Waayojoog: Dagaalkii ugu danbeeyay ee SNM ee Burco & dhacdooyin kale.Halgamaa Doob 4/4

  Рет қаралды 30,376

CBA TV

CBA TV

11 ай бұрын

Waayojoog: Dagaalkii ugu danbeeyay ee SNM ee Burco & dhacdooyin kale.
Halgamaa Maxamuud Xasan Doob 4/4
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 53
@jamaalabdi
@jamaalabdi 11 ай бұрын
Mujaahid Doob waxaan u yara saxayaa Mujaahid Ilweyn ilaahay swt ha u naxariistee Waa Ilweyn Xasan Cali Kaar waxaanay walaalo yihiin Gaadhiga uu soo raacay Mujaahid Doob ee TX ah darawalka waday Mujaahid Xariir Gurey Xasan Cali Kaar ilaahay ha xafidee Aad baad u mahadsan tihiin Naasir iyo CBA ❤❤❤❤❤
@abdirahmanyare3285
@abdirahmanyare3285 10 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay indr sidaad ugu saxday doob inyar oo isdaba maraiyey magacayada ilaahay ha u naxaristo adeerkay aadan Xasan Cali aabahay xariirna ilaahay waxaan Ka baryayaa caafimaad iyo cimri dheer Insha Allah
@almorxmn2614
@almorxmn2614 11 ай бұрын
Mujahid Doob waan daawaday afarta xalqadoidba runtii waa nin xog badan haya oo aan marnaba ilaabeyn Ragii lasoo halgamay🙏
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 ай бұрын
Waan salaamazyaa mujaahid doob geesi qaran alle ha u naxariisto intii inaga dhimatay somaaliland
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 11 ай бұрын
Geesi
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 11 ай бұрын
Ragiiba waa dhamaaday AUN Miidhan ayaa wreysiga ka buuxa Allah yaa raxma dhamaantood
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 11 ай бұрын
Halgamaa Doob waa nin xasuusbadan oo ninkasta iyo goobkasta sheegaaya, ragaa uu soo tiriyeyna inta badan sifiican ayaan ugaranayaa, Doob iyo Cabdinaasir iyo dhamaan intii ka qaybqadatayba waan umahadcewlinayaa.
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
nin yar buu ahaa yaraanta waxba laguma ilaawo maskaxduu ku qoray sida cashrka iyo warqada
@mussasheikh143
@mussasheikh143 11 ай бұрын
What a great history, thanks cba
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 11 ай бұрын
CBA waxaan k cod sa nay naa In ay waraysi ka Qaadan Laba da mujaahid ee kala ah. 1: Shabac koosar 2: Axmed kosaar •《 Siiraanyo
@mussasheikh143
@mussasheikh143 11 ай бұрын
Ninka ugu yaraa ee geesiga ah waa cadnaan x.muuse ( may Allah bless him)
@janodoon6938
@janodoon6938 11 ай бұрын
Hadda doob ayaan la fadhiyaaa kawaran waan wada daawanaynaa halkanuu ka qoslayaa mujaahudku cajiib kkkk
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 11 ай бұрын
Muj dob wan slmya
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 11 ай бұрын
Nagu salaan sheekha
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 ай бұрын
Ufuuuf bdhyo culus baroor wiish
@daauudaxmed-dv5ve
@daauudaxmed-dv5ve 11 ай бұрын
Cba waxaan ka codsanayaa inay waraysi nooga soo qaadaan laba sarkaal oo cisho dhawayd lagu afduubay buurta gacan libaax labadaa sargaal waxay ka mid ahaayeen dhalinyaradii snm ee buuraha gashay 1984 waana ragii ay wada socdeen faysal xabaal mariwaa waana ragii faysal dhaawacmay intay meel ku qariyeen ka tagay faysal xabaal mariwaa iyo mujaahid kale...labada sarkaal waxaa lakala yidhaa 1.siilaanyo 2.shabac koosaar..taariikh cajiib ah ragaasaa haya cba fadlan ragaa si dhibyarbaa lagu heli karaa..mahadsanidiin
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 11 ай бұрын
Codsiga noo fuliya
@AhmedHassan-yo8gr
@AhmedHassan-yo8gr 11 ай бұрын
Sheekadan in Sl la gooye muxuu la soo cel celiyaa. Waa sheeko kale
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 11 ай бұрын
@ahmed wa runta
@saleebaannuux6869
@saleebaannuux6869 11 ай бұрын
Waxaad soo waraysataa ninkaa maxamuud ayaanle ee doob sheegayo waa ragii ilaa 1983 dagaalka maalin ka bixin
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 10 ай бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Ninka snm ah waxa lagu yqqaanaa taariikhda runta ka sheegaa sida ninkan xataa haddii la jebiyo ama guulaystan
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 11 ай бұрын
Ali indho ali nuux muuse waa xay waanu caafimaad qabaa waanu kusalaamayaa
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 11 ай бұрын
Midkaankaan wariye kusheegaa madhan gada laas caanood buu lawaashay markasta oo arko mid been low ah yuu noo keenaa jamhad waa kufsi iyo nacalad markaas ayaad kutilmaamaysaan mujaahid qof qaad cunaya oo aan tukanayn waa ehlu naar maahan mujaahid kalo soco cabaas madeni asagaa aad ufaaleeya snm
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 11 ай бұрын
Ciro iyo xirsi xisbigii waxa kalawareegay kooxo hubaysan iyo qaar qurbaha kasoo hadla waxaanay taladu maanta ka godaaLIIBAAN SAMATALIS IYO OOFWAREEN
@mohamedhassanali6694
@mohamedhassanali6694 11 ай бұрын
General Xasan Cali abokor xafidulaah waa aas aasihii cidanka qaranka somaliland ku faanto maanta waana ragii qaybta libaax halganka kaso qaatay dib uxoraynta somaliland
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
cabdiraxmaan ducaale wuu dhintay ilaahay hoownaxariisto 2 wiil buu dunida kaga teya oo hada ingiriiskay joogaan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
geedku weyne ku yaalay xorfada dhoqoshay waa geed dhuul ah
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 11 ай бұрын
Taariikhda halganka waxa laorankara waxay kordhisa dhiigga cad
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 11 ай бұрын
CBA waa idaacadii ina godene aas aas ee argagixisada wariyaasha ushaqeeya waa wada shabaab jamhad waa jamhad qof walba waa inuu ribood gareeyaa maalinba shaati noo soo xirta qof aan tukan oo laleeyahay waa mujaahid bal weydii waqtigaas salaada matukan jirey cajiib
@user-po4vk2ub9x
@user-po4vk2ub9x 11 ай бұрын
1988 ,,,1991 ayaanu guulaysanay
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
Siciid waleecaad hy badhulbahante ayuu ahaa
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 11 ай бұрын
.anaga.labaad.iyo.sideedaad.ayaanu.ahayn.waxaa.nawatay.c.laahi.daqare
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 11 ай бұрын
Ninka uguyaraa ee uu shegayaa waa cadnaan xaaji muuse
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 11 ай бұрын
Ceeg.bilcile.dhe.makoobad.ayad.kashekaynasaa.
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 11 ай бұрын
Suga.waxaa.kaxeeyay.maxmed.goodle
@Dreams-Reality
@Dreams-Reality 11 ай бұрын
War musigan aad ka horaysiinaysaan iska dhaafa wixiiba wanu u nacnee mida kale muxu faido idin leyahay
@marftoons5249
@marftoons5249 6 ай бұрын
Asc, ina Adeer Beenta dadka ka daaya, Fulay ayaad ahaydeen 😂😂😂 😂
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
buurtaa yaa ii sheegi kara meeshay ku taal
@karlesk6498
@karlesk6498 11 ай бұрын
Qof moslim ah hana dilayo qof kale oo Moslim walalkii ah hadana mujahid sheganaya waa yab wallahi aqiro waxbaa yaal labada dhan danbile yaal allah ku casiyay ayay ahayeen naarta ayayna ku wada dhaceen
@mukhtaarmaxamed8526
@mukhtaarmaxamed8526 11 ай бұрын
Waa mujaahidiin gaalkii afwayne ladagaalamayay
@eng.maxamedbarre2647
@eng.maxamedbarre2647 11 ай бұрын
Deesoofasaxa barmaamushka
@abdirsaqnasir7037
@abdirsaqnasir7037 11 ай бұрын
Adeer maxaa haysta
@ahmedmohamedsalaad3464
@ahmedmohamedsalaad3464 11 ай бұрын
Somalia dagaalki kadhacay qoladan isaaq malaha faanbay uqaaten fulaayo
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Faan maahee hadhcad ayaa madaxa dhulka dhuftay faqash uraysa tahee
@janodoon6938
@janodoon6938 11 ай бұрын
Yaa ila daawanayaxhadda
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 2 ай бұрын
Waar snm iyo isaq oo kaliya hadad propagando u faafisaan,xukunkikina adinku adinku haisatan,side 4ta qabil ee kale idin aaminyan.war isaqòw wax isulahara
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Ай бұрын
Afarta qabiil ee kale waxba la weydiin maayo waxa ku filan iyaka oo shalay afweyne la socday in la saamaxo
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 11 ай бұрын
Halkaas waxaa ka cad dowladii siyaad barre waxay ku fashilantey sirdoonka gaar ahaan dhanka Reer miyiga waana meesha eey ka jabtey
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
AwrkiiCirka reer miyugu waa ka jebiyay mulaterigii inqilaabay dalka 21_ 10 _ 1969 reer miyiga waa lalaayay oo markay magaalada ka adeeganayaan ama ceelasha ka cabayaan baa mulaterigu layn jiray oo wey neceen wadladii afweyne, waxayna la safteen SNM sababtoo ah SNM may laynjirin shicibka
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 11 ай бұрын
Ceeg.bilcile.dhe
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН