@@fartunnur2656 jizaakallahu khayr abaayo adigana waxaa jeceshahay oo kuu khayr ah aduun iyo aakhira allaha ku siiyo
@MahamoudMousse3 ай бұрын
Masha Allah mabruuk ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Amal-wl1jm2 ай бұрын
Marshall alaah hambalyo amal gabadheyda samideed ilaahey hakuu barakeeyo atooskaada❤
@UmuHodan-w8s21 күн бұрын
AAMIIN WALAASHEEY MACAAN GABADHEENA GUURKEEDA ILLAHAY JALA WACALA HA UGU SHIGO GUURKEEY KU DAGI LAHAAYEEN AYEEYO IYO AWOOWE ALLAHA GAATSIIYO ISHANA ALLAHA KA XIJAABO
@saidmohamed70793 ай бұрын
Mash alah hb alaha barakeeyo rerkaa cusub . بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير . 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Lkn . Sax ma ahan diiniyan adinkoo ah qoys diimeed in aad xafladda noocaa ah raali kunoqotaan . Waxaa kamuuqda : 1- rag iyo haween wada ciyaaraya. 2- gabdha anan xijaabneyn. Arinka adinka oo kale lagamafilaneyn.
@Khadiijo-ps7ss4 ай бұрын
Maasha allah hambalyo amal iyo saygeeda allah haysku waariyo
@hodanmohaned75482 ай бұрын
Abaayo Alle hanoo barakeeyo wiil iyo caano gabar iyo caano❤❤❤❤
@XumanNeceb4 ай бұрын
masha allah amal qurux guur qeyr qaba allaha ugu dhigo awlad bariya allaha kala siyo❤❤
@Inasuldan12354 ай бұрын
Reerkii isku waara oo ubad saalixiina kala hela ilaahay ha ka dhigo aamiin isku waara
maa shaa Allaah Amaal الف مبروووك habo hooyo sharafleh oo raaliya ah oo kudayasho mudan ayaa ku dhashay ❤ waxaa lagaa rabaa habo qaali inaad ka dhabeeyso gabari waa hooyadeed ❤❤❤❤❤❤
@barkhadbaashi21174 ай бұрын
Masha allaaah masha allaah baarakallaah alle ha isku barakeeyo qoyskaas soomaaliyeeed ee kusoo biiray qoysaska soomaaliyeed alle ha barakeeyo kuwii isku gabooba alla haka yeelo amiin aamiin aamiin barakallaah
@nasraabdi56783 ай бұрын
mansha alla allahuma barik hamblayo
@halimahogan27264 ай бұрын
Masha Allah guurka gabadhada Allaha ka dhigo guur kheyr gurigooda guri nagi guulow ka yeel.
Masha allah tabaaraka allah farxadeeda sidey ugu bilaabatay allaha ugu dhameeyo amal qurux waa gawadh aad u wanaagsan oo diin leh waalid diinleh na eey soo barbariyeen m.a hal barkin ku duqooba ayaan leeyahay insha allah
@faadumoabdullahiibrahim50064 ай бұрын
Mabruuk mabruuk allaha siiyo Ubad qeerqaba oo baari ah,reerkedana allaha u barakeeyo.
@Adoontiiallecafaafa4 ай бұрын
ما شاء الله اللهم بارك بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤❤
@aminasheikh24814 ай бұрын
Yuub ka ha soogalin arooska waa iga talo ❤
@Maryamasuldaana4 ай бұрын
Jazakillahu khayran walaalo, ducada Allah hanoo aqbalo. Aroiska barakalahu lakumaa wa baraka calaykumaa
@fahmohaji71043 ай бұрын
Mashalah ilahey ha barakeeyo guurkooda gabdhadaada iyo xaajigeeda
@nimo18434 ай бұрын
Mashaa allh amal ilahy awlad haku casumo ayada seygeeda
@umuquzeymaAdan3 ай бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
@HiboDaahircige4 ай бұрын
mash allaah wllhi wan ku faxay ubadka isgursaday barakallaahu lakumaa wa barakacallaykumaa fikhayr
@ifraaxn23353 ай бұрын
Maasha alaah tabarakalah ilaahay ha Barakeyo sister Amaal arooskeda ❤❤❤
@Xabiiboibraahim-em8ys4 ай бұрын
Masha allah Masha allah cajiiib cajiiib cajiiib cajiiib cajiiib cajiiib cajiiib cajiiib
@najma6494 ай бұрын
masha allah Allahakalasiiyo ubad qar qabo allaha isku barakeeyo mabruuk
Maasha Allaah Tabarakallaah Allaahuma barik Hambalyo Hambalyo Hambalyo habo Alle ha kuu barakeeyo guurkaaga ...Shar iyo shaydaan Alle ha kaa hayo... Ilfiseey ilkaa maad casaysatay mise waa indhayga ..Niyadaan iska idhi markaas ayaan is idhi yay xan kugu noqon ee usheeg..Alle ha idin xiftiyo..
@MukhtarOmer-xr4pu4 ай бұрын
mansha allah hambalyo hambalyo amaal iyo saygeeda barakooba
@fartunnur26564 ай бұрын
Masha Allah hambalyo amaal qurux illahey rerkeeda ha ubarakeeyo shartana illahey haka xijaabo owlaad baariyaal ah dhexdooda Allaha kabeero ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hambalyo
Masha allah mamo ilfisey amalsharafneh guurkeeda allaha ubarakeeyo❤❤❤❤❤
@sulekhasaid28914 ай бұрын
Mansha Allah tabarikalah Allah ha isu barakeyo Allah ha ka dhigo Reerke lagu nasto lagu nagado Allah ha ka dhigo awalad bari Allah ha siyo amiin amiin yaa rabi
@doolcaadey57234 ай бұрын
Masha Allah ha isku barakeeyo
@nasraabdullahi85884 ай бұрын
Mashaallah i am so happy for her ❤❤🎉🎉🎉
@aminasheikh24814 ай бұрын
Mashaa alaah raas ween alaha ka dhigo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