Cabdiraxmaan Cirro waa madaxweynihii loo baahnaa nin bilaa cuqdad ah
@xaalidahir82688 сағат бұрын
Bilaa cuqad 😂😂😂 yaa buurta koraay 😂😂
@dalaisacgibril58998 сағат бұрын
@xaalidahir8268 buurta hadii aan la korin adeer dorasho ma dhacdeen, buurta waa ku qasbanaa madaxweynaha aqlabiyada shacabka Somaliland, muuse biixi wuu ogaa adeer in aanu cod kusoo baxeyn waa sababta u u rabay qas laakin ciyaar kasta waa lala ciyaaray muuse, Cabdiraxmaan Cirro waa diplomacy isagoo qoslaya ayuu ku dili karaa, halka ina biixi doqonimo iyo caqli xumo ka gaadhay waa ninkii idhi reer burcooy hadaad i dorataan odayaashiina baan soo xidhxidhi donaa
@ME.LANDER8 сағат бұрын
@xaalidahir8268oo taasi ma cuqdadba, cadho aya geeiyada buurta saartay markii lagu doontayna waa kuwii shadow ka qabtay doqon yahay 😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ME.LANDER8 сағат бұрын
@xaalidahir8268naaya cadho aya saartay markii lagu doontayna waatii shaqo geesiyadu ka qabteen😂😂😂😂 🤣🤣🤣🤣
@faryarmuusa93236 сағат бұрын
Ciiro cuqdaadu asaga ayeey ka bilaamata kuna dhamata
Ee dalkan cadawga meel kasta uga soo hanjabaaya ucadee mawqifkaagaa somaliland shacabkeedu wuu yaabanyahay maxaad xaalada dalka iyo dagaalada lagu soo qaaday uga Aamusantahay