ASHWAGANDHA WAXTARKEEDA CAAFIMAAD

  Рет қаралды 22,606

ADIGA IS AHAAW

ADIGA IS AHAAW

Күн бұрын

#adigaisahaaw

Пікірлер: 97
@daadir2020
@daadir2020 Ай бұрын
Naima Casharadaada caafimaad ku saabsan aad ayaan uga faaiday . Jazaakalaahi kheyran.
@daadir2020
@daadir2020 Ай бұрын
Mahadsanid abaayo guuleyso
@halimaabdi8955
@halimaabdi8955 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا اختي
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 21 күн бұрын
Kkkkkkkkk Naciima wallahi runbaa sheegtey
@Zahra-k5u3n
@Zahra-k5u3n 7 ай бұрын
Ustaat naciima Allah nookaadayo sharaxadaada aan jeclahay
@AmunOsman845
@AmunOsman845 Жыл бұрын
Khayr Allh ha ku siiyo wll hooyaa iga xanusanaysa xasuusta ku yar ee wll geedkan tolaw ma anfacaya Iyo wll hadii aad garanayso wad uroon ii soo sheeh
@rahaali2947
@rahaali2947 Жыл бұрын
Abaayo Naima waa ku salaamay Allah dartois kuu jeclahay Allah haku barakeeyo
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 2 жыл бұрын
Haa ,laakiin hadalka soo yara koob abaayo,oo sida loo isticmaalayo noo sheeg, sifiican noogu sharax
@xareedshow6011
@xareedshow6011 7 ай бұрын
Mashaa allaah niciima allaah haku barakeeyo
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 2 жыл бұрын
Masha Allah Waan kula dhameeystey Jizakumullahu kheyr
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw 2 жыл бұрын
MaashaAllaah horaa loosoconaa! Mahadsanid!
@aliadventures9671
@aliadventures9671 8 ай бұрын
Mashallah mahadsanid walashey ❤❤❤
@ummuayan8227
@ummuayan8227 Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah ilahay hakuxafiido wanodadashaa
@simanyariise9977
@simanyariise9977 2 жыл бұрын
Abaayo ajar iyo xasanaat allaha kaasiiyo waxaa jeceshahay oo jano u horeeso allaha ku siiyo waalidkaana mii zaanka qiyaamo allaha u saaro.
@caishajama6041
@caishajama6041 Жыл бұрын
Masha allah abaayo mahadsanid
@mariyacali6541
@mariyacali6541 Жыл бұрын
masha allaah hazakallaah kheyr hapo mcn
@khadijo9951
@khadijo9951 Жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid abaayo 😍
@iqromaxamad2513
@iqromaxamad2513 2 ай бұрын
Abaayo qof gaas calooleed qawo ma isticmaali karaaa
@aminaali691
@aminaali691 2 жыл бұрын
Mashaalah mashaalah sharaxada sida aad u bixinaysid aad bay u fiicantahay Aleh ha kula qabto wax kasta oo aad rabtid inshaAllah
@naimaboor5646
@naimaboor5646 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@falisgaladxaashi5340
@falisgaladxaashi5340 Жыл бұрын
Mnsha Allah wn Ku tagera 🎉
@munajamaxaashi8670
@munajamaxaashi8670 2 жыл бұрын
Asc naciima dhabar xanuuka maxaakena
@ayanabdulaziz8377
@ayanabdulaziz8377 2 жыл бұрын
In tee baan qaadan karaa qiyaasata ama cabirika adooraaliya?thanks
@CraxiinJamac
@CraxiinJamac 9 ай бұрын
M.a waxathy qof wanagsan
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 7 ай бұрын
Asc qof theyrto qabo ma cabi kara iso jwab plz
@Muhiboabukar-zq8jk
@Muhiboabukar-zq8jk Жыл бұрын
Caruurta malasiin karaaa plz iso jwb
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 2 жыл бұрын
Jazakalah walashey mcn ❤️🥰❤️
@rashkaarow45
@rashkaarow45 9 ай бұрын
Naciima Guuleyso Marwo .
@deqa868
@deqa868 Жыл бұрын
Mashalahaa abaayojzlqeer❤
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
m.a horey usoco jazakilah
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 2 жыл бұрын
ASC Dr.Naciima fin Yar ayaa Mar walba iga Soo baxa faruurta bidix hoosteeda dhinaca gudaha please maxay tahay
@AnfacD
@AnfacD 2 жыл бұрын
Masha Allah ajar aan dhamaan Allaha ka siiyo.
@husseinmohamed6468
@husseinmohamed6468 2 жыл бұрын
