Argagixisanimo, Tuuganimo, Kufsi iyo dhacdooyin kale oo qaab daran ayaa kuwada jiro Kiiskan -

  Рет қаралды 31,693

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 51
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 9 ай бұрын
Borfishinal wariye walhi wana jeclahay tawintisa khawarij mel kasto ay jogane hala cadabo hore usoco libax
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 9 ай бұрын
Wixii ku falayey waan ku fulay kulahaa yacni wuu kufsaday ! Subxaana alh
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 8 ай бұрын
Waa nin ilaahay imaanka ka qaaday😢 Qoftii uu kufsaday inay daabatay aya laga yaaba oo qararacan noqotay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 9 ай бұрын
Wixii shabab maalin lasoo shaqeeye yaan nolol looga tagin
@issiabdi4593
@issiabdi4593 9 ай бұрын
Weriyihii weriyeyaasha sln sare from Somaliland
@samiirbinu21
@samiirbinu21 5 ай бұрын
Top+top+top weriye ah wye wlhi mr Abdikadir isse
@Axmadtaajirt
@Axmadtaajirt 9 ай бұрын
Guul maxamad cidamada iyo dhaamaan dowlada somaliya Gaar ahaan hay,ada nabadsugida somalia wajib qaran shacabka iyo hatidoda masuul idikasaran ilaah haidinlagarabgalo aminga wakuguleysateen intaas kasibadiya inshaal ilaah haidinkugarabgalo
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 9 ай бұрын
Aad iyo Aad Dowlada soomaaliya
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 9 ай бұрын
dameerkan lug.iyo.gacan.ha.laga.goyo.qadiic.dariiq.waye
@hdhh0
@hdhh0 5 ай бұрын
Kan waajibkiisa dil waxaa eheen ma aha.
@maslah345
@maslah345 9 ай бұрын
Masiibo haku dhacdee kuwaan umada dhiigoodii iyo maalkooda iyo sharaftooda ayey xaqdaro ku banaysteen kuwaan waa in loo midobaa oo gacan bir ah lagu qabtaa
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 9 ай бұрын
Hala dilo argagixisadan xalkale maleh yan waqti la sikaga dhameynin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Miskiin Raxanweyn, aaway Hawiyo Naareed.
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 8 ай бұрын
Al shabaab qabiil maleh😂
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 8 ай бұрын
Awaarland(Somalia) waligeed way is dili jireen. Hadda kow ma idin aha. Waryaa Cali Mahdi iyo Caydiid ma shabaab ayey la dagaalamayeen marka ay masaakiinta madaafiicda ku garaaci jireen. Waryaa cabdullahi Yuusuf iyo Geedi ma shabaab ayey la dagaalamayeen markii Ethiopianka ay ku soo hogaaminayeen. Lacnatullaahi caleekum yaa cuduwallaah awaarland(Somalia) tuuqsiland, kufsilaand. Yaa cilmaaniniyiin, dabadhilf gaalo.
@akn7640
@akn7640 Ай бұрын
Maskin baa tahaye qaxooyigada iska joog
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 9 ай бұрын
war lalintii inaka dhamaataye dhalinta haloosameeyo dhaqn celin
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 9 ай бұрын
Haduuba soomali ladaagaalameynin waa roonyahay ee arintiisa hoos haloo ergo waa la duufsade
@CabdiSalancabdullhi
@CabdiSalancabdullhi 9 ай бұрын
Ifiri somali wudila qasab waye 😢
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
Gabadha baydhabo kasoo baxday oo la kufsaday mindhaa somali maaha
@daandureyya7491
@daandureyya7491 9 ай бұрын
R u out of Ur mind . This guy has rapped and robbed. God knows what else he has done . I won't accuse all the other things his colleagues do on a daily basis murdering the innocent.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Wadaad Weyne aamus
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Qadaad Weyne aamus. Ugaandhees u geey gabdhaha walaalahaa
@degan4
@degan4 9 ай бұрын
Dhagax ku dilah
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 9 ай бұрын
Please asgana halawaso oo halooga aaro gabadha waxoo u Geestay
@akshaale
@akshaale 9 ай бұрын
Adiga ma waseysaa hadii laguu fasaxo
@Deeqow
@Deeqow 9 ай бұрын
​@@akshaale😂😂😂
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Nacalaa kugu taal. Maskiinkaan raxanweynka maxaad ka rabtaa?? Qadaad Weyne Ugaandhees yahow. Sow walaashiisa Ka gadaayey??? Qadaad Weyne!!!
@akn7640
@akn7640 Ай бұрын
@@akshaalewaligeey nin ma wasin lkn shabaab wan wasi lahaa yes
@Axmadtaajirt
@Axmadtaajirt 9 ай бұрын
Ninkaan umada yalagusideyn
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 9 ай бұрын
waxay tuugani shaow gaja ugaysay yaahuu acuudu bilaah yaahuu
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 9 ай бұрын
Nin gaajoon miyaa wax kufsada waa fasaadkii oo luga leh waxaasi dhan kastaba mar dad la dilo mar kufsi
@Siciidjamac-di7bu
@Siciidjamac-di7bu 8 ай бұрын
in Leen saan been waa loo camirtaa. Murtadiin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Ashabaab=Hawiy+Raxweyn+ Jareer Weyne Dawlada federalka calmaaniga=Hawiye+Jareer Raxweyn. Result= Hawiye fighting Hawiye. The defendent has been tortured and under duress and the fighting is between Hawiyo
@daandureyya7491
@daandureyya7491 9 ай бұрын
How r u making a sense? As much as I tried to get Ur point, I still can't.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
If you are intelligent enough, the fighting is between Hawiyo themselves. Shabaab is Hawiyo and the so called government is Hawiyo. Puntland and Somaliland are daarood and isaaq. They're not involved in this fighting. In conclusion, Hawiyo fighting Hawiyo is not all out war. It's local feud and not national. It looks like Cali Mahdi fighting Caydiid in the 90th of last century
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 ай бұрын
Unfortunately,You cannot analyse my point of view.
@daandureyya7491
@daandureyya7491 9 ай бұрын
Lol. What's there to analyse . When u divine Ur point pls let me know . Otherwise, mumbling would be at best .
@daandureyya7491
@daandureyya7491 9 ай бұрын
Ooh we talking about tribes now . That won't be my expertise . All I know is that Al shabab would only extend its influence by taking advantage of our Infights. Do not divert the attention of our people. Have a clean heart, mate.
Waalidkiis Qurbaha ayay la Jeclaadeen Laakiin Rafaadkii Argagixisada ayuu u soo xiisay.
13:08
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 25 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 20 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 38 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 88 МЛН
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 238 М.
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 565 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 185 М.
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.
23:57
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 25 МЛН