No video

Barnaamijka Waayo-arag 4aad jabintii Mandheera ee 1983-gii [Dhammaad]

  Рет қаралды 80,715

CBA TV

CBA TV

5 жыл бұрын

TV: Codka Bariga Afrika (CBA)
Soo saare: Axmed Xuseen Warsame
Martida: Jaamac Ismaaciil Kharash
Isku dubaridka: Ibraahim Qaasim
Camera: Ahmed Nur

Пікірлер: 63
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Siilaanyo wuxuu yidhi SNM waa WADA lixle ilaahay jannadiisa haku xasiliyo shuhadadii snm
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad Жыл бұрын
Salaam Calaykum, Waa sheekoyahan, Jaamac Ismaaciil.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 4 жыл бұрын
Ilaahay cimriga iyo caafimad kaba haw dheereyo mujaahid jaamac kharash. Guul SNM baa leh geerina afwayne bay u sugnaatay.
@allaahuakbar6762
@allaahuakbar6762 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto muj jaamac qarash
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 4 жыл бұрын
wlhy waa runtii ee Alle dile ayun baa dhinta Camoo ilaahay cimriga hakuu dheereeyo iyo cibaado suuban insha allah .
@abdi5226
@abdi5226 Жыл бұрын
Maanta ayuu dhintay AHN
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Dagaalkii Buuraha ee Bariga fadlan barnaamij nooga samee
@charmarkemohamed8039
@charmarkemohamed8039 5 жыл бұрын
haragwaafi iyo jabintii jeelka burco iyo afduubkii diyaaradda
@absjones2916
@absjones2916 3 жыл бұрын
Some fine history here. Thank you for video 💚❤️🤍
@ahmedchenal4967
@ahmedchenal4967 5 жыл бұрын
Waa Runtii ilqhay qofkuu dilayaa dhinta
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 5 жыл бұрын
Mujaahid allaystayoo dhulkii aaminaada iyo rasuulkii adaa ag tagay.
@maxameddahirjamac1348
@maxameddahirjamac1348 4 жыл бұрын
Faysal Jaaliyada jg
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
kaala arag waaya arag ka dhig barnaamijka
@Bulshaawimedia07
@Bulshaawimedia07 4 жыл бұрын
Codka BariGa Africa TV Aan Tagero Horey soCda
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 3 жыл бұрын
Aan maalo hasheena maandeeq,waxa sameeyay AHN.Saxardiid Mohamed Jabiye muu ahayn AHN A/Qarshe.
@mohamedupdiqanih5939
@mohamedupdiqanih5939 Жыл бұрын
Alleh ha ku naxariiso caawa ayuu hargisa ku geeriyooday
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 5 жыл бұрын
codka bariga afrika tv magaca barnaamijka waayo arag waa lawada qaatee ubadal barnaamijka oday kasheekee
@asmafaaraxmaxamed2172
@asmafaaraxmaxamed2172 2 жыл бұрын
illahay cimri dheer iyo caafimaad qab haku siiyo
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 4 жыл бұрын
Rag waa ragii hore wlhi
@munam.a5179
@munam.a5179 5 жыл бұрын
Tolow isaq nin lixle oo kale ah ma ku hadhay hadad isleday haa bal ilabwadag ninkad isleday wuu udhawyay alle hawnaxariiste 😿 isaaq wa geesiydabafrkika❤️💚
@yasinhassanibrahim9203
@yasinhassanibrahim9203 5 жыл бұрын
Hhh wll muna snm may kala dhici jirin anigaba aabahay alle ha u naxariiste waxa la odhan jiray xasan ibrahim cige (xasan madoobe) oo ahaana gudoomiyihii u horeeyay ee ururka jamciyada mujahidnta soyal markaa wll ilaahay dhamantod ba ha u naxariisto
@awalederia9601
@awalederia9601 5 жыл бұрын
Muna waxaa la yidhii muuse ayaa ku soo xagaa lixle oo cidanka snm samaayn jiray cuntadooda sidaa sabaayada waa sidan maqlay my huuno
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 5 жыл бұрын
@@awalederia9601 haa wll snm wada lixlay ahayd oo may kala dhici jirin allaah hawda naxariisto mid cunto diyaarin jiray iyo mid dagaalamijirayba maanta tacabkoodiibaynu cunaynaa inoo xejiya maandeeq mardanbe meher haw bixininee dhaha inoo xejiya
@HELLO7546
@HELLO7546 5 жыл бұрын
Haa Muna sowkan koobigii lixle dee waa Mj Caare.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Isaaqaa waa wada lixle markry dagaal noqoto
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Maskiin jahinimdii hawshii matanisay wa dhiijina hadans
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Qof waliba si buu u sheekaynayaa Wax jira maha
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 ай бұрын
Faanka ayaa waxaba ka kharibaya
@mms7038
@mms7038 2 жыл бұрын
tv gan maan aqoon lkn waxan bartay kuna bartay tariikhta iyo soxasuusinta soyaalka SNM ee an maanta midhahooda guranayno alx CBA aaad ayaan idiinku hambalyaynaya ayaan ahay ama nahay dhalinyarta Dagalki kadib dhalatay ee ad maanta barteen dalkoodu wuuxuso maray oo an ahayn sheeko ama wala yidhiye ragi galay eetagna sona halgamay aad hortayada keenteen alx wana ku mahadsan tihiin
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Rag waaa kuwaass allleyleh
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Odaygu waa ilaaway,bishii 3aad ayay ahayd.
@MrXaguuga
@MrXaguuga 3 жыл бұрын
Mayee isagaa saxsan 3dii january 1983 weeye
@khalidmohamed3154
@khalidmohamed3154 3 жыл бұрын
18:57🤣😂🤣😂🤣🙏
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 жыл бұрын
Geel iyo Nin baa Talinayay waa Kelmad wayn.... Ciyaalo Hargeisa waxay Odhnayaan Geed Goble ayaanu ku Qayili jirey.kkk
@mrmohameddeeq275
@mrmohameddeeq275 4 жыл бұрын
Hargeisa telegram br nin bukaad tahay oraad Dr u tagay snm qabiil mayee aheen waxay ahay dad isku dooban oo toleey
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 3 жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa saxardiid jabiye
@taartog
@taartog 4 жыл бұрын
Gaani min goba buu ahaa ...xataa pilot kiisii Xayd oo England hadda ku nool oo aad uu Gaani u jeclaa ayaa doonayay doonayay in uu Gaani dilo balse Gaani waa badbaadi gurigii Xaaska iyo caruurta Xayd ayaa Gaani yimi balse waxba muu yeelin Xaaskii iyo Caruurta . Lama hayo 1 nin oo SNM ah oo gobanimo sameeyey car qof la badbaadiyey ama wanaag SNM ugashay hala helo ?
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 жыл бұрын
Faqash ibnu faqash. Xayd isagoo dilikaraya sowkaaas iska dhaafay. Xaasaaskii iyo Caruuurtii faqashta miyaanaanu ilaalin waliba si nabad galyo ah utalaabin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Nacalaa Sinjigaaga iyo Faqash kuyaal Gunyay guntu dhashay
@taartog
@taartog 3 жыл бұрын
@@hadafbeegsade bal maxaan kuu dhimay ood ii caayi . Xayd baa sidaa yidhi oo doonayay in uu Gaani assassination Ku dilo balse Gaani waa badbaaday waxaana loo Sheegay in ninka doonayay in dilkiisa uu ahaa Captain Xayd duuliyihii General Gaani ... Gaani gurigii Xayd buu tagay balse wax ba muu yeelin reerkii Xayd .
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 5 жыл бұрын
beenmasheegto taariikhdu mana baqato taarikhdu. ragii taariikhda runta ah la lahaa waa kuwaa . taariikh gacan kurimisa gabilay lagamaso waaride.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Ninyow waad buktaa snm ha ksla gurin mise isaaq baad noo matalysaa
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 6 ай бұрын
Been sheeg oo mid run u eeg sheeg 😂😂😂 reer faankii uun au kaga dhegtay 😂
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 5 жыл бұрын
maantana isaqnimo waalaga baxay ee jeeganay wax iska celiya caranu sooqaba nayna kadgabeya . dhiti dhitidada moye dhuldhacaga hubso.
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Alah cafimad haku siyo
@mohamudnur1575
@mohamudnur1575 4 жыл бұрын
war nacaskaan ma barnaamijkii Ducaale ee Cuqdad-reeb miyuu bedelay kkkkkkkk taariikh aan SNM,mujaahid iyo Siyaad barre aheyn ma leh miyaa? yaab
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
Qarankeenan somaliland waxa losomaray dagaal qadhaadh 1980 ilaa 1990 ilaahay ha.unaxariisto dhamaan mujahidiintii SNM intii dhimatay inta xanuun sanasana ilaahay caafimaad hasiiyo inta noolna ilaahay ha.usiyaadiyo caafimaadka nabada iyo xoriyada dalkeenan kusomaliland kunaaloonayo ilaahay ayaa inasiiyey laakiin waxa usobob ahaa SNM oo markii kalidii taliskii siyad bare xasuuqay shacbigii somaliland ee daganaa burco iyo hargaysa iyo dhamaan dadkeenii isaaqa ahaa sigaara siyad bare uxasuuqayey kadibna ciidamadii isaaq ee kaso jeeday dawladii siyad bare aykasoo baxeen si aydadkooda la xasuuqayey ugu hiiliyan jabhadaadii waxay labaxday SNM guushiina ilaahay wuusiiyey SNM oo siyad bare afka ciida udaray oo jabiyey wayo SNM waxa taageerayey shacbiga somaliland oo siyad bare ciilbaday guuuuuuuuuul SNM guuuuuuuul somaliland
@mfaden5182
@mfaden5182 5 жыл бұрын
Codka Bariag raga aad waraysanayso waydii Meeday qoxootigii, Laasdhuure, Daamka, Agabar , iyo maatidii ka hadhay askartii Somalia ee aad xasuuqdeen aasteen iyagoo nool hadana aad dhahdaan waa lafihii taagerayaashii SNM , maxaabistii ay SNM laysay soo warayso eheladoodii. , ha noqon wariye iska qiiro jabanaysan oo cadifadaysan....
@BP-si2ww
@BP-si2ww 5 жыл бұрын
Hala arko dadkii laxasuuqay ehelkooda hadaad runsheegayso
@dawladmaxamed1672
@dawladmaxamed1672 5 жыл бұрын
Qaxoontiga aad shegeyso wa nagii wada wasnay
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Gobanimo bilaash laguma helo Ban iska taal taal.
@rashidmohamed8697
@rashidmohamed8697 4 жыл бұрын
Walee Geesiga lawaraysanayo waa Adeerkay Gurigayaga ayuu noogu Iman jirey hargaysa aderaday iyo abahaybay zhp ahayeen oday jaamac qarash aniga ayuu dhawr jeer macal iishekeyay jabinta jeelka madheera uu igashekeyay waa oday farxana sheko badan 🙏 qalbi wanagsan Alle cimriga iyo cafimadka haku dheereyo adeero insha'Allah 🤲🤲🤲🙏🔥🔥🙏✊👏 Geesi walee ninku garanaya waa aniga ciyalkan wax iska qiraya waxba Ka garanmayan
@khadarqoor6175
@khadarqoor6175 4 жыл бұрын
@@dawladmaxamed1672 wax aad wasto miyaad waydeen,maxaa qaxooti kuu Geeyay,
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
xusuus reeb 2nd of dec
47:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 79 М.
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 362 М.
Barnaamijka Waayo-Arag  Ee Codka Bariga Afrika.
36:06
CBA TV
Рет қаралды 53 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН