Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💜☝💫💕
@bisharoabdulahihassen67552 жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤
@natashaanatashaa62042 жыл бұрын
Scw scw 🥰❤️
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Subscribe isoodheh walal
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@dappersheikh20582 жыл бұрын
1
@wllmoha57562 жыл бұрын
Ilin ayaa iga imaday 🥲 waan farxay🥰 Marka cayda uu dhahay hooyo sida uu mamada u ixtarmay hooyo waa hooyo🥰🥲 In kastoo ani nasiib aan u yeelanin in hooyadayda mcn dunidan ila joogto rabi ha u naxriiste🥲 hooyo mcn rabi haku naxriisto ,inta hooyo haystana Alah u daayo ,inta sidayda oo kale ah hooyadood dunida ku wayay Alah janada ku wada kulmiyo🤲
@aminadhemansulub56612 жыл бұрын
wll moha ma islahayn waxa jira qof sidaydolale ah Macnaha ilin ka imaato marka uu hooyo arko ilmaheda wax usubinaysa Ama hooyo sikaleba ah allah ha unaxristo hooyaday iyo intakale uu adunka anay iskula kulmin hooyadoda jantul firdowsa alah hanagu wada kulmiyo amin amin yarabi yarahman
@raphealosman46952 жыл бұрын
@@aminadhemansulub5661 kaligaaaa mahaaaa waaa kulaaa qabaaa hoyo la aanta Allah how naxariisto hoyooyinkeeed intaaa haysatana rabi hawdayo 😢😢
@axmadcumar7082 жыл бұрын
u duceey sxp hoyo mcn mar walba salaad walba raxmada rbi io janadiisa haka warabiyo qalbiga allah ku qabojiyo adina sxp
@sihamsalad52562 жыл бұрын
Amiin😢
@Haffyy2 жыл бұрын
Amen ya Allah,,allow hooyo iyo abo😂nobarakey cimri dheer cibado suban iyo cafimad no sii,,inta aykadintena naxaristi jano kawarabi 🤲♥️💯
Inaad siisid bay ahayd lacagta maadaama ay hooyo respect gareeyeen😢
@captain_ka2 жыл бұрын
Ayagaba ayaan hore wexey uwaceen hoyadii marka waa barejo ciyaarta🤔
@naruronalka2 жыл бұрын
Ceyda sasa ka rabaa legend qof dartiis hda challenge ugabaxee hooyo ama aabe Lee ha ahaadan😂😂
@omarshariif13422 жыл бұрын
Goorme daawaty hdda le muuqalka so galay hhh
@hamdamahdi97962 жыл бұрын
Masha allah wlhie wan ka helay ceyda siduu hooyo udhahooyo😩😥xanun waaye wlhie hooyo la’aanTa😭hooyo mcn ilaheY ilahey haku naxarisTo🤲😔
@maxameddhaqane15152 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo meel walbo dunidan ay jogto Allah unaxariisto Allow udanbi dhaaf❤🤲🤲
@supersaylici08312 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤
@sariirdhicis45922 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad salalahu callayhi wasalam
@maryamoabdinur64972 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ♥️♥️🥰🥰🥰🥰
@AxmedTraveler Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw
@fardowsoali3003 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@xasan6869 Жыл бұрын
scwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasteehojamaa73412 жыл бұрын
Cayda lucky boy we’re with you big respect ✊ aan ku sii qaadnay little brother Haa hooyo marka tidhi lilmo xajisan wayay cumeer you too wilal sharaf badan ba tihin Alahumabaarak
@gacanwiish37772 жыл бұрын
Nabi Maxamed scw 🖤
@AbRah-om2sf2 жыл бұрын
Hooyo waxkaste iyada ka qaalisan Alle ha xafido dhaman hooyoyinka Ameen🤲
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Aamin walal subscribe isodheh
@amranashali91682 жыл бұрын
My whole family addicted to this channel walai specially my grandma,my mum and my young siblings we support you from Nairobi keep going abowe 🥳❤️
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Ruunish iisaar walal adna wakusararee
@saidamoallim96852 жыл бұрын
Maasha Allah ceyda iyo cumeer baariya yaal waaye ducadaas ee maamada ku duceysay uga fiicneyd lacagta waaaw ,, wey helaayaan ka badan lacagta ay uga baxeen mama darteed
@salmanalfarisy72052 жыл бұрын
Ma sha Allah My respect doubles for both Ceyda and Cumeer...1B dollar xitaa kumabadasheen hooyo inloogaamuso❤
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Subscribe iisar walal
@abdisamedbare62792 жыл бұрын
عن النعمان بن بشير -رضي الله عنه- مرفوعاً: (مَثَلُ المُؤْمِنِينَ في تَوَادِّهِمْ وتَرَاحُمِهِمْ وتَعَاطُفِهِمْ، مَثَلُ الجَسَدِ إذا اشْتَكَى مِنْهُ عُضْوٌ تَدَاعَى له سَائِرُ الجَسَدِ بالسَّهَرِ والحُمَّى).
@safiyamahamad43842 жыл бұрын
Mashaallah finally your come back 🙌 I miss you ASAD HAGIO 🥰🥰🥰✌️💞
Ceyda Mother respected him and CUmer respects you ❤️🙏🙏🌹
@farhiyadeeq43222 жыл бұрын
Asadow walahi anoo dawanaya kazoo baxay qolkayga waxan soomaray qolka fadhiga mise kuwa kala kudawanaya All familgaygu said inside tageran ee hanbalyo 🥰🥰
@khulasomovie2 жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕
@bisharoabdulahihassen67552 жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤
@mohaali97642 жыл бұрын
Scw
@AxmedTraveler Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw
@barawaniboy Жыл бұрын
❤❤❤
@FahadMuqtaarcabdulle Жыл бұрын
Scw
@nuhmohamed60232 жыл бұрын
NUMBER ONE SOMALI KZbinR AAA KHALAS WAAYE INTAASNA WAA KAFTAN 😂👍🏻WALALKAY ILAHAY HAA KU SHARFO ASAD MOHAMED HAGIO MARNABA NO HOOS KEEP GOING🫡🥰
@madaale54652 жыл бұрын
A legend never brings shame ✅
@DeeqMaalMedia102 жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara 💜☝💫💕
@liibaancarab86752 жыл бұрын
@@DeeqMaalMedia10 qqq1 ww ww2wwwwwqwwwwwwwwwwww Smith w
@mohamedmowlid72392 жыл бұрын
Wsc welcome back legend hore usoco asad hagio ❤❤
@Supr936 ай бұрын
I the I’m 😂shrinks the so I on it helps off the floor but I don’t want nowhere to go 😢I and my garage door is
Asad walaga badiyay Hooyo aya darteed loo hadlay caloosha na hurtay qayaano waye sxb isa soo adkeey next time insha Allah thanks king cayda and bro cumeyr baariyaal barakoowa Allah idinka dhiga we love our mother s❤❤❤my beautiful mother my Alllah swt grant her jannah amin ❤
Waxan umahad celinaa dhalinyarada Videokaan Video kii kahoreeyay ii codeeysay Thanks dhamantiin 🙏🏻🦁🤴❤️
@pro_like90342 жыл бұрын
xaqaaagii mada helin miyaa shb 😢
@Jackcadnaan1142 жыл бұрын
@@pro_like9034 wax kasta waamacquul Aabo😂😂
@Shacni.2 жыл бұрын
@@pro_like9034 maybe waala siiyay xaqisa
@pro_like90342 жыл бұрын
@@Shacni. maya walhi isku qol daganahay ilaa hada lama siin telkana wuu ku dhageystay wllhi
@pro_like90342 жыл бұрын
@@Shacni. maya walhi isku qol daganahay ilaa hada lama siin telkana wuu ku dhageystay wllhi
@faadumoabdilaahi97152 жыл бұрын
Asad inta jecel Ayn kamid aHy wllky wnkuzalaamy❤🤴🤴🤴 From burco❤💚
@Alone-fc6cs2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 walhay asad mamada funy weye mansha llh ragaana wa rag ixtiraam leh mansha klh hooyo wa ixtiraameen 🙏🥰
@nimconimco99172 жыл бұрын
Cayda wa baari suu 3 mar ugu so celiyay hooyo mcn sidee itahy 🥺❤
@elfarasino67962 жыл бұрын
The last part was so emotional 😭 Keep going guys. A big thank you to Ceyda and Cumeer. Hooyo over everything ❤️
@maxameddalmar14952 жыл бұрын
Asad hagio halka habeen oo aad naga maqnaato waa lagu tabaa wllhi keep going pro❤
@haliimodaahir9212 жыл бұрын
Alla calooshaa I hurtay hooyo waa hooyo meelkasta ay aduunka ka joogto hooyooyinkeena allaha danbiyaalkooda dhaafo aduunka naciimo iyo barwaaqo akhirana janno please intey hooyo macaan ku weyn tahay qoraalkaan like ha saaraan maanta waxaan ogaanaynaa inta hooyo jecel🥰🥰😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@safiahusein93572 жыл бұрын
Asadow wiilasha waad qayantay yaa hooyo ka Aamusi kara markay hooyo Dhahdo ayaa calosha ku hureyso Allow hoyoyinkena janatul fardowso ugu bisharey Aamiin
@canababdilaahi62462 жыл бұрын
M.sha allaah walaalkey asadhagio allaha lugahaaga io lixaadkaaga hakuu soo celiyo Abowe Aamìin Aamiin
Masha Allaah Hooyo Mcn hadalkeda naxariista badan miyaa laga aamusi karaa ❤️❤️❤️❤️❤️Hooyo Allah ku xafido❤️❤️
@abdikafarhussein92982 жыл бұрын
Please and please don't add parents in any challenges i felt so emotional when i heard Mum's voice Watching you from Kenya 🇰🇪 Otherwise keep going Thanks
Hooyo Markey tidhi HOOYO naxarisban dareemaya ale hoyoyenkeen haynoo dhowro inta hooya dhimatay ale hawnaxristo risto janatul fardowsa ale haynagu kul miyo...❤❤
@de____jong42 жыл бұрын
Allah is one 🙏 ❤
@ShucaybShaafto13422 жыл бұрын
Hadaa ujeedo magaca nabigeena like saar subscriber dheh wll
@sawdaamirofficial18842 жыл бұрын
Subscribe isoodheh
@maandeeqabdullahi13532 жыл бұрын
Wallahi caloosha ayaan ka ooye inkasto hoooyo ii nooleen😭😭😭😭
@mahircade36612 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed scw scw scw scw scw scw
@raxmahassan26432 жыл бұрын
😭😭hooyo waa hooyo cayda waa wil bari ah ducada hoyada allah ku aqbalo hno
@saciiddarajovlogs7792 жыл бұрын
Ku salli xabiibkena scw
@ruunishbeauty32202 жыл бұрын
Saciid walal subscribe isaar
@saciiddarajovlogs7792 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 hhhh marhoraan kuu saaray wall
@ruunishbeauty32202 жыл бұрын
@@saciiddarajovlogs779 thanks walal
@muniikoor27542 жыл бұрын
Hooyo😢 Alah unaxariisto hadalkaas waan uxiisay wlhi innan maqlo