Masha Allah ciidankii runtii bay shegeen oo cadeeyen in loo soo diray Ahmed in ay soo qabtaan isagoo xirxiran ama meyd ah oo kafantiisa wata.
@adeerknoor48782 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah ciidanka difaca dowlada jubland oo hub ka dhikis aya lagu samayey ceebta adunka ciidanka qaranka aya ceebta adunka bey kashifan waxa nala yiri ord werar dowlada jubland oo hogaminayo mw jubland ahmed madobe wlh wa lu qawiyey dowladi odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wa lu qawiyey ceebta adunka tarabda wa lu tusey intas ka badi ninka raali aho dhah
@MuxumadHassien9 минут бұрын
Guuuul jubalaan
@AxmadMuuuseaxmad3 сағат бұрын
Kali askari maha Waa balwan iyo axmed madobe oo kaoe
@YoonisCade-n7p3 сағат бұрын
❤❤❤❤Huuno.qaali Huuno.qaali waan kuufi canahy
@Caaqilka1233 сағат бұрын
Jubaland guuul❤❤❤❤
@Queen222-q6p3 сағат бұрын
Axmed daCad magacaas waxaa kuu bixiyaye Abdullah balwaana oorunta kasheega wuxuu arko allha kuxafido balwaanow axmed daacad guulayeso mar walba
@CabdicasiisDhagajuunСағат бұрын
Good job 👍
@Ismail19-i6hСағат бұрын
Mashlh runta waya
@AbdiSheik-rl8sj2 сағат бұрын
Alaaha sahlo
@HodanCabdi-k1f3 сағат бұрын
Hubka dowlada ayaa laheed waan waadeeq alle nasiiyey
@abduwelidimbile41832 сағат бұрын
War heedhe balawaanow walale waxakan dowalada maha ee waa maamifiyadii Ismacil cumar geele madaxada uahaa ee ceebata wanaagabay u garanayan wanaagan ceebeya u yaqanaane ee Ilaahayabaa fashilayay ee umada somaliyed wayakatashan inasha Alaah ☝️☝️☝️☝️
@AbdulqadirAdan-d4m2 сағат бұрын
AXMED DAACAD WU GULEEYSTAY HAMBALYO
@irshadnor48404 минут бұрын
Bawaannow qofkasta waa Ogaa innay jubaland kuso duleen mana aha marki kobaad ee Xassan shekh kuso duulo jubaland laakin Abaalkisa ayuu helay.
@AsadShire20243 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muslimlivinglife93413 сағат бұрын
Xaqii feedhaha kadilaacey
@AasiyoCadey-p2k18 минут бұрын
Waryaa Bawaan maxaa ku Helay ma Cudur Xunbaa kugu Dhacay ward is Bedeshey Walazhay ❤
@HodanCabdi-k1f3 сағат бұрын
Dowlad wail dulmigii miyey wadaa allow axmed iyo dowladiisa u gar gaar
@Abc-sp6gc3 сағат бұрын
war somaliyey dhalinyaradan ciidamada ah waa in Loo kacaa oo dhalinyarada lacaawiyaa oo madaxda laga kiciyas madaxtooyada oo dhalinyaradan Lagu bedelay
@billeabdi1061Сағат бұрын
Ma xasan baa xishodo am siyasad wax ka yaqaano waa macalin isgul yahu
@nuradinmohamed5662Сағат бұрын
Axmed madoobe isagaa xoraystay jubland ninkaas ka leexda wali wax Buu xeerinayaa waa geesi soomaaliyeed ninkaas dhulkiisa u daaya
@HosseinFarah-s7h3 сағат бұрын
Asgartan yaryar ee dhagaraha ay u geysteen xasan gurguurte xasan mujrim munaafaq dhagar qabe iyo mooryaanta uu horjoogaha u noloshoodu khatar ayay ku jirtaa 😡😡😡 waxan ka baqayaa 100% xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisu inay argagixisadooda ku mishimaan oo qaraxyo lagu xasuuqo siday marhore ciidamadii XOOGGA somaliya argagixisada ugu loogeen 😡😡😡 illaahay Asgartan haka badbaadiyo sharka iyo dhagaraha dhagaraha xasan dad qalato iyo bahalaha ku xeeran OKI
@osmanabdirabi3 сағат бұрын
Wilasha waa runtooda
@RamloNur-zu7ft2 сағат бұрын
Waxaa meesha yaala in ay is casilaan
@mmaxamed71543 сағат бұрын
Askartii la sixray oo hadda soo baraarugay kkk
@farhanabdi11022 сағат бұрын
Doqon don dhalay markuu qoriga watay oo uu ninka ahaa muu diido oo yiraahdo anigu soomaali laynmaayo
@AliMohajim2 сағат бұрын
Cid aan ogayn miyaa jirtay ciidankaan ujeedkoda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MahamadSheikh-q4b2 сағат бұрын
Aaway waaranki loo iaray axmad madoobe
@CabdicasiisDhagajuunСағат бұрын
Jubba land guul🎉
@doone98733 сағат бұрын
Ben badan ben badan benta aya Somali ku wada benta iska dhaf