Kinsi Haji Aadan

  Рет қаралды 679,195

Shabakada Dhanka Bari

Shabakada Dhanka Bari

Күн бұрын

Kinsi Haji Aadan, waah waah, waayo waayo 1986 Maroodi Jeex - By Somaliland Net, www.somalilandnet.com

Пікірлер: 166
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Waa saar jacaylkuye Saacada iyo miridhkiyo Subaxaan ku wayaaan Kabaha suumankoodiyo Sandhaladu I saafaan Dadkaaaaaaaaa..... Muruqa ala laba suul Qofba si u yaqaan Adna kuuma sari sana Halkaad cagaha saar layd Waa intood la seegtaa Haka dhicin salaamada Qaar lagu sigtaa jiree Hadii kalena sii soco Sahandanbaad garane Caleeek caleeek axyaa hees alle qabriga hakuu nuuro kinsi xaaji aadan aw xuseen Still favorite singer ♥️♥️
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 2 жыл бұрын
Amin amin ilaahay jano fardowso ha ku irsaaqo
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Жыл бұрын
All we got left is some old videos here and there. The realisation of what we lost is so painful. There is no light at the end of the tunnel either, not in my life time at least.
@mohamoudali8652
@mohamoudali8652 25 күн бұрын
That is the reality! I could not agree more because that statement is powerful bro!
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 5 жыл бұрын
Maxay Adduunyo macno leedahay maantaba waataa kinsiyoo quruxda iyo codkaa lahaydba innaga hooseysee Rabbi naxariistiisi janno ha siiyo Marxuumada
@khaliifaofficail5756
@khaliifaofficail5756 10 ай бұрын
Aamin zxp😢 Alle ha u naxariisto
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Ай бұрын
Allow unaxariiso. Siday ay heesta ugu tugleyn uguna luuqeyn baa wax lo dhigo jirin❤
@mohamedmohamed5198
@mohamedmohamed5198 5 жыл бұрын
Kinsi hagi adan. Ilahay ha u naxariisto oo janadii fardowza hageeyo. I love her so much. He was my favorite singer in Somalia. Aad baan ugu naxay geeridedii. Big love from Bihi in puntland.
@Amal8327
@Amal8327 5 жыл бұрын
dadbadano reer puntlana kinsi jecel ban arky alah ha u naxariistee
@mohamedmohamed5198
@mohamedmohamed5198 4 жыл бұрын
Abaayo waa legend dadkii hore oo idil way jecel yihiin. Of course reer puntland hadaan nahay waan jecel nahay fanaaniintii hore. Ilaahay ha u naxariisto waan u duceeyaa. Waan jeclaa inaan live u arko laakiin ma qalfan.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@mohamedmohamed5198 xilimay dhimatay wll kinsi laakiin yaraanbay ku dhimatee ale ha naxariistee
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Qurux badanayde mar la arag bay ahay Raabi ha ku naxriisto ameen
@Mahrez7596
@Mahrez7596 Ай бұрын
Xidigtiii Waabari Kinsi Xaaji Aadan Xuseen😢 Maaamo macaan ilaaahay Naxariiistii janno hakaaa waraabiyo wllhi Mar la arag bay ahayd Kinsi Qurux iyo cod buu Alle isku raaciyay Si Niyadaan kuugu ducuuyay maamo Qali😢💔🤲
@mustaphesool4429
@mustaphesool4429 9 жыл бұрын
allaha u naxariisto kinsi x aadan aw xuseen waxay ahayd fanaanad xidigad kanoqotay riwaayado badan oo somaliyeed heestani waa eriyadii abwaan axmed saleeban bide
@sharmarkeabdi3789
@sharmarkeabdi3789 4 жыл бұрын
ereyadii abwankii weynaa axmed saleban bidde 🌻 ilahey cimrigisa ha rajiyo abwanka kinsi AHU 😢
@abdisamadsuleyman7090
@abdisamadsuleyman7090 5 жыл бұрын
Waa saar jacaylkuye Saacada iyo miridhkiyo Subaxaan ku waayaa Kabaha suumankoodiyo Sandhaladu i saafaan!❤
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Abdi zamad wll fariintayda hadaad aragto reply isoo celi thanks brother
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
Sandhal, ma aha waa indhalka
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
indhale, waxaa ladhahaa Suulka lugta iyo Farta kuxigto meesha udhaxeyso, wixii ku aadan
@shumeeey
@shumeeey 14 жыл бұрын
Every somali singer has its own style but the one with Kinsi is unique and has a high-stake! Viva Kinsi. not only u have a wonderful voice u r also very beautiful Marwo with great chrisma, hard to find with kind of combination, Well done Marwo Kinsi!
@khadaraxmed7588
@khadaraxmed7588 10 жыл бұрын
Goobtu waa Maaroodi Jeex magaalada Hargeysa. Erayadii Axmed Saleebaan Bide iyo muusigii Cabdi Naasir Macalin Caydiid. Sanadku waa lix iyo sideetankii.
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 10 жыл бұрын
What a Song What Singer Allah Godka Ha Kuu Nuuro Kinsi....Heestaa Oo Kuu Baxaysa Buurtii Sheekhna Aad Faganayso Nus Kiilo Gaafane Ahna Ku Ag Yaalo Loool
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 жыл бұрын
😂😂😂
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto hooyo kinsi Allaha yaa raxma jano fardowsa ku nolow Hooya macaan ducada umara hooyo kinsi Allaha 😭😭😭
@adeecsanhajji723
@adeecsanhajji723 2 жыл бұрын
Wll adiga kinsi miyaa ku dhashay
@guronjirewalhad4254
@guronjirewalhad4254 12 жыл бұрын
allaha kuu naxiisto kinsiyeey ,, rabi janadii fardawsa ha kaa waraabiyo inshaa allaah ,waxay ahayd fananad qaran
@khadrasanqadhyare5707
@khadrasanqadhyare5707 7 жыл бұрын
fananad qaali ah kinsi xaji adan alle haw naxaristo iyadoo wadad ah bay dhimatee
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 4 жыл бұрын
Every time I watch this song, I just listen to the wind blowing right at the beginning of the song.. It's like it was telling us what's about to come seriously with in 2 years in 1988..will change Somaliland forever like no any other sadly
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Ahmed Aden Waa runtaa 😢
@-H4mburger-
@-H4mburger- Жыл бұрын
All I see the sadness in her eyes 😢.
@SiciidMahamuud
@SiciidMahamuud 11 ай бұрын
​@@-H4mburger-pqpqpqpqqpqppqqppqpqpqppqpqqpqpqppqppqpppqppqppqqpppqqpqpqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqpqq
@mohamoudali8652
@mohamoudali8652 25 күн бұрын
@@-H4mburger- True! You could just tell from her body language and mood that gruesome events were about to be unleashed.
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Codkii boqoradi codka kinsi xaaji aadan Laxankii: axmed gacayte Kabankii: cabdinasir macallin Ereyadii: A. S. Bidde Boongaha: mustafe kiiko
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
October 1986 after 2 years meshas wa hargeisa cir iyo dhul buu nagu garacay afweyne maati iyo caruur xasuuq ku sameyay we will never forget caruurta yadana wanu barna dhayal 50,000 ka badan uma dhiman mana maqli karo somali ba is wada dishay anaga xoogii dalka nalagu layay intasi in leeg na kama dhiman clakulaxal waxan ahay xoor dib u dhici mayso lkn kinsi Allah ya raxma yadana
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Meeshaan Hrgeysa ma ahan waa Afgooye. Teeda kale taariikhda Beenta jooji maqruumyahow dadkii noolaa ayaad rabtaa inaad taariikh been ah oo Qabyaaladaysan u akhridid.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@cadeycali6723 naa soco dhilayay daarood waa hargeisa meeshaniye midakelle taariikh buu sheegay ninku Oo dhici mayso dhib unoqosho Xamari dhilaa ku dhashee 🤧🤧🤧
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@cadeycali6723 dhilo soco adaa oromiyo waxkasta ka darane Ciilanyay orod adeerka afweyne utag qabrigiisi xaraanyay Idinka bilaa taarikhe Reer Faqashy halkaasu siilkagu ka uraya 🤮🤧🤧🤧
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@@cadeycali6723 waa hargeisa buurihii naasa hablood ayaan arkaaba wlhi
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 3 ай бұрын
Mahadsanid qoraalkaga xusuus ayan dib u noqdey xagal 90 digre ah..
@robledadar8289
@robledadar8289 9 жыл бұрын
Kinsi Axyaa Kinsi my favourite singer in all the time ALLAHA U NAXARIISTO
@MaxamedMaxamuudMaxamedFaduun
@MaxamedMaxamuudMaxamedFaduun 2 ай бұрын
Allha ha unaxariisto waxeey eheed fanaanad qaran ianada Allha ha kugu casuumo
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
sorry inaan weynay qofkaa qaaliga ah alle ha kuu naxariiso waxay geeriyootay 5 sanno ka hore June 2011 ilahy ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
@Madadaal
@Madadaal 15 жыл бұрын
heestani waa heesha aan in badan raadinayay. long time. VIVA KINSI
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 Жыл бұрын
Axyaa hees alle hakuu naxariisto kinsi xaji adan aw xuseen.
@MohamedAli-bg2ty
@MohamedAli-bg2ty 11 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto kinsi xaaji aadan ilaahay Jana fardoowsa haka waraabiyo ameen ayaa leenahay
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 3 ай бұрын
Kabankii ama cuudkii ustaadkii waynaa ee cabdi naasir macalin caydiid AHUN
@dekaqueen20abdi91
@dekaqueen20abdi91 6 жыл бұрын
RABOOW U NAXARIISO AMIIN WA fanaanti QARANKA SOMALIA
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
Wow Amazing live Voice allahyarhama. Kuwa hadda heesa midna Kabaha kinsi ma gaadhi karto
@daahirjaamac5298
@daahirjaamac5298 4 жыл бұрын
Kinsi xaji aadan Allaha u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo. Weli waan dhageystaa heesaheeda aad baan u xiiseeyaa, laakiin waa dhimatay Allaha u naxariisto Janatul Fardowsa Allaha ka waraabiyo.
@darwishboy5255
@darwishboy5255 5 жыл бұрын
Ilahay. Ha u naxaristo kinsi xaji aadan waxay aheed fananad qaali ah cod mcn ilahay u ha I naxisto
@alisaid2008
@alisaid2008 4 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii a.gaceeyte codkii kinsi x.aadan
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 4 ай бұрын
I hope she ends up in Janno I love her
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Halkaad cagaha saarlayd Waa intood la seegtaa Haka dhicin sallaamada Qaar lagu sigtaa jira'e💯✍ AUN kinsi Xaji aadan🤲 aad ayaan u jeclahay Fanaanadan iyo heesaheeda walow uusan waqtigu igu saacidin in an lakulmo oo aanan isku jiil ahayn😪
@ahmednuur7363
@ahmednuur7363 11 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto kisi xaaaji aadan waa fannaanintii qaranka kuwoodii ugu caan sanaa
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 3 жыл бұрын
This song is 1986..2 years later the whole somaliland change forever
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 жыл бұрын
Halkaad cagaha saari lahayd waa intaad la seegta haka dhicin salaamada👍 Allah ha u naxariiisto
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 3 жыл бұрын
Maalintan ay fanaaniintu halkan ka heesayaan was 17-10-1986 waa sanad guuradii 2aad ee 17-10-1984 oo ninkii garanayaa GARANAYO kii kalena aan loo sheegayn
@abanuromar6729
@abanuromar6729 5 жыл бұрын
The top somali song kinsi, waberi legend
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 жыл бұрын
beeraahii afgooye ilaahay ha u naaxaariisto aqiiraan jaano ha galiyo [kinsi xaji aadaan]
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 2 жыл бұрын
walaal maaha afgooye meeshu waxa la yidhaahdaa Maroodi jeex waa hotel ku yaalay Hargaysa duleedkeeda sanadaddii 1980’kii xaflada ayaa lagu qaban jiray habeenada ciidahada iyo sanadka cusub fanaaniintuna heesaha ayay ku duubi jireen
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto fannaanad qaran!
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
mohamed gesey abuse of the word qaran!
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
Heesuhu siyaasad magalaan heestuhu waa dhaqan qoomiyadeed
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
horaa looyiri kolki gumestuhu hawd ku darsadey intuu horey u liqey: wadada loo maraa wed yaallaaye wardheer dhul wanaagsaneda!! Allow umadan qabyaalada iyo isnaceybka sheydaanku dhexdhigey na tus iyagoo walaaloobey qalbigoodana isu dun.
@cshugrixade4841
@cshugrixade4841 7 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG beerlaxawsigaa waatii laga ilbaxay 1991 docdaada xorayso ilaahow s.land garansiiyay inay wadankoodii kala soo noqdaan koonfur baa kun jeer mahadleh.
@libancumar8412
@libancumar8412 11 жыл бұрын
Alla ha ka dhigo xuural ceynta janada ka heesta aamiin.
@abdibasidosman6405
@abdibasidosman6405 11 жыл бұрын
10/10 ayan sii lahaa kinsi ilaahay haw naxariisto
@khaliifaofficail5756
@khaliifaofficail5756 10 ай бұрын
😢😢😢maamo ilaahay ha kuu naxariisto 😢
@OmarAli-wk8kd
@OmarAli-wk8kd 9 жыл бұрын
war waan idiin wada salaamayaa All of you inta aan isku aragtida nhy e yaaa si wacan u fahmi kara ereyada alaah how naxariistee kinsi Afka ayeey isku qaba ty ba lama dhuuxi karo ereyada qeeybta koobad mooye e yaaa igu dhaama
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 Жыл бұрын
Axsan sowd ilaahoow ku naxariiso
@waxaro-raacchanale250
@waxaro-raacchanale250 24 күн бұрын
Ilaahow u naxariso
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 4 жыл бұрын
Illahay ku naxariso kinsi xaaji aadan
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Ax heestan macaan lyric love you
@saidmahomed4086
@saidmahomed4086 5 жыл бұрын
haka dhicin salama qaar lagu siktaa jira alla ya raxma kinsi
@somalify
@somalify 14 жыл бұрын
w0w ... kinsi yare waa fanaanad qaali ah ... kabax manaasha alaah
@cabdiwasac245
@cabdiwasac245 3 күн бұрын
Allah yarxamaha
@happyface18may
@happyface18may 12 жыл бұрын
Halkaad cagaha saarlayd Waa intood laseegtaa Haka dhicin salaamada Qaar lagu siibtaa Jira'ee...
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Wllo ma nooshahay
@jaambiir8
@jaambiir8 4 жыл бұрын
Waayo waayo iyo fankii hore kinsi Ahun waa Hargeysa iyo bustaanadii hoygii murtida iyo suuganta hargaysa cadeey. Durgubada siduu u tumayo ayaaba kaga daran
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 жыл бұрын
Knsi xaaji allaha u raxmee waxay qof mug iyo miisaan wayn kuleh fanka umada somaliyeed
@maxamedbarre7559
@maxamedbarre7559 4 жыл бұрын
Hadii kale sii soco saladabe garane
@jaama20
@jaama20 12 жыл бұрын
R.I.P KINSI , FROM OODWYNE
@ilkacaseemohaa1688
@ilkacaseemohaa1688 8 жыл бұрын
Aun kinsi best beautiful vc
@MegaHardo
@MegaHardo 14 жыл бұрын
I MISS SOMALIA
@douranmowlid3527
@douranmowlid3527 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@cabdiwasac245
@cabdiwasac245 3 күн бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@Caliya2020
@Caliya2020 5 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto Kinzi x Adan 🥰❤️❤️
@jamaaddirie6938
@jamaaddirie6938 2 жыл бұрын
Allah yarxamAk my sister
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@abdulmohamed2176
@abdulmohamed2176 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@mohamedyusuf4190
@mohamedyusuf4190 5 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto
@arliiban
@arliiban 5 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto Kinsi
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@hodan55
@hodan55 15 жыл бұрын
wow. ha ka dhicin salaamada i love kinsi
@cabdiwasac245
@cabdiwasac245 3 күн бұрын
Aamiin
@cabdiqaadirkaahin8017
@cabdiqaadirkaahin8017 5 жыл бұрын
Hadii kalana siisoco saa danbaad gareeneey illhy hakuu naxariisto
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
Umaa jeedo docialkii amrika kuu dhiintay haa badaliin kuu maa naqaan inink caado
@ahmedabdi571
@ahmedabdi571 9 ай бұрын
Xamar ayaa lagu qaaday heestaan
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Vampire slayer daires huno dhegdheree
@maxamedcali2192
@maxamedcali2192 6 жыл бұрын
Alla dambigeeda hadhaafo
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
halka cagaha sarleyd wa inta la segta haka dhicin Salamada qar lagu sibta jire kinsi xaji adan illah ha u naxaristo runti waxa la oran Kara wa hoyo somaliyed
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Illhy ha unaxaristo mamadeena qliga rabow udanbi dhaaf
@qaaqaay
@qaaqaay 14 жыл бұрын
SOMALIA maasha,alaah MUGADiSHOW
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 2 жыл бұрын
Muqdhisho maaha halkani waa hotelkii Maroodi jeex ee ku yaalay duleedka Hargaysa biyo xidheenka agtiisa
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 жыл бұрын
Soomaali aad moodayso maaha
@abdirahmanahmed7484
@abdirahmanahmed7484 7 ай бұрын
somaliland markasyayaqanay
@Minaa_s11
@Minaa_s11 13 жыл бұрын
ilahay haw naxariisto
@beel-daajeawmuxumed9462
@beel-daajeawmuxumed9462 5 жыл бұрын
Waa huteelkii maroodi jeex...
@Daemigrant
@Daemigrant 15 жыл бұрын
ooof oof, afkaaga madheedh iyo midho iyo malab dhurde lagu qabey!!! waxaa saa hees la yidhaa wa ilaa bilaash!
@najahothman4195
@najahothman4195 4 жыл бұрын
Fariintayda hadaad aragto reply isoo celi adoo raaliya
@qaaqaay
@qaaqaay 13 жыл бұрын
kin , waa Naak somali eh magaratay
@Dek27chanal
@Dek27chanal 9 ай бұрын
waaaw
@salauddin3778
@salauddin3778 9 жыл бұрын
Waaah waaaah yaaaa salaaaaaam eeesh calaaa hees
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 11 жыл бұрын
illay hunaxaristo janatul fardhousa Allah hakugudaro. she was may habaryar.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
KM Kinsi xaaji Aadan ma habaryartaabay aheyd xilimay dhimatay se Ale ha naxariistee bal intaas isoo sheeg
@Awlio1
@Awlio1 12 жыл бұрын
Kinsi AUN ,she my is favorite Awlio fr Afgoye
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 6 жыл бұрын
Waa sanadkii aan dhashay waaw
@SuperKhalif
@SuperKhalif 14 жыл бұрын
kadaa laqbka laysugu ma yeedhee waa fanaanad weyne ....
@maxamedbeyle2661
@maxamedbeyle2661 Жыл бұрын
Long time baad qortay m.s mano shahy sxb
@hafza7541
@hafza7541 7 жыл бұрын
Heestan lyrics keeda ha la igu caawiyo
@xeraale2003
@xeraale2003 13 жыл бұрын
Kinsi..i love u
@maxamedbeyle2661
@maxamedbeyle2661 Жыл бұрын
🎉
@boqorkareerhargeisa1796
@boqorkareerhargeisa1796 7 жыл бұрын
halkaad cagaha saarlayd waa intaadlawaydaa hakadhicin salaamada qaarlagusigtaa jira
@mohamednur7981
@mohamednur7981 11 жыл бұрын
allah hau naxariisto.a great legend.will be missed greately
@hismail72
@hismail72 17 жыл бұрын
what a beauty, oooof caleek
@osmanmaxamed3960
@osmanmaxamed3960 7 жыл бұрын
ooo hadana sirgaxanaa//////^^^^^
@Itzjustrich
@Itzjustrich 16 жыл бұрын
Caqaartu sidii caadada u ahayd ,wey iskaga jartay heestan.Allow hobolada noo daa.
@hooraaye2
@hooraaye2 10 жыл бұрын
Heesihii loo duubey oktoobarta 1986. kharashka waxaa bixiyey Generaal Moorgan. Waa markii la lahaa Haregysa waxaa loo sameynayaa Televishan.
@hooraaye2
@hooraaye2 9 жыл бұрын
Wadani hadalka waa ka xanuusatey. Wiil yar baad tahay oo aan weli runta loo sheegin. sheekada inta kaa qarsoon baa badan.
@Iron.8
@Iron.8 Жыл бұрын
Sxp waxni HARGEISA maaha wa beeraha afgooye morgankan aad shegaysaana muqdisho dameer Kuma laheen
@sagalmoh6537
@sagalmoh6537 Жыл бұрын
​@@Iron.8war waad waalantahay kinsi waxay ahayd had iyo jeer fanaaninta hargeysa jooga Yada iyo sahra axmed
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 4 жыл бұрын
BOQORADII CODKA AHUN KNSI IS THE BEST
@jamaaddirie6938
@jamaaddirie6938 2 жыл бұрын
Eesh Cala hees
@Nomad612
@Nomad612 9 жыл бұрын
Alaa raxmo raxiimin
Kinsi Haji Aadan 2
5:46
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 424 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 422 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 3 М.
Kinsi Waan Yaabanee
5:40
LBchannel
Рет қаралды 520 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 123 М.
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 155 М.
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 147 М.
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 294 М.
Ma la dhuubtay
11:01
Sahra Axmed
Рет қаралды 9 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН