Waa mudan Tahay in lagugu daydo zxp ....horey usoco🙏
@cazmiwaleed49414 жыл бұрын
War bal naga ilaaliya laba waayi maaye🤞
@mohammedrahoy30644 жыл бұрын
Arimaha ugu muhiimsan ee heestani ku jirta waa production design walahi aad baan ugu farxay markii aan arkay, waxa ayna cadayn u tahay in media somalida hormar u socda.
@dhemanluul98404 жыл бұрын
Anaga xora inabti
@hosowpro4 жыл бұрын
Premiere waan ka daayay sida uu codsigiinu ahaa, adinkana is muujiya hee.
@sidra8574 жыл бұрын
Ciyaalka xafada jogo dhan Subcribe kasoo saaray😍
@anisaosmanabdi44054 жыл бұрын
😅 xgena diyr wye
@hoodocali4214 жыл бұрын
mahadsanid wlo sidaad codsigayaga uu tixgalisey
@aayahenatours4 жыл бұрын
Libaax ninka kaliya ee fahmay musica in recreate yahay ayaa tahay filmka isheg
Labada fanaanba way dadaaln lkn Keyaw wxu matalyaa Askari Raaxo ku Jira askrtu ama ciidnku raaxo ma Arkaan lkn anshax wuu la Keenay guri ku jira xitaa labada aqal ee Lagu matalya midna wxu u eegyahy guri sarkaal midna guri askri👏
@anshax75kg234 жыл бұрын
Keeyow Shacab Caadi ah Uu marka hore ahaa Oo nolol raaxo ah iskaga nool,
@MakeAmericagreatagainforlife4 жыл бұрын
Anshax75kg anshax askari mu aha
@xamsecisman4394 жыл бұрын
Waa laba heesod oo iz matala inad izbarbar dhigtaana wa fikrad aad uwacan 👌 balse ani ahaan militari jacayl galay ayaan doortay bal adnah fikirkaagah Aan arkoh✊
@zaedaliyussuf26164 жыл бұрын
Anshax waa fanaan weyn oo qaada heeso macno weyn ku fadhiya Run Ahaanti wuu ka khibrad badan yahay keyow xaga fanka Oo keyow waa wiil da,a yar
Si walbo ay ahaato 2dabo waa fanaaniin somaliyeed Waxaan leeyahay horey usocda🙏
@abdinasir55444 жыл бұрын
Mid cusub ayuu soo wadaa anshax
@bintumohamed51954 жыл бұрын
Hosow Qof wngsn baa Tahay Xoogna wanku tagera wlhi wl guleyso marwalba Ku leeyhy. Labadan fanan weli ma dhamaysan lkn khadar keyow ila Fcn frm hrgysa🤟
@jamacaxmed46814 жыл бұрын
Mansha alah bro si fah fahsan oo aqoon buxo ka muuqato ayaad reactionka ugaga bixisay wana kugu Amanayaa sida aad mar walbo reactionkaga u cabirto wali adigo dhaliil iyo caay ama wax kasheg u gesan qof iyo dadka sameya muqalada aad ka hadasho bro dadal wacan oo wanagsan hormar weyn ayan ku rajenaya bro waxadna mudan tahy hal milyan oo tagera ah iyo kabadan best youtuber somalia aya tahy bro
@adisom13964 жыл бұрын
Hosow l Legend Expert Film maker
@huseintayyib84164 жыл бұрын
Anshax haaa u hayaa anigu 👏
@sidra8574 жыл бұрын
Hosow walal karameed Alle haku barakeyo walal qaali Hory u saco waxaa tahy qof wanagsan oo ku dayasho mudan Waxa u tahy youtuberada Role model never give up
@abdirazakibrahim6234 жыл бұрын
Anshax aya ku wata iyo Somaliland
@hargeisacadey8034 жыл бұрын
Milatari jacayl 💯👌
@saeddhago29594 жыл бұрын
Zhp osman hadaad awoodid camera isticmlysid isheeg
@khadarmediavlogs73214 жыл бұрын
Your background is♥️
@BayleChannel4 жыл бұрын
Director Ka heesta anshax waa Isla isaga iyadana xus hosow
@QasimFX-FOREX4 жыл бұрын
Hosow (cismaan), one day you will be the advisor of my film. Ixtriraam ayaan kuu hayaa.
@raabicaayatulah51864 жыл бұрын
Labaduba wa legent blse adigu in ad isku keento maheen adigu Khadar keyow bn wataa anigu
@hibaaqheego54984 жыл бұрын
Guulayso wll Hosow ife iyo akhirba
@abdeek_.othman4 жыл бұрын
Inad is garab dhigtO maha aha al fanan #A.rizak anzhax io wiilkan yar coz #anzhax waa fanan ka cod mcn ka khibrad io wayO aragsaN xaga fanka io dhan walpa khadar waa wiil yar oo raaxo ku korey ani waxan wata fananka weyn #A.rizak anzhax keep going prO #osman hossow❤🙏
@kingshabaofficiall13784 жыл бұрын
Hestan keyow copy waye Tedha kale iphone iyo military maye jilinka iyo cidhanka wa inad si dibataysan ujisha Anshax lkn wow qatar
@mawliidwaaadadisjecelmaxam89284 жыл бұрын
Labad hesod iskuma dhawaa zxp
@shuuriyaqurux18174 жыл бұрын
Ansha ayaan wadaaa anigu🥰🥰🥰
@najma81984 жыл бұрын
Anshax🌹👌 iyo 🌹keeyow👌 lama dhacan 💙💙🇸🇴🇸🇴👌👌💙💙🇸🇴🇸🇴💯💯👌👌 labad hees wa hees wadni🇸🇴💙🇸🇴 hadan murug 😢iyo xamasad 😔🥺😨😰😫wado
@mumtaasmalyuun17484 жыл бұрын
🎤 Voice massage (2:14)
@yooldigital89244 жыл бұрын
Xanaaaq caruureed 😂😂😂 Faaladaada xanuun waaye
@drsfahmafoos41964 жыл бұрын
Keeyow keep going my boss
@proyaxyebk40884 жыл бұрын
Heesta anshax libaax codkiisa 111inta ashax wadatay like isaar pro and ziz
@muraayadcilmi33474 жыл бұрын
Asc dhamaan reer comment anigoo kasoo jeedo caasimada mouqdisho Run ahaantii Aniga xaga actionka waxaa iska leh anshax xaga xitaa gabadha lajileyso kama helin anigu dhanka kale qadar keyow waxan siiyay xaga jirka iyo duubista yacnii good camera 🎥 man aaduubay