ASMA OOYINTEEDA WAXBADAN AYAA KA QALDAN! OOYIN LAFOOLANAAYO!

  Рет қаралды 6,596

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 50
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/ZqDamaSDrJuhpNk FADLAN CHANNELKA SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!
@amaladan5579
@amaladan5579 2 ай бұрын
ANIGA AYADEY SAXIIB AYAAN NAHAY ABAHEY IYO AYADEY AYAA IKEENEY. ALXAMDULILAAH WAA SAAXIBADEY MARNA HOOYADEY. ILAHOW CAAFIMAAD SII❤
@user-kf7my4qs7m
@user-kf7my4qs7m 2 ай бұрын
Naagaha caasi walidayn ka ah wasaan Wallahi
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 ай бұрын
Wcs shukran waan idin salaaney jizakallaah qeer, Allah ha na asturo masiiwooyika waa soo bateen mahadsanid !
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Aaamiin Allaha na asturo, waan kusalaamayaa walaasheey Aamina!
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 ай бұрын
Aamiin shukran waan idinka khaadney Allah ha idin xafido Aamiin yaa rabbi mahadsanid !
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
Maashaa Allah walaasheey Naciimo dadka aniga mafahmin maxkamataan Daahir oo cidwalbaa meeshaan laiska soo xaadirinayo waxbaa meeshaan qaldan se ma fahmin waxbaa qaldan
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Dameer calasow qof uyimid oo khayrleh ma arag.
@shahad2629
@shahad2629 2 ай бұрын
niciima maasha alaah aad aan kuu jeclahay horey usoco macaanto🥰
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Mama fayrus iyo Abaha wee u daydalayn Asma na ano ba habaryar uu ah asma wa in ay mama fayrus iyo Abe ixtiranto ❤❤🤲🤲alow u susakhir
@saidahmed2430
@saidahmed2430 2 ай бұрын
Asc, masha allah sister xaqa aadka hadasho iyo waxa wanaagsan waadku saxsantahay horay usoco jazaka allah ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal Saida!
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 2 ай бұрын
Naciimooy ,dhaqanka ay rabaan iney dhalinteena ka leexiyaan oona wax walba caadi ay ka dhigaan si loogu dhiirado beenta iyo fitnada iyo fasahaada ,waa in leyska qabtaa walaahi ,acuudu Billaah Salaamaat min kuli aafaat.
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 ай бұрын
Masha allha abayo shukarn ishi ku aragto allha rido jaree miya caytin ah Subxanalhi
@naimaahmed423
@naimaahmed423 2 ай бұрын
Nacimo masha Allah Masha Allah Masha Allah waa runtaa 💯💯💯❤️❤️
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 ай бұрын
Subxanallah waxan ka yaabay maxkamada dahir calasow iyo social media lays soo dhigayo wax fican may u arken somali adunyo is badashay ceeb alah asturo yaab walaahi 😮 nacimo
@zeinabdelwais7841
@zeinabdelwais7841 2 ай бұрын
Masha Allah aqligaan kugu jeceylahay…I respect you and luv you for the sake of Allah
@raxma3332
@raxma3332 2 ай бұрын
Sifiican baad Uuga hadashaay Abahed Iyo Aayadeed Maynaan Sodhoofiyeen hadaay Xuun yahiin
@umxababa3545
@umxababa3545 2 ай бұрын
ilmaha gaalo intii loo geyn lahaa, aayada dhaanto iney u heyso
@aayahacali5788
@aayahacali5788 2 ай бұрын
Qoftaas hadalkeedii waxaa iiga baxay inay rabtay in lacag loo guro
@hawajama9081
@hawajama9081 2 ай бұрын
Mashallah taabarakaalla Nacima allaha ku barakeeyo waa ruunta ❤❤
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 ай бұрын
Ayaada waa boqorad, ma aha xasid, waxey rabtaa in ay badbaadiso ilmaha, oo ay ahaadaan ilmo muslim ka soo jeedo,
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Naeema wa ku salamaya huuno mcn❤❤👍
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 2 ай бұрын
Waa Iga suaal? Hooyo si sax ah ilmeheeda u korsanaayo miyaa ilmaha Laga qaadanaa wey imari ladahay ama halmaalin aa hanunsate maa laisu qabtaa hooyo ilmeheeda jecel madayacdo 😮
@xamiida20
@xamiida20 2 ай бұрын
Salaam sister, Aayadana waa qaldan tahay iyadana gaberta markey hooyo raali how tiri wax yarkoo wey iskibrisay maamada
@munahassan880
@munahassan880 2 ай бұрын
Amar alle badanaa aduunkaan xaguu usocdaa illaahow kheerkiisa nasii
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 2 ай бұрын
Am new 😊🇩🇯😊
@hawaomar8374
@hawaomar8374 2 ай бұрын
Dadka aqli salimka nagu yar alaha ku xafido wl qaaali
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
DADKAAN DHARAGTA AYAA QAAQ KASIINEYSA YAAN LEYSKU WAREERININ
@habonbouh5958
@habonbouh5958 2 ай бұрын
Asc wlashey qaliyey gabadhan asma ladhaho wa naag gogolesa oo af dheer oo isnacdey ilahay iyo umadisuna ka aman wayen sidas darted loma mahno inadka hadashi somalina mahin ee wa midku dhexkortey
@saadiaali2726
@saadiaali2726 2 ай бұрын
Waa sax Abaayo ❤❤Masha hej
@umxababa3545
@umxababa3545 2 ай бұрын
Asma adhd qabtaa waa dhib lama hayn karo
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 2 ай бұрын
Waa runtaa
@habonbouh5958
@habonbouh5958 2 ай бұрын
Wa runtayo hadalka bartisad dhigtey edadu ma xume dhiibku wa nagta walan
@oubah2501
@oubah2501 2 ай бұрын
Waad kujogta walashay
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Ай бұрын
Aniga waxay iila muuqataa inay mamma feyruus qof wanagsan tahay. Waayo way qiraysaa inay u taliso aabaheed haday dhihi lahayd ma keenaysid wadanka muu keneen. Meel dagbaa la dhahay caruurtii galaa soo werartay may dhihin kab iyo xarkeed waa laysku tuuraye maqadayo caruurtan. Way carartay iyadaa soo kaxaysay varuurtii oo korinaysaa. Feyruus aayo ka wanaagsan majirto
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg 2 ай бұрын
Asc walal niema warkedew wa bene.
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg 2 ай бұрын
Gabada walid kede way dulmaysa
@habonbouh5958
@habonbouh5958 2 ай бұрын
Walidki keneyna waku dadisey oo abihi sodhofshey aay cay xagas ulaso fadhisatey warabaha hoyadi cunayi habaryarti ma habeyo markas familkeda ayadaka dhex baxdey
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 2 ай бұрын
Sax👏👏👏😂
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Sax afrikay mooda meesha qof walba Guri aya la dejiyaa wa shaqaynee ijaarka bixinee mamada way dadaashay cayri habo aniga kuwaan dhalay banankay degan yihiin caruurtoda waan ku qornahay lakiin iyagaa 7s debera alxdulilaah ilaahay ima bado lakiin lama hawaysto anaa jooga ayeyo kalaa joogta lakiin ilkaha ayey ku orodaa na kac shaqayso
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Daahir oo wuxuu yahay la arkay baa loo soo cararayaa
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 2 ай бұрын
Inika ma waxaad saxaysaa Mise Qof Ayaad dhaliilaysaa ? Kaliya in ay dhoofisay ayaa kula wayn miyaa maba arkaysid miyaa dhibaatooyinka ay inantaasi sheeganayso ? Dhinac ayaad taageeraysaa sida hadalkaaga ka muuqda ee bal aduu isa sax intaanad is odhan dadka sax
@Helenebakers
@Helenebakers 2 ай бұрын
Adiku asma ogoon ma uleydahaye urod so dawo sidey umada u ceyneyso
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 2 ай бұрын
@@Helenebakers gabadh caar ah oo waliba soomali oo dhan abti u wada yihiin ayaa iyadoo qaawan media la keenay iyadoo loo adeegsaday ninkii iyada qabay oo khiyaamay iyaduna ku kalsoonaaday markaas taasi kuuma muuqato miyaa xanuunka ay keeni karto qofka sidaa la kulmaa? Cid u damqatay gabadhaa ma jirto mudadaasi ay media ka cabanaysay ee bal si qunyar ah oo fikir wacan leh garashana ku dheehan tahay u qiimee una eeg arinkaasi iyo dhibaatooyinka kale ee yaalaba
@oubah2501
@oubah2501 2 ай бұрын
Waa bila abal
ABUKAR CULOSOW IYO SAMIRA SIMAN SABABTA AY U KALA TAGEEN MASAHLANA!
28:34
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
HALISTA GEENYADA MADOW IYO GEERIDA QUEEN OF AJURAN!
22:22
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 45 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
NASRA ABTIDOON SAFARKAAN MALAYSIA MAXEEY ULA JEEDAY?
27:02
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 40 М.
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA MUUQDA!
39:52
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 11 М.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Habiba Addow
Рет қаралды 75 М.
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 109 М.
Språkpromenad den 7 september 2024
59:09
Svenska med Anastasia
Рет қаралды 4,3 М.
Nuurto Jeelow Xaaskii Maxuum Awkuukuu Q.1aad
10:52
Dalsoor
Рет қаралды 345 М.