"Gollaha wasiirrada ee Madaxweynaha Cusubi Magacaabay waa kuwii ugu liitay" Garyaqaam Guuleed Dafac

  Рет қаралды 69,992

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 217
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m Ай бұрын
WALAHAY CIIDANKU WUU DAYACAN YAHAY. GENENANDU WAA TIJAAR , CARUURTA ASKARTU GAAJO AYUU AYEY BAKHTIYAYAAN. CARUURTA TALIYAASHAANU ANOTHER LEVEL. WAAR GUULEEDOW NINRAGEED BAAD TAHAY INAADEER, WALAAHAY WAAD BADHEEDHAY.
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Ай бұрын
Guleid dafac well done walal waxaad ka hadashay waxa aad aqoon u leedahay oo xaqiiq ah waanan kugu amaanayaa Dhaliishu na ceeb maaha e waa toosin Positively Thinking
@FarhanAbdilahi1
@FarhanAbdilahi1 Ай бұрын
Masha allaah ninkani walaahi waa cabqari aqoon iyo maskax furnaan alle siiyey❤
@saeeddualeh6576
@saeeddualeh6576 Ай бұрын
I agree 💯
@inacarab2353
@inacarab2353 Ай бұрын
*Caqliga cimriga iyo caafimadkaba alle haku barakeeyo walaahi sidaan u fekerayay si lamid ah ayuu wax walba uga jawaabay dhanka isla xisaabtanka wxd mooda inaan anigu ka dhex hadlayo welldone garyaqaan* ❤
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m Ай бұрын
WAA KHALAD, GARI ALLAY TAQAANE. WARQADAHA AY QOREEN wasiiradu BADAWNIMO BADAN AYAA KA MUUQATAY.
@sahrafarah8164
@sahrafarah8164 Ай бұрын
Waw well said this guy should be in the be in the Government somewhere. Accountability is the way forward. We need to work for 8 hours a day and reduce corruption…
@DistancelogisticsMo
@DistancelogisticsMo Ай бұрын
He sick he always enjoying
@anabmohamed990
@anabmohamed990 Ай бұрын
Manshallah afku kuma go’o ya Guleed!
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Wallee Soomaali ayaan sharci ixtiraamin. Geel jirayaal magaalo soo galay weeyi
@AhmedMohamed-sr3ji
@AhmedMohamed-sr3ji Ай бұрын
Thanks Gouled. From Mucaradka Cusub
@saeeddualeh6576
@saeeddualeh6576 Ай бұрын
Real human person, somaliland listen this wise man 🙏🙏🙏
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 Ай бұрын
Garyaqaan guuleed dafac aad baa uraaadiyaa wareysiga lala yeesho anigoo muqdisho jooga ayaan taageera siduu halkeeda udhigo arimaha sharciga mahadsanid mohamed ilig waan salamaya garyaqanka sharafta leh wareysigiisa hore aan aad ujecleestay marku ka hadlaye arintii muuse biixi iyo abiye is afgaradkii ka gaareen arintii badda lagaga kireenaye oo uu yiri badda waxa kujira shidaal iyo macdan iyo kaluunkii ma waxaan ka kireeneena dhulkii ku xeeran badda mise saldhig mise arin ganacsi kaliya laakin markii danbe waxuu yiri kiro madooneeso aragtidiisa ee in laga gadee dooneesa
@abdikaniemunmohamoud6286
@abdikaniemunmohamoud6286 Ай бұрын
Aayadaha Qur’aanka Kariimka oo tilmaamaya sida Alle u faray Muslimiinta inay ku dhaqmaan cadaalad, runtana ku hadlaan "وَإِذَا قُلْتُمْ فَاعْدِلُوا وَلَوْ كَانَ ذَا قُرْبَى"
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
SOmaLilND qofku wuxu rabo kolkuu wayo muxu Lidka u noqdaa. Guuled Dafac Mahadsanid waxyabo badan oo isku qasan ayad muruqsaartay
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Ай бұрын
Mahadsanid waa shuruuc ya qaan rawaxaada shaqaalaha 8da ilaa kawda ha shaqeeyaan shaqaalaha badan ha kala qaybiso kuwa iska fadhida
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Ай бұрын
ASC ELIG IYO DALFAC anigu intaan ku hadlayo maaha aqoon dheerada oo aan u leeyahay sida dawladnimadu u shaqayso oo ka badan inaan dawlad ku soo hoos koray kadibna ku hoos noola meel dawladi ka jirto mudo dheer waxaan ku taliyey in dawlad yar la dhiso qofka waxaa lagarabaa in caqli fiican lalayimaado hadaba wareysigan wuxuu u baahanyahay in laweeleyo o aan runta laga cadhoonin hadii dalka dal jira laga rabo dalfa walaal waad ku mahad santahay sida aad dalkaaga ugu hilineyso waadna ku mahadsantahay
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Masha Allah. Guuled Waa nin sharci yaqaana. Runtii shacabkii wuxuu u baahan yahay in sharciga la baro oo sidan oo kale dadka loo wacdiyo. Dawladuna waxay u baahan tahay in ay daatuurka ku dhaqanto common sense- na ku darto. Waydun mahadsan tihiin
@Cumar1144
@Cumar1144 Ай бұрын
Allah hadin xafido war kaa wacan
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Ай бұрын
Shuruucda shaqaalaha ha shaqeeyaan oo xeer ha laga soo saaro ilaa inta sacaadaha 8da ilaa 12ka sacad qado ah has oo qadeeyaan 5ta galabnimo ha rawaxaan xeer kala hadeeya ha laga soo saaro wax walba ha la baadho waan taageersanahay madaxwaynaha lkn dalka difaaciisa halaga hadlo macalimiinta ha la eego sida ciidamada did ha loo eego guul guul soomaaliland ❤❤❤❤❤
@IdrisRossicj
@IdrisRossicj Ай бұрын
GARYAQANKA AADBAN UGU MAHAD CELINYAA IYO MUUQBAAHIYA MMTVBA WAXBAN IDIINKA DHAGAYSNAY FAA IDAN IDIINKA HELNAY THANKS ❤🤍💚
@saeeddualeh6576
@saeeddualeh6576 Ай бұрын
Thank you 👍🏾
@sudajibril7117
@sudajibril7117 Ай бұрын
Aqoontu waa inay sida wiilkan kaga muqta hayska oran aqoon yahayn ayan ahay Guled Dafac from ceerigabo
@XasanXasancisman
@XasanXasancisman Ай бұрын
Marka hore wd mahadsantihiin..hadii la yidhaahdo shaqaaluhu harawaxaan oo hasoo noqdaan, shaqaalaha qaarbaa fog fog isla markaana waxay u baahan yihiin transportation sidaa darteed miyaanay halkaa shidaal ka soo kordhayn.
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l Ай бұрын
Truly speakking for Guled
@Cumar1144
@Cumar1144 Ай бұрын
WAAN Idin salaamay labadiinaba war wanaagsan ayaad sheegteen
@MohZayidOmer
@MohZayidOmer Ай бұрын
Guled Dafac AQoon ku Dhisan Sharci yaQana ah Wx bdn bd ka Faaidi🙏
@Yungi-w8k
@Yungi-w8k Ай бұрын
Maraaawaaxid ninkan hadaL cadaantiisa iyo jawaabihiisa waa xaadiispa
@romeohanad
@romeohanad Ай бұрын
13:50---15:16 Runta ayaad dhabaheedii saartay garyaqaan ku dhiiro, waanad ku mahadsan tahay.
@sakariyeabdirahman7609
@sakariyeabdirahman7609 Ай бұрын
Guled dafac nin wax badan fahansan Ragaas oo kale maxaa u diidey tolow madaxdu inay soo xushaan❤
@SaedOsman-q5k
@SaedOsman-q5k Ай бұрын
War ninku Aqoon badana waa nin aan dalkiisa iyo dadkiisa aan joogin dalkan
@yalewagegnehugezahegne1733
@yalewagegnehugezahegne1733 Ай бұрын
Best And Fast Gulled ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 Ай бұрын
Brillant juriste. Masha Allah. Gessi.
@HassanYousuf-b4f
@HassanYousuf-b4f Ай бұрын
Great comment
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Wan idin salamay inamadayadi iyo mm somali tv ba 👍❤
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Ай бұрын
Waan la qabaa Aragtida ah in madaxweynuhu wasiiro aan aad tayo u lahayn inuu magcaabay!.
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
Weli may shaqagelin..idifyadoodaa la dhowrayaa bal suga..shaqada ha qabtaan hortee leen qqiimayn baa jiri doontee ha horboodina
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Ай бұрын
@seidabdi751 Hagaag
@YuusufAamin-zc1ek
@YuusufAamin-zc1ek Ай бұрын
Adeer qofka shaqada loo dirsanayaa waa in uu ka dhisan yahay aqiidada diinta oo ruux diisu nooshahay sharci kasta waxba kama qaban karo waayo sharci fuliyihii ayaa wax ka khaldan yihiin oo aan lahayn alle ka cabsi
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h Ай бұрын
Adban Usalamayaa G Guuled Dafac Waa Khabiir Garanaya Shuruucda Iyo Xeerasha Dalka Kaasoo Hadii Lagu Dhaqmo Keenaya Dowlad Wanaag
@Cabdifatahkhadar
@Cabdifatahkhadar Ай бұрын
Waraysi fiican ❤
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤madaxweyne cirro waa madaxweyihi ugu cadalada badna ee dalka soo mara xukumadisa Aya cadaynaysa uu reerkisa u dhiibay wasarado d ah
@abdirahamanyusufabdi-cm7jo
@abdirahamanyusufabdi-cm7jo Ай бұрын
Well done boy u did it keep on
@alimoussa160
@alimoussa160 Ай бұрын
🎉 bravo 👍 Gouled et aussi à Med
@GuuledAakhiro
@GuuledAakhiro Ай бұрын
MMTV: WAA SU,AALAHA AAN AADKA URAADIYO EE TAABANAYA NOLOSHA DHABTA AH EE MUWAADINKA WAXAA INA DAASHATAY MAGACA MUWAADIN HADANA QOFKII ISAGAA NOLOSHIISA LASILCAYA
@abdirashidsiciid8848
@abdirashidsiciid8848 Ай бұрын
Sharci Yaqaan Dhab Ah
@Cumar1144
@Cumar1144 Ай бұрын
Maansha allah
@zupermax3710
@zupermax3710 Ай бұрын
Garyaan guuleed dafac legend runti waa sharci yaqaan
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa Ай бұрын
Ciidamada lacagta waaloo diraabaa la yiri markaa janaralka u dirayaa haduu doono waxbuu ka reeban karaaye. Waa in looqoro antrag oo uu ogyahay inta uu qaadanayo. Kadibna bank ka dawladda toos haloogaga diro.
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b Ай бұрын
xildhabaanka goloha wakiilada soomaaliland 20/26
@farhan_taffo
@farhan_taffo Ай бұрын
Eshcallaa aqoon yahan
@MaryanMohamed-g8b
@MaryanMohamed-g8b Ай бұрын
Viva. Guleed
@AhmedGaas-y4k
@AhmedGaas-y4k Ай бұрын
Good guuleed sxb
@timowayne6993
@timowayne6993 Ай бұрын
Ninkaan wuxuu ka shaqeeyaa in dowladdaa ay raacdo xeerarka iyo shuruucda. Haddii kale waxan noqonyanaa jamhuuriyadda danyeerka.
@MohamedBade-i5j
@MohamedBade-i5j Ай бұрын
Ninkan xaga sharciga waa agtif sida sharciga ah hadii lagu dhaqmilahaa dawladu waxay ciidanka kadhigi lahayd meel lagu baratamo musharkuna kufilan yahay waxa misharka yos garaynaaya waa.kuwa dhexda ugalaaya een kii furinta joogay xaqiisa garsiinay iyo wasiirada dawlada on ogaynba cidii kahosaysay kaligod iska fuudh yeelaaya
@axmedcabdiraxmaan6954
@axmedcabdiraxmaan6954 Ай бұрын
Mxmed gudomiye caqabaha dalka haysta waa shaqale shirkado keensadaan iyadoon baahi looqabaa jirin laakiin shirkado kamacaashan waana kuuli ajaniba ama xirfadihii muwaadiniinto qabankarayeen oodhan maxaad qodobkaa ugu kuurgali waydeen
@hamzeahmed6411
@hamzeahmed6411 Ай бұрын
Ninkan waa aqoonyahan sharci yaqaan ah
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb Ай бұрын
Asc nin waliba markuu banaanka joogo waa sharci yaqaan markuu xilka qabtona waa nooc kale
@HassanYousuf-b4f
@HassanYousuf-b4f Ай бұрын
Xoghaya DH ha la baabiyo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
war Saylac anaga ilaahayba nosoo diray maalgashiga xabashida oo ficil ahaan dhissaya dekadda saylac somali afka moyee school iyo shirkad electricity kumay sadaqaysan dhagaxii nabi adan ku faistay ayaa lagu fadhistaa ilaa maanta iskada waxkalee Djibouti iyo somalia ayaa soo badhigay Tadjourah/Kismaayo lakinse waa calaf in saylac ethiopia garanayso inay tahay libaax qoyay bisadba la mooddaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@_faatax
@_faatax Ай бұрын
Adigay kuu taal 😂😂😂😂
@BreakableLucid
@BreakableLucid Ай бұрын
Somaliland love somaliland 💚
@abdiali4626
@abdiali4626 Ай бұрын
dadkan oo kale ayaa madaxwayne noqonkara
@mahIsaac-l3o
@mahIsaac-l3o Ай бұрын
We need auditors
@CabdiqaniXasan-tb8sw
@CabdiqaniXasan-tb8sw Ай бұрын
Guuleeed waarun tii sidan wax u arkay buu aqoon tiisii na soosaartay ilahaay haynoo barakeeeyo dhamaan dalka iyo dadkab loobiqimaayo inta guuleed iyo rag kaloo oo aan ogahay qaran ka unoolyihiin
@mohamedaden5209
@mohamedaden5209 Ай бұрын
MMtv waad ku mahadsanbtiin in aad dadka Aqoonta leh debate ka diyaarisaan sidaas ayaa wadanku wax ku noqon karaa Guleed dafac waxan ka codsan lahaa in uu si muwaadinimo leh ula shaqeyo xukumada cusub
@عبدالعزيزنوح-ل7ل
@عبدالعزيزنوح-ل7ل Ай бұрын
Talooyinkani waa muhiim ee madaxweynaha ha loo sheer gareeyo
@AhmedHassan-ip3lq
@AhmedHassan-ip3lq Ай бұрын
Koly si wacn buu u hadlayaaa garyaqaanks
@CabdisalanSiciid
@CabdisalanSiciid Ай бұрын
Garyqaanku waa nin khabiira wasiiro aad uliita weeeye
@said1498ify
@said1498ify Ай бұрын
Waa aqoon daro haysa wasiirada awood aanay lahayn ayay rabaan inay maroorsaday.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Ай бұрын
wasiirada wa in wakhti lasiiyAA Garyaqaan
@lazypeopletiktok3909
@lazypeopletiktok3909 Ай бұрын
Garyaqaanka qaranka ninkaa haloo magacaabo hakala guree
@AbdiHassan-f5w
@AbdiHassan-f5w Ай бұрын
Gulleed dafac waa aqoon yahan sharci yaqaan ah aad bu ugu cadeeyey sharciga hadii ay wax maqlayaan
@BushraJamac-t1l
@BushraJamac-t1l Ай бұрын
Waa runtii
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 Ай бұрын
Reer somaliland iyo Africa badidoodu ma sheqeeyaan, waana xalad,dadku waa in ay shaqeeyaan
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Ай бұрын
Garyaqan dafac xaqiiq bu sheegay ciidanka qaranka musuq maasaq weyn ba ka jira waa in la la xisaab tamaa
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 Ай бұрын
WALIGIIBA WAX WANAAGSAN MUU SHEEGIN
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Tii muuse wuu ku dhagana hadana tana waka ku dhagan 😂😂😂
@xamsecarab5528
@xamsecarab5528 Ай бұрын
Runtii Waa Barnaamij Qurux Badan Bulshada in Badan Ayaa Ka Fa,iidaysa Gudoomiye Mohamed Abdi ilig iyo Garyaqaan Gulled Darfac Wey Mahadsantiin
@MaalSaraye-h7p
@MaalSaraye-h7p 28 күн бұрын
Soft-spoken and articulated young man with unflinching resolve and positive thinking to tell the truth, all the truth and nothing but the truth. I sincerely hope his razor-sharp observations won't fall in deaf ears or being dismissed or worse being vilified by sycophants and naysayers...
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he Ай бұрын
Wanoca ❤❤❤somalilan
@deegaankawaqooy2743
@deegaankawaqooy2743 Ай бұрын
Guuleed daafac waa nin rag ah aqoon yahan waa maxamed Abiibki dhanka sharciga
@SubeedaAbshir
@SubeedaAbshir Ай бұрын
Ninka aad sheegayso ee ciyaala suuqa ee meelaha ka qayliya . Iyo nin karameedkan.haysa soo barbar dhigin
@lazypeopletiktok3909
@lazypeopletiktok3909 Ай бұрын
Hayada shaqaalaha bal maa aniga lay dhiibo wadankan waan isku duba ridi lahaa
@dr.ahmedmohamed7445
@dr.ahmedmohamed7445 Ай бұрын
Garyaqaanku xaqiiqooyin wadanka ka jira ayuu sheegayaa, faqrigu waa waxa umadan gumeeyey sharciga inoo yaala waa in labartaa isagaa hadii la raaco waxbadan ayaa lahagaajin karaaa
@SaedOsman-q5k
@SaedOsman-q5k Ай бұрын
War nin ku Aqoon badana waa nin aan dalkiisii iyo Dadkiisii joogin dalka .
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
Hadda Matdaxwade amse matdaxweyne cirro dastuuriyan wuu madaxbannaan yahay xulashada waaxhayeyaalsha waaxiyadaha uu magacaabayo al-wuzaraa
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdibashe567
@abdibashe567 Ай бұрын
34 sano ayaa halkaa la marayaa SubxAllah waxkastaa Waa mugdi
@hanaw-z1q
@hanaw-z1q Ай бұрын
Waa nin wax og
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Aqoon + raganimo
@ismaaciildirir8266
@ismaaciildirir8266 Ай бұрын
Taas macnaheedu waxa weeye hantidhowrka guud wuxu u shaqayn jirey nin ie Madaxweynaha,balse qaranka umuu shaqeyn jirey. Islaxisaabtankiina meesha wuu ka baxay.Musuqmaasuqiina boodhkaa laga jafay.
@husseinhman
@husseinhman Ай бұрын
@abdirahman ciro kan yar xil uga magacaw...kala fadhi aan Caadi ahayn oo xildhibanadu Is la ogayn oo qayb joogto Xaguu caqligaa ka keentay??
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Ай бұрын
Aniga waxay ilatahay madaxweynuhu dadkiibadna ubalanqaday si ayxiluhelan ayuuwasardaha ubadiyay
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Ай бұрын
LATALIYA MADAXWAYNAHA IN LOO MAGAACO AYAY AHAYD GUULEED DAFAC
@AbdullahSulub-r5v
@AbdullahSulub-r5v Ай бұрын
Aqoonyahan Guuleed Oo Kale Ayaa Diyaar U Ah Inay Dalkooda U Adeegaan Laakiin lama Soo Dhawaysto Oo Maamulka Dawladeed Kama Qayb Galaan Sababtuna Waxa Weeye Hibada Eebe Siiyay Ayaa Laga Baqayaa Oo Waxay Laga Doorbidaa Yes Man Nasiin Daro
@qanciyepro
@qanciyepro Ай бұрын
Qofkan maxadka waraysanaysaa Xilbu islaha wa lagu magacabayayo wu wayee😂😂😊
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb Ай бұрын
Asc garyaqaanku ma MUCAARIDBAA ma DAWLADA AYUU DHALIILAYAA SI AY ISU SAXDO mise XILBUU KA WAAYAY DAWLADA
@AxmedcabdiYasin
@AxmedcabdiYasin Ай бұрын
Horto waxa ila quruxbadan wixii doolada ka xumaada waa wax kaa xumaaday ee wixii talo ah inadnu gudbisaa si khaas ah lakiin inaad madia lasoo fadhiisato taasi waji kale ayy yeelanaysaa balse wax badan oo aan kugu taageerayna way jirtaa
@saidmohamoud8995
@saidmohamoud8995 Ай бұрын
Ok waxaad tidhi xildhibaanadu way isqabsan karaan Markaa yaa ku korjoogtwynaya
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Ай бұрын
badhasaabka gobalka
@iidaanz
@iidaanz Ай бұрын
Maxaa la ii magacaaabi waayay😅
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 Ай бұрын
Talada fiican waa la qaataa
@saidmohamoud8995
@saidmohamoud8995 Ай бұрын
haday isu joinin waayaan
@ohsaragfii137
@ohsaragfii137 Ай бұрын
Sidaydo kale qofaan shuruucda dalka aqoon u lahayne aadbu garyaqaan G. Madfac uga faa'iidaysan kara,dawladu dheg uma jalaqsiin hadalkiisa malahay waxay kaga kalsoontahay garyaqano madowgana cadaan ugu sheega cadaan kana madow ugu sheega marka Dastuurku wa waraaqo meel layskaga tuuray cid ku dhaqantana aanay jirin, durbaba wax muuqta tani inay dhitinayso.
@dariahussein9916
@dariahussein9916 Ай бұрын
Garyaqaan guled dafac qodoba aad u muhima,ayuu ka hadlay runtii hadaan sharciga lagu dhaqmin waxba socon maayaan.
@marwodhawrsan5730
@marwodhawrsan5730 Ай бұрын
Xaqiq waye g dafac
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 Ай бұрын
Ninkan aqoontiis in laga faaidaysto ayay ahayd.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Isbeddelka Somaliland, gacan culayska Cirro,iyo Faragelinta Muuse Biixi.
22:20
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 333 М.
GUUL SOMALIDII OO GARAACAY NIN OROMO AH AFLAGADEEYAY CALANKA SOMALIYA
16:53