Subhanalah waa famaliga aan aduunka aan jeclahay MashaAllah Allaha idin xafifo InshaAllah amin yarabi amin 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@aminayusuf59602 жыл бұрын
Masha'Allaah Allah iskiin sugo, Allah idiin xifdiyo Sheikha iyo ilfis. (Xajiyada iyo Xaajigeeda) Alle dartiis adaan idiin jec lahay. Farxad ku noolaada
@hvhvh63572 жыл бұрын
د
@fahmodhaqane35782 жыл бұрын
Nagaha wllshay mashquul ka ku ah quraan baan ka saraya ishooda. Wll illaahay xajigaga haku barakeeyo❤
@jamilafashe56292 жыл бұрын
Sh. Badbaado Maasha Allaah waa qof Ahlu Diin ah oo xaqa Ilaahey fahansiiyey sidaas darteed wuxuu yaqaanaa sharafta iyo xurmadda ay xaaskiisa ka mudan tahay ma ogiye Ilfis ma sixranin Ilaahey kuwii isku waara ha ka dhigo Inshaa Allaah
@deqatahliil91582 жыл бұрын
Soomali waxa ana is uma quran bal maxay karaban reer isku faraxsan oo isku qurxoon masha Allah rabi haydinka haya xasidka❤️❤️✅
@Life_Journey20302 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw❤️
@haniaden38302 жыл бұрын
Scw scw Scw
@ibtisambintuosman39222 жыл бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him 💋💋💋💋💋😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝💝💝💝🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤎🤎🤎🤎🤎
@maawhaji1735 Жыл бұрын
Scw
@inasayidabdule22513 ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@AyanAbdillahi-dd4uw3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@jamilafashe56292 жыл бұрын
Ilfisey dadka edebta daran leh inaad u jawaabtid ma aha waayo waxaa tahay Marwo sharaf leh oo diin akhlaaq iyo quruxba Ilaahey u dhameeyey Maasha Allaah Lamaane cizzi iyo karaame leh oo aan jecelnahay ayaad tihiin intaasaa la idiin quuri la'yahay Ilaahey ha idiin xafido idinka iyo owlaadiinaba Aamiin Yaa Rabbi
@aaminasahra18752 жыл бұрын
Mashaa ALAAH u dhaha umada is jecel ALAHA u barakeeyo guurkooda . Nafteyda iyo umada waxaan u sheegi lahaa aan ku mashquulno nafteena iyo waxa gudaha nooga jira isku nadiifino quraan iyo adkaar ku mashquul naftaada waxii ka maqan aan iska deyno umada . Waxaan ogaadey dadka dadka ku mashquula in dhib hoose heysto uuna dareemayo nafis dadka kale wax ka sheegooda waqti ha ku lumin cid kale wax ka sheegaada ee is dabiib.
@guduudo-hodan84162 жыл бұрын
Masha allah sheekh badbaado waa qof asal uwanaagsan, dunta kawanagsan caqli badan, heerkisa u dabacsan intan ka arkey, moraly optimistic, a family man aniga qiyamaha wanaag badan ban kaaga markhaati ahan doono. Shaqsiyana waa macalim aan wax badan oo wanaaga kafaaiidey, ilaahay adigiyo xaaskagaga ubadkaagaba haku xafido xasidka ha idinka hayo
@Cibado993 ай бұрын
Gabadhan iyadoo yar bay hore usoo guursatey Sheekh badbaadana kama weyna balse qaraarka joojiya kuwii isku waara oo isku kalsoon forever ahaada cadowgiin jaban mansha Allah
@hasanaden48052 жыл бұрын
☔☔☔ Masha-allah waa lamaane qalbi fiican , ilaahay haysku kiin xafido, runtii waxaad ogaatan in lagu jiro xili ama zaban xun, bal maxaa soo dhax galiyay walaal lahan isjecek ? walaal badbaado waa qof aan adkaar iyo ducooyin aan ka faaiday✍🏽
@Dafqboom3802 жыл бұрын
Abaayo waka xumahay iney sidaa kula hadleen kamana weynid arooskini anaa xasuusto waa isku qalantan dhag hawdhigin warkooda reer qurux badan iskubwaara 👏
@fowsiyohussein51502 жыл бұрын
Maashallaah walaashay elfis ama fowsiyo waa qof dagan cali badan dhoolo cadyn badan allah kuu siyaadiyo wanaaga balse badbaado waxad moodaa inuu hadal caro leh ama la ficil qofkaas qaldamay ugu jawaabay keep going qoys quraxn baad tihiin elfisna allah wanaaga iyo dabeecadeda ha u siyaadiyo aamiin
@hodanahmed45929 күн бұрын
Mansha Allaah wall ilaahay haa kubarakeyo niinkaga dumarku way iskaa xasad badan yihiine ilaahayna il iyo cawri haa nigaa ilaaliyo reerki laagunaste lagu nagaado noqdaa
@fathiyafathiya85992 жыл бұрын
Dad waxa jira quruxda iyo farxada kuu quudhayn 🤦♀️lakiin 🌺Illahey ha isku kiin barakeeyo aamiin amiin Cadawgiina unoolaada … ! ❤️❤️ from Belgium 🇧🇪
@ruqayaladan77802 жыл бұрын
Mshlh badbaado iyo ilfs walalayaal dadkaas waa xaasidiin ee shartoda Allah ha idinkabadbaadiyo subxanalaah raxmanoow idinka badbaadi
@familytraditionalfoods2 ай бұрын
Haaw jawaabin cadaw gaag waakuuqalma odagaaga inuunoqdo saygaaga masha Allah cadawgaag ama cadaw giina cagtahoosteeda kuqosla oo kadhaqaaqa anagaa hore u araganaye ha ujawaabina ka Subxaana laasta Insha Allah asc
@faadumoshire75522 жыл бұрын
Manshlah abaayo ilfis iyo xajikeeda alle ha idin xifdiyo nolol qurux badan kunowlaada manshlah wan jeclahay dadka is jeceyl
@eveibrahim66732 жыл бұрын
Lamaane walbo isku faraxsan…. Naag ku dhex jirto… tolow naaga hadan nahay maxaan cadow isugu nahay….. naaga ma shaydhanka la dhalaney…… kawaran hadii tan laga hadlayo ey ahaan leheed ayada?!!!! Xasbiya Allah wa nicma wa Kiiil?!!! Hore usocda badbaado jiro jooga. ilahay cadowgiina cagta hooosteed!!!!!!❤🎉
@zamzamsozo20702 жыл бұрын
Mashaa Allaah Tabarakalaah waxaa u tihiin example wanaagsan umada Somaliyeed. Illaahay ha idin barakeeyo Aamiin
@nasramahamednuurnasriin14372 жыл бұрын
Masha alaah famli quruxbada iskuwara farxada ale haidi siyadiyo abayo sheeqa badbad asiga nasib leh ale kudeeqay fowsiyo qurux 🙏❤️🥰
@zahimaabintumahbub33412 жыл бұрын
Acudu billah naa familyga ka dhamaada xaasidyahoow uf naa orda nolol sameysta dad asaagiina ha ku mashquuline Allah barakeeyo qooyskaan quruxda badan
@deeqaali11532 жыл бұрын
Xasidiin ma rabaan laba qof oo is jeceel suratul falafel ambrista wanigaagu waa shan iyo toban jir adiga iyo gabadhada walaahi adiga ka dhaban yar way kuu quudhi wayday quruxdaada masha Allah reerka u dhaha
@sulekhaahmed84732 жыл бұрын
Maansha Allah reer qurux badan baatihiine comment ga iskadhaafa cadawgu darbiyada hajiidho ayaan leenahay wll
@mariamdegan89612 жыл бұрын
Acuudubillaah dadkii waxwalba wayku hadlayaan family qurux badan baad tihiin Allaha iskukiin xiftiyo amiiiiiin yaa rabbi 🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@saidamoallim96852 жыл бұрын
Maasha Allah! Allah isku kiin barakeeyo ,,, waxaa xaqiiqda ah in tahay nin wanaagsan sida aad xaaskaada u taageersan tahay Maasha Allah
@saynf2 жыл бұрын
Mashallah tabaraka Allah. Illahey ha idin asturo. reer qurux badan oo isku duban abad yaa rab. Xasad soo marney oo iska hurgufney. Idinku duceysta oo dantina qabsada. Mashallah allah yaxfidkum. P.s. nin xaaskisa ku faanaya wa nin rag dhaafay mashallah tabaraka Allah
Masha Allah Alle haidin barakeyo labadina alle anaga haino sahlo nin wangsan❤
@fmg637722 жыл бұрын
Maasha allaah tabarakallaah cadaw ha ujawabina qraan iyo adkaarta kudhafa naag kuu eg ma arkin xabiibti maashaa allaah horay u socda
@khadijohcumar30262 жыл бұрын
Shiiqoow kusoco Adiga iyo xaajiyada isku nuuraysaane maa shaa Allah
@cabdisalansiyaad84682 жыл бұрын
Ha ujojin wll dadu dhafor ku tala gabar qurux badan tahay masha allh alle ha ku siyadiyo hana ku barakeyo reer kaga dadku lafta ee gan dadu wa darajo alle qofka garsiyo alle khatumada khayr ha nogu khatumo
@WantedMali2 жыл бұрын
Masha allah ilaahey haidin xiftiyo qos qurux badan baa tihiin waan idin dawadaa masha allah horey u socda guleysta
@ummhudayfa22272 жыл бұрын
ManshaAllh waruun wad nasiib badanayd gabadh degaan o qurux badan ba rabii ku siiyay ManshaAllh dadka waxaa so qorayana wa dad cudur nafsiyana qaba o xasidiina qofka xasiidkii wuxu jecalyahay inu niyad jebiyo qof wallkiy Allah haysukiin barakeeyo cadawgana hadinka qabto iyo xasidiinta qoralada an caqliga galeeyn so qoraaya acuudu billahi mina shaydaani rajiim
@khadanabdirahman88692 жыл бұрын
manshallah jasakaallah khair wa u jawabten inta caqliga xun acudubillah Alle haydinka xafido sharo dhana Alle haynaga qabto dadka sidaso kale wa xasidin manshallah waba qoyska kaliya en jecelhay inan ku daydo manshallah Alle haydin barakeyo
@rahmaasad82092 жыл бұрын
Alle haydin barakeeyo wll dadu ceeb maasha waa cimri iyo deeq Alle qofka siiyo muhiimadu waa kalsoonida lamaanaha kadhexeysa, iyo tan uu naftiisa kukalsoon yahay. Alle haydin xafido
@edelsom59482 жыл бұрын
بارك الله فيكم ويحفظكم لبعض أختكم من منطقة بوتلاند صوماليا
@fatmaally73112 жыл бұрын
Masha Allah TabarakAllah. Allah yaxfadak Royal family. ❤️❤️👨👩👦❤️❤️❤️😍♥️♥️🌹💯
Mansha Allah walal waxaa feecan quruxay inside guregag aad kuasturnaato hauqadan xumaan waad quruxbadantahay Masha Allah alha haedenbarakaayo
@blackgiganosaurus2 жыл бұрын
Subhanala acudubillah billah minal shaaytanil rajim, "don't this people fear Allah swt" saying this negative ignorant comment about this beautiful family. Mashaa Allah tabarakallah, we love ❤️ you ilfis abaayo macaanto may Allah swt bless your beautiful family as well protect it from evil 👁 amiin ya raab
@faizaabdulla36042 жыл бұрын
NAGAHAN MASER AYA HAYO WA XASID ELFIS HABAR MAAHAN HABAR WAX MADHASHO NAGAHAN WA CASHARA NAQ UF
Subxaana laa diintu waxay tiri hada xaaskaagii aa ku raadinayaa aduunyow taasi waa dayuus sheekhyadu ha ceebayn
@laylaali30242 жыл бұрын
Maasha allh maasha allh sheekh adiga oo aan ixasuusin baan kuu idhi maasha allh الله يبارك في كم
@halimabeledi51022 жыл бұрын
Sh badbado iyo xaaskisa quruxda badan salaan sare wll waxa jiro dad cuqdad nabsi qabo iyo xaasidin maraa maseerka ha ujoojinina Allaha idin xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hijrayusuf99972 жыл бұрын
War ileen balaayo la,rag aniga waan yaabanahay dad baa qaar reer Islaam ah oo wada jooga arki karin ilaahow qalbigayga inaan cidna nolashiisa ku mashqoolin waligeyna cona xaasin janadi nugu sii mucso badanaa abaayo waxaa tahay dayax masha allah waa loo jedaa cadaan u dhalasho ah inaa ledahay naftaada waxaa la jeceshahay walaalka la jeclow subxana allah.
