Inta marke xayeesiin so gasho oo iska motiso wa nisalamay😂
@hujuumboy517511 күн бұрын
Wlhi waa dhibsaday ani 😂😂
@LiiJanba11 күн бұрын
Kk
@STarzevinho11 күн бұрын
aheey
@MohamedaadanHassan-nr7ti11 күн бұрын
Wraa munasarooow xayeeysiin maan daawana mise wareysigaan hayeesiinta dhinac udhignooh😮😮
@STarzevinho11 күн бұрын
hhhhhhhh
@Kingaliomar11 күн бұрын
Bariiskiisa ku jiiro Xayeysiinta Marka ku qaado Bro 😂
@liibaanibrahim250711 күн бұрын
Alle swt ma jecla Dulmiga, war dadyohow dulmiga ka jooga
@mohacade877311 күн бұрын
Wadn kaan dhibta heesato wa dunuunb iyo macaasi aan inaga galnay taana qof ku baraagrugsan Malaha ilaa aan Alle SWT aan u so laabana na cadaab ka waan ku jirenaa xaqa Alle hana tuso khaatimada na kheer Alle ha inoga dhigo From spain 🇪🇸 MADRID
@kamalkaay992511 күн бұрын
A.salam Aleikum Wa Rahma Tullahi Tacala Wa Barakatuh Walal jazaka'Allah Kheer Mida Kowaad Alle Subhanahu Wata'Ala Haadi Asaga Uu Iska Xarimay Dhulmiga Anaga Na Uu Inaga Xarimay Dadka Dhulmiga Geysanayo Manta An Malin Ahen Ayeey Ka Shalayi Donan malinti Qiyamaha Alle Subhanahu Wata'Ala Hortisa Marki La Yimaado Waxad Filanesay Wax Anan Ahen Markey La kulman Ayey Ogani Donan
@Himiilo-11 күн бұрын
Waxas waxa keno dulmiga iyo qabilka ku dhaqankisa marka hawiye an ahay cid wax kugu sinayo maleh please dhakinyarada ha iska dhafan qabilka masul dacada an nadeqo illahey ha no keno
@mohacade877311 күн бұрын
@Himiilo- abaayo mcn somaali dinteedu wa qabyaalad somaali qabyaalad aya u diin ah waxa aduunka Naga reebay maantan meesha aan joogno na dhigy wa qabyaalad xaqa alle Hana tuso khaatimada na kheer Alle ha inoga dhigo From spain 🇪🇸 MADRID
@liibaanibrahim250711 күн бұрын
@@mohacade8773 Amin
@nuurbaafonuurcismaanfarey487311 күн бұрын
War maanta munasar wuu fadhiistay waa maalintii ugu horeysay asagoo munsar dhafi ku arako 🎉🎉🎉🎉🎉
@suldaanidiriismedia406811 күн бұрын
Dulmiga Allh ma jecla Somaliayay dumliga ka fogadaa
Saxib Allaha kuu booga dhayo meeshaan cid aad ka cabatid iyo cid aad u cabatid mina malahee
@STarzevinho11 күн бұрын
war videoga aa daran nio
@shaxshaxlowgaxafada10 күн бұрын
Xamar waxa kasocda Dulmi Nooc kastaba leh maal mahan danbe Walaalkeeyo xaqaaga Allha kuu soo Dhiciyo
@mohamedisse998611 күн бұрын
Qori qaado ader Aas u gal
@i.L.O.V.e-z8z11 күн бұрын
Munasar xayeeysiintada tira badanaa naga kala yaree dee 😂 wll adigana ilaahey xaqaaga haka soo bixiyo kuwaas axmaqiintaa😢
@kamalkaay992511 күн бұрын
Armaan walal Waxan Ku le yahay Dhul qaad Muuji Alle Subhanahu Wata'Ala ku Daa Iyaga aya Ka Qoomameni donan Manta an malin ahen waxa jiri donto maxkamad cadalad ah ona cid kasto waxa uu Sameyeey Lagu Maxkamadeni Dono midas Na Wa Maxkamada Alle Subhanahu Wata'Ala dib ka iyo jiir diilka kasta oo ku so garaay na rabbi Tabaraka Wata'Ala Dhambi Dhaaf Ha Kaga Diigo Adiga na Ki Ku samro Rabbi Tabaraka Wata'Ala Haka Diigo In Sha Allah
@hujuumboy517511 күн бұрын
Xayaysiintaan ani waaba dhibsaday 😂😂
@husseinmahamed41549 күн бұрын
Somalia no government, no police, no accountability and no law😂😂😂😂 E aflagadeya marka wanikasa aadhala aadhala😂
@almasahmedali396711 күн бұрын
Love 🇸🇴🇸🇴💯🤴🏻🤴🏻💯🤝🤔👈🧕🏻😭
@beryalex179811 күн бұрын
caan iyo caan laan qofki qof kii wax u geesto qof kale in la xiro waaye
@STarzevinho11 күн бұрын
somalia waxaas ma ka jiraan kii awood badan wayae
@cawaalemahad721111 күн бұрын
Inuu waxdilo oo la dilo iyo Shabaab iney noqdaan ama Tahriiban ayaa usoo baxda Dhalinyarada Markey cadaalad waayaan . Rag cadaalad waayey sidii Cowshii kala yaac
Dhalinyarada muqdisho ee tiktooga is ticmaalo plz buntlandi u guura meeshaasaa leeydinka jecelyahay adba waa soo aragtay plz lifkiina badbaadsada plz we love you hadaan nahay hooyooyinka soomaaliyeed ka carara xamar waa meel bahalo galleen ah naftiina ka badbaadsada hassan madaxweyne idiinma shan walashi miduu dilo miduu qalo miduu sumeeyo ayuu ka dhigay dhalinyaradii waa ka xumahay armaan habaryar adiga iyo xaaskaaga buntlandi u guura walaahi anaa qol aad dagto ku siinayaa plz
@faay891211 күн бұрын
Subhanallah why did they do that to him??? May Allah deal with these criminals
@maxamdmaaw976811 күн бұрын
Wlhi xanuun dareemooyaa wlhi ilaahoow kan dhalin yaradeena dalkooda nacsiinaayo in qarax uu ku dhinto inkaar qabaha Somali nimada xita na nacsiinaayo
@MahadGoraa11 күн бұрын
Magaciis ninka war badan ha galinee?
@abdirashiidmedia875510 күн бұрын
Donald Trump ayaa hore u yiri Somalia no peace no government no police no nothing meshaas iskaga carara. No cadaalad sxbkey nabar xaq dar alle hakaga dhigo
@KadogoArumtidi11 күн бұрын
Sxp waina hagga dacsateth ❤
@omarsalah426411 күн бұрын
Wallaahi arinta wiiljaan waan ka qiirooday waana sax sax sax. Looma baahna in lawareeyso dhanka kale. Hadalkiisa ayaa cadeyn sax inoo ah. إصبرو ءال ياسر فإن موعدكم الجنة.
Bal hada hala ogaado in wadanka sharci ka jirin, aniga koley waqti hore ayaan ogaaday waana ku faraxsanahay in dad badani ogaadaan in meesha sharci ka jirin. Nabad sugid qalad baa laga fahmay waxana loo dhiibay shaqo aysan laheyn.
@maxamdmaaw976811 күн бұрын
Adigo cida filada ah ayaa sidan lagu yeelaayaa anaga miya noola daahaayaa
@aaminoibrahim517011 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AbdirisaaqMaxamuud-h8r11 күн бұрын
Somali sharci.kamajiro soomaaliyeey
@Hayatqurux14311 күн бұрын
Isbitaal la xayeysiinaayo somalia logu imanaa war bal xayeysiinya naga kala yarey😂