ANIGU - ANIGU | DIGNIIN KA SOCOTA SHACABKA IYO CIIDANKA DDS | XOOGGA GAARKA | HORMUUD BAND 2021

  Рет қаралды 54,939

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 3 жыл бұрын
Viva DDS cabdi maxamuud cumer kadib waa heestii ugu horeysey ee dalka loo qaado jigjiga mar uun wn gaadhayna halkaan hiigsanayno🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶💪💪💪💪💪
@maxamedafgaabafgaab6363
@maxamedafgaabafgaab6363 3 жыл бұрын
Dds dhulkayga hooyo waa dhaxal awowgay waa halkaan kudhaatee dhulka ugu jecelahay...nabada Allah ha usiyadiyo isku duubnaada waligiin
@guleidmohmet6382
@guleidmohmet6382 3 жыл бұрын
Dadka reer jigjiga waa dad qalbi wanagsan guul iyo gobanimo ku nolada
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 3 жыл бұрын
Inay xoroobaa ayaa urajaynaya inshaa allaah walalahen
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Abdi askari waa nin somali dhab ah o wadani ah meel waliba o somali jogto wuu utaganyahay guleyso🙏
@diyaaro68
@diyaaro68 3 жыл бұрын
Hililadii shacabka ayay soonoolay nayan hore usocda my Somali people
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
Xooga DDS liyuuu polis Hajiraan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴💯💯💯🌻🌻🌻🌻🌻👏👏👏👏👍👍👍👍👍
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 жыл бұрын
🇸🇴💪💪 ehel iyo qaraabo salaan sare from hargeisa
@umayma1831
@umayma1831 3 жыл бұрын
Mansha alaaaah guuuul iyo gobanimo xoooga dalka ❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 3 жыл бұрын
Horay usocda rer jigjiga
@abdiazizbr4453
@abdiazizbr4453 3 жыл бұрын
Somaliyeey gaart somali niimada
@amalahmed9442
@amalahmed9442 3 жыл бұрын
MashAllah MashAllah beautiful 💪🏼👆👆👍👍🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 3 жыл бұрын
Gulwacan Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💉💉💉❤❤❤❤❤❤
@ahmedilkacaseofficial3129
@ahmedilkacaseofficial3129 3 жыл бұрын
mansha alaah guul iyo gobonimo 👍👍👍👍👍
@MooganeAdvertising11
@MooganeAdvertising11 3 жыл бұрын
HEESTANI MA KUGU SOCOTAA OO LYRICS KEEDA HADAAD SUGAYSID NAGA FILO ADNA NOOGU CADEE LIKTA HALKAASAAN MARKAA KA GARAN👍👍👍👍👍👍
@ikranhassan9451
@ikranhassan9451 3 жыл бұрын
Maasha alaah xoogga deegaanka soomaalida itoobiya guuleesta
@hanaahassan4523
@hanaahassan4523 3 жыл бұрын
Viva DDS Guul io gopanimo inshaa allah💋💞💋💞❤❣❤♥️♥️
@qalidmahamed1173
@qalidmahamed1173 3 жыл бұрын
Guulaysta geesiyaal
@ahmadmahammad1163
@ahmadmahammad1163 3 жыл бұрын
Gul iyo gobanimo dadki laiga berow
@lacagleofficial
@lacagleofficial 3 жыл бұрын
Faa'isaay waxaa tahay, Fariidadii hablood iyo, Fool ku qurux wanaag iyo, Ubax iyo fiyooree, Eegmadaada faraxa leh, Ruuxii ku fiirshaba, Qalbigaa u faaxoo, Waa lagu fahmaystaa, Ala maxaan fariidaay, Intaan sheeko kuu furin, Bal inaanan fududaan, Qaabka wacan u fiirsado, Qalbigaygu ii faray, Oo dareenku igu fiday, Ala maxaan fariidaay, La fikiray dartaayoo, Ka fogaaday ceeshkoo, Sidi ruux la falanfalay, Fiidkii wareegoo, Barxadaha fariistoo, Maansooyin fara badan, Farriin kuugu soo diray, Ala maxaan fariidaay, Fiyaalaha magaaliyo, Faynuusta layrkiyo, Ka fogaaday uunkoo, Shimbiraha firxanayiyo, Intaan Fiinta wehehshaday, Geedo hoos fariistoo, Farahayga ciidaha, "Faa'iis" ku qorayoo, Sida wehel u fiirsaday, Ala maxaa fariidaay, Wabiyada fataha iyo, Hirka badaha faaxiyo, Foolkaano iyo holac, Filsaney daraadaa, Laabtayda lagu furay, Ala maxaan fariidaay, Markii aan is fahanee, Noo fariistay caashaqu, Farxadiyo kalgacalkii, Farqi wayn inuu jiro, Laygu taagay farahoo, Dadku ila fajacayeen, Ala maxaan fariidaay, Fiira dheer aduunyada, Riyo lagu fogaadiyo, Faalsooyin qorayoo, Faamil kula yagleeloo, Faraskiyo gamaantiyo, Diyaaradaha fuulnoo, Caasimaadki fiicnaa, Fillo beer ku taaliyo, Qasriyaalna kuu furay, Mimbar lagu fariistiyo, Taajkii Firdows iyo, Fadhiyaalna kuu dhigay, Oo fiyoore kuu suray, Qaddarkaa fal galayoo, Calaf lama figeeyee, Sida filimadii Ruush, Ayuu falag wareegoo, Sidaan filayay may noqon, Inkastoonan fududaan, Dunuubtana ka fiicnahay, Markaad iga fogaatay, Faa'isaay waxaan maray, Ma faahfaahin karayoo, Hadalkaa fogaaniye, Fiyoorihii jacaylkaay, Farxad iigu noolow,❤️
@faaisoyaasiin8108
@faaisoyaasiin8108 3 жыл бұрын
Masha allah
@samatarhussein3166
@samatarhussein3166 3 жыл бұрын
DDS Power❤✅
@XOGTEENA
@XOGTEENA 3 жыл бұрын
WALALAYAL FANKII ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGASOO HANUUNIYE ALXAMDULILAH INTA KALENA ALLAHA SOO HANUUNIYO AAMIIN EE CHANNEL KAN AYAAN FURTE SUBSCRIBED✔️9K
@abdidaahir4162
@abdidaahir4162 3 жыл бұрын
Mansha allah habalyo
@abdirahmansalah8778
@abdirahmansalah8778 3 жыл бұрын
#& The One Back Al Mucalimo Best Sxb Best 🥁🎹🎸🎷🎺 Legend Music 🎵🎵🎵🎵 Henok Atlabachwe Jigjiga
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Keep gonig abdi askari tube
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 3 жыл бұрын
Geesiyada aan gaban gardaradana qaadanoow cadawgiin ha jabo jira oo jooga Guul iyo gobonimo Geesiyada looga hadhay waa liyou police Geesiyada gayigoow garabkiinaana Viva liyou police
@rashkaaden2673
@rashkaaden2673 3 жыл бұрын
horayusoco DDs
@yasiidmohamed1677
@yasiidmohamed1677 3 жыл бұрын
DDS love ❤️
@sagagsululchannelaamiinxam6787
@sagagsululchannelaamiinxam6787 3 жыл бұрын
Xilba abaa aniga isaaran
@ayuxasan9101
@ayuxasan9101 3 жыл бұрын
Xaasidka waxaan leenahay wamin shari xaasidin idaa xasad Al xaasid laa yaflax bi'idni laahi kariim waxaa ku dambeenaayo hoog iyo qasaaro
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Guul
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 жыл бұрын
During this time of crisis in Ethiopia, the Liyu needs to be fully mobilized and transformed to protect the state and its people. Ethiopia is currently on its way to a total lawlessness.
@sareedoelmi618
@sareedoelmi618 3 жыл бұрын
Masha allah guul
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 3 жыл бұрын
We love you guys
@ahmeddaher9106
@ahmeddaher9106 3 жыл бұрын
Nayubolis waligi hajiro oo hajogo
@hawagal
@hawagal 3 жыл бұрын
Wooow abdi askari keep going
@ashiiabdul5865
@ashiiabdul5865 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰❤❤😍😍👈
@samsamjama4694
@samsamjama4694 3 жыл бұрын
Wooow
@mahamedxaaji2938
@mahamedxaaji2938 3 жыл бұрын
Guul cxg liyuu police
@axmed4805
@axmed4805 3 жыл бұрын
yees
@hindomoalim3820
@hindomoalim3820 3 жыл бұрын
Keep koing
@farhangacmadheere9656
@farhangacmadheere9656 3 жыл бұрын
Liyuu boolisku wa fashil hadii lagasaari waayo axmarada kujirta ma ciidan gara oo qowmiyHada klena isqorayanba la arkay yaab wlhi
@AbdiNurabdulhi
@AbdiNurabdulhi 3 жыл бұрын
Waxaba kama famin heestan
@AFX-n9n
@AFX-n9n 3 жыл бұрын
kkkkkk same here bro
@shsmsadiinbeda227
@shsmsadiinbeda227 3 жыл бұрын
Waru soomali stt cidan xoogan male hanaloo sameeyo
@ashiiabdul5865
@ashiiabdul5865 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@sacdiyoisaq7122
@sacdiyoisaq7122 3 жыл бұрын
Cagjar buriya donfaarka isku tashada itobiyaankana iskaceliya
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Wr Silsiladii miyaad ka dhacday Abdi Rufiyaanoow
@bushraramadan1373
@bushraramadan1373 3 жыл бұрын
Mansha Alla 🙏🙏🙏👍👍👍👍
@shugriomar9421
@shugriomar9421 3 жыл бұрын
maxay kaa hesayan waaba laga qaday awoday lllahyen liyu polis hanbaasa aya ladhihi jiire haad waa laa dharbaxa liiyou polis jiiraa ooga waN jclhy
@updyaziizhaaruun6050
@updyaziizhaaruun6050 3 жыл бұрын
Haa wlhi wnka xumahay lkn aniga barigii iigu dambayzay awood ayay lahayeen
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 3 жыл бұрын
Ma waxaad rabtay sidi xiligi danbiile Ina Iley inay shacabkooda gumaadaan?
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
I'VE MADE A CUTE FLYING LOLLIPOP FOR MY KID #SHORTS
0:48
A Plus School
Рет қаралды 20 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Ismaaciil Aar - Cabasho- Dayax Band Barnamijka LIVE  (Qaaci Show 2021)
7:32
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН