Wasiirka arimaha dibada maaha nin siyaasiya oo somaliland jecel
@hassanmohamoud-t7p6 сағат бұрын
Wasiirka arimaha dibadu dib u eegis haloo yeesho kan hambalyada diraya shaqada hakuu daayo ayuu isleeyahay
@WarsamecaliadenIlkadahab-q7d6 сағат бұрын
Gelle doofar
@ApdiRaxmaanMaxamed-k1u6 сағат бұрын
Ma waxaad ku faraxsan tahay jabka Somali land iyo ayaan darada ku dhacday badoodii iyo itoobiya oo ku taamasay mudo 500 sano ay ku doonaysay bada soomaliyeeedmuxubadii lixdankii xasuuso waxii kaga dhacay Somali land maanta ma muxubo itoobiya ayaaa ku haysa bal aan eegno garaad laawow halkay ka dhacdo muxubada itoobiya waxaa lays waydiine doonaa burco iyo hargaysa bari waxaa ku noolan jirey dad la yiraahdo isaaq haday ka dhici waydo waad arki garaad laawe adiga iyo kan shergta aqoon yahanka Magaciisa afka waan kala xishoonayaaye ahna mid cadow ku ah maatada Somali land xayaysiiya itoobiya heshiishkii lala galay hadaba baarlamaanka itoobiya hortiisa ayaaa waxuu ka sheegay abyy Ahmed in aanu wax bad la yiraahdo kiraysanayn oo xoog ama xeelad uu kaga doonaya soomaliya beenaalayaa
@abdullahsomali79926 сағат бұрын
Wasiirka reer maraykan way ka dayriyeen
@nathra73516 сағат бұрын
Beena maaha ciro inuu badalo maaha Dr ciise keyd oo daacada u ahaa somaliland