2zy 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@FadxiAli-br5yf
@FadxiAli-br5yf 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 wey iskudhiban yahiin raag qaar manaxaan alle naxariisdarnaa
@SamsamBarre-f6w
@SamsamBarre-f6w 11 ай бұрын
Waa boqorad hooyadasiye ala haugaqado wa gabadh imankiida ilahay xojiyay oo adeecday ninkiidii lakin bajoon bukunoqday alah faj ha uga furo xakhyr qado
@QadroCilmi-nz9cl
@QadroCilmi-nz9cl 9 ай бұрын
Allah ha ku dulqaado dhibaatada waa hooyo sabar badan
@Caraweloabti
@Caraweloabti 11 ай бұрын
Abaayo allah 😢haka dulqado
@ayaanshismaaciil9430
@ayaanshismaaciil9430 10 ай бұрын
Nin wx la dhahaba ka quuso ku dhee dee wxn maraanta😂😂😂
@salaxcalimaxamad8190
@salaxcalimaxamad8190 11 ай бұрын
Subxanalaah xasudsanaa
@FarxiyoCabdulaahishariif
@FarxiyoCabdulaahishariif 2 ай бұрын
Illahow haku sahlo insh allh aabayo hooray usoco
@HusseinsaidHusseinhajawe
@HusseinsaidHusseinhajawe 11 ай бұрын
Hooyo mcn ilaahay janadiisii hakugu arsaaqo 😢
@AamiirAamiirmoha
@AamiirAamiirmoha 11 ай бұрын
Abyo mcn culyska iyo rafadka ilahyi haka baxiyo ilamahaaga nh ilaahyi ha kaga sahlo madax xaaga😢😢😢😢 ilahyi haka soo qaado
@NimcoCali-h2n
@NimcoCali-h2n 11 ай бұрын
Walal sual maku waysiyaa 😊
@zainabdahir2941
@zainabdahir2941 10 ай бұрын
Sidiikuuroon allaah meeshii kuuroon alahakuuhago aaaaaamiiiiiiiin
@عايشهعايشه-ط3خ
@عايشهعايشه-ط3خ 10 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢😢😢😢
@calixasan9183
@calixasan9183 11 ай бұрын
Wllhi waa qiso xanuun padan
@ieshaabdi409
@ieshaabdi409 11 ай бұрын
😢😢aamiin😢aamiin😢😢😢
@samiramohamed9392
@samiramohamed9392 11 ай бұрын
Wllh wan qiiroyey we xanuun badan tahay sorry my sister 😢😢😢😢😢😢
@MarwoAXCusmaan
@MarwoAXCusmaan 6 ай бұрын
Walaal dhalanyaro Adiga mid kaa fiican marking waligayga Aduuda waa labo maalin maintain waa aduunuo Bari waa aaqiro❤❤❤❤❤😂❤
@warsanguuled2592
@warsanguuled2592 10 ай бұрын
Insha alaah would furaa mid ka fiicana wey heleysaa
@XaliimoDarbane
@XaliimoDarbane 10 ай бұрын
Ilaahey hakaga soo qado madaxaga 😢
@muhachannel5140
@muhachannel5140 10 ай бұрын
Rabi ha ka xidiyo dhibkisa
@RamloRuun-b5m
@RamloRuun-b5m 10 ай бұрын
allha kaga suqado😂😂😂😂abaayo mcn allha kufudedeyo😂😂😂
@RamloRuun-b5m
@RamloRuun-b5m 10 ай бұрын
Mcnto
@AdnishHassan
@AdnishHassan 21 күн бұрын
Naa xppti ma adigo shaqeyzto oo wadan cadadlad ka jirto bu nin xun ku gumeyzana 😭😭💔Zxp nag adag iska dhig ilmahaaga intad so kaxeysato adon ciid uu shegin ama ku ogeyn kuso labo America cid kula hadli krto mlhn mrkz asga neh hadu kuguso saqajamo askarta uu dhib halahan kdip ixtirim wax la dhaho dhan iska dhig payo😢allaha kula garab gale
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 11 ай бұрын
Assalamualaikum abw Mcn, sthy cfmdkaga kwr ❤❤❤❤
@aaminasiciid1471
@aaminasiciid1471 11 ай бұрын
😢😢 walhi waa qiso xanun badan
@XamdaClraxmaan
@XamdaClraxmaan 10 ай бұрын
Nacaybka raga uqaba way igusi saidaysa walahay 😔
@MaryamoMaxamuud-l7k
@MaryamoMaxamuud-l7k 10 ай бұрын
Allow kaasar dhibaatadaas😢
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 10 ай бұрын
Ilaahay hakuu booga dheyo isaguna dhaqtar ayuu ubaahan yahay ilaahay ayaa kaa badbaadiyey balse si uu kuu furo hadalada xunxun uu ku leeyahay intaad rikoodhiso tus waalidkaa
@idrissnajma
@idrissnajma 11 ай бұрын
😢waa qiso hanuun badan abayo waan kuu ducaynaynaa allah madaxaa kagaa so gado
@sesmicfocus7925
@sesmicfocus7925 11 ай бұрын
Mashallah
@farxancali-ml2jo
@farxancali-ml2jo 10 ай бұрын
sorry sorry wlshey ilaahey abaal kaaga meel kale hakaa siiyo ❤❤❤❤❤
@xitsi
@xitsi 11 ай бұрын
Alla raga qaar Arxaan darana war Alle ka cabsada waxan wa dumar Ee maha dameer Allow adaa kamagan galnay inan u xaroono rag an raxmada wax ka aqaan Alle farxad ha ugu badalo rafadka ee so martay walashena😭💔💔💔💔💔.
@FardoosoYuusuf-yx3dj
@FardoosoYuusuf-yx3dj 11 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@AmalKhasiim
@AmalKhasiim 11 ай бұрын
Wlhi qalbiga ka dharemay xanunka qisadan😢
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 10 ай бұрын
Allaaha u gar gaaro gabadhaasa
@NasracayduruusKeenadiid
@NasracayduruusKeenadiid 11 ай бұрын
Wlhi waa xanun runti lkn gabadhaha markasta waxan kula talinaya waxa gudaha ku jira bananka keena wax qarsigu isagaa dhibato waalid walal bidna haka baqin ilahay mooye baniadam haka cabsanina
@shukrimaxamed5640
@shukrimaxamed5640 11 ай бұрын
Qisadaa ookale waaxanuun
HUP SIIMO #qiso
36:33
HIGSI NO.1
Рет қаралды 22 М.
MASEER #qiso
51:06
HIGSI NO.1
Рет қаралды 33 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
NABSI ⚠️ || QISO LAYAAB LEH
1:17:00
ILEYS
Рет қаралды 71 М.
CALAWIYIINTA Syria Maxeey Yihiin Halkey Ka imaadeen?::: Dr Ahmed Al-Yamaani
2:07:50
Guurkii Geerida  DHaantey #qiso
1:10:15
HIGSI NO.1
Рет қаралды 46 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН