Allah ha ka abal mariyo Shekh Mahmud shibli iyo walalka klibkan so dhigayba Anigo oo safar ah ayay Maradi najaso iga gartay waxan garan wayay si an salada u tukado busna wa sarna waxan KZbin iyo Google ka radiyay Shekh arikas ka hadlaya wan wayay waxa laga yaba ayaga oo badan in ay ku jiran lakin uu qoralka iga qaldamaay lakin clipkan ayan ka helay jawabti jazakumullah
@husseinhassan39872 жыл бұрын
Sheikhow ilaahay jannada haku geeyo
@AhmedAli-mg8is2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@MohammedTooni Жыл бұрын
M.a alle ha ku barakeyo
@hodanaxmed1234 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@xafsaxuseen-ye2cl Жыл бұрын
Shiiqow canaha naaska hduu dharka kaga. Halaabo ma lagu tukan kara🤔
@Aden851 Жыл бұрын
Haa. Markan arkay suashada ayan baaritaan kusameyay, caanaha naaska dumarka ama kuwa xolahaba waa daahir, waanad ku tukan kartaa. Allahu aclam.
@cabdiraxmaanmaxamuud93612 жыл бұрын
Marsha Allah
@realghost-bo9yr11 ай бұрын
❤❤❤❤
@cumarcali74926 ай бұрын
Weesada janaabada malagu tukankaraa mise weeso ayaa la iga rabaa oo aan la imaadaa
@MaxamuudDaahir-lq1ff2 ай бұрын
Hadaadan markaad qabeysaneysey Farjiga aadan taabanin waad ku tukan kartaa
@IbrahimHuseen-w3d10 ай бұрын
Som ma qabeysan kartaa mana cadeysan karta casaraka
@idmanmohamed6613 Жыл бұрын
horta janabo maxa laga wada ani leyma qabo un?
@-farhia Жыл бұрын
Janabo waa Dabsar waye wllo
@mahamednaaji7911 Жыл бұрын
@@-farhia waa nawaale Qurxy
@ascadmohamedsalah1954 Жыл бұрын
Hadii Ay Shahwo kaa timaado Galmo Ama Riyo
@onlyforyou74722 жыл бұрын
Janaabo waa mxy wllyl??
@mohamedahmed83912 жыл бұрын
Wll waa biyaha qofka bini aadamka kauimado
@Abdalamanchester2 жыл бұрын
@@mohamedahmed8391 war fasiraad xumidaa🤣🤣
@highlightheaven24572 жыл бұрын
Biyaha mesha kadida Ka imaadaan waaye
@halaneabdulahi5887 Жыл бұрын
Janaabo waxaa marka ay biyo ama shahwo kaa imatoh say dontoh hakaga imateeh oo adan ka qubaysan ladhaaha wll
@SuperKahin Жыл бұрын
Shaqada ma nijas baa wadadan waaka yabay walahi marka bani aadamka OO dhan waa nijaas marka wasaq ah. Sababta OO ah shahwada ku tilmaameen nijas waa halka uu bani adamku ka aburmo
@HelloTotheworld-nc8ej Жыл бұрын
Walal waxaa.kaa.muuqato aqoon daro aad u weyn fadlan diinta sigiican u baro iska daa diinta dhankeede caafimaad ahaan ma wanaagsana in qofku janaabo asagoo qabo inu ku joogo inu jogo quraanka tafsiitkiisana sifcn u baro KZbin ka helysa xata hadadan adi karin melaha laga barto .hana iga xumaan waa talo wadna qaadan kartaa waadna iska diidi kartaa.
@SuperKahin Жыл бұрын
@@HelloTotheworld-nc8ej adigay aqon dari kuhysa arrimo aan shaqo ku lahayn sanka so sudhanaysa adiga waxbaro horta tiisa daryeela tukale ku dara
@HelloTotheworld-nc8ej Жыл бұрын
@@SuperKahin maxa cay mesha kenay aniga kumba caynine orad ada jahil ehe diinta baro xiligan ledahay ma nijasa