"Anoo Arkaya Ayuu Baasuuke Laba u kala gooyay Mujaahidk Cabdi Dable" Suldaa Maxmuud Wadaad Qayb 8aad

  Рет қаралды 32,156

SLNTV

SLNTV

2 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 31
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Suldaanku alle ha barakeeyo love you from Gabiley
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
geesiyadii snm waxan aminsanahay inay awliyo ilahay noo soo diray ahayeen ilahay janada uga baryay mid dhintay iyo midnool ka dhintay xata magaciisa wa nool yahay ilahow cadogeena cagta cagteena hoos mari marwalaba ilahow wadankeena iyo dadkena nabad warta iyo barwaaqo sii waynu guulaysanay geesiyada SOmaliland now shaydana ilahay ha inag dheereeyo
@rooblemuusecabdidable
@rooblemuusecabdidable Жыл бұрын
Maxamuud axmed xasan insha allah guulaysta adigiyo inta kale e nool dhmn ilayska kuwii shidoow abaalbaan kuhayaa 💚🤍❤
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 2 жыл бұрын
mujaahid ka waan salaamayaa
@barwaqoahmed2438
@barwaqoahmed2438 Жыл бұрын
Manshaa Allah Allah khayr ha ku siiyo mujaahid guul iyo gobanimo S/Land 🌝🌝👍💚🤍❤🤲🤲🤲
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 2 жыл бұрын
Mustafe cagaf ,Allah ya raxmu raaximiin, tuur,iyo booyadaa sisowga,ahaydna waan garanayaa,intii dhimatay Allah ha u naxariisto
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalasha ahaa
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Жыл бұрын
insha allaah Guul iyo Midnimo Waarta Jamhuuriyadda Somaliland Jamguuriyadda Barakaysan ❤❤❤❤❤❤ ilahow u Halgamayashii SNM
@mohamedjamafarah9941
@mohamedjamafarah9941 2 жыл бұрын
Dee haye waraysiga mujahid ka xidhiidh ka dhigaa oo deg deg uso geliya
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Suldkani waa nin Geesi ah ...
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 2 жыл бұрын
Wanku salamay in badan ban kugu arkay taarikhda ana wan dhegaysaa taariikhda gar ahaan kuwo snm Barosho wngn
@kdribro5397
@kdribro5397 Жыл бұрын
Yuusuf jamac bulaale Madaxdiin iyo Abdi dable. Alle hawnaxriisto iyo dhamaan muj snm
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Wadad sheydhaan dheh
@khalidhusein8410
@khalidhusein8410 2 жыл бұрын
viva snm
@mohamedjamafarah9941
@mohamedjamafarah9941 2 жыл бұрын
Qayba deg deg uso geliya
@museahmed5147
@museahmed5147 2 жыл бұрын
Alle suldaanka hawnaxariisto ifka iyo aakhiraba caqliga iyo cimrigana haw barakeeyo suldanka waxaan kacodsanayaa malintii booyadaha iyo kuwo kaleba inuu nooduubo isagoo mahadsan
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Suldanku waa nin adag wali waa xoog wana u diyaar cadawga gudaha iyo dibadaba snm hadii anay dagalmi lahyn maanta waxaynu ahan lahayn dad aan dal lahyn oo dalkoodi laqabsday qorashaha afwayne iyo faqash ay wadeena waxuu ahaa in dalka dadkisa waxn la layo waxn la qaxiyo kadibna somalida Ethiopia lagu wareejiyo dhulka
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 2 жыл бұрын
Asc waxan ka codsanynaa goob joog Inay barnmujyada suldnka xidhidh lag dhigo Oo opertionadii suldanka la jogteyo wayo Waxba kama dhawa weybadanyihiin ASC
@Xirsishow
@Xirsishow 2 жыл бұрын
snn original
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Жыл бұрын
Weligaa majeerteen iyo hawiye oo dawladda la dagaalamay kelimadda Mujaahid ka maqli maysid.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Geesinimo waa tanoooooooo kle
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 2 жыл бұрын
Mujaahidow xaal qaado
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 2 жыл бұрын
Muhahidku was xogogaale xoog uwareyso
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Cabdi Dable miyaanu CM ahayn?
@Tayasiir
@Tayasiir 2 жыл бұрын
Haa waa deerayahan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
@@Tayasiir Gartay inader Mahadsanid
@baligubadle1110
@baligubadle1110 2 жыл бұрын
@@Tayasiir kanba wa cm weliba reer cisman abokor ciise weyn
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 жыл бұрын
Mujaahid waa kuwii Badar iyo Uxud ka dagalamayey maaha muslim muslim dilaya la xawla wala quwah
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Waar Ahmed mujaahidku barmamijyaddii wuu la rage bal zoo daya in badan xaqiiqo dhabuu ka zheekaynayaye
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 19 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 3,5 МЛН
Waayojoog Halgamaa Jaamac Foodhaadhi Qaybtii 2aad
39:14
CBA TV
Рет қаралды 37 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН