Masha alah abayo alaha idin barakeeyo adiga iyo xaajiga iyo caruurtaba caafimaad ku cuna wax badan baan kaga mahadcelinayaa waxa aad inoo faa.iideysay jazakumulaah qeyr mcnto inta ila taageerta walaashey shukri masala like ta igu qabta
@dhalboqortooyo6026 жыл бұрын
I love xaajigayga wllhi hal habeen wuxuu cuno habeen kuma.celiyo alx wayna ka muuqataa shukri abaayo shukran waaa ii mahadsan tahay 😍 xaajiga Allah hakuu barakeeyo
@whatscooking36084 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mXaXpH-EiJ6msKs
@barderadistricthospital52 жыл бұрын
M.n
@ummuatikahaaji96346 жыл бұрын
Shukriyaay cashadi isaalnta nosoo gali xaaji wanga bate kaftn
@cabdulaahicali116 жыл бұрын
Masha allah shukri iskaabulo uroon aad baa kaaga faaiiday waan ku mahadsantahay
@yartiireergalmudug58356 жыл бұрын
Shukri sis instead of that bur or malawax maa baradho karisid oo ku cuntiin it's more healthier burka cad waa caafimaad daro mida kale ma pressure cooker baad ku karisay abaayo?
@deeqaibraahiimnuur63886 жыл бұрын
waa casho heersara ah runtii waa in aan u sameyaa reerkayga mahadsanid walasheey
@filsanabukarchannel38796 жыл бұрын
Masha allah qurux abayo Allah haku xifdiyo inta shukri masala tagerta like isaara
@xamdacilmi35336 жыл бұрын
maanshaaAllaah wll
@sankamoha33946 жыл бұрын
Masha allaah waa kuhmalyenaa
@aasbaroibnudhge45856 жыл бұрын
Mnsha allah
@اناصوماليةوافتخراللهيحفظكياوطن6 жыл бұрын
filsan abukar channel asc
@NimcoGlam6 жыл бұрын
Abaayo YAAL KUSOO DHAWAADA CHANNEL KAYGA HADAAD KU CADIBAN TAHAY TIMAHA OR MAKEUP 💄 KA AAN IDINKA TIIRIYEE ISOO BOOQDA KA FAA’IDAYSATAANE HABLAHEENA
@ayaaannuur66356 жыл бұрын
masha-allah shukri waa casho fican xbti qaali xaga quracada kale duwan inad iga soo dhistan raba waliba muushaalid😍😍😍
@saarasheikh61316 жыл бұрын
Abaayo thanks wa tijaabiye maanshaa allah baarakallah uqtii inta shukri taagerto like haila dhaafina
@letitrain346 жыл бұрын
Mashallah Shukri shukran may Allah reward you with janatul fardows
@prettybloosom15716 жыл бұрын
Thanks!! shukri Masala waxay ahayd Professor kii uhoreyay ee KZbinr's Cunta karinka iyo qaybta beauty's kabaranao. Keep going insha allah
@zeinabali90516 жыл бұрын
Shukri Masha Allaah Markaste wax cusub oo qurxbadan ayaad nala waadagta Ilaahay wax kaate ha kuu barakeeyo waan ka fiday waxbadan
@safiyosacadmahamed67986 жыл бұрын
Wcs maashaa Allah macaanto Allah ku dhoowro aakhiro iyo aduun meelwaboodjoogto insha Allah
@Sidra_abdi6 жыл бұрын
masha Allah abayo shugri masala wad mahadsan tahay wankugu cusbahay shugaran ajar iyo xasanad Allah ka siyo runti wan ka faidestay msha Allah
@a.t.t.sscwec86573 жыл бұрын
Shax shax aa tahay caddey. Gacantada Allah ku barakeyo Masha Allah
Masha alh abayo shukri thanks xabiibti gacntada Allah ku barakeeyo
@aaminomohamedaaminadaacad85953 жыл бұрын
Masha alaah abyo gacantada alle haku barakeyo keep going qali
@ciriqs24306 жыл бұрын
Gabdhaha dhan nin lee ku Waa sheen subxanallah Gandhow idin ka isku roonaada oo kow iska bilaaw ileen lafdhabarki guriga tahaye ilmaha xaajiga markasta kow ka dhigo al muhiim naftaada kow marka ka dhigto aya imado kale daryeeli karta
@qajo94036 жыл бұрын
Sax sax sax waya walhi marksoo atigoo sas u daryeelso xajiga oo kugu kibra ma illa argtay frist wa inaa naftda iyo caruurdada daryeesha assigana wa booska sadaxaad galisa
Warda Jama11 ha Abayo odayga wa muhiim ina qancido oo quruxdisa adiga leh naagnimadada aye ka hadlesa aniga waxa aminsanahay wanaag wanaag ayu dhalaa xaajigayga waxu jecel yahay ina Hal saxan ku wada cuno mashallah ane gooni madama qurbo la joogo wakhtiga no samaxenin hadana wa jeclahay ina qadariyo fikradisa ilmahana sidas aya u qurxoon family isla cunayo hooyada wa ine caafimadka nafteda ilaalisa iyo jirkeeda maskaxdeda si ay beri ku dagaalanto
@ashaabdullahi80396 жыл бұрын
xaajiga waxa ukarisid wa waxa adi cuntid kama maqnid meesha sxb
Shukri sharaf thanks abaayo jaskallah khier. Abaayo noosoo gali sida pressure cooker loo isticmaalo bariis iyo hilib oo full ah xataa sida loo xiraayo wax badan waad soo galisay lkn qaabka loo xiraa ama loo furaa na tusi qaali
@foosjomow48464 жыл бұрын
Cunto karintaada aad ayan u jclahay alle haku barakeyo sonka ii salada alle haka aqbalo dhamanteena
@lajacleycusmaan29266 жыл бұрын
Illaahay waxaan ka baryaa shukri cunto ey karisay Mar uun inaan cuno shukri isdiyaari sanad danbe xagaagi aan ahay iiso duceya dado ilaahay inuu inabad geeyo 🤲
@CaaishoHooyo-up2dz Жыл бұрын
Apyo wad mahad San tahy khyr ale hakusiiyo Somalia seen ugu sameystaa qurdartan qar bn oline
@hibohibo1076 жыл бұрын
Gacmahaag allaah ku barakeeyo shukri masala abaayo
@umuqadar81694 жыл бұрын
Masha Allah shukri aqon tada ale aku barakeyo
@jiyaadiini2956 жыл бұрын
Masha allah qurux xbbti Allah haku xafdiyo inta shukri masala tagerta like isaara😍😍😍😍
@FatimaAli-cw8tj6 жыл бұрын
Shugriyey qeer alaha ku siiyo xaaji qayr qaba insha alaah
@africansomaliqueen94326 жыл бұрын
Ilaahow xaaji loo kariyo ii keen😂😂😂dulufkeyga mustaqbalka saacadaan meel buu afka taagayaa
Shugri wan ku salamey jir oo joog jinkaa ladheel waa hooyo safiyo
@xaliimocaseyr90664 жыл бұрын
Msh allh ilaahay haku xifdiyo ❤❤❤❤
@abshirmaxamedabdulaahi17283 жыл бұрын
ilhy gacantada ha ku barkeyo wlhy wax badan aan kabarney jisaa kalaah
@maxamadlaki38276 жыл бұрын
shukri abaayo anigaba nafteyda xaaji u eh hhhhhh anigaa isku qa qabanaayo xaaji ha ii dan beyo jasakalaah qeer sida aad nogu so gudbiso casharada cuntada iyo kuwa kalaba mahadsanid
@asmasombeauty91606 жыл бұрын
mansha allha Allah ku barakeyo aqoontada gacantada aqligaaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤👀❤👀👀👀👀👀👀👀❤❤❤❤👀👀❤❤👀👀
@craxiimcadaawe36776 жыл бұрын
Masha Allah cashada xaajiga inaba caadi mahan lknse casho xaajiga oo soomaliya ayaan ka codsanayA madama aanan haysan wax yabaha aad isticmale qarkood masala masha Allah alha kubarkeyo owladadana kuwa bariya alha kaga dhigo ab6
@nemorachid99925 жыл бұрын
Maashaa ala alaha ku dhawro jzka laah
@fahiimoshow1806 жыл бұрын
masha allah waa casho fudud ❤👍👍👍👍
@muniiracaday90346 жыл бұрын
Suuqarkan ka FA iiday msha Allah burka wan duban jiray aroorti AMA hbnki wa msha Allah
Abayo wa mahadsanid sida lo isticmalo digsiga naso gali ina ka barta raba shugran shukri shacni
@karamakeey30536 жыл бұрын
Masha allah Abayo wad mhdsanthy
@khadracali6913 жыл бұрын
Wllo shugri wllo mcn aad iyo aad baad u mahadsan ta hay sida quruxda badan ee aad wax noo faham siiso wllo ilaahay ha kaa abaal mariyo wllo waxaan kala hadlaa yaa soo maliya wllo cutada waxaad ku dar darto qaar kood lagama heloh soo maliya wllo casharka ma qubojoogtaad ugutala gashay mise dadkoo dhan wllo mcn waxyaa bahaan fah meen waxaa kamida saayosoos iyo waxyaalo badan wllo iisoo jawaab wllo qali ani waxaan joogaa hargaysa wllo
@Qisasudiin6 жыл бұрын
Shukriyey allah Ku barakeeyo gacantaada masha allah