@fardowsaluulaadan60642 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin xiftiyo ilfis and badbaado
@nimcohassan29302 жыл бұрын
Somalida waxa ka maqan kalmada masha allaah waxad tihin qoys sharaf le allaah ha iniga qaabto xaasidka
@becomanyko45912 жыл бұрын
shiiq badbaado wanku taageera waxad badbaadisay nolosheyda adiga iyo ehelkaagaba allaha kuu xafido isha iyo ruuxii aasha kulul allaha idinka haayo
@naikafidowofficial73562 жыл бұрын
Abaayo mcn allah Sardis ku jeclahay e allah ku xafido dadka ka cuna nolashadq ha u jojin keep going my sis dear
@hibonuura10362 жыл бұрын
M.a beautiful my queen 👸 💖 ❤ wllhi qurux iyo xishood alle kugu deeqay nucan ha ujawaabin
@mumtazabdiqadir14002 жыл бұрын
wllshay Allh isku kiin daayo Xasadka iska daaya gabadhaan ma wayna way cayishay mooye bari dhawayd bayba dhashay Ilfis is caate naagaha haku arkaane
@FatumaAhmed-r4f Жыл бұрын
Sixir maha bari ilfis wa geber Muslim ooo wanagsan wujigeda aya laga fahma masha Allah ...lkn wahas jira sixrul xalal wa raliyo masha Allah
@sahrakiinhoneyhappy-wn9bu Жыл бұрын
Asc ilfis waan ku salaamay abayo ilmaha ay sheegeyso Allah ku hayo taas ayadaa nolasha ku dhiban laga yaabaa inaa yartahay wajigaagaa laga garanayaa m.a quruh iyo cadidaada waa u dhalasho horey u soco waxaa tahay Marwa saalixad ah❤❤❤
@naimomohameddahir66502 жыл бұрын
Dadka xasidka ah warkoda hasoqadan kasoqad inadan arkiin ba wa qof xanunsan allah ha idiin barakeyo
@suweylaabdi5282 жыл бұрын
Bismilaah war dadoow allaah ka cabso reeraha is qaba e isjecl amaan siiya war ileen tanookale maalinba reerba lasaaran yahay... allaah idin barakeeyo wa maseeyr iyo quuri waa ♥️
@ladansalad83332 жыл бұрын
MNsha allaah family qurux badan allaaha idin barakeyo aad iyo aad ayaad iskugu qurux badan tahiin isku waaraa Insha allaah ❤️🤲
@khadar80162 жыл бұрын
Waa maalin jimcee ilaahay haydinka raali noqdo
@raxmakiin68772 жыл бұрын
Masha allah lammanaha nolasha Guurku malaha da' wll ilfis hore usoco jaceylku waa mid qodha
@amuunmaxamed5652 жыл бұрын
Mansha allah sh badbaado waxaad wadata magac fiican alle ha idin badbaadiyo sharta shaydaanka insha ah alle ha idinka badbaadiyo nolosha lamaanuhu waa is fahan
Subxaan Allh , Reer isku farsan lama arkikaro. REER ISKU XUN LAMA ARKIKARO TOLOW XAGEE SOMALI LOOGA BAXSANAYAA ALLE HORTIIS BAA LA ISTAAGIDOONA ALLE HALAGA BAQO OO GURYAHAY KADHEXBAXA ALLANA KACABSADA.
@nuuraahmed62812 жыл бұрын
Mashalah ilahy ha isu kiin barakeyo il iyo cawriba la aada
@sunshine-vk2xw2 жыл бұрын
Subxanallah dumarka iyaga isku xasida qoys qurux badan ma arki karan allahu manajayna
Maa sha allaah shiiqow allaha kuudaayo amiin yaarabi kkk balaayada dabaay riixan mida hore rooran mida kore raaran midahoose radeeban siimeer soomeer Alna yaahuudiin dheh waxba kaama qaadi karaan
@ilwaaddegan24492 жыл бұрын
Subax aa alaah wlaahay kuma aqaan labadiina midna halkanaan idin ka bartay inta sheikha kugu sheegay baan Anna kugu sifaynayaa Alle na hakuu siyaadsho Maasha allah tabaara kalaah adkaarta iyo quraanka na badsada inta dadka lunsana alle hasoo hadeeyo dumar hadaa nahay somaliyeed na Kuwo nolosha isku quudha alle haynaga dhigo raga Sidaa waa dhaamaan dumar keena alle ha toosiyo anagaa kaa raali galinay xbti raali ahow 100% haw bixin cadow gaana haw jabin kartidaa da baad ku heshay xaaji gaaga nolosha kuma xumayso ilfis qaali🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryamashiikh3172 жыл бұрын
Maasha Allah ilaahay ha is kukiin daayo cadawgana hajebiyo aamiin
Waa reer qurux badan u dhaha Maansh Allah Ilaahay ha isku Barakeeyo Maansh Allah
@muminakelifa95762 жыл бұрын
Mashallah mashallah tabarkallah keep going my brother and sister 👋🏆👑👋👋👌💕♥️🌹😍
@hayataden64992 жыл бұрын
Waa naag nolaasha kuu quudhii laa.a masha llah famil quruxbadan aya tihin daa.adaa somaliii unbaa qiimeysaa ee wa lambar un da.adu lakiin nolashuu wa iskfaahan O kaliya wll
@CaanJaamac3 ай бұрын
Asalamu calaykum dhamantiin . Ilaah ha usku kiin barakeeyo. Social mediyaha hasoo dhigin akhi xaskada
@nimosuleiman2 жыл бұрын
Acuudubilli minashaydaani rajiim yaahuu dheh xasad weye allah ha idinka qabto
@AsmaMahamed-ge2fi14 күн бұрын
Ilhw iska barke lha dad xaasid sanaa maalhlh
@saskianuur60622 жыл бұрын
Mashallaaa tabarakallaa allaah idiin barakeyo habo mamo qurux badan baa taahay sheikha Iyo adigaba Allah idin barakeyo
@hindafarah96632 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الرحمن امين 🙏
@sulehaji3322 жыл бұрын
Subhanallah… am taking to the brother, don’t give attention to the attention seekers. any uncivilized comments just ignore.. remember the positive people are always many
@Himiilo-2 жыл бұрын
Kkkkkk ascwb walaleyashey wan idin salamaya labo moryan aa tihin wan qoslay xano boro barax ah Kkkkkk insha Allah inan mar idin arko wan jeclahay allaha idin xafido adun iyo aqiro amiiiin yarabi somalida wey xasarad badan yihin rali ahada
@maryamaabokor99672 жыл бұрын
Umadani Mashquul Bdna Dadka Illaahay Masha allaah U dheh Markad Wax Wngsn Ku Aragtan Si Idinkana Alle idin siiyo Wax ka sii Wngsn
@deeqaahmed14592 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اختي وأخي با رك الله
@Waano-x9Ай бұрын
Family qurux badan baad tihiine xaasidka warkiisa dhaafa waxaas oo kalana dhag haw dhigina keep gowing ❤
@munafarx3082 жыл бұрын
Masha Allah wall alle ha isu xafido Bina adanka sharkisa alle ha Idina kaqabto
@farhiyoabdi16042 жыл бұрын
Masha Allah ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 👌👏👏👏👏👏💯💯❤❤
@anabfarah11782 жыл бұрын
Subxaan allah ma qofbaa qof islaama aan waxba dhexmarin saa ugu gafaya
@maryannqoriyow29072 жыл бұрын
Manshaa Allah tabàarakallah Allah ah idin xifdiyo Amin yaa rabi.
Nacabku darbiyada ha jidho ilfis mha habar ee inaan iyadoo yar calafkeeda usoo baxay mashallah 💖 oo hdana caruur yar yar haysata mshallah ishooda alle ka magan gal ilfisey xaasidiinta
@bisharomudei53812 жыл бұрын
Masha Allah my beautiful family allow inoodaa dadkan qaar aadbey u xunyihin subxanallah sorry 😞 my beautiful family tiim badbaado iyo elfis aadban ugaxunahay raaligalin buuxda anagaa idinka siinay 🙏