Sarkaal Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis Argagixisanimo ah.

  Рет қаралды 442,551

Somali National Television

Somali National Television

3 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 383
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 2 ай бұрын
Hassan tuurre alle ha u naxaristo
@husseincirboole7604
@husseincirboole7604 2 ай бұрын
Aamin allaha unaxariisto wallalkay hasan tuure
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Aamin
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 ай бұрын
Amiin lkn wiilkan dulmi ayaa lagu haysta xoga aan horey umaqlay illahay xaqa hasosaro yaa Allah xil amina ninkii dilay wakii lasiidayey in wiilkan dulmi lagu haysto halkas ayaa shaki badan kasobaxaya
@jamadgaal5874
@jamadgaal5874 2 ай бұрын
Tuugo aruurtay ninka halyeynimadiisa aa ku haysataan
@najiibdajiye7828
@najiibdajiye7828 2 ай бұрын
Taliye Xasan Turre alle ha u naxariisto geesi qaran ayuu aha wacalkana hala toogto si dhaqsi ah waliba
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto gaashaanle xasan tuure waxa uu ahaa qof qiima badan oo dadkiisa jecelaaa
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 2 ай бұрын
Cabdi qadir cise Profictionl wariye walhi Khabiiir xaga tawinta
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 2 ай бұрын
Kaligiis ma ahan jaajuusiintu ee meelkasta jaajuus ayay kusameysteen argagaxisadu
@abdulhakemyusuf1674
@abdulhakemyusuf1674 2 ай бұрын
Waa bil Ramadaan ninkaan waxaa loo citation maseryr
@ibrahinlaki2437
@ibrahinlaki2437 2 ай бұрын
Haa
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 2 ай бұрын
Mahadsanidiin Intii ka shaqeysay soo qabashada sarkaalkaan
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 ай бұрын
dawlada maxay gaaladu lacagta u siiyan yay u shaqeeyan su aalo badan is way diiya aakhiro ayaa ka Danbaysa waxba Aduunyo ha eegin
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 2 ай бұрын
​@@hasandaahir309gaaladu waxay lacag noo siisa si an dowlad noqono
@massiysomalimohamed2027
@massiysomalimohamed2027 2 ай бұрын
GAALO WANAAG DAD M7SLIMIIN AH KASHAQEENAAYO LAMA,ARKIN, MANA,LAARKI DOONO
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 2 ай бұрын
@@massiysomalimohamed2027 kkk aduunka bangi ayu leeyahay dowlad walbo lacag utaalo ee mucaawino ma aha adeer. Soo ogow keydka dahabka somaliyed ee IMF inoo taalo
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Argagixisada wa in la cirib tiraa waa cadowga jiritaanka umada soomaliyeed
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 2 ай бұрын
Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤🎉
@anisasaciid8536
@anisasaciid8536 2 ай бұрын
Wan ku dhahay bro 😊
@magandacwah
@magandacwah 2 ай бұрын
dowlada xasan sheikh wey shaqeyneysaa Guuleysta
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Guul xassan shiiq
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 ай бұрын
Haa wallahi been waa xaaraan,
@user-ln1pj2kc4z
@user-ln1pj2kc4z 2 ай бұрын
Wax ey shaqeyneeyso ma arkin ee masaakiinta beenta laga sheegaayo halaga daayo
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 ай бұрын
Wax ay qabanayso ma jirto
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Illahayoow soo wada qabo dhagar qabayaasha inshallah waa cirib tirmidoonaan qawaarigta iyo jaajuus inshallah allah naga qabto amiin yaa allah
@LovelyGrassyMountain-lw8vz
@LovelyGrassyMountain-lw8vz 2 ай бұрын
Cabsicabsi ciidanka telefoonada waa in laga qaada😢
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
😂😂maxaa cabsi cabsi ah hadaneh😂😂 adiga Ciidanka miyaa kamid tahay😂😂
@Wehelka145
@Wehelka145 2 ай бұрын
Gudoom9ye shuute madaxweyne dalka somaliya noqonayaa insha allah mar aan dhereyn ufirso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farduus_
@farduus_ 2 ай бұрын
Aniga waxan ka baqaa malinta allah la hortagan yahay in somali 100/ 90 loso istajiyo dhiig qof muslima ilahow imanka noo sug
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 2 ай бұрын
ad iyo ad kkkk
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Allow adigaan kaa magan galnay dhiig muslin..
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 2 ай бұрын
Amiin Amiin ya Rabbi
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd 2 ай бұрын
​@@maandeeqcookingmuxadrahcha7392Amiin Amiin ya Rabbi
@NasiibFiican
@NasiibFiican Ай бұрын
Aamiin
@ManU-fan1
@ManU-fan1 2 ай бұрын
Ilaahow meey toban nadiif u soo harto dowladda waa in meel kasta xafiis/parlement/wasiir/taliye/askari waa in la baara. Sidaan wax maku socon karaan haddaan wax laga qaban. Ilaahey xoolo inagama dhigin
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@warsanchannel7504
@warsanchannel7504 2 ай бұрын
Waa ina nixiyay ninkaasi dhabarkuu iga toogtay naarta alaha ku fogeeye laba xidiglahaa duliga ah bal muxuu sidaasi ciidankii walaalaha ay ahaayeen ugu sameeyay
@saidharedaden1424
@saidharedaden1424 2 ай бұрын
Markay Shabab dalka qabsato ay xil ibalan qaden kulaha
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 2 ай бұрын
Keligiis ma'ahan kuwa badan baa ka buuxa. Taas baa ka Naxdin badan.
@Nimcoabdimuuse
@Nimcoabdimuuse Ай бұрын
Allow iska daa wilka mintitidka ah ka qabo cadowgah
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 2 ай бұрын
Subxanallah ilaahow cadowga naga qabo ma nin cidanka ka mid ah sidaan u quyaamey cidankeena waa xaasid U adeega cadowga kuwa badan ayaa jire hala iska baaro
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 2 ай бұрын
Xaaljira Allaa og ee haddu dhaalimyahay umadda Allaha ka qabto haddi sikale wax ujiraana Allaha badbaadiyo Alla xoog iyo xeelba leh oo waxwalba gun og . runi waayaraatay sabankaane .
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q 2 ай бұрын
Mahadsanidiin
@asliahmed8232
@asliahmed8232 2 ай бұрын
Waa khayr wadan ee dil ha lagu xukumo.
@maryanmoalin9660
@maryanmoalin9660 2 ай бұрын
Mucaawiye kaligisa ma ahan qaar kalo badan aya jire sifican halo baaro insha alaah
@xassanyare9526
@xassanyare9526 2 ай бұрын
Meeshaan jilaayaasha isugu yimi dhamantiina waa idin salaamay Adinka iyo arsenal walaalo ayaatihin Ee qas iyo labka naga dhaafa
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
Hahahahaha 😂😂😂 qaska iyo labka haddii ay dhaafi waayaan maxaa kuu qorsho ah widaayow😂😂
@IfonSaidali-fr8bb
@IfonSaidali-fr8bb 2 ай бұрын
Dila khawarijta asa kawaran ciidankeena qaranka guul insha Allah
@Tubsanmedia
@Tubsanmedia 2 ай бұрын
Inta dhagar ku hayso midnimada ,kala dambaynta howlgalada lagu xoreynaayo wadankeena ilaahay dhagartooda qoorta ha u galiyo,tankale hadii lagu cadeeyo eedan waxaan maxkamada ka codsanayaa in sida ugu dhakhsiyaha badan looga fuliyo Dil toogash si kuwa kale ugu cibri qaataan. Guuul Ciidanka iyo dadka soomaaliyeed wadankeena ilaahay hanoo hagaajiyo, Argagixisada halaag ayaan ilaahay ugu baryayaa insha Allah
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Waxaan maqli jiray waa sac ninkii laha saynta kaga taakanyahay subxaanallah cuquba u baaba’a amiin yaa allah
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 ай бұрын
Hala gubo dil xata mahn mashallha guul dowlada
@user-gg4gd5xe9l
@user-gg4gd5xe9l 2 ай бұрын
Maxkamad shaqeeneeso waaye tan, kuwada saan ilaaheey hagarabgalo shaqadiina❤
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 2 ай бұрын
Alle ha asturo ciidanka soomaliyueed
@Carfaat661
@Carfaat661 2 ай бұрын
DANAB WAA CIIDAN COMPANY EE MA AHA CIIDAN QARAN
@nailsissak3207
@nailsissak3207 2 ай бұрын
