Askari Boolis ah oo Weeraray Hawl-Wadeeno ka Tirsan HCTV

  Рет қаралды 429,035

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 978
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 жыл бұрын
Cabdishakuur dayib Mohammed wanin wantagera codkisa from garowe
@xassanjibril2149
@xassanjibril2149 5 жыл бұрын
Si deg deg ah Askarigasi sharciga hala hor keeno....no one is above the law...
@maymuunali1912
@maymuunali1912 5 жыл бұрын
I agree with you
@abdidiiriye7763
@abdidiiriye7763 5 жыл бұрын
waxaa dulliga ee ladagalamay inanta waa in sharciga lamaraya
@somboi71
@somboi71 5 жыл бұрын
War waxan an xishoonaynin asker kusheeqani maa wakati afweyn bay rabaa inay nani eliyaa.waa in an maxkamada ilasoo sariir askarigani is walayaa war sharciga hala hor keeno .Wariyayiyasha was Somalilander dalaad ah hor na way yihiin cabuudida halakaga dhaaf ban leyahay .Hage bay hiiraan saraakishii poliska miyanay arkaynin clip kani meel kasta salaam.
@mahdimahdi5713
@mahdimahdi5713 5 жыл бұрын
Aad ayan ugu xumahy arintan
@hoooooye3875
@hoooooye3875 4 жыл бұрын
Asc
@___maludaahmd3877
@___maludaahmd3877 2 жыл бұрын
WAAY KHALDAN YIHIIIN XUKUMADI WAXAY IDIN TIDHI HASOO BIXINA AYAA LAYDIIN DHAHAY EEE JOOOGA GURYIHIIINA MARKA WAAY AAD USOO BAXAYSAAAM 👐🙏🙏🙏🙏
@gujis5819
@gujis5819 4 жыл бұрын
Hargaisa waa in somalia gacanta ku dhigtaa waayo halkaas shacab baa gacan cadow ku jira
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Rageedii bad tahay.Guul iyo gobonimo Somaliland
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Horta somalia mey somalia mamusho
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 5 жыл бұрын
Guud ahaan dedwaynaha ku nool somaliland waxaa police ku u gaystaan tacdiyo mana muuqadaan kuwaan waxaa ay kaga jawaabeen awoodoodo war baahineed hoos haloo eego dhaqanka policeka
@rahmaahmed1855
@rahmaahmed1855 5 жыл бұрын
Been maaha inta askarta uunbaa la arkaaa
@qurbaawis642
@qurbaawis642 5 жыл бұрын
Mansha allh police somaliland shaqadooda toos stay u wadaan ee warbaahinta shaqo laqa qabtaa
@user-qn8ci2fo6w
@user-qn8ci2fo6w 5 жыл бұрын
Xukunka muuse handaraab marano hadhaco hadhaco hadhaco😭😭😭🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@sakiyafaysal7609
@sakiyafaysal7609 4 жыл бұрын
@@rahmaahmed1855 and ⁶his were all
@khaatumonews937
@khaatumonews937 5 жыл бұрын
kkkkk Shalmadii mid bila shalmad ah oo ay ehel yihiin ayuu u geeyay qorshaha weerarkuna shalmadu ahaa
@ZakiZaki-nq1be
@ZakiZaki-nq1be 5 жыл бұрын
Hahaha
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 5 жыл бұрын
😆😆😆😆😆
@zadick2026
@zadick2026 5 жыл бұрын
hhhh waa runtaa masuul
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@canabmusse1866
@canabmusse1866 5 жыл бұрын
Waxaa weeye Walalayaal waxaad u shaysaan somalida oo dhan taana waa shaqadiina markaa jira xawtal dariil istic maalaya shaatiga wadlada taana hada soomalia oo dhan ayaay kajirtaa Alle ha idin xafido aamiin aamiin aamiin ya Allaah
@salwanuura6707
@salwanuura6707 4 жыл бұрын
subxanallah ma sheekadi xamar ee askartu shacabka laynaysay ayay iyaguna soo wataan wlhi laga yeeli maayo mariyuhu xuquuq ayuu leeyahay ee askartu kibirka ha dayso
@Yahyekaldaweye
@Yahyekaldaweye 5 жыл бұрын
Waan ka xumahay waa arin laga xumaado askarigaas sharciga hala horkeeno cidii igu raacsan like isaara
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 жыл бұрын
Wrkani waa xabagle ee dishbilnka halasoo baro direskana halaga sibo
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
We support HCTV
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Aad iyo aad.
