“Anigu cadaabta kama hadlo” sh Nasiiba

  Рет қаралды 16,612

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 78
@enddaoccupation
@enddaoccupation 5 күн бұрын
Jazakallah khyr wll. Culumadu doorkoodi walaahi way ka fadhisteen wana la waydiin.
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 3 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu ❤❤❤❤❤❤
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 5 күн бұрын
Mansha allah yaa sheikh nasiiba walaal rabbi haku xafido.. jizakumulahu khayr.. 👍💯👌may allah bless you always amiiiiiiiiin yaa allaah
@MubarikJARMANY-rs2rj
@MubarikJARMANY-rs2rj 2 күн бұрын
Kalasaar somalilandernimo siyasada iyo diinta shekha wayo diinta aynu ugono udhaxno udhimanokudhaqano idinoranlahaa anigu dheh sidas❤❤❤
@NaciimaM.d
@NaciimaM.d 3 күн бұрын
Masha allah❤
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 5 күн бұрын
Maashaa allaah waa sax macaanka iimaanka nalama barin dugsigii oo quraanka nalagu soo garaacay Marka macaanka diinta allaah ina dhadhansiiyo❤
@Saraabdullahi-t1m
@Saraabdullahi-t1m 5 күн бұрын
Sh nasiiba ilahay ha barakeyo ❤
@SugraCadey
@SugraCadey Күн бұрын
Scw
@NuraSiciid-k6u
@NuraSiciid-k6u 5 күн бұрын
Ilaahayow qur aanka nagu midee
@HassanAliAhmed-f2d
@HassanAliAhmed-f2d 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Yussufabdi-q7t
@Yussufabdi-q7t 5 күн бұрын
masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah shekh nasiiba mahadsanid Adiga iyo inta kula midka ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul iyo goba nimo
@Macalimow48
@Macalimow48 5 күн бұрын
Anigu cadaabta kama waramo !? aniga oo nasiiba ku qadarinaya dacwada iyo kheyrka ay wado hadana hadalkaas sax maaha Dadka waxa lagu waaninayaa بين الخوف والرجاء Waxaana u daliila أَفَأَمِنُوا مَكْرَ اللَّهِ فَلَا يَأْمَنُ مَكْرَ اللَّهِ إِلَّا الْقَوْمُ الْخَاسِرُونَ [الأعراف:99]، وَمَنْ يَقْنَطُ مِنْ رَحْمَةِ رَبِّهِ إِلَّا الضَّالُّونَ [الحجر:56] Dadka haddii jano uun looga sheekaayo wey isdhiganayaan waxa ku dhacaya in ay illaahay ciqaabkiisa in uu daranyahey iska illoobaan waana danbi weyn. Waxa lamida haddii dadka naarta uun looga sheekaayo waxa ku dhacaya quus in ay illaahay naxariistiisa ka quustaan iyaduna waa danbi weyn.
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 4 күн бұрын
Aayadasi markiiba way igu soo dhacaday
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Waa sax. Lakiin dad badan kuma baraarugsana. Waxaad moodaa inaysan Quraankaba waligood Akhriyin. Subxanallah.
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 5 күн бұрын
Masha allah alle haxafido gabdhan. Shekhada nasiiba
@hoodoabuubakarmuxumed6788
@hoodoabuubakarmuxumed6788 5 күн бұрын
Mnsha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muxiyodiincabdikariim
@Muxiyodiincabdikariim 5 күн бұрын
Maasha Allah
@musj21
@musj21 4 күн бұрын
Waa sax hadu qof kuso hadaysmayo ALLAHU ACLAM 💚
@KawsarsalebanCawed
@KawsarsalebanCawed 5 күн бұрын
maansha alaah❤❤❤
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 5 күн бұрын
Alxamdulilaah
@fadxiyadahir6231
@fadxiyadahir6231 5 күн бұрын
Ilaahay somalida dhamaanteeded qabyalada ha inaga ma doobeeyo
@abdulahitoronto1601
@abdulahitoronto1601 5 күн бұрын
Allha qalbigena haku hanuuniyo quraanka
@Clraxmaan-c5n
@Clraxmaan-c5n 5 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 4 күн бұрын
Bisinka wllo hadalkan ah cadaabta kama waramo Bal dib ugu noqo
@Happy-go-l
@Happy-go-l 4 күн бұрын
Walaaal markaan yaraaa waan necbaa wadada soomaalida waa lagu cadabayaa Wax kalaba meey aqoon diinta beeey iga foogeeyeen waa sax in dhalinta loo sheego in Allah jeceyl yahay janado aad u qurux badan
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Hada Soomaalinimadii ma kabaxday camal.....😂😂 Naarta waa loo sheegayaa dadka, Janadana waa loosheegi. Diintu waa isku dheeli tir oo labada dhinacba waa in laga hadlo. Kasoo qaad hadii aad rabto inaad ruux wado uusan waligi marin utilmaanto... waa in aad usheegtaa wixii anfac uleh iyo wixii caqabad ku ah Safarkiisa. Meesha libaaxa iyo masaska iyo bohola leh waa inaa usheegto... meelaha biyaha iyo baadka iyo jiifka leh waa inaa usheegto sidookale. Sidaa ayaa sax ah. Quraanku labadaba wuu kasheekeeyaa.
@saydcali-i1v
@saydcali-i1v 5 күн бұрын
Alle swt wayn oo waaxida
@SumayaRashiid-e5u
@SumayaRashiid-e5u 5 күн бұрын
ماشاءالله
@fuaadyusef
@fuaadyusef 5 күн бұрын
If iyo aakhiraba ku liibaan adiga iyo inta kula socotaba
@enddaoccupation
@enddaoccupation 5 күн бұрын
Xafad kasta masajid ayaa ku yaala laakin waxba uma qabtaan bulshada. Wa in masaajid kasta uu la imaada baraamij bulshada iyo xaafada wa u qabta
@musj21
@musj21 4 күн бұрын
Ha Wa runta barnamij khayriya ba lobahanyay dhalinyara lugu jeheyo waxa fican
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 4 күн бұрын
Aad iyo aad dalalkan Kiristanka een joogno, Kinisadahu bulshadooda way ka dhexmuuqdaan waxtar badan ayaanay bulshada gaadhssiyaan.
@Ilkacasemaxamuudkhadar
@Ilkacasemaxamuudkhadar 4 күн бұрын
Manshall hambalyo
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 3 күн бұрын
Wll naarta ilaahy ayaa kahadly subxanallah waa inaynu kahadalna sidokle isxasuusino
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Qabadhu eraygaas way ku qaldantahay hadana cidu kuma baraarugsana. Qolada Kristaanka aya dhaha diinta yadu Xubi iyo Jacaylka Nabi Ciise bas bay kahadashaa oo cadaab kama hadasho. Yaab!
@XamdaDayib-y1l
@XamdaDayib-y1l 2 күн бұрын
Salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay wasalam ❤❤❤❤❤❤❤salalaa hucalay wasalam salalaa hucalay ❤❤❤❤salalaa hucalay wasalam salalaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤salalaa hucalay wasalam salalaa ❤❤❤salalaa hucalay wasalam
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Naa maxaa aqriyaysaa gurigaa ba'ye 😂
@FarxanDeeq-qw5tj
@FarxanDeeq-qw5tj 4 күн бұрын
《Cadaabta kama hadlo》qabyalada manay cadaab sababayn sheekhaday,,
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 5 күн бұрын
Qabyaaaladu ha dhacdo
@saydcali-i1v
@saydcali-i1v 5 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@Somalitiktok2i
@Somalitiktok2i 3 күн бұрын
Shiikhada xijaabkedu sax maaha jidhkeedi ba sawiran
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Qoftu waa caamo lakiin jecel inay diinta ushaqayso... kaqalee camal. 😂
@FkahinKahin
@FkahinKahin Күн бұрын
Xijaab wanaagsan xidho
@Mihiib
@Mihiib 5 күн бұрын
Wll cadaabka iyo janadaba waa laga waramaa
@jamalsalax5937
@jamalsalax5937 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 5 күн бұрын
Cadaabta ilaahay ayaa quraanka kaga waramay iyo janadaba wll
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 күн бұрын
Soomaalidu. Haaday. Joojiya an. Qabayalaada. Waa. Dad. Wanaagasaan. Isaka. Jeecel. Oo. Ciidawalaaba. Oo. Naadiifa. Ah. Oo. Goobah. Oo. Isuu. Gaaragaarah. Soomaaliyeey. Isaka. Daaga. Xaasiid. Niimaada. Qabayalaada. Ilahay. Ka. Caabasooda. Isha. Allh. Meel. Walaba. Joogataana. Waa. Idiin. Salaanay. From. Buraco. Guulasata. Soomaaliyeey. Maasha. Allh
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
👇 Kulahaa anigu cadaab kama hadlee xubi baan kahadlaa. Ma Ilaahayga na'abuurtay ayey ka xikmad badantahy.. Asaga ayaa cadaab iyo Janaba kaga hadlay Quraanka dhexdiisa oo goodin iyo rajo galin labada isugu daray. #iska ilaasha hadalkaa sax ma aha.
@SacdiyaJamac-z9q
@SacdiyaJamac-z9q 5 күн бұрын
Wll colasdaha ka jira gobolada waqooyi waxa hormuud ka ah haweenka waliba qabliyaad ku barooranaya kuwaa wacdiga ku badiya
@Muxiyodiincabdikariim
@Muxiyodiincabdikariim 5 күн бұрын
Dumarku xijaab ayeyku qurux badan yihiin
@abdullahhussein9638
@abdullahhussein9638 3 күн бұрын
Janada iyo naarta waa xaq in laga hadlo. Maxaa yeelay baniaadanka badankiisa cabsi ayee wax ku leeyihiin,jhadii aad naarta ka qariso. Qofka wuxuu fududeesanaa. Xumaanta uu ku dhex jiro laga yaabaa inuu cadaabbta ilaabo
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 5 күн бұрын
Walahi waa runteeed masiibada ugu weyn ee dadkeena soomalida haystaaa waa qabyaalad shit
@QaaaliQurux
@QaaaliQurux 4 күн бұрын
Lkn sidani xijaab maahee xijaaboo naasahan taagan naga xijaab plz
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 4 күн бұрын
lol. adiga ma dhaceen kkk
@Ahmeddheeg-n8y
@Ahmeddheeg-n8y 5 күн бұрын
Gabadhan walaasheena anigoo aan hdal xun usaarinayn hadana sax maaha hadalka odhonaya naarta kama hadlo,waayo naarta allah inbadan ayuu qur'aanka kusoo celceliyey sidoo kalana rasuulku uu sunnadiisa ku sheegay صلى الله عليه وسلم Qof qabigu ingagay waxa uu ugu fiican ee uu qalbiga ku qooyaana waa qur'aanka iyo sunnada rasuulka markaa hadii naartiina isla qur'aankii ayuu allah ku sheegay,kolay waan sii faahfahin lahaa lkn qoraalka ayaa sii dheeraanaya.
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 5 күн бұрын
Somalidu quranka wey bartaan uun ee kuma naqmaan. Tafsiirka iyo cilmiga xadiitha iyo siirada barta oo ku dhaqma dadyahow
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 5 күн бұрын
sheekhada xijaabkeedu ma saxna miyay u badheedhay mise isma oga
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 5 күн бұрын
Waa Suaashan isweydiinayay
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 4 күн бұрын
Wllhi anaa niyadda iska idhi
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 4 күн бұрын
Runtii bal dib ahaysugu noqoto wadaadu waayo meelo badan oo jidhkeedii kamida ayaa sawiran
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 күн бұрын
wiliba gbdhaha ayy u baneysay in ay saan u qaaadan karaan mar la weydiyay😂
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 күн бұрын
@@umumascuud3307 maxay culimadu uga hadli waayeen markay sidan banaynayso
@ugbaadibrahim-w4t
@ugbaadibrahim-w4t 5 күн бұрын
sx wlhy waankuracsanhy
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 5 күн бұрын
Horta waad ku mahsantahy in wixii khayra eed qabtay lkn hadalkana maxaad ka wadaa
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 5 күн бұрын
❤😊❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤❤😊
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 5 күн бұрын
Soomaalida inaga daa yaanu cadawgu ku soo dhex dhuuman Waxan jooji Waxaasi kuwii horaba wax kuwaayeene Soomaaliland uun horta midee
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 5 күн бұрын
Haddaan Caddaab jirin, muxuu Alle u Abbuuray Janno iyo Caddaab?. Tan way soo Luggooyeen..😂
@abdirahmanmohamed8998
@abdirahmanmohamed8998 5 күн бұрын
"Anigu cadaabta kama hadlo" Hadalkaas dib ugu noqo wll Marka koobaad qur'aanka iyo sunada nabiga scw ayaa si faahfaasan uga hadlay jannada iyo naarta Xikmad weyn baana ku jirta in dadka labada lagu waaniyo labadaba, si qof ku muslimka ah ugu noolaado rajo (jannada) iyo cabsi(naarta) dhexdooda Culimadu waxay sheegaan in hadii cida aad waaninayso ay ku jirto arin macsiyo ah in lagu waaniyo oo lagu cabsi geliyo cadaabta/naarta ,hadii qofka aad waaninaysaana uu yahay qof wanaagsan in lagu waaniyo oo la xasuusiyo jannada iyo nimcada Allah udiyaariyey dadkeeda
@HiboGass-m4w
@HiboGass-m4w 4 күн бұрын
Anigu waxaan garan waayay goorta dumarku shaakhyo noqdaan gabadh gurigada ayaa loogu talgalay gabadh bilaa maxrin saconayso
@HiboGass-m4w
@HiboGass-m4w 4 күн бұрын
Imakaaga iyo shakhnimadaada gurigaaga ku akaa laguma talgalin dumar maxadiro bilaa maxrim dumarku ma socdaan
@saydcali-i1v
@saydcali-i1v 5 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 5 күн бұрын
Soomaalidu. Haaday. Joojiya an. Qabayalaada. Waa. Dad. Wanaagasaan. Isaka. Jeecel. Oo. Ciidawalaaba. Oo. Naadiifa. Ah. Oo. Goobah. Oo. Isuu. Gaaragaarah. Soomaaliyeey. Isaka. Daaga. Xaasiid. Niimaada. Qabayalaada. Ilahay. Ka. Caabasooda. Isha. Allh. Meel. Walaba. Joogataana. Waa. Idiin. Salaanay. From. Buraco. Guulasata. Soomaaliyeey. Maasha. Allh
"Wanaagsane waa ilaahay waxaan u jecelahay..." MacalinZuhuur Gulied
32:17
Strange dances 😂 Squid Game
00:22
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 29 МЛН
Last Person Hanging Wins $10,000
00:43
MrBeast
Рет қаралды 151 МЛН
Боксёр воспитал дикого бойца!
01:36
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,9 МЛН
Миллионер | 6 - серия
28:05
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 183 М.
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
Toos: Khudbadda Madaxweynaha JSL ee Dubai
1:55:04
MM Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Waxaan booqday Jasiiradda ugu Dhirta badan 🌴 Sacadadiin Island
13:07
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 127 М.
Maxay Somaliland la tagtay shirweynaha caalamiga ahaa ee Dubai?
12:02
DHIB KUGU GUURSADAY 10 CUNUG KUDHALAY 5 NAAG IGA DABA KENTAY BIIL ISII
1:14:19
Xafsa - Xaaska Isa-soo dhiibe Abshir oo Xoriyadeeda Heshay..
7:16
Somali National Television
Рет қаралды 116 М.
Strange dances 😂 Squid Game
00:22
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 29 МЛН