Allaha naga yeelo inta nabi Maxamed scw uu u shafeeco qaado maalinta akhira, aamiin. Waxaa cad in Abu-Jahal in uu marealba joogo, dad og nabi Maxamed scw in uu xaq la yimid oo Alle soo diray hadana an rumeyney, xasbunalaahi wanicmal wakiil.
Kuwa ,aan diinta iyo aqoon ulahyn Ayaa waxay rabaan inay naga dhaadhiciyaan diinta laguma dhaqmi karo,iyado,gaalada kuwooda wax qora ay nabi,muxamed na ay uqiriyaan
Hitler gob gobi dhashay buu ahaa ama halyeey dhab ah ayuu ahaa waanu saxsannaa in uu kadagaalamo gafkii ay ku xukumeen kuwa hadadan carab iyo dunidan 3 sedexaad kula dhamayaan bal eegga hadda falastiin