Midkaan dilkiisu xaataa nama deeqo inta uu dhibaato sameeyay way midka difacaya ciilkiisa ayaa i haya naga aamus 😂
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 2 ай бұрын
2016😢hdiii Uu asiga kadampye dhalinyardiii lagu lalaye palad dogle waxaa kamid ahaaa wiiil aaayno wllO ahyn hami ficna kalahaaa Aduunka abhiiisa Asigooo hoganka dalka udiaar ah baa as dishe wilkana waa raciyeeen as allha Naga QabtO Dhalinyaradeniii waku maqnyhiiin wax garadkeeeni iO hawenkiii dhamn allha Naga qabto 😢
@KKFHIY4
@KKFHIY4 2 ай бұрын
Allah unaxaristo lkn in dhihisa aye ka muqataa
@nawaaraomar316
@nawaaraomar316 2 ай бұрын
@@KKFHIY4 aaaaD io aaaaD
@Najmonasiin
@Najmonasiin 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto xasan tuure
@yousofabdalla-ok3ws
@yousofabdalla-ok3ws 2 ай бұрын
Waa wiil Xawaadle ah oo kasii ah Ibraahin ciise oo Khawaarij u shaqeeyo oo shirqoolay halyeey Xawaadle waa in stadium Baledweyne lagu dhex toogtaa😢😡😡😡
@fa1765
@fa1765 2 ай бұрын
Taliye Hasan Tuure Geesi u aha Allah u naxariisto
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 2 ай бұрын
Waa Inla,Khaarajiyaa!
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 2 ай бұрын
Bud bud iyo cel joaow iyo cel cali ahmad wan u xiseya jha
@cabdidhere
@cabdidhere 2 ай бұрын
Dowladu dadaal ayeey wada arsenal si walba ayeey iskudayee alle haunaxariisto tuure
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 ай бұрын
HOGAAN CIIDAN YAANAN LAGA DHIGIN WARAABE SO GOOSTAY MA DAAHIRSAMO KUWA HADA. HOGAAMIYAYAASHA AH. HALAGA BADALO WA IGA TALO
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 2 ай бұрын
Allow wa soone Hassan Tuure unaxariiso wxa u ahaa halyeey soomaaliyeed boqor dhiigisu udadatay difaaaca umada soomaaliyeed🙏🏿🥺
@hasanabdi8835
@hasanabdi8835 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto xasan ture iyo intii dhimatayba
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 2 ай бұрын
Shuute hadadan dil toogasho ku xakumin ninkan whi inana les aaminen
@maltamanka2717
@maltamanka2717 2 ай бұрын
Somalia haloduceyo intan kabadhan habar ayey qabta somali
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 2 ай бұрын
Waa dulmigay ka gashay JSL hala garaaco waan kutaageersanahy
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
​@@CabdiwahaabAxmedyuusufhahahahaha kuwa 32 sano beenta loo sheegaayi weli wax miyaa ka dambeeyo😂😂
@CabdiwahaabAxmedyuusuf
@CabdiwahaabAxmedyuusuf 2 ай бұрын
@@jalaamgeedi9830 alshabaab guul guul
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 2 ай бұрын
Kuwan illahay kama cabsanayan waa moryan war ninkan been abuurka kadaya raga shababka ayuu sheegay inay ciidanka shiqolan ayagii ayana dacweyey
@faaraxmaxamedwarsame3749
@faaraxmaxamedwarsame3749 2 ай бұрын
Adinka ayaa ah danbiile hadad basas difaaceydan
@DhdhdjDhdhdjjf
@DhdhdjDhdhdjjf 2 ай бұрын
Cadaalada hala marsiiyo waa jaajuus cad sargaal asagoo ah hadii uu qawaarijta ugana gudbanaayo xogta ciidanka waa in dil toogasho lagu xukumaa waaye meesha waxa ku geeriyooday dhalinyaro sxbadey ah oo nolosha rajo ka laheed iyo mustaqbal wanaagsan oo kasoo lugeeyay kismaayo ayaa 16 qofood ah ayay iska soo dhiciyeen ilaa ay ka imaadaa moqdisho axmed dheere adiga iyo inta meesha ku shahiiday allah unaxariisto qawaarijta gacanteed qofii ku dhinta ayaa nasiib leh waana shahiiday
@mussaali5239
@mussaali5239 2 ай бұрын
Qisaasa wacelka!
@bartashidan
@bartashidan 2 ай бұрын
Waa ilaahey mahadii in lasoo qabtay! Maxkamadaan iyo dadka ka shaqeeya waa in lagu abaalmariyo abaal marinta ku sareysa ee qaranku bixiyo!
@deeqocali5509
@deeqocali5509 2 ай бұрын
Alle tarxma wllkeen geesi qaran ku jeclaa xasan tuure allow unaxariiso. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 ай бұрын
Ninka sharciga hala mariyo 😮bisinka waaba khiyaanu wadan 😢
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
Mala hubaa warkaa sheegeysid😮😮 soo macquul ah in la nabsanaayo
@nicimamustafe9710
@nicimamustafe9710 26 күн бұрын
Illahay in madhi umadii way madhiyeene subxaan allah aakhiro halkay galayan 😢😢
@cabdulaahi688
@cabdulaahi688 2 ай бұрын
Cabduqaadir ciise wariye aan taageero
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
waa qabil Argagixisoh ku nol kk
@user-ek2fl8io3u
@user-ek2fl8io3u 2 ай бұрын
Qabta oo qalqala xaaranta Dalkeenu kanasanwayy
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t 2 ай бұрын
Ayaandarro waa umad Alle cadow isaga dhigay oo dadkoda iyo dalkooda cadow kala tashanaaya .
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Ilaahow jaajuus oo dhan sooqabqabo
@Suldaan.cali.gadaf.9672
@Suldaan.cali.gadaf.9672 2 ай бұрын
Talye hassan tuure allaha ku naxaristo halyay Qaran walal Ayala aan u duceyno in allaha janada ka warabiyo Gacanta midig allaha ka siyo 🤲🤲🤲🤲
@SiyadMohamed-sr9bu
@SiyadMohamed-sr9bu 2 ай бұрын
Ha ladilo
@zhako77
@zhako77 2 ай бұрын
Jaasuus waa dil mana lahan xeer kale ama ciqaab kale.
@mohamudsheikhadam7406
@mohamudsheikhadam7406 2 ай бұрын
Inta qarsoon ka bdn
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 ай бұрын
سبحان الله
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu 2 ай бұрын
Shaki Kuma jira midkaan inu shabaab yahay
@Som7530
@Som7530 2 ай бұрын
Kan hala gubo xaaranka
@ayaanleadvice
@ayaanleadvice 2 ай бұрын
Ninkaan toogasho waaye shuutoow
@huseindhalxash6770
@huseindhalxash6770 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@Duceysane_media252
@Duceysane_media252 2 ай бұрын
Dadka nuucaas ah dalka halaga qabto
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 ай бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@muuna8497
@muuna8497 2 ай бұрын
Alle haunaxaristo qabrigana hauwasiciyo Xasan Ture Halyey bu aha wlhy😢🤲🤲🤲
@kiinadam6590
@kiinadam6590 2 ай бұрын
AuN Amiina Allaha u naxariisto
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 2 ай бұрын
Asc wll waa yaab yaa la aaminaa hadiiciidankii soomaaliya dhexdooda is basaasayo ee halaga fiirsado ciidamada laqorayo
@user-kf3jq9vq4b
@user-kf3jq9vq4b 2 ай бұрын
Horay usoco
@user-sg4ci2io4o
@user-sg4ci2io4o 27 күн бұрын
💛
@fahmaali3542
@fahmaali3542 21 күн бұрын
Subxana allah
@ahmedfarah3698
@ahmedfarah3698 2 ай бұрын
Alaha unaxariisto
@triplegentle7289
@triplegentle7289 2 ай бұрын
Qiyaano qaran
@user-uf3be8ii1x
@user-uf3be8ii1x 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 2 ай бұрын
Waa qaainu wadan deg deg haloo gawraco yaa latoogan ee mindi af la aan ah halagu gowraco😢😢
@AzmaaApdirihmaanarab
@AzmaaApdirihmaanarab 20 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@awm221
@awm221 2 ай бұрын
Subxanallaah 😭
@user-cy7zj3kc9s
@user-cy7zj3kc9s 2 ай бұрын
😊
@user-kr5fz5og4v
@user-kr5fz5og4v 2 ай бұрын
😭😭😭😭
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d 2 ай бұрын
Ok ta
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu 2 ай бұрын
😅😅😅 ANIGU WAXAN DHIHI LAHAAY. HALA XIRO. ILAA. ALSHABABUL SHEYDAN LAGA NADIIFIYO
@mohamedsalad6299
@mohamedsalad6299 2 ай бұрын
Ciidamada dhan waa In baaritan guud lagu sameeyo
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 2 ай бұрын
😂
@canabdiamond6604
@canabdiamond6604 2 ай бұрын
Naxarislawe waaye hala dilo qof muslim dhiigisa la banensanaa hadana islaanimo sheekanayaa gaalo tihiiin
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 ай бұрын
xeer.ilaaliyaha.waa.libaax.cadeymo.waa keenay.ha.la.xukumo.tuug
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 2 ай бұрын
Waa in argagixisada la cirib tiraa guud ahaan
@user-lz5of6xu5p
@user-lz5of6xu5p 2 ай бұрын
Halyeey iyo Geesi rabi Ha u Naxariisto xasan tuure
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Musiibo badana subxanalaah
@sultanlife5385
@sultanlife5385 2 ай бұрын
Ununka halaga jaro waa qaaine
@farhiyoaden9332
@farhiyoaden9332 2 ай бұрын
Allah unaxariisto wiilka dhalinyarada ee ku dhintey dagaalka asgoo wadankiisa difacayo.