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 5 жыл бұрын
Hayaay askarigu wuu naxsan yahay 😂
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 5 жыл бұрын
Way kibreen wllhi boolisku waliba kuwa hargeysa way ka sii xag jiranba waa jaahiliin !
@abdisalannaeem5651
@abdisalannaeem5651 5 жыл бұрын
Abti may kibrine wariyayashii baa kibirku ka batay
@guuleedcismaan1184
@guuleedcismaan1184 5 жыл бұрын
Silkii hoyada ayaa kibray nacas nacas dhalay cidbaa ad iska racaysa askariga hawshisa ha dhexgalin
@abdirizakibrahim9341
@abdirizakibrahim9341 5 жыл бұрын
qoodhad rabtaa malaha hoyadaa la wasye
@zaamiyayartadhaladka6720
@zaamiyayartadhaladka6720 5 жыл бұрын
Wa run wa bilaa akhlaaqin fuck wa duli Marya calastU
@noproblem524
@noproblem524 5 жыл бұрын
Waa runta wlhi fuckign weeyan oo jaahilina
@taahoilkacase3264
@taahoilkacase3264 5 жыл бұрын
🤣😂🤣 askarigu wuu kusoo xiiqsan yahayba takale askarigaa kale kaqaban maayo ufiirso waa siduu sheegayay abwaankii abees
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Wa runta
@amiinmjxappi2973
@amiinmjxappi2973 2 жыл бұрын
😢😢 marka hargeysaa gubtay kadib inta dawanysaaa
@abdirizakabdullahimohamed2771
@abdirizakabdullahimohamed2771 4 жыл бұрын
It's good to give journalists freedom as long he or she have identification card
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Askarigu qof waalan ayuu u eegyahay SUMXAANALAAH. Waar askartan waa in caafimaadkooda waa in la'eego
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Training bay u bahanyahay askarigu.
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Alxamdulaahi!!!!Dhaha"""Wad!!!!Noshihin!!!!Somaliya!!!!!Intiii!!!!Lajirdilo!!!!Ayaaa!!!hadana"""Latogtaa!!!!Wa!!!meley"""Dawlada"""Kajirto!!!!Oo lahadli karo
@chibriil_ahmett1166
@chibriil_ahmett1166 4 жыл бұрын
Iilahay ha idiinka dul qado dhimatada kuwa idiinku hayana illhy ba ka jari dona😭
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
@@chibriil_ahmett1166 thank's"""Walal"""Amiiiiiin
@cabdishakurcali9032
@cabdishakurcali9032 5 жыл бұрын
Sharciga Ha La Horkeeno
@user-hv6xg1fu3v
@user-hv6xg1fu3v 5 жыл бұрын
Subhanalah wallayaal isba waa inan Yar alhamdulilah haduuna xabad ku dhufan
@tiriigtiriig5806
@tiriigtiriig5806 5 жыл бұрын
Xabaglayaashii ayaa laga dhigay police waxy u baahanyihiin in la baro diinta islaamka&sharciga hadii kale wax kawayn ayey soo wadaan
@maryanabdulahi7304
@maryanabdulahi7304 5 жыл бұрын
Dhib aa adin heeso allah idinka dulqado
@macjama4357
@macjama4357 5 жыл бұрын
This is unacceptable. Who is addressing this? They need to be held accountable.
@burcolove9526
@burcolove9526 5 жыл бұрын
HABLAHA REER SOMALILAND WAA JOHORAD WLHY IN LAGGA YELO ASKARIGAN MA AHA
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Thanks walalo.👌😘❤️🇭🇺🇭🇺❤️
@ishacaalamka1152
@ishacaalamka1152 5 жыл бұрын
Wanka xumahay waxa manta kudhacay shaqalaha hctv waana in dag dag askariga sharciga hala horkeno warnahintuna dalku sidii hore mahee ha is ilaliyo
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
wll subscribe iso dheh
@farxantogyo9730
@farxantogyo9730 5 жыл бұрын
wan ka xumahay wlhi bacatiga wariyayaasha
@maxamuudlabo743
@maxamuudlabo743 2 жыл бұрын
oke
@qubqac9913
@qubqac9913 5 жыл бұрын
Muqdisho iska kaalaya,, waligeey ma arag Hargaysa waxana ku noolahay Muqdisho, laakiin mar mar ayaan ku riyoodaa oo hurdada ka soo kacaa naxtin, waxaan ku riyaadaa , iyada oo aan tagay Hargaysa oo magaalada oo dhami i cayrsanayso, WAAR WAA WANLA WAYNTII, WAAR WAA FAQASHTII
@durranofficial8320
@durranofficial8320 5 жыл бұрын
WAA Dhibaatada Ay Somaliland kuhayso maaha mid cusub
@rahmajama6620
@rahmajama6620 5 жыл бұрын
Waanka xumahya in wareeyasha in sida loo dhaqamo
@fuadfuadhassan8411
@fuadfuadhassan8411 5 жыл бұрын
Waa arin laga xumado in saxafiyiinta horn Capel tv waana capareynenyaa taa waxan dhihi kara in uu mankiisapa jogin de
@tusmoaxmed6432
@tusmoaxmed6432 5 жыл бұрын
wa wax AAN xishoonyayn Wllhi juhala weye askartu mid kaste Qori xun soo qadnyan uun Matidi Ayay usoo dhigteen DAWLADN WAX KA QABN MAYSO ILAAHY AYN LEENY WLHI
@bidhaancaaqil8202
@bidhaancaaqil8202 5 жыл бұрын
Waxaasi wllhi waa wax laga xumaado
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Aad iyo aad. Wa runta.
@tusmoaxmed6432
@tusmoaxmed6432 5 жыл бұрын
askarti imaka way washeen wlhi
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
wuu saxsanaa
@zulthanyarre602
@zulthanyarre602 5 жыл бұрын
Dhibaatada Ay Ku Hayaan Ganacsatada Yar-yar ee suuqa kaaryoonka La Taagan Ayey Kibir Uga Laagan Iyo ugu Hanjabaya Dirayska Booliska Diraysku Sharaf bu leeyahy Lkin Hadii tuug Loo Xidho Sharaftu Way Ka Dhacaysa Askartuna Casharo Ayey U Baahan Yihiin Waa Jaahilin🙏
@qalinjacayl1315
@qalinjacayl1315 5 жыл бұрын
Waxshi weeyan kani ma ahan Askari Nacaladi korkiisa Haku dhacado wahabiga dubjirka ah
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 5 жыл бұрын
Somaliland ha ka dhigto ciidan bolis ama mulateri kuu doonaba ha noqdee dad akhlaaq leh anigu waxaan ahay nin reer somaliland ah degan somaaliland waxaa hayaa dhacdooyin badan oo ka dhacay magaalada hargeysa oon ahay wax qof caqli leh ka dhici kara dhacdooyinkaasi sedex ka mid ahi waxay ka dheceen ciidanka taraafikada sedex ka mid ahina waxay ka dhacday ciidanka mulateriga.waxaan la yaabanahay tan iyo dawladii siyaad ilaa iminka dadka ciidamada ah ee soomaalida ahi markay la tacaamulayaan dadka soomaalida ah waxaad horta inaanay islaam ahayn inaanay soomaali ahayn inaanay bini aadam ahayn inaanu jirin wax sharciya oo ay xeerinayaan hadaad kula kulanto magaalooyinka ama aad ku safarto waxaana dadka soomaaliyeed in badan oo ka mid ah wadankooda nebcaysiiyey ayna uga qaxaan dhibaatada ay ku hayaan dadka ciidamada noocay doonaan ha noqdaan mulateri boliis nabad sugid magaca ay doonaan ha wateen dadka ciidamada soomaalida ahi ma aha dad caadiya waxay qofka wax dhexmaraan markiiba u isticmaalayaa xoog cajiib waxay rabaan inay dalka fawda ka dhigaan dadkuna isku baaba’o ilayn gabadha uu jiifjiidayo rag baa dhalay dawladu waa inay sharci ka soo saaraan hadii kale nina nin kama xoog badna rasaasta iyo qoryahana waa la wada haystaa wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin axmed fadlan dalka hoos u eeg waxa khadana saxa hadii kale system iyo dawladnimo sidan ku jiri mayso
@ladanafric4732
@ladanafric4732 5 жыл бұрын
walhi waa sharaf laan ciidankeena alle xaqa ha garadsiiyo wllday
@mohamedcazkah3602
@mohamedcazkah3602 5 жыл бұрын
Way kibreen wllhi
@othmanmuhani7253
@othmanmuhani7253 5 жыл бұрын
Waa khalad wlhieh wxasi😏 Ma aheyn in sidaas LooLa dhaQmo suxuFiyiinta
@khaalidabdi5036
@khaalidabdi5036 5 жыл бұрын
Othman Muhani kkkkkk...
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Aad iyo aad.
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 жыл бұрын
subxanallah xey ahayen askarta Somaliland wariyaha xaqdhowraa waa in talaabo Sharci ah kaqadaa xukuumada Somaliland
@ahmedkafiakas1559
@ahmedkafiakas1559 5 жыл бұрын
Walaahi waan dila leha askari waab kibiraye
@munirkh
@munirkh 2 жыл бұрын
Haye,
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 жыл бұрын
🤭🤭🤭 Waar ceeb waynaa booliis ku sheegaas edebta iyo akhlaaqda daran ee Gabadh u Gacan qaaday, kaasi waa nijaas dugaag ah, Horn cable waxaa lagu haystaa noo nacamleeya!!! Waar Dadoow waxaan looma dulqaadan karee dugaagan dadka ha laga qabto haddii kale fawdo uun baa bilaabanaysa🤔
@abdiladiifhassan4515
@abdiladiifhassan4515 5 жыл бұрын
Ciyaalki yar yaraaye habeenkii dadka mobilada ka qaadi jiray ayay askar ka dhigeen.
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 4 жыл бұрын
Kkkkkk walahi szb bentamaha waxasa askar lagu sheegaya
@sahrahassan3038
@sahrahassan3038 5 жыл бұрын
Sagal baaldeeq ( Nagha ) waanu ku xiisnay musasalkad turjumi jirtay plz ku noqo kasa kaga howl yar wariyinimada la soco
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 жыл бұрын
Hctv hala xidho
@Abdalla01
@Abdalla01 5 жыл бұрын
WaaN Ka Xumahy In Gabadh Saxafid Ah Dacadi Iyo Jir Dil Loo Geesto Illhy Xaqa Hanugu Hanuuniyo😢
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Amiin
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 5 жыл бұрын
Polis keena waa in labaro akhlaaqda iyo macaamilka dadwaynaha, kaliya waxay ubaahnayd iisoo raaca station poliska.
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@zakariyaabdi1457
@zakariyaabdi1457 5 жыл бұрын
Wlhi ciil ka wayn ma jirto 😢😢😢
@muxiyadinmuusemuuse4278
@muxiyadinmuusemuuse4278 4 жыл бұрын
Wa n ka xumahay
@susansomaliland1
@susansomaliland1 5 жыл бұрын
Allah walaashay sagal iam so sorry 😐 Gacan kaa xaqadan kama faaiidayso wllo
@ururkasamafalkamarwo6238
@ururkasamafalkamarwo6238 5 жыл бұрын
Wallaahi waa yaab askartu wey ka sii darayaan waa dhaqankooda dumarkana lagama soo gaadho intaanu aragnay gabadh ay sidaa si ka daran ugalayaan ciidaa ka badan alla maxaanu usoo joognay ragana way isugu tagaan dumarkana sida ragay ula dagaalamaan alaabta yaroo ay iibinayaan bay ka daadiyaan wey garaacaan ka warran dadka aan hadli karayn kuwani kamarad bey sitaane oo way hadlayaane saldhigyada waxay ka sameeyaan waad yaabi tababar xoogleh ayay ubaahanyihiin sidan laguma sii eegankaro madaxduna berri tvga intay soo fadhiistaan wey difaaci inantaa suuqa dhexdiisa maryaha lagaga furay
@ubaidofficial4196
@ubaidofficial4196 5 жыл бұрын
Alllow somalia is jecleysii
@naimajafar5859
@naimajafar5859 5 жыл бұрын
Waa wax laga xishoodo
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 жыл бұрын
XUQUUQ SHAQO IYO SAXAAFAD TOONA MA TAQAANAAN.
@khadarsiciidfaarax7450
@khadarsiciidfaarax7450 5 жыл бұрын
Inu xabad nigu dhufto ayay ahayd
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 5 жыл бұрын
Police somaliland wax skills ah mabalaha aan ahayn sida qoriga looqato. Ma aha dad professional u shaqeya. Sharciga somaliland ma baya yaqaanan...Nabad suga ayuun baa l baray ee ee qaabki nabada loo sugilaha ayaan ahayn Standard.
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 жыл бұрын
Si deg deg ah hctv hawada halooga saaro
@codkashacabkasomaluland1276
@codkashacabkasomaluland1276 Жыл бұрын
😥😥😥😱
@sophianazkimyaaz1878
@sophianazkimyaaz1878 5 жыл бұрын
Yaahuuu dule Alla kubad
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 5 жыл бұрын
Muusa bixii ayaa , ciyaala suuqdii magaalada askar ka dhigay jaahilka xun, aqoon daraa hayse , askari nimuunbu garanayaa, waxaasan dooranay, aan bulshadiisa ujawaabayn
@ayanmhmed9692
@ayanmhmed9692 5 жыл бұрын
Muuse biixi ku was dhilayahay askartani haduu doono waa askarigaa sirkhaanka ah waa walaalkaa yaa og
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 5 жыл бұрын
@@ayanmhmed9692 adoo meedhan buu dhalay oo afayeen u ah jaahilnimaa kaa hadashinayse
@hanahamud8549
@hanahamud8549 4 жыл бұрын
Muse iyo taliye cidan mrka so kla sartid no imo askarigan taliye qory muse mu qorin taliyaha wax u sheg lkn muse bixi nocaga midhan wax shegis kma bahna
@cabdirixmaan469
@cabdirixmaan469 5 жыл бұрын
Muuse biixi Aa kawaalay FUCK MUUSE BIIXI FUCK MUUSE BIIXI FUCK MUUSE BIIXI
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
Adiga xanun muse bixiya ku haya alle haku sahlo
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Cabdi Rixmaan Waalagu wasaaa
@abdallahmohamedabdi6818
@abdallahmohamedabdi6818 5 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 jeeganta lä wasaa
@saidali3197
@saidali3197 5 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 adna musaa ku waas😂😂😂
@Goatka143
@Goatka143 5 жыл бұрын
Talasame PUbg waan KU salamin
@deeqfaais416
@deeqfaais416 4 жыл бұрын
Sidanih sih mha wlo in walalehen saah ino lah galo hadaiih anuh wax ka qabn dawladi abti deeh kuwadah jiri mayno in suxufi hawl noo wada wax yeleyan 👊👊
@maxamedfaysal4566
@maxamedfaysal4566 4 жыл бұрын
Hhhhhh. Hhhhhh. Isago loobahna In uu dalkiisa iyo shacbkiisa Ilaaliyo ayaa waxaa uu doonaya Inuu xoogo. Askari walba oo xidhan Shaadhka sharafta leh. Uma xidhna in uu kuxoog sheegto Shacabka. Waxaa looxidhay in uu dalkiisa iyo shacabkiisa ku ilaaliyo.
@anushhappyhappy2786
@anushhappyhappy2786 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 Alla gorme dumarka xaqoda laa dhowro
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Hooy dadoow halays ixtiraamo please, mashallah walaa quwata ilaa bilaah
@aidgab1196
@aidgab1196 4 жыл бұрын
Respect
@faizadiriye4429
@faizadiriye4429 5 жыл бұрын
Marwalba waan idiin shegnaa waxa dowlad ah kamajiraan somaliland
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 5 жыл бұрын
Kani waa dhaqanka xaqiiqada ah ee Ciidanka police somaliland
@qurbaawis642
@qurbaawis642 5 жыл бұрын
Wariyaasha aan anshaxa lahayn waa in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadaa
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 жыл бұрын
Runtaaa
@miqueen5374
@miqueen5374 5 жыл бұрын
Adika wa xanunsantihin dadkaaa e dhibka ugesten ma aragtan miyaaaa lool
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 5 жыл бұрын
@@miqueen5374 dadku maxay wadeen maanad is weydiineyn
@minursa02
@minursa02 5 жыл бұрын
HCTV, Xaaqad sheganeysiin idhinka ka hoortagaan, Idhinko cadeen hesta mahaad askarigas taliyihisa uga dacwoon weydheen ? oo na baraha bulshadha usodigteeenidhin ? Taa waxeey cadeyneysaa inaad dambileyaal aad wadha tihiin, hukumada na dagaal caad ku heysiiin. Shame on HCTV, prove to be professionals first and be example in following the rule of law then complain if no action taken.
@miqueen5374
@miqueen5374 5 жыл бұрын
@Hanna Ibrahim Hunooo afsomaligaaa iska sax mida kale Somaliland IGA ma xegtid xisabtaaaa kudharso disgusting
@canabducaale7800
@canabducaale7800 5 жыл бұрын
Waaa wasakh askana maheee
@somaliactors
@somaliactors 5 жыл бұрын
So much for freedom
@kossaidabdulahi7698
@kossaidabdulahi7698 5 жыл бұрын
Askarta ha laga xishodo iyagayinu ku hurudnaye muwadin ama saxafi ahow ama shacab kale
@rawdarawda5678
@rawdarawda5678 5 жыл бұрын
Yaahu
@miqueen5374
@miqueen5374 5 жыл бұрын
Yahuuuu askari o nocas ah wa garac
@dayax1411
@dayax1411 5 жыл бұрын
Aar waxba askar nama ilaaliso wlhi
@minursa02
@minursa02 5 жыл бұрын
HCTV, Xaaqad sheganeysiin idhinka ka hoortagaan, Idhinko cadeen hesta mahaad askarigas taliyihisa uga dacwoon weydheen ? oo na baraha bulshadha usodigteeen ? Taa waxeey cadeyneysaa inaad dambileyaal aad wadha tihiin, xukumada na dagaal caad ku heysiiin. Shame on HCTV, prove to be professionals first and be example in following the rule of law then complain if no action taken.
@abdiwick567
@abdiwick567 5 жыл бұрын
Dhilo
@maamemo7277
@maamemo7277 5 жыл бұрын
Halaydin garaco waayo afdheerban hayzan fadeexada dawlda kadaaya intii ila argaty like isara inan fadeexad wadaan😂😂😂
@ahmedabdilahi3371
@ahmedabdilahi3371 4 жыл бұрын
Maxaad La OYasaan Reer HCtV wadankU waa Wadankiini Soo Galeeti Hadaad Tihiina waa Meeshada Lkin Nin SharaciGa kama WaYn GENERALKUNA WAA IDIN DAAWANAYAA JANO GALE
@cabdixakinxakino1064
@cabdixakinxakino1064 3 жыл бұрын
Runtii waa dhacdo fool xun in askari gabadh gacant u qaado
@abdirahmanahmed4301
@abdirahmanahmed4301 5 жыл бұрын
Waa aydii cabdi madoobe
@hamzasaleban9919
@hamzasaleban9919 5 жыл бұрын
Waa uu ku saxan yahay askarigu horn cable bar yahay bahal galeen ayaa noqdene
@abdirasakbalayah6198
@abdirasakbalayah6198 5 жыл бұрын
Idiinka ka daran mxd ka fafinaysan miyaad ayaar sharciga la tigsatan idinko muqaalkan tusaya taliyaha policka
@abizam
@abizam 5 жыл бұрын
waxad ka wada mad qariisid sheeko somalidu waxay la dhuntay wa wax qarii wixi xuun ba wa la qashifi o la ceebayn polisku dadka amaan galiyo aya lacag lagu siya maha inay dadka shacabka diilan
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Kkkkkkk wax qaris baa intaa inaga reebtay bal badawgaa askariga eeg
@matto8581
@matto8581 5 жыл бұрын
Hooyada was reer miyaw
@yusufaxmed3853
@yusufaxmed3853 5 жыл бұрын
mahamed ahmed 😂😂😂😂😂
@raaniihasancilmiraanii1439
@raaniihasancilmiraanii1439 5 жыл бұрын
Soomaaliland Is down neceb baa idin ka batay v.v Soomaalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmedsiciid4439
@axmedsiciid4439 4 жыл бұрын
💪🇸🇴
@hamzebadri9356
@hamzebadri9356 5 жыл бұрын
Waa mujahid askarigu
@mohamedfurre8548
@mohamedfurre8548 5 жыл бұрын
policeku hadduu ku yidhi warqad soo qaata maxaa u diideen warqada may soo qaataan dadkeenu sharciga iyo amarada dawlada ma raacan
@cabdikafialihirsi37
@cabdikafialihirsi37 5 жыл бұрын
Waa xuriyad daro
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 5 жыл бұрын
mohamed furre Warqada Aad Sheegaysaa Waa Tee Waad Iska Hadlaysaaye
@cabdikafialihirsi37
@cabdikafialihirsi37 5 жыл бұрын
Hadii ad sawir qadey sid ma warqad ayad u bahantahay isheeg sxb waa xuriyad daro barina waxey noqoney sa Hadi ad comenty qorey sid warqad soqado kkkkkkkkkk
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
WAA RUUNTA MAAYA MEESHA MUCARAD NIIMO AYEEY UU SOO KALAHEEN XOOGA BAA XAWALADA LOO SOO DHIIGAYE OO LAA YIIDHI WAAX LIDKU AH SOO DUUB SEE SOMALILAND SUMCADA LOOGa xuumeyo askarigu maa qaaldeno kuwaan wariye isku sheega ah qaaldeen
@abdulahihussen7065
@abdulahihussen7065 5 жыл бұрын
mohamed furre aabahaa hoyada marqadbuu usoo qaataa nin baadledahay shaqadada warqad usoo qaado
@adamyare9554
@adamyare9554 5 жыл бұрын
Farmajo waa in uu wax kaqabto xuquuqda aadamaha ee madaxda somaliland ay kutumanayaan.
@BtsArmy-ml1cs
@BtsArmy-ml1cs 5 жыл бұрын
Ahmed Deeq TNX cuz you did well 👊🏻
@BtsArmy-ml1cs
@BtsArmy-ml1cs 5 жыл бұрын
adam yare Taaha yareyzo Edo adon aduun war uhayan Ha ciyin sida Laxde...🤫
@maliteacher
@maliteacher 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh u r qosol
@liidoproductionfilim9485
@liidoproductionfilim9485 5 жыл бұрын
Sax waye
@qadancabdi5099
@qadancabdi5099 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@MrWadaniboy1
@MrWadaniboy1 5 жыл бұрын
Dawladu way shaqeyneysaa. Horaa loo soconeyaa.
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
WAAXI LOO GAA QAADEY BAAYE QbN IDINKU MAA ILAALISAN XUUQUUQDA BAAQ BAAQ WAA RUUNTOOD DEE ASKARIGU WAACX XAQIIQA BUU SAMEYEEY ADEERO NOW BUUQ BENALEEY
@yonisadan5197
@yonisadan5197 5 жыл бұрын
Munaafiqiinta horn cable fidna daaya
@zuleekhaahmed9925
@zuleekhaahmed9925 5 жыл бұрын
Iska adkeysta wll
@mpvlogs4314
@mpvlogs4314 5 жыл бұрын
Askarigu waala soo amray Oo shaqadiisa ayuu Haystaa Markii idin diiday Inaad ka tagtaan ayay aheed Ood sharciga kasoo amar qaadataan
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 5 жыл бұрын
wll subscribe iso dheh
@abdimacalin4197
@abdimacalin4197 5 жыл бұрын
Ma muusa bixi ba soo amry tuuga
@voiceofsomalilanders
@voiceofsomalilanders 5 жыл бұрын
Horta waxan u arkaa wiil iyo aabihii markasta waxa la canaanayaa wiilka kolkaa hctv waxan idin leeyahay ciidankiina u dulqaada waxad sheegaysan (dheriga karka waxa ugu wacan dabka askarigana waxad sameyseen ayaa ugu wacan) kolkaa sharciga la tiigsada xaqiinana wad helaysane wayo waxad tihin TVka keliyee xaqkule somaliland maxan sidaa u leeyhay kefafkiinu saxaafadeed ma badna waxadna suxufiyiin aqoonle.
@ahmedabdirisak4295
@ahmedabdirisak4295 4 жыл бұрын
Wax kale ba hajoogaan Lkn In gabadh shaaric lagu qaawiyo Waa wax islaamtinimada somalinimada iyo bani aadamnimada aad uga fog . Somali haddaan nahay waxaynu ka tegayna dhaqankii wanaagsan xishoodkii iyo ixtiraamkiiba. Allah yahdiina
@HassanMohamed-bo7wc
@HassanMohamed-bo7wc 5 жыл бұрын
dhibaato ayaa jira waxa weeyan ciidanku qaar wax akhriyaba mahaa aad ba uga xumahay wllo in shalmada laga qaado wllo..
@caalincomedy4297
@caalincomedy4297 5 жыл бұрын
Hala waso BaaJuuMaha HCtV Hadaanu Nahay Ciidanka dalka
@libanmohamed4517
@libanmohamed4517 5 жыл бұрын
c/qaadir cumar dameer baa tahay cida aad ciidanka u tahay waa shicibka afkaga ilaasho
@hassansuleiman2215
@hassansuleiman2215 5 жыл бұрын
Dhilay dhala wllhi madaxa ayn kugu garaaci lahaa adan ku arkayo
@miqueen5374
@miqueen5374 5 жыл бұрын
Cidankaaaa wala wasaaa shiiiit askarigaaa wacelkaaa ah ayaa uhileneee askari ma ahe wa garac sh****t
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 5 жыл бұрын
Hassan Suleiman hhhhh ma hubtaa inaad dili karto mise waa umalaynysaa uun
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 жыл бұрын
AKHLAAQ XUMAA CABDI SHAKUUR WUXUU KU LEEYAHAY POLICE AYAANU HABLAHA UGA BAQNAA, YAA IDIN ILAALIYA EE AAD KU SHAQAYSTAAN, XAWAYAANIIN,
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
WALAAHI WAA RUUNTA KAMARADO ANE DASTUUR LAHAYN AYU CAAWAN KASTA QOORTA SOO SUDHANAYA ISAAGON GARANEYN AXLAQDA IYO SIIDA WAAX LOO DUUB O WALAAHI WARIYEEYAL SOMALILAND. WAA ZEERO DASTUURKI WARIYE NIIMO WAA KAA LIITAN HOORTA SOO BARTA SOMALILAND AYAD LIID KUU TIIHINE EE PROPOGANDA WAADEN ASKARTUNA WAA KUWAD. KUU SEEXATO NEDEEL YOOW GAFUUR KAA WEEYNE IYO DOQOOONTA FOOSHA XUUN EE FOODA KIILDHIGA AH LEE FOLXUMO HUUS CIIDINA SHALMAD KAA MAA TURIIN EE
@AbduladifSaed
@AbduladifSaed 5 жыл бұрын
@@umalkhyremohamed5308 walahi wad iska cayaaraysa horta dastuurka iyo sharciga ssawir qaaadida soo baaro qof kasta wariye,TV,iyo shakhsi gaar ihiba xaq buu u leeyahay in meel suuqa ah ama public ah wa ka duubo marka laga reebo meherad dhexdeed ama guri markaas unbu fasax waydisan karaa qofka meesha leh, mida kale yaa diidayde in askarta lagu seexo wa in iyana la sheega khaladaadkooda
@khadarsiciidfaarax7450
@khadarsiciidfaarax7450 5 жыл бұрын
Ilove you ciidanka somaliland
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 5 жыл бұрын
Ciidan mooryaan ah
@AliAli-yd8vm
@AliAli-yd8vm 5 жыл бұрын
Kkk cidan qabiil ayaa lagu yaqanaa dhaqankas Faiso waraabe mayka hadasha gabdhaha SUQA hargaisa lagu kufsanayo kkkk
@abdiqaadirsamiir2245
@abdiqaadirsamiir2245 5 жыл бұрын
Waa saqraan kani
@aboudchannel8570
@aboudchannel8570 5 жыл бұрын
Warbaahinta ka hawl gasha Somaliland iyo cidamada Police-kuba wa juhalo aqoon badan iyo training badan ayay u bahanyihin
@caalincomedy4297
@caalincomedy4297 5 жыл бұрын
INta JeeGaaNTa NaceB LiKe
@bobbybrown1726
@bobbybrown1726 5 жыл бұрын
Habaryonis abaaha was qaniisoy
@ibnusomali315
@ibnusomali315 5 жыл бұрын
Waxasi wa xulumada muse handarab muse dandarab aya u sabab ah
@kinghassan9604
@kinghassan9604 5 жыл бұрын
Iga qoslizay zhp😂😂
@ibnufaracade9461
@ibnufaracade9461 5 жыл бұрын
Walaaahi waa arin aad u foolxun maanta waxa laga xumaadaa inuu gabdh ladagaalamo oo uu shalmada ka qaado zuuqa dhexdeeda
@aflaxapdykadir986
@aflaxapdykadir986 5 жыл бұрын
khaalid Dheeg azkari jira lipah iga dheh
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 10 МЛН
Glow Stick Secret 😱 #shorts
00:37
Mr DegrEE
Рет қаралды 146 МЛН
Miracle Doctor Saves Blind Girl ❤️
00:59
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 39 МЛН
Itoobiya oo IGAD ka dalbatay shir ku saabsan xiisadda Soomaaliya
6:43
Bandhiga Faneedka Sanadka Cusub 2014 HCTV Part Two
23:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 445 М.
Meherad Noocedu Ku Cusub Yahay Magalada Hargysa Ayaa Lagu Furay
9:10
Rechtbank: Oud-president Trump schuldig aan liegen over geld
2:07
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 64 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 34 М.
Body
2:38
Asik - Topic
Рет қаралды 312 М.
Nursultan Nazirbaev - Gul Gul (премьера песни) 2024
2:37
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 157 М.
Diana Ismail - Kezdeser (Official Music Video)
4:01
Diana Ismail
Рет қаралды 845 М.
JONY - Реки вели (mood/lyric video)
2:37
JONY
Рет қаралды 1 МЛН
Sadraddin - Если любишь | Official Visualizer
2:14
SADRADDIN
Рет қаралды 70 М.
Максим ФАДЕЕВ - SALTA (Премьера 2024)
3:33