Kinsi Haji Aadan 2

  Рет қаралды 424,662

Shabakada Dhanka Bari

Shabakada Dhanka Bari

Күн бұрын

Kinsi Xaji Adan waa maroodi jeex 1986 - Brought to you by Somaliland net - www.somaliland.net

Пікірлер: 113
@najibwerar6117
@najibwerar6117 4 жыл бұрын
Kabankii ustaad cabdinasir macalin ceydid ban dhadhansanayaa
@jaabirana
@jaabirana 12 жыл бұрын
Men am from south somalia (baidoa) but love this song.......allah ha u naxariisto Kinsi. THis song is CLassic. reminds me of Somalia.
@Abdulkga
@Abdulkga 9 жыл бұрын
This image of young kinsi and her baby smile makes me cry.
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 4 жыл бұрын
Me too😥😥
@canshuurcalasow9413
@canshuurcalasow9413 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto aamiin
@deeqamboss5774
@deeqamboss5774 8 жыл бұрын
Illaahay hakuu naxariisto mamo kinsi waxaan nasiib u yeeshay in aan la kulmo dhimashadeedi ka hor laba todobaad xiligaas oo ay ka baxday fanka oo ay hagoogan tahay huga khayrka ee Xijaabka
@xushmedqadarintixgalin6830
@xushmedqadarintixgalin6830 8 жыл бұрын
aduun waa xeerba xeeroo sidii weeye xamag cadaadeed xilbay adhijiri wadaagtaa inagoo xidid iyo gun baara amasa laama xubnaha xumaan hagu falin waxyeelo !cajiip allaha unaxariisto kinsi xaaji aadan heeskan waaa qoto dheeryahay ninkii fahmi karayaa fahmay great song
@Abdal_hassan
@Abdal_hassan 10 жыл бұрын
alah haa kuu naxariisto walaahi waa run fanaanita hore iyo kuwan dambe shaqo isku maa leh bal quruxdeeda eeg alla yar xamik yaa kinsi xaaji
@MaxamedShimbir-c9p
@MaxamedShimbir-c9p 7 ай бұрын
Anuu qiimayn aan sameeyay Kinsi xaaji aadan iyo cnaasir macalin caydiid oo kamanka utumayah waxay ahaayeen dad isku dhinta waraysigii la waraystay bari dhawayd cbaasir waad ka yaabiba xaaladaha kinsi iyo isaga iyo suduu utaageeri jiray alle ha unaxariisto dhamaantood
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Xareeda Laguma wacnaadoo Abaartana lama xumaadoo Aduun xoor maaha gudhaayee Haduu kuu xeel furnaado Xogtiisana ruux ku siiyo Xasuusta lagama gooyee🥺🥺😭😭 Xagaaga markaan u ciiray Inaad xagan iga baydhaa Xeerkiisa jaceylka maahee Xan iyo ceebi yay ku raacin Caleek habiibatii jannada fardowsa rabbi hakaa waraabiyo She is my favorite singer all of the time ♥️♥️😘kinsi haaji aadam aw xuseen ♥️
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 4 жыл бұрын
Aamin rabi janatu firdawza ha geeyo
@MaxamedShimbir-c9p
@MaxamedShimbir-c9p 7 ай бұрын
Wlee erayo dhaxal gala wll qiiro qiiroh
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Aduun waa xeerba xeero, sidii weye xabag cadaad oo, xil bay adhi jiri wadaagtaa, Innagoo xidid iyo gun baara, amase laamaha xubnaha ah, xumaan haygu falin waxyeelo" Cajiib!! Xigmada ku duugan heesta kaliya waxaa Fahmi kara qof indheer garad ah iyo qof miyi soo maray waliba xoolo so raacay" AUN Boqoradii Fanka "kinsi Xaji aadan" my Fav singer❤🙏
@abokorsaed9390
@abokorsaed9390 Жыл бұрын
Anigu boqorada codka kinsi xaaji aadan baan siin lahaa allahawnariistee
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 4 жыл бұрын
Xareedda laguma wacnaadoo Abaartana lama xumaadoo Aduun xumba maaha gudhayee Haduu kuu xeel Furnaadoo Xogtiisana ruux ku siiyoo Xussuusta lagama gooyee Xagaaga markaan u ciiray Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa jacaylka maahee Xan iyo ceebi yay ku raacin Aduun waa xeerba xeeroo Sidii weeye xabag cadaadoo Xilbay adhi jiri wadaagtaa Inagoo xidid iyo gunbaaroo Amase laamaha xubnaadoo Xumaan haygu falin waxyeelee Xagaaga markaan u ciiray Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa jacaylka maahee Xan iyo ceebi yay ku raacin Sidii faras xamar is xooday Amase geenyo xariir la taagay Xudu iyo shaal lagu hagoogay Haday xaragadu ku qaado Xidigahan uu ku geeyo Wuxuun baa la xeeriyaayeey Xagaaga markan u ciiray Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa jacaylka maahee Xan iyo ceebi yay ku raacin Erayadii: Axmed Saleebaan Bidde Laxankii: Axmed Gacayte AHU
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Xagiina ehelow iin Sha allahu gaarsii mooge dhamaan tuulooyinka dariskaaga miyi iyo magaalo dhalinyarada addunka hadda maasheeyey illaahey baan ka magan galney amiin from fayadhowre somalipuplic health without a borders gedo health center
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Mobilizer Covid 19 pandemic awerness Asia and Africa
@abdisalanabdullahi5862
@abdisalanabdullahi5862 4 жыл бұрын
Laxanka Amuu Jiim lahaa sxb
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 9 ай бұрын
kinsi Haji aadan ee uu mireheeda lahaa abwaan maxamed maxamuud qaaqaay
@diriyageddi1178
@diriyageddi1178 12 жыл бұрын
ilaahoow kuu naxariiso kinsi xaaji aadan
@si-hf6hq
@si-hf6hq 2 жыл бұрын
Our QUEEN may Allah (SWT) give mercy for any transgressions. No one perfect, No?
@iluvxamar
@iluvxamar 15 жыл бұрын
Bal isku Fiiri fananinta yar yar e imunka so baxay iyo kuwii hiore iyo weliba dunidan Gaartay horumarka weyn.. walee la isma ag dhigi karo Masha Allah aan iraahdo Kinis Mid gaari kareysa Kuma Jirto Quruxleeey... I love da way she dressed up masha allah...
@cqaadirismail3089
@cqaadirismail3089 4 жыл бұрын
WOw! 10 years ago allh ku sharfo wll Dunidi hda 2020 ayeeyba sii hormarty weliba fankii mel xun kusii socdaa faladagan iyo yareey malgu hayaa a noo fanaan ah
@shamsadii
@shamsadii 2 жыл бұрын
Aamin fater 12 years kadib .alaah ha u naxriisto kinsi x aadna
@saidtahliil5679
@saidtahliil5679 5 жыл бұрын
Ilaaahoow u naxariiso walasheen kinsi xaaji aadan dad waa dadkii hore 😭😭😭❤❤
@saxaneali7891
@saxaneali7891 9 жыл бұрын
maansha alaah kinsi cod iyo soo jiidasho ale waa siiye rabi naxariistiisa ha siyo aameen
@Madadaal
@Madadaal 17 жыл бұрын
Beautiful, Mahadsanid Kinsi hees macaan cod macaan.
@abdixaliye1649
@abdixaliye1649 7 жыл бұрын
Abdi xaliye
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Abdi Warsame 9 years ago lol
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Brother 12 years ago wakhti dheer wlhi😭😭imika halkeed ku sugantay
@Rageahcade114
@Rageahcade114 4 жыл бұрын
Waa wareey 12 sano ka yar waq wuu cararayaa welee waa 2008 imaka nh 2020 aa
@suubansamatar8679
@suubansamatar8679 2 жыл бұрын
Ilaahey maamo kinsi x aaden naxariis waarto hasiiyo heeskan waxaa iigu horeysey 2008 jully oo mareykan fasax ujoogey waana markii ay dhimeytey runtii markaan taarto ilaa 5x ugu yaraan aan dhageysto kama xiiso dhoco ilaahoow jane kinsi 🥲
@jamajama7292
@jamajama7292 4 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto kinsii haji aadan
@maryannoor2222
@maryannoor2222 Жыл бұрын
My queen Ilaah naxariistii jana fardowsa haku siiyo
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 20 күн бұрын
Such a beautiful Woman
@abdihamidasalafialathari8628
@abdihamidasalafialathari8628 10 жыл бұрын
Xagaaga markaan u ciiray xaska inaad iiga baydho Xeerkiisa jacaylka maahee Xan iyo ceebi yayna ku raacin Ninkan ay jeclatay waxa la yidhaahdaa xanas qafiyaduna xarafka xa ayay ku socataa Layaab. Abwanadi hore
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN Kinsi
@samsamsamsam1743
@samsamsamsam1743 9 жыл бұрын
Mansha allah eedo ilahay haku naxaristo adiga iyo intii dhimatay ee muslina
@pierrenour2014
@pierrenour2014 4 ай бұрын
midhaha laxanka fanaanada all is one TRIPE HY VIV
@MegaHuslen
@MegaHuslen 12 жыл бұрын
wooooooow kinsi x aadan boqorada fanka ayay ahayd ilow u naxariiso aamin
@anissahassan9932
@anissahassan9932 5 ай бұрын
Ilahoow uu naxariisto my doumachi 👍rest peace my dear kinsi xaji Aden 🤍💚❤️💕🌸
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 3 ай бұрын
yaarabi unaxariiso kinsi
@YuusufGoohe
@YuusufGoohe 11 ай бұрын
Ale .hawunaxaristo Mamo.kinsi
@sharmakeaden1999
@sharmakeaden1999 8 жыл бұрын
alla yaa arxama raximin fananad somaliyed ayay ahayd waliba tanzania ayay kudhalatay inta aysan geriyon 2sano o kahoraysay ayan lakulmay malin aniga iyo wel ay ilma ader ahayen o an saxibo anu ahayn
@samanabdirashid1138
@samanabdirashid1138 Жыл бұрын
Allaha unaxaristoooo walal
@sucaadahmed9124
@sucaadahmed9124 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto, qurux iyo cod ba wey lahayd
@suldansare2008
@suldansare2008 14 жыл бұрын
xareeda laguma wacnaadoo, abaartana lama xumaadoo, adduun xumba maaha gudhaysee, haduu ruux kuu xaal furnaado xogtiisana ruux ku siiyoo xussuusta lagama gooyee, xagaaga markan u ciiray inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylka maahee xan iyo ceebi yay ku raaci. Kinsi xaji aadan
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Alla yacisak brother Alla qabriga ha u nuuro kinsi xaaji aadan aw xuseen she is ma favorite singer all of the time ♥️
@canshuurcalasow9413
@canshuurcalasow9413 3 жыл бұрын
@@najahothman4195 alla unaxariisto
@MusaMohaned
@MusaMohaned 6 ай бұрын
This is my favorite song
@waranweertube
@waranweertube 4 жыл бұрын
Qiiro ayaa i qaada farxad iyo murugba leh markaan kinsi iyo kuwii lamidka ahaa arko fankii mee tolow maanta balbalarka noo heesay Sa iyo faladegan
@kafia71
@kafia71 13 жыл бұрын
ilaahaoow unaxariiso!!!! iya iyo intii dhimaatayba!!:)
@fadumoali7402
@fadumoali7402 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto amiin..cod iyo qurux
@Jaabirapdiqaadir-oq9wr
@Jaabirapdiqaadir-oq9wr Жыл бұрын
Kinsi x andan waayo waayo
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Xareeda lakuma wacnadoo Abartana lama xumadoo Adunba ma ahan xunbo gurayee Taasiya been ah Allh yarxam
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
HAbaR yonisay
@filsanahmedyarre8881
@filsanahmedyarre8881 4 жыл бұрын
Kinsi xaji Aadan alle Hakuu naxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdibasidosman6405
@abdibasidosman6405 11 жыл бұрын
boqoradii fanka somaliyeed ilaahow haw naxariisto
@maxamedbarkhad9489
@maxamedbarkhad9489 8 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto kinsi xaaji
@maxamedbarkhad9489
@maxamedbarkhad9489 8 жыл бұрын
ilaahay haku naxariisto mamo kinsi xaaji aadan jano fardawsa ilaahay haku geeyo dambigaagana ilaahah hadhaafo
@abdinuurdiirie4811
@abdinuurdiirie4811 7 жыл бұрын
ilaahay hakuu naxariiso
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waryahe abti ciyarta igada ee aniga isoradi 20jir Nasko tagan yahay obikir na ah
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Barigaa
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Xeer
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm Ай бұрын
WAay..tacka
@najibwerar6117
@najibwerar6117 4 жыл бұрын
Abdinasir macalin ceydid sidu cuudka 1986 oga hadlinaya imnka ugama hadliyo ma gabaw baa helay
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Niyaw amba waan fahmi waayay zxp laga yaapaa inuu ilaaway
@arfahdaud2180
@arfahdaud2180 4 жыл бұрын
Allow kunaxaristo
@kannaazizou1316
@kannaazizou1316 6 жыл бұрын
laxankaan waxaa xaday axmed zaki
@yuusufjaamac7805
@yuusufjaamac7805 4 жыл бұрын
Meshaas halmaalinbaa boqol heesood lagu duubay meeshuna waa buurta gacan libaax kabanka c/naasir macalin caydiid
@MaxamedShimbir-c9p
@MaxamedShimbir-c9p 7 ай бұрын
Musika oo kalaiyah iyadaba daa yooh
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 13 жыл бұрын
Allah Hakuu naxariisto
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Maxa kogo wacan kis iska waalka mousse maxad ko haysata isago hargaysa jooga ya lago iheriyaay gabadha
@absuge2010
@absuge2010 13 жыл бұрын
alle how naxariisto aamiin aamiin
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ee wa isyiqineen
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm Ай бұрын
Sorey
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 2 ай бұрын
Ereyada: Axmed Saleebaan Bidde Laxanka: AUN Axmed Gacayte Yuusuf Kabanka: AUN C/naasir Macalin Caydiid Codka: AUN Kinsi Xaaji Aadan
@boqorkareerhargeisa1796
@boqorkareerhargeisa1796 7 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso
@frankie3005
@frankie3005 16 жыл бұрын
waw was Kinsi cool like this i didnt know da guys... da was old i wish to reverse the time for Kinsi
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 2 жыл бұрын
Where do you a living bro
@abizam
@abizam 15 жыл бұрын
viva kinsi boqorada
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto fannaanad qaran!
@SOOMAALA
@SOOMAALA 7 жыл бұрын
Cabdluqaadir...maxmad..cabdlLlh..AXMAE
@SOOMAALA
@SOOMAALA 7 жыл бұрын
Cabdluqaadir...maxmad..cabdlLlh..AXMAE
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Inagoo
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Hadi ay ka maraso
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Kani gacan dhafkana woyaqana ya la yiri
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Ma aragtay
@SOOMAALA
@SOOMAALA 7 жыл бұрын
SOOMAALA
@deeqbadbado
@deeqbadbado 13 жыл бұрын
HALMAR DIGA KINSI
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Inaad carartaan
@kaamali4574
@kaamali4574 5 жыл бұрын
2019
@toghdeer01
@toghdeer01 15 жыл бұрын
walaal aan ku saxo kinsi waxaa soo saaray abwanka caanka amed.s.bide waxyna noqotay xidigada kowaad ee cidamada asluubta ruwaayadii ugu horesay ee ay kooxa asliibta la dhigto waxay ahayd(jacayl kala waalan iyo wajiyaal is xasuusta) oo alifay a.s.bide sidaa ula soco.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Suurato Naasri بسم الله الرحمن الرحيم اذا جاء نصر الله Ya logo meheriyaay ee kan mosa ah madan fahmin waxo uyimid waxa la barayaay wax qabadkisa ismacill
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Isaga kadanbeya
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Isaxaaqa maaha
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 7 жыл бұрын
Ereyadii axmed saleban bidde
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Astgfkrta badi
@said.mohamed
@said.mohamed 4 жыл бұрын
Isaxaqa
@pooplolakarbawesomeness6924
@pooplolakarbawesomeness6924 8 жыл бұрын
abdirahman abdi
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Mobilizers cudurada faafa wacyigali clts odf OTP SFP water supply mobilizers
@cabdihasan8237
@cabdihasan8237 9 жыл бұрын
Wwwww
@SOOMAALA
@SOOMAALA 7 жыл бұрын
ASC
@MrFarhan2
@MrFarhan2 14 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Jaamac waxo kenay ismacil geed xareed kan maxa kale o0 laga sogaya
@kafia71
@kafia71 13 жыл бұрын
ilaahaayow unaxariiso!!!! iya iyo intii dhimaatayba!!:)
Kinsi Haji Aadan
7:18
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 679 М.
Kinsi Haji Aadan 3
5:20
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 71 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 17 МЛН
MOOSHIN SAQRAANSAN AMAR ALLE LAAKIIN 16 October 2024
31:59
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 11 М.
KINSI XAAJI AADAN ( Allahayoow dhib badana )
4:55
H E E G A N - C H A N E l
Рет қаралды 12 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 322 М.
Cabdilaahi Cumar Xarago Iyo Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "BALANTI LABADEENA"
12:41
kinsi xaji aden
6:56
Hamza Warsame
Рет қаралды 512 М.
Kinsi Xaaji Aadan Aun Heestii Xareeda laguma wacnado
4:01
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 900 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 422 М.
**Kinsi Xaaji Aden Ahun | Heesta Ana Laanta Ubaxa
7:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 64 М.