Masha Allah Dawasha wanaagsan
@fadumoahmed481
@fadumoahmed481 Жыл бұрын
Abayo Tayrod La,igasheegay maxaa uroon mcn
@sahramohammed9167
@sahramohammed9167 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤ Masala jizkala khayer Sister thanks
@falisgaladxaashi5340
@falisgaladxaashi5340 Жыл бұрын
Mnsha Allah gedka faida lama so kobi karo
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 7 ай бұрын
Ani kakoow dadka kujecel❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fatxisacid-i8n
@Fatxisacid-i8n 6 ай бұрын
Jasaka laah wll
@farunabdullahi5992
@farunabdullahi5992 2 жыл бұрын
Mansha Allah abaayo shugran xabibti
@caishacadey3249
@caishacadey3249 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo alle hakubarakeyo adika iyo familkaaka🥰🥰
@يالايالاشهدوقصصحلوه
@يالايالاشهدوقصصحلوه 8 ай бұрын
ماشاء الله ❤
@Muminyoutub
@Muminyoutub Жыл бұрын
Mashalah
@farunabdullahi5992
@farunabdullahi5992 2 жыл бұрын
Aniga ayadba iga hadlee xaga hormonka streeska wuu I dashaday wan cunaa wana sii laba jibaraa insha Allah
@xilkascade
@xilkascade 2 жыл бұрын
quraan akhriska Ku dar inshlh waad sii fiicnaan
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 жыл бұрын
Masha allha
@saidmohamud7554
@saidmohamud7554 Жыл бұрын
Wll somali kusheeg magaca geedkal
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 жыл бұрын
Asc abayo waxadona inaan iscaateyo igacaawi
@cadarabdi7513
@cadarabdi7513 2 жыл бұрын
Asc Jisakumulha qeer macalimad nacimo waxabadan bakafiday masha alha
@aaminoxuseen9335
@aaminoxuseen9335 9 ай бұрын
Masha Allah macli maddeyda mahadsanid 🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤☝️☝️☝️
@duulaankamaskaxda869
@duulaankamaskaxda869 3 ай бұрын
@falisgaladxaashi5340
@falisgaladxaashi5340 Жыл бұрын
Aniga wn arkay faida ❤
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 7 ай бұрын
Maxa kamid ah
@duulaankamaskaxda869
@duulaankamaskaxda869 3 ай бұрын
Nooc ugu fcn iyo sida loo isticmalo
@hilaac075
@hilaac075 2 жыл бұрын
Manshallah, Mahadsanid walaalo
@qalbinuura5731
@qalbinuura5731 Жыл бұрын
Maan shaa alaah
@ayanisse2082
@ayanisse2082 2 жыл бұрын
Pls kaso hadal thanks walal
@Haashim3460
@Haashim3460 Жыл бұрын
Geedkan Somali waxaa lagu yidhahdaa guryo fan Somalia aad ayuu ugabaxaa
@MohamedAli-je1yy
@MohamedAli-je1yy 2 жыл бұрын
Mashallah ♥
@MuunaIsmaaciil-f2p
@MuunaIsmaaciil-f2p 4 ай бұрын
Waxan unaqana tiire
@farunabdullahi5992
@farunabdullahi5992 2 жыл бұрын
Kkkkkk wan qoslisay xididadii u raayay ayaa yaalo manta madaxa lama gali karo
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms 2 жыл бұрын
Asc setahy abayo naima
@ayannamohamed402
@ayannamohamed402 2 жыл бұрын
Nacima halken kahelaa ubahanahye
@فاطمهالعبسي-غ7ع
@فاطمهالعبسي-غ7ع 2 жыл бұрын
Masha alaah
@munajamaxaashi8670
@munajamaxaashi8670 2 жыл бұрын
Niciima asc dhabar xanuuni ka maxaakea
@asadcade4496
@asadcade4496 2 жыл бұрын
Ascww Drs maxa talo u ah qof thyrodka qaba oo 3 blood ka hot laga waayay
@SacdiyoMohamed-sz1rf
@SacdiyoMohamed-sz1rf Жыл бұрын
Asc wr wb wllo qofkàaas thyroid k qabee mxu isticmalo ka guuriyay ado ralia bal iiisheeg cfimadk Allah haye wllo.
@فاطمهالعبسي-غ7ع
@فاطمهالعبسي-غ7ع 2 жыл бұрын
Sanad xitaa waa wadaa insha alaah hadan carabi waxa lagu dhaho helo
@muhamedahmedmeyow6445
@muhamedahmedmeyow6445 2 жыл бұрын
Af carabi waxaa looyaqaan wallshey الاشوجندا) اشواغندا ) ابعض ) Iyo magacyo badan oo kale Af soomaali waxaa looyaqaan (Dheedey dheedey)( abab ) (geed dhalaan ) (guryoon)( guryo fan)
@daganabdi9019
@daganabdi9019 Жыл бұрын
Shugran walale
@2011BARO
@2011BARO Жыл бұрын
Geedkan Soomaaliya aad buu uga baxaa, wuxuu leeyahay magacyaddan: GEED-DHALLAAN GURYA-FAN, GUMROOD.
@mkafamily6700
@mkafamily6700 2 жыл бұрын
Abayo hooyo naas nuujinayso maqaadan kartaa? Adigoo raali ah iiga soo jawaab❤️
@princessibtisaam4003
@princessibtisaam4003 2 жыл бұрын
Maya abayo ha isku isticmalin
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 7 ай бұрын
Soomaaliya muqdisho malaga helaa
@munaahmed1121
@munaahmed1121 6 ай бұрын
Haaa anaga ceelasha Mel meel ayuu ka baxaa
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 5 ай бұрын
@@munaahmed1121abaya nairobi jooga sekuhela ma isodhibi karta
@yussufbulle493
@yussufbulle493 Жыл бұрын
Geegkan ma tiiraa. tiire miyaa
@فاطمهالعبسي-غ7ع
@فاطمهالعبسي-غ7ع 2 жыл бұрын
Taloow carabi maxaa lagu dhahaa anoow i anfaacaa intaa sheegtabo anaa ah
@Happ147
@Happ147 8 ай бұрын
اشواغندا اختي
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@farunabdullahi5992
@farunabdullahi5992 2 жыл бұрын
I am so sorry dadkeyga aqaan la anta
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 2 жыл бұрын
Mashallah jazakallahu khar 😍😍❤❤❤💖
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 Жыл бұрын
Ciyaalka malasiin karaaa
@sahra4091
@sahra4091 2 жыл бұрын
What is Ashfagadho? You have to show what you are talking about.
@ayanabdille3990
@ayanabdille3990 2 жыл бұрын
Was feed xididkiis soomaaliya was laga helaa meelaha mudaawaadka lagu gado ilmaha ayaa loogugeedo katiyaa somaali waxaa lagu dhahaa Gurya fan Hargeysa iyo meelo badan buy ka baxaa
@siraadadan5497
@siraadadan5497 2 жыл бұрын
Geedkan waa tiiro ayaa dhahaa waan qadhaadh waala karsataa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
​@@siraadadan5497walaal tiire maaha ee dadka ha qaldin yay tiire si qaldan u cabine labadaba waa aqaan shaqo iskuma lahan
@ZaynabCali-sr2yr
@ZaynabCali-sr2yr 11 ай бұрын
Asc
@ZaynabCali-sr2yr
@ZaynabCali-sr2yr 11 ай бұрын
Dhiibadaisa
@zeynabxassanmaxamed
@zeynabxassanmaxamed 4 ай бұрын
😊
@Muminyoutub
@Muminyoutub Жыл бұрын
Galbeed siti magace looga isticmala
@cabdibare5244
@cabdibare5244 2 жыл бұрын
Naciimo asc salaankadib walal maxa uronqanjirka prostate
@aaahmed3017
@aaahmed3017 2 жыл бұрын
Mansha allaah naciima alle haku xifdiyo
@adigaisahaaw
@adigaisahaaw 2 жыл бұрын
Aamiin walaal mahadsanid, adigana sidoo kalle Allaha kubarakeeyo!
@RaxiimaBashiir
@RaxiimaBashiir Жыл бұрын
@@adigaisahaawabyo hormone caanaha ma ufcn yhy
@Muminyoutub
@Muminyoutub Жыл бұрын
Galbeed siti magace looga isticmala
XANUUNADAAN ISKIIGA DAAWEEY DIINSIGA!? *daawo muuqalkaan ilaa dhamaad*
29:22
MAQAARKA MURUGTIISA MAANTA AYAAY KU DEEYSEY
25:54
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 16 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 40 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 29 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Ashwagandha Wax Ka Baro with Dr Isim and Umm Abdulrahman @hooyohomeschool
1:45:36
ISKA DARYEEL DAALKA KUDAASHADAY!  WAXTARKA CAAFIMAAD EE GINSENG!?
28:08
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 09.10.2024
Somali Radio
Рет қаралды 754
MAXAA KEENI KARO CAADA WAREERKA (DHIIGGA)?
27:41
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 21 М.
HURUUDKA IYO WAXTARKIISA WAXBADAN KA OGOOW
19:32
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 70 М.
Dr Isim Magnesium la’aanteed 22 calamadood oo magnesium deficiency ah
32:00
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 417 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН