Nin kaste oo shabaaba oo lasoo qabto waxaan dhihi lahaa hadaa 10 shabaaba oo kale sheegto ciqaabtaada xabsi ayeey noqonee lagu dili maayo lkn hadaa 10 kale sheegi weydo Dil ayeey ciqaabtaadu noqonee
@Munacadeeyqoraxeey9 ай бұрын
Waan kula qaba arintaas
@izackali28618 ай бұрын
10 wayartahay
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
Tiirka marba hadu shabab ka tirsanyahay guleysta cidanka difaca umada iyo dalka❤❤❤❤ dowlada howl fican ayey wada walahi an wada shaqeno cadawga allaha naga saro dhexdena ayu ka buxa
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
QURAANUL KARIIM QURAANUL KARIIM
@AbdullahiAbdi-rv2mw Жыл бұрын
Ilahayow Alshabaab naga qabo waa cadaweee😭
@waxtarkabulshada Жыл бұрын
Alle haka qabto umadda Soomaaliyeed
@adnanmill1111 Жыл бұрын
Askarta naftood hurayaasha ah duruuf ayaa ka muuqata Madaxdana way dilaaci rabaan. Dhalinyarta wadankooda hadayna xaw ku laheen odayaasha xoolahooda ka boobayaan . Dantii waxay ku kaliftay qaar tahriib ku dhintay iyo qaarna Shabaab ayay shaqo ka doonteen. Yaa Rabbit dayacaan iyo calool ushaqeestayaasha nooga hiili . Aamiin yaa Allaah
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
_ENTER SHADOW _ENTER SHADOW
@munasagal2496 Жыл бұрын
Shuute, magaciisaaba shot ah. Koly wa dil toogasho
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Dagaal yahan ha oran waa khawaarij dheh. Dagaal yahan waa faan war waa agagiso qudhn ah
@abdulalahmohamed4227 Жыл бұрын
Asc. very good job maxkamada xabsigiisa laqsiiya ninkaas hadey ku cadaato.
@taifakali19814 ай бұрын
Viva somalia government
@AhmedMohamed-zr3qu Жыл бұрын
Shabab waa gaalo alle haka qabto umada
@FaadumoIlmi9 ай бұрын
Iove❤❤😊😊😊😊
@maancadde73309 ай бұрын
😂🎉
@MaxameddacadMaxameddacad-nw9cv Жыл бұрын
Odeyga walahi wa qaldanyahay nink wahu mudanyahay ino lageyo tiirk
@awomohammed88679 ай бұрын
Balayo ku heshay
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
AUSTURELIA AUSTURELIA
@osmansharif9607 Жыл бұрын
War ma argagaxiso ayaa difaaceeysaa
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
MUQDISHO MUQDISHO VILLA SOOMAALIA VILLA SOOMAALIA
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
maa laraadiyo cidda uu magaalka kala dhex shaqayn jiray
@AxmedIsmacil-zn2rv Жыл бұрын
❤ASC❤
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
TRUE FACEBOOK TRUE FACEBOOK
@halimahassan1981 Жыл бұрын
Waa nin bahal ah ee Xabsi dheer haloo diro
@Cabdikarin-n9p5 ай бұрын
Walee waa
@Abdulkadir-bd1tc9 ай бұрын
CAQLIGA HA SHAKHEEEEYO, YAA AWLAAD-XALAAL...!!! MXAAN KU KEENAY INAAN LAAYO CIIDANKA OO AAN ISKALA TIRSANNAHY, TALIYANA II AH? JAWAAB MA LEH, CIQAABTEEDUNA WAA TUSHAYDA...!!!! 🌹🌹🌹🌹🌹 VIVA CXDS, CXDS, CXDS, CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS CXDS VIVA C X D S
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
NIELSONMANDELA NIELSONMANDELA
@IfrahJama-d4n Жыл бұрын
Illaahay umada ha ka qabto waa cadow soomaaliyeed wa in la tirtiraa😂
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
ALJANAH ALJANAH
@taifakali19814 ай бұрын
Waar shabaab xadilo iska dafaa caadeen 😊
@Y-ADIL Жыл бұрын
Wiilka Madaxweyne Xasan Shiikh Qof ayuu Turkeyga ku dilay wuuna baxsaday sida la sheegaayay Maxkadama Shuute laha soo toogo haha 😅
@SuhaybCabdi-ku3re Жыл бұрын
Maxa mesha kenay 😂😂
@shunmohamedhassan8913 Жыл бұрын
ALLAH ILLAH ALLAH ILLAH 0%0 BLACK BLACK
@suleekhamaxamed28449 ай бұрын
2011 aa xasbunalaha 15 sano ka tirsana xasbunalaha 😊
@ALGOKAR-bo3vt9 ай бұрын
War ANIGAA WAXAA IDIN HAYAA MID SACADAN LATAGAN YAHAY USHAEEYAYA ODAWAD CUNADA WAXYAABAHA AY UBAHANYIHIN UGU GEEYA MOTO ayaan AQANAA MALIN WALIBA WA UQADMEEYAA MIDHAAS HADA RABTAAN ILA SOQ XIRIIRA
@qaasimfoodare73929 ай бұрын
😂😂 hhh wlhi gartista waye war waxo aqli badnaa hh kaxaxaabi he
@sultanlife5385 Жыл бұрын
kuligood waa arsanol
@Cabdirisaaq-q9g Жыл бұрын
Umada alle Hskaqabto kuwaan
@XasanidowCabdow4 ай бұрын
🔫🔫🔫🔫
@user_nageeye Жыл бұрын
Dowlada somalia waxa ka codsana in shabab danbiga somalia ka Galen loo qisaso oo ugu horeyo ropow in loo qisaso ardaydi hotel shamow lagu lay oo asago ku faraxsan walidki iyo ardaydi malinti farxada loga dhigay malin muruga dhigoda la banesty
@Cabdikarin-n9p5 ай бұрын
Walee wax badan xabsi wuu igu hayay habrtaa was dheh wan larabay wax badan ayaan mishinkiisa radinay lkn wuu isura galay sidaan ku mishimi lahay hhhhh