Masha allah sh.mustafa xaaji ismaaciil haaruun alaha ku xafido
@najibkhalif56198 ай бұрын
😊
@Amina-t4h8v7 ай бұрын
M.a big sheikh
@FahmoIsman7 ай бұрын
This guy is phonemenal in doing his research Masha Allah
@originalabdi337 ай бұрын
Absolutely😊
@Gudin-iyo-Hangool6 ай бұрын
Diin iyo maadiba wuu dhasanyahay sh. Mustafa
@CabdiaxmedFoodcade8 ай бұрын
Alaa ku barkeeyo
@abdihakimmohameddiriyesank173010 ай бұрын
SUBHANNALLAH☝️ ALLHAMDULILAH 🤍 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH ☝️ ALLAHU 🤍 AKBAR ☝️ LAHAWLA 🤍 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH ☝️ WA 🤍 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA ☝️ ANTA 🤍 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍
@najmaabdiwali325710 ай бұрын
اللهم اهدناواهدبناواجعلناسببالمن اهتدى
@caralemousedaud34607 ай бұрын
Amiin insha Allah mahadsanid sister
@isseamin20177 ай бұрын
masha Allah May Allah bless you and your family Insha Allah
@Abdirahman-w6uАй бұрын
Allh ha barakeeyo sheekh mustafe
@dribrahimalimohahed51507 ай бұрын
Waa lecture xilfan ku mcquul ah, حفظ الله
@moustaphamahdi549510 ай бұрын
Macha Allah cheikh
@DahirMohamedHassan5 ай бұрын
Shukran sheikh.masha allah
@zayaamad30807 ай бұрын
Jazakallahu khayran waad na fahansiisay. Sheikh Mustafa
@CaliXalane-n6y6 ай бұрын
Maashaa allaah ajar iyo xasanah
@ahmedabdi936810 ай бұрын
Mansha allaha walaahi sheekhu waa historian
@AbdiSamadFilmMaker5 ай бұрын
I learn a lot about this history today 😪
@ismDirir6 ай бұрын
Asc sheekh mustafe x, waad ku mahad santahay qisooyinkaa jazaaaka allah khayr اللهم اءنى اعوذبك من عءاب القبر و من عذاب جهنم و من فتنة المحيا الممات و من شر فتنة المسيح الدل جال ❤جزاك الله خيرا ❤
@MaxamedFaaraxKaahin6 ай бұрын
أللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤
@sharmaarkecabdi99007 ай бұрын
Mnsh Allah Allah haku xafido aamiin ya rabi aamiin ya rabi aamiin ya rabi
@aiys117 ай бұрын
SHEIKH Moustafe aqoonyan wax garad! Alle cimriga ha u dheereeyo.❤
@HanadDayax-qo5kl5 ай бұрын
Ilhay ha nokandayo sheekh Somali jaza k ALLAH khair hafidu ALLAH
@HuseinMaygaag5 ай бұрын
Sheekh alaahay ha ku baràkeeyo
@Asma-ko3if7 ай бұрын
God mouhadiro sheikh mulhaphe haji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dr.Ahmedwali19967 ай бұрын
M.a macalin sheekh mustaf mhsnd
@XamdaSidiiq-g4c10 ай бұрын
Msh allh❤thanks for lesson,sh mustafe
@cagayarecagayare6636 ай бұрын
Maasha allaah sh.mustafe allaha ku barakeeyo
@Groinru26 ай бұрын
Cilmigad nabrty allahakaa ajarsiiyo sheekh❤
@shamisali45997 ай бұрын
Shiiqan qer Allah siyo wan is weydin jiray swiden jogaye weba amin sanyihin yuhuda
@abdirahmanfaarah57617 ай бұрын
Haa wll waxyaabo badan ayay aamin sanyihiin
@AnissaaliAnissa6 ай бұрын
Machallah machallah Alhamdililah lhamdililah Allahou jalajalalou Allahou Akbar ❤❤❤
@EhlulQuran5 ай бұрын
Masha Allah sheikh alle Haku ilaaliyo
@kingclwaaxid141712 күн бұрын
Jasakalahh sheikh
@xplict-7916 күн бұрын
Listening 2024 ,FREE PALESTINE ,lets take some actions sababta anagaa kuxegna falastiin.
@shakirmohaa737 ай бұрын
ManshaAllah sheikh musdafa may Allah bless you
@faisaahmed28407 ай бұрын
Mansha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇵🇸
@Caruustvchannel6 ай бұрын
Ziyadakallaah sheikh.❤❤❤❤❤
@mahamoud-assowehabdillahi84266 ай бұрын
Masha Allah wan fahmay
@KhadarMaxamed-kg4on5 ай бұрын
Jasaa ka laah shiikh
@maryannnnn9425 ай бұрын
Maashaa Allah Sheeq mustafa Allah ha ku xafido ❤❤❤ waa runtaa muslimku inshaa is jebiya una dacwooda xasadkooda er Allah ha soo celiyo xoogii muslimiinta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@RElmi-hi6wz6 ай бұрын
Sheikh cilmi baddan xambaarsan! Mashallah❤
@The-informed7 ай бұрын
Jazakalah sheikh
@DaganMaxamuud-n4f10 ай бұрын
Sheikh mustafaa❤
@abubakarmohamed50075 ай бұрын
Mashalhi
@AliHassan-hb1bn10 ай бұрын
Augustine lacag ayey siiyeen si uu hadafkooda ugu hirgeliyo.
@NehAllihАй бұрын
Really dadkii yahuud meesha dajiyaa wali loo dacwoona muslim ka alle haka dulqaado dulinimda
@rzacck7 ай бұрын
qofka kasto wadamada galbeedka jooga tiktok-na istimacala erayada sheekhu sheegayo aaad ayuu u maqlay. weliba iyago ku doodaya gaaladu chosen people promise land Land without people ‘ people without land
@jibriilmohamed60807 ай бұрын
Taas waa run lkn way gaalobeen 😂😂😂😂
@EhlulQuran5 ай бұрын
Cilmigaaga alle hakugu anfaco
@SacidoJeeb6 ай бұрын
Alle haku hku xifdiyo❤️
@AxmedMahmed-j5b7 ай бұрын
Caleyhi salaatu wa salaam
@qamadiissack70726 ай бұрын
Masha Allah
@AbdoulkaderMohamed-cj9qo7 ай бұрын
Rhayr qabee illahay bah ku d'Ortay.waliga haa xise dhicin.
@rizack_jalato10 ай бұрын
Sh Mustafa
@abdilahihassan26117 ай бұрын
ILAAHAY TALADIISIINA WAA HALKIIDII
@AbdalleYuosuf6 ай бұрын
الله يحفظك
@Ahmedmahadcaruus7 ай бұрын
M a shiiq mustafa
@omhajar6910 ай бұрын
Haykal micnaheed?
@mahad486610 ай бұрын
The temple
@aligamer-jp5ro10 ай бұрын
macbad meelaha ay wax ku cabudan
@ibraahimaadan25576 ай бұрын
الله يحفظك ❤
@naimomohamed73327 ай бұрын
Waa run evangelical Christian aad ayuu yahuuda utageeeraaa
@nimcodeeq76796 ай бұрын
Ilhaw cimriga kuudheere sheekh mustafaw😢 daqiiqad kasta oo aan daawado waxbaa ii kordha alxamdulilah
@abdilahi_hussein10 ай бұрын
16:00
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi3 ай бұрын
Cajiib
@HamdaIbrahim-v7z8 ай бұрын
17:43.❤
@kullesheikhmahamed21477 ай бұрын
Very good topic
@SaadaNour-yu3ni8 ай бұрын
They maked some relationship between Jews and Euro Christant : JEWS AND EURO CHRISTIAN ALLIANCE
@caralemousedaud34607 ай бұрын
Perfect bro
@nasiryre1446 ай бұрын
@@caralemousedaud3460 naar bee ku guban gaalo laga baxenee 🫡
@ramloadaawe93518 ай бұрын
❤❤❤
@sacdiya-cc5lg7 ай бұрын
Masha alah 2:03
@mukhtaarducaale39887 ай бұрын
Ciisaha ay sugayaan maaha nabi Ciise CS lkn waxay sugayaan Masiixu-dajaal. Shiikhu wuu mahadsan yahay wuxuu inoo furfuray hal-xidhaaleyaal badan oo innaga dahsoonaa. Hadaba Falastiiniyiintu waxay ku jiraan jihaad waana xaq in loo hiiliyo la barbar istaago.
@FarhanAlisaid7 ай бұрын
Xafidulah
@HaweeyeJama4 ай бұрын
Aqoon yahanka zoomaalida 😊
@farxiyaquruxsan94256 ай бұрын
Wuu Shaqeeystay ingiris Carabta Kadib ayey Fahmen
@sabrinaHirad10 ай бұрын
Jzk I did not know this part of the history
@Abdirahman-Barre7 ай бұрын
Maxaa dulliga iyo nacamlaynta kuugu wacan?! goob iyo madal ay soomaliyi joogto, maxaa keenaya baahida ah in aad ingiriisi ku hadasho?! ... garo meesha aad joogto.
@zayaamad30807 ай бұрын
@@Abdirahman-Barrecajiib. Subhana Allah ama khayr sheeg ama iska aamus
@SiciidDhaguuf7 ай бұрын
🎉🎉🎉😂 12:35 🎉😢 12:35 🎉😂😂😢
@SiciidDhaguuf7 ай бұрын
😂🎉😂😢@@Abdirahman-Barre
@badarchannel23056 ай бұрын
@@Abdirahman-Barre11 Twt7
@saalaxnuux302210 ай бұрын
WAXAN KA FAHMAY ISLAAMKA DHIBKASTA OO KU DHACDA INUU ISAGU SABAB U YAHAY WAXAN KALOO KA FAHMAY DAL AAN DAD LAHAY IYO DAD AAN DAL LAHAYN DALKA SOMALIYA WAA DAL AAN DAD LAHAYN WAA SABABTA KEENTAY IN LA YIRAAH DO 120 MILYAN OO ITOOBIYAN AHI SIDEE BAY BAD U WAAYAN 20 MILYANA SIDEE BAY 3000 KUN OO KM BADA U HAYSTAAN WAXAN KA BAQAYAA IN 5O SANO KA BACDI SOMALIYA ISU BEDESHO DAL DADKALE YIMADAN
@mohamedabdi23037 ай бұрын
Runtaa kahadashee walee
@AxmedMahmed-j5b7 ай бұрын
C s w
@nasirhudleh26827 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Adeerka Coormajo/XSM/ABDULAHI YUSUF/CALI GEEDI/SICIID DINI/AHMED ISLAAM/UGASSKA SAMAROON/ISMACIIL GEELE/ MARKA AYE 7-11 PORTS AMBA DEKEDOOD SINAYEEN ETHIOPIA IYO TPL/OLF WA XAALAL WA MUBAYAAX AH. EE MALINTA PRESIDENT MUSSE BIXII CABDI AYUTULAHI UU MEELGALE MISSKA KU SO TURAYE-A CURVE BALL IN BASEBALL AYEY MAJOR SIN NOQOTAYEY MIYA😂😂😂😂😂. QABYALADA JABAAN NALA😂😂😂😂 DHAAF😂😂😂😂. SL=SINGAPORE......... DO U NEED A JOB BOWE😂😂😂😂
@aliabdillahi69047 ай бұрын
Wlhi aad ayaan ugu farxaa markaan maqlo dad sidaada oo kale u fikiraya runtii waayo somalida maanta nool ee baraha bulshada isticmaasha 90% waa jaahiliin oo macna walba oo jahligu leeyahay iyaga ayuu ku dhanyahy
@AhmedOmar-yh9mf7 ай бұрын
Dadka fahmi kara waxa dhacaya Wali wey jiiraan thanks walal
@AxmedMahmed-j5b7 ай бұрын
Caleyhim lacnatu laahi ilaanyowmi diin
@M001997 ай бұрын
Carab naceybka ay turki u qabeen ayaa u sabab ah iney maanta duloobaan ayagu falastiina ay marto waxaas oo dhib ah maxaa inooga cashar ah somaliyeey!!
@aliabdillahi69047 ай бұрын
Tnx for the question, aniga shaqsi ahaan waxaa ii cashar ah kow horta inagu dhexdeena haddaan somali nahay midowno laba in qaladkii ay carabtu turkida ka galeen in inagu mid lamida aynaan carabta ka galin oo carab nacayb nagu dhicin
@aliabdillahi69047 ай бұрын
Waad igu darsan kartaa wixii iga maqan waanad ii sixi kartaa wixii iga qaldan wll
@saabirmohamedjeylaani90847 ай бұрын
Bro wxaan waa imtixaan sxb nabiga sii sheegay in yahuuda masjidul aqsaa qabsan doonaan Ila uu nabi ciise lasoo jadiyo wxaan weey soconayaan lkn anaga muslim hdaanhy wxaangala rabaa inaa garab istaagno wllalaheena falastiin.
