Dr Isim Magnesium la’aanteed 22 calamadood oo magnesium deficiency ah

  Рет қаралды 12,221

Badriya Lifestyle

Badriya Lifestyle

4 ай бұрын

#somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos #somaliyoutuber
linktr.ee/Hooyohomeschool
FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channels:
@badriyalifestyle and @hooyohomeschool
CONNECT WITH ME!
♡ TIKTOK: / badriyalifestyle
♡ TIKTOK: Hooyo Homeschool

Пікірлер: 83
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 3 ай бұрын
Asc dr aniga ataamahan qaarkood waan leeyahay ee magniisiyamka noocee u fiican meeqo mg ayaanse qaataa maalintii jzklkheyran
@habiba6531
@habiba6531 3 ай бұрын
Jazakumallah qayr wax badan ayan ka faaiiday ❤
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Jazakallaahu khayr Dr
@rahmaabukar6604
@rahmaabukar6604 3 ай бұрын
Jazakala qeyr
@maaliyabintosoble2360
@maaliyabintosoble2360 3 ай бұрын
Mahadsanid dr
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 3 ай бұрын
Mahadsanid Dr❤❤❤
@maaliyabintosoble2360
@maaliyabintosoble2360 3 ай бұрын
Waa hadal run ah dad badan ayaa dhihi doona Aniga miyuu iga hadlayaa dr ISIM
@fuaadjaamac9223
@fuaadjaamac9223 18 күн бұрын
Shukran dr
@ayanwarsame7044
@ayanwarsame7044 2 ай бұрын
Labo iyo labatanka dhan wan haystaa ilahey qayr alaha kusiyo dr isim
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 3 ай бұрын
Jizaakallaah kheeyran doctor.
@maaliyabintosoble2360
@maaliyabintosoble2360 3 ай бұрын
Jzkl Kheyran jzaa ISIM & BADRIYA
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 3 ай бұрын
Merci dr.
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 6 күн бұрын
Sxb mahadsanid ajar alah kasiyo
@user-ty2lv5sw6f
@user-ty2lv5sw6f 3 ай бұрын
Alla run badanaa jzkalaah dr
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu 2 ай бұрын
Mansh Allah wll
@mounatiti8446
@mounatiti8446 2 ай бұрын
Masha Allah jzk llah khayraa
@AhmedAlinur-hw7ri
@AhmedAlinur-hw7ri 20 сағат бұрын
Walaal Aad ayaan kaaga mahadcelinaya ,waxaanse raba salt sea ,daily miyaan isticmaala.
@mohamedibrahimkala4797
@mohamedibrahimkala4797 3 ай бұрын
Asc Dr please ka soo hadal Vitamin b12 deficiency
@SafiyaXasan-xp1ui
@SafiyaXasan-xp1ui 3 ай бұрын
Laba iyo labaatanka caalamood way igu dhanyihiin dr jazaakallahu khayran wa qayra jazaa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
MaashaALaah ❤. MaashaALaah ❤
@hoodomahaddiiriye1303
@hoodomahaddiiriye1303 Ай бұрын
Asc wllo cusbadu dhiga makicinayso miyaa
@farhiyafarahyusuf9448
@farhiyafarahyusuf9448 3 ай бұрын
Video gaan markaan araky inaad aniga iga hadlaysid baan moodayaa
@afraxcaabi3040
@afraxcaabi3040 3 ай бұрын
Asc Dr isim waxan qaba sokor dhiikar karostarool calool fadhi said ah thayrod maxad igula taline mana socdo o sariir saaran ban ahay
@saciidcali6824
@saciidcali6824 3 ай бұрын
Asc soomali malaga helaa magnesium igu caawiya qofkii yaqaan please
@sahraa.rahman405
@sahraa.rahman405 2 ай бұрын
Dr isam iyo badriyaba alle haydin xifdiyo
@badriyalifestyle
@badriyalifestyle Ай бұрын
amin yaa allah
@user-zs1ju4qr6m
@user-zs1ju4qr6m 3 ай бұрын
Jazakalah dr waxan ku way runtaa Magnesium EG with vitamin B6 225 kawaran dr baa usoo qortay Jazakallah
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 3 ай бұрын
Dr waxa dhihi lahaa Vitamin D,B12 or B6 Multivitamin iyo Iron kala hadal dumarka muhiimada ay ledahy jirkena Iyo in qudaarta cagaran lacuno mise lacabo
@jamiilajam5784
@jamiilajam5784 29 күн бұрын
Dr magnesium iyo vitamin B12 ma isla qadan kara hal waqti habeen mise malinta
@Ray_4654
@Ray_4654 Ай бұрын
Maashaalaah dr iyo inanta qiimaha lehba waa salaamay khayr badana ilaahay ha idin siiyo ilaahay waa maqshir ilaahay u soo diray Dr soomaali ha laga faaiidaysto una duceeya in ilaahay xifdiyo,cimrigiisana dheerayo,cibaadadiisana hagaajiyo walaahay waan ka faaiiday inkastoon dhawaan arkay laakiin intii wax badan baan dhegaystey soomaaliyey dhegaysta Dr oo weelaya wuxuu inoo sheegayo waan wada buknaaye.
@badriyalifestyle
@badriyalifestyle Ай бұрын
amiin yaa allah
@sahraa.rahman405
@sahraa.rahman405 2 ай бұрын
Cajiib
@user-gx7bp3cu5q
@user-gx7bp3cu5q 2 ай бұрын
Kuli waan qabaa wlhi waxanba moda in aan aniga iga hadleyso ale ayaa ku shaartaye xanuunkan mudo badan ayuu ihayaa malin walbo dhaqtar ayaa taganahay xaga galmada no ayaa ka ahay Dr
@muniiramohamed3135
@muniiramohamed3135 3 ай бұрын
Ma isqadan garaa magnesium iyo Bi iyo B6 hal waqti mala isticmaligaraa
@sahraa.rahman405
@sahraa.rahman405 2 ай бұрын
Dr isim waxaan aad ula dhacay zinc lakin kabaa aniga calamadihisu iga muqdan 8 kamidaa ihaya calamadahan
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 3 ай бұрын
Isn’t only magnesium deficiency guys calamadahan cudura badana sabab unoqon karee doctor kaada aad hada hesato xita wadanki waalaku baara 🙏 adna thanks walaal
@idilwabari4580
@idilwabari4580 3 ай бұрын
Asc aniga inta sheegtay waan qaaba
@Qaalia
@Qaalia 3 ай бұрын
The editing is amazing thanks! People commenting while recording is kinda disturbing 😳 yours we are enjoying 👍
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 3 ай бұрын
Ala anubaiga hadlaya Dr ku
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 3 ай бұрын
dr sidee lagula soo xitiiri karaa
@iimaanahmedmahamud488
@iimaanahmedmahamud488 3 ай бұрын
Asc qaar ayaa lee yahey waxaa la moodaa inad itilmaameyso murqo xanuun iyo daal cajiib shugran
@iimaanahmedmahamud488
@iimaanahmedmahamud488 3 ай бұрын
Jazaka laahu qeyr
@farxiyoabuukar5178
@farxiyoabuukar5178 3 ай бұрын
22 waan leyahy
@YasminaliismanAli
@YasminaliismanAli 9 күн бұрын
Mana iga hadleysa dr
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 6 күн бұрын
Aniga hadan runtay ila 19 waleyahay
@rujaalrujaal5068
@rujaalrujaal5068 3 ай бұрын
Dhiigkarka marka lagareebo waa lee yahay Dr kkkkk allah runbadnidaa
@luulkaomar5251
@luulkaomar5251 3 ай бұрын
Dr anga badankor waa isku arkay waxa igu daran dirada wax ma sariy karo waxan ahay stareesmiiran go aan ma qadan karo
@luulkaomar5251
@luulkaomar5251 3 ай бұрын
Dr maxaan sameya markan isku arko 22 calamadood
@hassanmuse6886
@hassanmuse6886 Ай бұрын
Anigu isheega
@aseliaabdo5141
@aseliaabdo5141 2 ай бұрын
Please Virginia ask Dr somebody like me when I didn’t have a lot of water I have to be a lot why I wanted to ask him the question please
@DeeqaIsse-zg1id
@DeeqaIsse-zg1id 3 ай бұрын
Talow hoyo nujisa ma isticmali karta iso jawaba qer ale ha idin siye
@umumascud2759
@umumascud2759 3 ай бұрын
In noogala soo jawaabo ayaan rajynaa
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 2 ай бұрын
Ala ina adeer waad igala soo daahday
@najmayoonis5020
@najmayoonis5020 Ай бұрын
Dhiig karka oon dageyn daawadana ii shaqeyn weysey
@HoodoXaashi-kp6xj
@HoodoXaashi-kp6xj Ай бұрын
22
@user-ql9qj5lu3m
@user-ql9qj5lu3m 2 ай бұрын
Wallhi 22ka Aad Sheegtayba Waan Qabay
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 3 ай бұрын
kuli calaamadahan waa igwada maqanyihiin dhibkaasoo dhan waan haysta intooda badan
@maxamedcabdiaadan725
@maxamedcabdiaadan725 Ай бұрын
21 calaamadood baan leeyahaye adigu
@user-ck5tc7li5q
@user-ck5tc7li5q 3 ай бұрын
10
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
Mahad sanid Dr Aniga dhiiga kar ima qabto laakiin Markaan xanaaqo laabta icirriyota naqaskan umaleya inu igu dhagayo wadnahaa aad iigaraaca . Hada AAYATKURSI. LAASIMAY WU IGA BA.AY
@user-py8cu8sg2p
@user-py8cu8sg2p 3 ай бұрын
dhaman halxabo igama maqna
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi 6 күн бұрын
Sxb majerten matahay surahaga kugartay hhh kaftan
@fadumamohamed4089
@fadumamohamed4089 8 күн бұрын
16
@Jawahir3212
@Jawahir3212 3 ай бұрын
Exercise ka majecli inaan sameeyo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
Samee walhy anigoo Isleham iaaqira usocotaa jirkoo dhan xanuun Jimicsi bilaabay alle mahadii fudayd Jimicsiga marka labilaabayo walnut xanusada Barstool isticmalay malintiyo dhan 1xabo
@zamiiralaki5162
@zamiiralaki5162 Ай бұрын
22 kaba
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 ай бұрын
Yaaba awalba gacan qabsan jiray isimow
@Khadrashiikhcabdixafiid
@Khadrashiikhcabdixafiid Ай бұрын
A
@fatumahassan2792
@fatumahassan2792 Ай бұрын
Xage laga hala
@nasriabdullahi5210
@nasriabdullahi5210 3 ай бұрын
9 jir ilaa 12 ma siin garaa magneium
@hamdayusuf7701
@hamdayusuf7701 3 ай бұрын
Maya ila 15 ayaa laga bilaabaa
@Nurani-dr5uh
@Nurani-dr5uh 2 ай бұрын
Hurda la aan galmada caajis murqaha
@IftinIftin-yy2te
@IftinIftin-yy2te 2 ай бұрын
❤🫰👌💕😋😘
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 3 ай бұрын
Doctor naagaha fikrad fiican ayaad siisey laakiin ayaga ayaa raba in eey iska'dabo dhal'dhalaan sidaas ayey dhaheen gabdhaha, badankoodne furitaanka waxba uma'arkaan.
@maaliyabintosoble2360
@maaliyabintosoble2360 3 ай бұрын
Kkkk
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 3 ай бұрын
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾😂❤️❤️❤️🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@fatumahassan2792
@fatumahassan2792 5 күн бұрын
Cage laga hala walalo
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 3 ай бұрын
Dr caadi ma’ahan sirta raga ayu fashile dagdag dambe majiro iyo iskunuug dambe gabdhow magnesium guriga so buuxiya 😂😅
@maalikibookshop5823
@maalikibookshop5823 3 ай бұрын
ha iska badanin side effect buu leeyahay
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 23 күн бұрын
Caruurta kala koriya dumarka iyaga is dilay carur badan Maxy taraysa hadaad bab'do naag kale lagula guursado 4sfcn u koriso ku anfaca
@user-eg5po7xp1j
@user-eg5po7xp1j Ай бұрын
😂😂😂😂
@ugaasgelle4455
@ugaasgelle4455 Ай бұрын
5 daqiiqo waad ku soo cel celin hal kalmad 1 daqiiqo waad aamusnaan wakhtiigii bad naga dhamaysay wax aad 5 daqiiqo ku sheegi karto baad 1 saas ku sheegin nin wayn oo suuroonaya 😂
MAGNESIUM WAA MAXAY? Dr Isim @badriyalifestyle
1:44:01
Badriya Lifestyle
Рет қаралды 9 М.
Iron Wax Ka Baro?  Dr ISIM @badriyalifestyle
1:16:20
Badriya Lifestyle
Рет қаралды 12 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
ANTIBIOTICS DABIICI AH PART 2
41:50
HOOYO HOMESCHOOL
Рет қаралды 26 М.
ANTIBIOTICS DABIICI AH PART 3
19:47
HOOYO HOMESCHOOL
Рет қаралды 9 М.
Zinc Baro dr Isim @badriyalifestyle
1:31:51
Badriya Lifestyle
Рет қаралды 8 М.
Dr. Isam Abdel-Karim Joins Physicians at St. Bernards Cancer Center
1:22
St. Bernards Medical Group
Рет қаралды 673
How to Come Off Thyroid Medications Naturally
15:16
Dr. Alan Christianson
Рет қаралды 6 М.
Ashwagandha Wax Ka Baro with Dr Isim and Umm Abdulrahman @hooyohomeschool
1:45:36
ZINC dr Isim @badriyalifestyle
1:31:51
Badriya Lifestyle
Рет қаралды 6 М.