@ismaildahir7183
@ismaildahir7183 2 ай бұрын
Cadowsana Ninkan wlhi wan Yabay Hadii ey ku cadahay Dila Wayo Wax lagu kaftamo mahan Wayo Ciidanak buu dhameeye Waliba danab 😢 Ragii alshabab in ey naga celshaan lo sameeye Marak Waa guuldaro tii ugu darbeed ee Alshabab ku Dhacdo Waliba Marki ladilaayo Umada dhan hala horkeeno
@user-et1uo9qb8m
@user-et1uo9qb8m 2 ай бұрын
nio wxaas dawlad maaha meel taliyaashii ciidanka As yihiin mxaa socon kara sidaan wx ka badala
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 2 ай бұрын
Hahahahaha sidee la yeelaa heee😂😂😂 oo xal u aragtaa😂😂
@MahrezYouTuberTech
@MahrezYouTuberTech 2 ай бұрын
Shabaab haday ahaan lahaayeen wwy qlilahaayen kan 😊
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 2 ай бұрын
War shabaabka waxa ka daran kuw dowlada ku jira ee shabaabka la shaqeeyo
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 2 ай бұрын
Saaid
@Zaynab812
@Zaynab812 Ай бұрын
Ninka codkiisa aaaba naxariis miiran ah😢😂 allaa xaqa og iga taga nio😅
@abdulkadirduale769
@abdulkadirduale769 2 ай бұрын
Hal dilo
@user-qd6pv6vk2r
@user-qd6pv6vk2r 2 ай бұрын
alla hogayey ha la dilo balayo hku dhacdo
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 ай бұрын
Waa in la dilaa xayawaanka dhiigya cabka ah
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 2 ай бұрын
qaciinkan waa in siidaa ugu dhaaqsiyaha badan maxakamada ciidanka Ruukta waa in maraqa roodhiiga lagu cujno laga sameeyaa jirkisa wa wasaqeysanyahay
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 2 ай бұрын
Sheeydaan saxiibada calamiga kulahaa gaal ayoow sxb leeyahay
@munaqaali4556
@munaqaali4556 2 ай бұрын
Waa sidii ku dhacday ciidanka qaranka slnd ee garxajis u basaaseen 25 tii
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Maxkamadda Ciidamada & Guddoomiye ku xigeenkii Hodan ee Argagixisanimada lagu eedeeyay
12:25
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 3,5 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 16 МЛН
Each found a feeling.#Short #Officer Rabbit #angel
00:17
兔子警官
Рет қаралды 6 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 523 М.
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh
12:06
Somali National Television
Рет қаралды 224 М.
DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.
50:24
6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir
1:31:18
VILA SOMALIYA 14 June 2024
19:37
SHANTA TV
Рет қаралды 812
How giving people a transaction identity changes lives
3:29
PBS NewsHour
Рет қаралды 97 М.
Ciddi Libaax  - Baydhabo waxaa la qarxiyay kolonyadi Madaxweynaha
43:26
Универ. 13 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:07:11
Комедии 2023
Рет қаралды 3,5 МЛН