@ayoubfarahallaleh2866 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@AbwanMusseAli-gi6kq8 ай бұрын
Diinta iyo wacyiga sheegtaan waa sax iyo run laakiiin siyaasadiyo warkiiinu waa xagjir iyo been suldaan media waana ku cadaab mudanaysa adigiyo janalo kale sidaan idinka bartee ilaahay kabaqa dee idiin qoray.
@SuldaanMedia8 ай бұрын
Waxanu soo gudbinaa waa diin iyo alle ka cabsi wll cadaab hadii lagu galaayo intaas maxaynu jano ku galaynaa ma heesaha iyo qabyalada ayeynu soo gudbinaa???!!!
@aliabdillahi69047 ай бұрын
Maxaa kaa qaldan nio channelka dib ayaan ugu noqday hadal culimo mooyee wax kale oy soo dhigeen ma jiro mise waxaad ka mid tahay nafarka aaminsan in culimadu siyaasadda aynan ka hadal!!!?
@aliabdillahi69047 ай бұрын
@@SuldaanMedia wll dhag ha u dhigin jaahil weey ilaahay ha idinka jazaa'i siiyo dadaalka iyo wacyi galinta aad u wadaan umada bartaana kaga haya waayo cadowga koowaad ee somali maanta waa jahli
@SuldaanMedia7 ай бұрын
Jazakallah walal aad iyo aad bad u mahadsantahay way jiraan dadka qaar si qaldan wax u arka marka u joojin mayno insha allah khayrkeena ayeynu halkaa kasii wadaynaa.. Thank you wll
@AbwanMusseAli-gi6kq7 ай бұрын
Waan wada dhegaysta janalada soomaaliyeed cunsurad la'aan ciday yihiinba laakiin wixii ila saxan kaqaataa wa billahi tawfiiq wsc.
@alibaax53466 ай бұрын
Today in America protestanka waxaa loo yaqaan evangelical Christians. Waa kuwa ugu neceb muslimka ee taageera Trump
@NurAlaaNur6 ай бұрын
Judea-Christian allience naceyb Muslim ayaa jira. CUFI ( Christians United For Israel) & AIPAC ayaa siyaasada USA hogaamiya. Evengelist John Hagee membership wuu ka badan yahay population Israel haddana waa kuwa lacagta ku bixiya, dhulka u dhaca, hubka siiya iyagoo iska dhigaya in ay soo dhoweynayaa Nabi Ciise (a.s) oo ay u arkaan Ilaah (Lord). Wax aan Antichrist Masiixul Dijaal aheyn ma sugayaam. Halka Yuhuudu sugeyso CUSEYR. Waxay heshiis ku yihiin naceybka Muslimiinta... Muslina wakaas Masar oo 120 Million oo qof kor u dhaaftey caag biyo ah wey geyn weyday.
@Aliibrahimali2496 ай бұрын
Yurub iyo yahuud waa dad geesiyaal ah dhaqankooda aan ka gaban iyo diintooda iyo wixi ay aaminsanyihin
@MoonMedia.6 ай бұрын
Yaa munaafaqad ah markaa hadii ay qoladan au diintooda kabeen sheegin😂
@JibrilAdan-m6u3 ай бұрын
ومن المسلمين من هذ المنافق
@qumbeАй бұрын
Geesiyal maahan ee waa fuleyaal missa micna geesinamada adha aqoonin Diina dab ah mahestan ee marar badhaan ayee badbadaleen dintodha
@qumbeАй бұрын
Geesina dadka kumagobto mana qiyaano meqo xulufu aya kudushay falastin hada
@IbraahimOmaryare2 ай бұрын
E❤
@dilara-jj5yj5 ай бұрын
Evangelical by iminka sameeyeeen 😂😂😂😂😂
@mahamedali497610 ай бұрын
Sheekhow arimaha dalka ka hadal Tarikhda slamka kitaabka inaga badan
@AdenIsmail37010 ай бұрын
Marhore ayuu ka hadlay Xaalka Somalida iyo Ethiopia
@daily-reminder120210 ай бұрын
Tan mar hore ayay ahayd Somalia mar hore ayuu lahadlay haday Somalia hadal wax ku maqlayso
@MohaanJaabir-cz6zs10 ай бұрын
Tanba waa taagantahay oo falastiin dhibaatada lagu hayo waad aragtaa ee soomaali hadey wax maqleyso cajalado badan oo sheekh laga duubey oo qabyaaladda,damaca itoobiya,siyaasadda iwn ku saabsan khadka waa ka buuxaan ee ha dhageysato cidii daneyneyso.