ANWAR TOTTI vs HIRUT | BEST DHAANTO | YARTU TOOLMOONSANAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 736,312

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

XUURALCAYN TAAGAN BAY
ISHU TAARGEEDSATAYE
ILATALIYA OO SEEN U TOOYDAA TIRIIG
YARKAAN TOBANKA WIIL TAYADOODI LEH’E
LA IISOO TILMAAMAYAY SOOMA MATIHID
---------------------------
DHAANTADA QARNIGA
ANWAR TOTTI VS HIRUT TIMNOT
---------------------
ANWAR TOTTI VS HIRUT TIMNOT
YARTU TOOLMOONSANAA
EREYADA AHMED ESHCALAA
LAXANKA : AXMED BUDUL
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
DIRECTED BY: HRUT
CAMERA CREW SHAKIIB YARE & DEEQSI
EDITORS ABDI ASKARI & SHAKIIB
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
-----
GOOBAHA LAGU DUUBAYO
CEELKA SASABANE
DHAGAXBUUR / JIGJIGA
-----
©ABDIASKARITUBE 2021
-------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 200
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Taqaddamis Jacayl Taya Kuma Le Hee..#Taqaddimis = Hormaris Dhayal Kuma Tagee Layla Kii Tigtigay Igu Tiixyoo Tumaatida Igu….#ASAL
@entertainmentman1
@entertainmentman1 3 жыл бұрын
Waxbaa ka dhacay walee
@mayo3607
@mayo3607 3 жыл бұрын
Taqadamis = da’dajis weeyee not hormaris
@aamiinqurpoofficial4393
@aamiinqurpoofficial4393 3 жыл бұрын
Wttz apkgiH izo sheeg
@alixasan4725
@alixasan4725 3 жыл бұрын
1¹11a¹1 Z
@oscorhanad6889
@oscorhanad6889 3 жыл бұрын
Abwaancismanroobdaay
@maxamedsuruur4777
@maxamedsuruur4777 3 жыл бұрын
Xarta hidaha iyo dhanka ismuujiya liketa halbakhaylin
@nimcodow1230
@nimcodow1230 3 жыл бұрын
Xaadir
@ibrahimcsalan5740
@ibrahimcsalan5740 3 жыл бұрын
Dhantadu wa hidaheena ee kadaya afka qalaad aad kusoo daraysaan TARGET kuman ogayn afkeena hoooyo
@thestarboy264
@thestarboy264 3 жыл бұрын
Tilmansaday inuudhaho la qaatay
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 3 жыл бұрын
Taarged Waa afsomali sax sugan badan bey Ku jirta reer miyigu wali wuu isticmala /tusale ahan taar waa telfon geedna waa ged isku qabo marka waa targed waa ado ged korki qof saran Ku dhawaqay sow gedki ma adeysid oo uma kaceysid marka waxa Ku wada targedki dhawaqa meshi uu ka yimid waka
@Ducaysane-u2n
@Ducaysane-u2n 3 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@ikranyuusuf1822
@ikranyuusuf1822 3 жыл бұрын
Oo Kali marka mesha heesa maxa ku keeney
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 жыл бұрын
Kkkk warune muxu ka so donay kkkkk
@omarmire6117
@omarmire6117 3 жыл бұрын
Waxa. Kenay irsaqadi ka so gashay sad kuwa hesaha uso gudbinaya ugu kala kicisen qolyaha dinta mcn so gudbiyana de u kala kiciya somalia labuduba wa irsaqad don ki khyrka so gudbiyana xaq u leh in la dhirigaliye ha la boqdo wlken
@Ducaysane-u2n
@Ducaysane-u2n 3 жыл бұрын
mire thanks sxp
@aniga1239
@aniga1239 3 жыл бұрын
Wanaag hadaad faafineyso, waligaa ha niyad jabin, inta yar ee kanaalka wanaaga daawatey baa kheyrku kujiraa
@abdirahmanabdullahiali8812
@abdirahmanabdullahiali8812 3 жыл бұрын
Dhaanto 100% Thanks teamwork abdi askari 1 million camin soon
@alimaxamed3878
@alimaxamed3878 3 жыл бұрын
Tani dhaanto way dhaaftee magac kale haloo bixiyo💯💯👌👌
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Woow maansha allah dhaqankeenu waa hodan
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 3 жыл бұрын
Aga aga inta jecel sulka tabo
@Manchester314
@Manchester314 3 жыл бұрын
Dhaanto macaan waaye Lkn kadaaya Afka qalaad ☺️(target)
@khadar.1984
@khadar.1984 3 жыл бұрын
Anwar__Tooti coiyalkii horee Xafaad ceelxar\01💪💙❤️✌️ninkii garanbaa garane
@entertainmentman1
@entertainmentman1 3 жыл бұрын
@ABDI ASKARI TUBE Dhantadaan hit waye lagama hadli kro balse waxay igala sii ficneyd odeyga abdi askari codkisa ina laga hormariyo ✌
@suhaybyaxye7134
@suhaybyaxye7134 3 жыл бұрын
Horoy u soco Abdi askari tube
@sadamabdinasir9673
@sadamabdinasir9673 3 жыл бұрын
W......W Cajaa'ibul Cajaa'ib wax yaroo Dhegeysigeeda lagu dul Kaftamo weyaan wlhi💥💥💥🌍💥💥💥
@NSalah2006
@NSalah2006 3 жыл бұрын
@Sadam 😂🤣😂
@sadamabdinasir9673
@sadamabdinasir9673 3 жыл бұрын
@@NSalah2006 😁🌍💥
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 жыл бұрын
Gabadhaan way somaliyooda soo dhawow baan leeyahay, nin haloo raadiyo 👍
@makhatalxawadle3637
@makhatalxawadle3637 3 жыл бұрын
Ssc
@adendubow5617
@adendubow5617 4 ай бұрын
Gabdha waa hirrut heymanot oo amxaara ah❤❤❤
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 жыл бұрын
Mansha allah legend of legends gabadha inkastona garanaynin
@sadioali6370
@sadioali6370 3 жыл бұрын
Ethiopian waye
@Abdu-ProjectX
@Abdu-ProjectX 3 жыл бұрын
Re abti aya lo yahy inantu
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 жыл бұрын
Oromo uma leeyay
@guntane143
@guntane143 3 жыл бұрын
Waawarey xabashiyad weeyan gabadhas sidaa afsoomaliga ugu dhaantaynayso .godkiinu biyo idiinku soo galay walee.
@simba1418
@simba1418 3 жыл бұрын
abti baan uu nahay hooyaded waa og
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 жыл бұрын
Maan sha allah inaba caadi maaha. Alla maxan uxisay dhulki hooyo 🥰🥰💯❤️
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 3 жыл бұрын
Timaha adaan kusoo tidcaday❤👌👌 Hirut on fire 🔥
@elmisamatar1580
@elmisamatar1580 3 жыл бұрын
Yaab walHi
@mohamudabdimohamed9235
@mohamudabdimohamed9235 3 жыл бұрын
Madaxa iyo TimaHa Adaan Kuu Zoo Tidcaday 😍😘😍
@MustafeDalal-h1g
@MustafeDalal-h1g 2 ай бұрын
Runtii Waa dhaanto dareen xambaarsan caadina kuusaaqaysa
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Жыл бұрын
Wax yaroo mcn 🎉❤
@Abdikarm
@Abdikarm 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye✌️✌️
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 жыл бұрын
Bisinka war waamaxay habarta axmaarta ah calidhaantaa ku dhaamayoo gabadh yar la dhaanteeyaye
@سوسو-ك5ث2ب
@سوسو-ك5ث2ب 3 жыл бұрын
Naagta inay ajaanib thy inta ila aragta ✌️
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
Somali ma aha lkn dadku ma fahmayaan wa cabashiyad
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
Dhaanto I cajabisay tanan arkay way gadan tahay eeshcalaa hees
@Geymaale03
@Geymaale03 3 жыл бұрын
Dhaanto ❤️❤️
@geeshbarre5934
@geeshbarre5934 3 жыл бұрын
Abdi Askari keep going my brother ❤️🙏🏾
@abdiaziizjirde
@abdiaziizjirde 3 жыл бұрын
Cag-dheer asala dadkaasaan la xididayaa
@teamcanaad5579
@teamcanaad5579 3 жыл бұрын
Madaxa iyo tinta adaankusoo tidcaday ❤️❤️💕❤️💕❤️💕❤️❤️💕💕❤️💕❤️wow❤️💕💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️❤️💕❤️❤️💕❤️💕❤️
@anisisoshugri6359
@anisisoshugri6359 3 жыл бұрын
Wll
@kadermohamet4772
@kadermohamet4772 3 жыл бұрын
Supporter☝️🙏🔥
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 2 жыл бұрын
Hirut waa gabadh ethopian ah hoyadeedana soomali tahay mash allh wax badan ayay dhaqnka soomalida ka baratay
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 3 жыл бұрын
10 geela xabashida lee sadaqa ahaan loo siiya gabdha soomaliyeed 100 geela iyo bunduq wayo👸❤
@abdiqafarmursal5750
@abdiqafarmursal5750 2 жыл бұрын
Dhaaanto io bar
@mkm7074
@mkm7074 3 жыл бұрын
Afka ha ku dheelina ERAYGA ''TARGET'' KUMA JIRO AFKA SOOMAÑLIGA EE KA DAAYA
@abdirisaaqdhaso2
@abdirisaaqdhaso2 3 жыл бұрын
Waah waah axsan dhanto
@sayaanmedia358
@sayaanmedia358 3 жыл бұрын
Gabdhan waaa Ethiopian wanaa gabdhii kuu jirtay heestii suldan serar guhad eee uudanbisay
@Niyadsame36
@Niyadsame36 3 жыл бұрын
The one and only abdi askari
@king_zaki.1955
@king_zaki.1955 3 жыл бұрын
wow best dhaanto 👏
@naimaahmed2086
@naimaahmed2086 2 жыл бұрын
Eshcalaa dhaanto jeceliya dhaantada alle haydin xafido
@mohameddhimbil8564
@mohameddhimbil8564 3 жыл бұрын
Woow.yartu tolmoonsanaa..lkn sxb inoofur dhantada plz
@xamseaadan605
@xamseaadan605 3 жыл бұрын
Tooti jigjiga nice dhanto
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 3 жыл бұрын
Waa kuu saaray walaal❤👏
@mmmss2350
@mmmss2350 Жыл бұрын
Ok kkkkkk❤❤❤
@maryananshur5732
@maryananshur5732 3 жыл бұрын
War qoftani wiilka uma qalanto e, gabadh kale u raadiyaa
@elmisamatar1580
@elmisamatar1580 3 жыл бұрын
Siilka hooyadaa
@cabdiqanicali5341
@cabdiqanicali5341 3 жыл бұрын
IGA gadan.dhantadu.lengend Anwar tote
@nuraabdi7448
@nuraabdi7448 3 жыл бұрын
Wx Kle ❤❤💋
@daroodisaaq2529
@daroodisaaq2529 3 жыл бұрын
Fanka Somalida another level shantii sano ee ugu dambeyay ajahanib ayu aad USO jiitay sabab waxa kamida bitka ayay ad uga shaqeyan iyo dhalinyaro talent Lee oso baxday Lana socota fanka casriga ah
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
😍Naftu nasasho dagani guryo samo waayba kuficantahaye xaslin😐😘😇🤣😊
@exleadermahrez-hunter3917
@exleadermahrez-hunter3917 3 жыл бұрын
Legend always Legend 💪🎯
@arashidalimohamed2305
@arashidalimohamed2305 3 жыл бұрын
Waaw caadi ma aha
@dhagajuunxilwa258
@dhagajuunxilwa258 3 жыл бұрын
Masha allah dhaqan buuxis abdi askari
@quruxdumar389
@quruxdumar389 3 жыл бұрын
Eesh calaa dhaanto
@billowosman2721
@billowosman2721 3 жыл бұрын
Keep going through
@virginiaharvey
@virginiaharvey 3 жыл бұрын
Good tackle.lovely video.all best to crew
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
Walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin
@reallyking1115
@reallyking1115 3 жыл бұрын
Anwar fanaan qarniga horay uso
@beautychannel6359
@beautychannel6359 3 жыл бұрын
Wilashi dherdhera ogaden Ethiopian ba naga dhici dona🤣🤣🤣
@faraxsaninaosman6152
@faraxsaninaosman6152 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 koley absame wiilkii aan ku lahaa wan kala baxay inta ka reebta naagaha 🤣🤣🤣🤣🤣
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
Gabadhan somali uma eka yaab
@maxamedxasan3388
@maxamedxasan3388 3 жыл бұрын
Saas waaye Sxb
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 3 жыл бұрын
Legend hergalay
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 3 жыл бұрын
ma toban kaliya 😏
@abdimohamed2611
@abdimohamed2611 2 жыл бұрын
Target eraygaa afsomali ma aha secml
@duurowkoloobDuurow
@duurowkoloobDuurow 20 күн бұрын
@NajibMotivator
@NajibMotivator 3 жыл бұрын
Dadka afsoomaaliga ka lumaye taragid waa luuqad kale
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 жыл бұрын
Hirut si add u fcn Aye u qadaay ayado wali ajnabi wali kuwa kale Aya ka sugeeyna
@ahmettharpiofficail6777
@ahmettharpiofficail6777 3 жыл бұрын
𝗔𝗕𝗗𝗜 𝗔𝗦𝗞𝗔𝗥𝗜 ❤️✊🏻🌼
@cilmiqayre6284
@cilmiqayre6284 3 жыл бұрын
CD xuseen have
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Keep going PLZ isoo boqo wala 🥰🥰
@camuurixasan1581
@camuurixasan1581 3 жыл бұрын
Cabdi xasan
@aadanmohaa5577
@aadanmohaa5577 3 жыл бұрын
Waw waw what are dhanto
@farhiyaaden6652
@farhiyaaden6652 3 жыл бұрын
M.a
@zundusmashiinge2922
@zundusmashiinge2922 3 жыл бұрын
Amazing😘☺
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 3 жыл бұрын
waaaaw inanta cod caji a
@aadanahmed3820
@aadanahmed3820 3 жыл бұрын
waaw best dhanto
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 3 жыл бұрын
Tan waba xabashiyad ilahay amarkii
@deqahmedjama226
@deqahmedjama226 3 жыл бұрын
Inash allha dhulka somalid maalin ban arkii doon dawlada garaha
@ayyatullahibashaqaa2769
@ayyatullahibashaqaa2769 3 жыл бұрын
Dowlad gar ah marabne SOMALIWEYN radinaya
@humairahaji12345
@humairahaji12345 3 жыл бұрын
@@ayyatullahibashaqaa2769 wadan gaara weye dhulkaas
@taala999l
@taala999l 3 жыл бұрын
روعه وكلمات رائعه وطبيعة جميله
@nubiansands1162
@nubiansands1162 3 жыл бұрын
ممكن تترجمين لي الأغنية عزيزتي.. انا ما افهم صومالي
@maxamudahmedhussein2969
@maxamudahmedhussein2969 3 жыл бұрын
Show dharka dhaqanka gabdhehena bas logu tala galay🤣
@gudaalibrahim2426
@gudaalibrahim2426 3 жыл бұрын
Waaaaw
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 жыл бұрын
Axsan dhaanto
@shabcaanaadan64
@shabcaanaadan64 3 жыл бұрын
Asal waad shidantihiin
@dmohamed
@dmohamed 3 жыл бұрын
*Super* 🔥
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 жыл бұрын
Gaabadhani hooya deed waa tiikre see Abaa heed ah yaa ah somali kaa na soojeedda goodey marka wa sas
@husseinawaleh7426
@husseinawaleh7426 3 жыл бұрын
Xagad ku qaldysa inanta Hoyadeed ba somali ah Hoyadeedna waa rer togdher
@IB_Adam
@IB_Adam 3 жыл бұрын
@@husseinawaleh7426 😁😁
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
@@husseinawaleh7426 oo gabadhada reer togdheer maxay amxarada ka doontay aqash
@simba1418
@simba1418 3 жыл бұрын
@@nemodiamond6401 somali ma ahaan ayadhaa dalkeedha waa ethiopia
@Ahmett_updi
@Ahmett_updi 3 жыл бұрын
Best dhanto
@selameshetu7083
@selameshetu7083 3 жыл бұрын
Nice voice
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 жыл бұрын
Her Somali is really good. I assume she is half Somali or raised with Somalis. Am I correct?
@shirefarah2275
@shirefarah2275 3 жыл бұрын
Is she Ethiopian? I thought she was a Somali.!!🇸🇴🇩🇯
@Ebro452
@Ebro452 3 жыл бұрын
@@shirefarah2275 i think she's mix oromo and somali
@MohamedHassan-fe6fo
@MohamedHassan-fe6fo 3 ай бұрын
@@KalelaChannel no you are not correct Not half somali She already somali national beautiful girl and handsome
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 3 жыл бұрын
𝚞𝚛𝚘𝚖𝚘 𝚠𝚊𝚊𝚢𝚎 𝚚𝚘𝚏𝚝𝚊𝚊𝚗 2021
@abdallaahmedsankuus2669
@abdallaahmedsankuus2669 3 жыл бұрын
Islaantu waa somali amxaari hadaynu somalinahay aptiyaalo iyo hawar yaryaalo ayaan nahay soo maaaha.
@suhaybahmedizmaaciil1339
@suhaybahmedizmaaciil1339 3 жыл бұрын
Waxkale
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Axmaartu maxay ahayd soomaali mala waayay
@simba1418
@simba1418 3 жыл бұрын
ogaden ba abti uu ah
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 3 жыл бұрын
@@simba1418 kkk yaab ya ku yidhi amxarban abti u noqona yaab gabadhan waxay lamud tahay dadka amxrada aha oo ku hadlo afsomali sida xagena dad badan amxari ugo hadlan
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 3 жыл бұрын
10 geela qori aan teeb la qaban Ethiopia 🇪🇹 ahaanta ayay 10 geela iyo qori loogu qiimeeyay Ilayn hablaha somaliyeed 100 geela iyo qori faras ayaa lagu qiimeeyaye 😂😂😂😂😂😂 somali curnsurisanaa in hablahooda lala qiimo noqda ma ogola
@ikranyuusuf1822
@ikranyuusuf1822 3 жыл бұрын
Haa wiilasheena goob iyo gacel weyey
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
War nimanyahow dhaanto hees maahee hees sooqaada ama iska dhaafa dhaanto hees hanooga dhihinina
@khaalidhaybe2421
@khaalidhaybe2421 3 жыл бұрын
Xerta socdaal dhantada ma fahmi karaan libaax
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
@@khaalidhaybe2421 hhhhhh niyoow madfac baad igu dhifatay si reer magaalnimo ah bad wax iigu sheegtay xerta socdaal maahi dhaantada wanka fuqay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
YAA ku qasbåy doono meesha laga heeso
@zakihajji1960
@zakihajji1960 3 жыл бұрын
Gobsana Dadkayga
@FutoXar
@FutoXar 9 күн бұрын
Hirut Somaliyooday😂😂😂😂malaha oromadaan aan tarxiilayno majeerteenow aynu ku badsano, dad waa loo baahanyhy
@zuhuurmohaa7192
@zuhuurmohaa7192 3 жыл бұрын
kajal ayayba u egtahay qoftaan indhaha😸😸
@farhiamali4693
@farhiamali4693 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰❤❤❤❤
@camuurixasan1581
@camuurixasan1581 3 жыл бұрын
ibrahin xasan
@camuurixasan1581
@camuurixasan1581 3 жыл бұрын
Farmajo
@rahohassan6004
@rahohassan6004 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@ahmetfarah9778
@ahmetfarah9778 3 жыл бұрын
Hablahenu markay xishoodaan waybay iska qurux bataan xishoodkii iminka waa layska nacay
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏...
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan
6:54
Jigjiga TV
Рет қаралды 11 МЛН
DHAANTO ANWAR TOTTI 2021- AF SAQIIRAY 2021
5:27
Hirey Inc
Рет қаралды 21 М.
ANWAR TOTTI  | DHAANTO CUSUB | BAXSAN SOMALILAND | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:41
DEG DEG: DOWLADA OO XIRTAY SARAAKIIL KATIRSAN JUBBALAND
11:59
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 8 М.
AYAAN WADANI IYO YUSUF XAYBARO | WARAN CAASHAQ | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
10:48
YARTA DHEEREEY CALI DHAANTO VIDEO CUSUB
5:26
ALI DHAANTO
Рет қаралды 9 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН