MOHAMED BUSKUT "AWALBA EELAAY AYUU AHAA, MUNIIRA NINKII HORRE CADDAANKA NABSIGIISAA KASOO BAXAY"

  Рет қаралды 18,268

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 169
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 2 ай бұрын
Familkaa alaha burcad isku mariyo haloo duceeyo maslaxo alaha dhex dhigo Aamin niciimo sharaf runtaa u sheegtay xaqa alaha tuso umada guri Muslim ayaa dumay sheydaan ayaa farxay
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid Sahra!
@user-lm1ez6ey3l
@user-lm1ez6ey3l 2 ай бұрын
Asc qur aankana wad aqriyeysa qabiilna wad cayeysa​@@dhaqaaqaaddhaxashidee
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 ай бұрын
Qurankaad ku soo gashay iyo war kaagu ismalehe dhaqaaq
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 2 ай бұрын
Meeshaan dadka waxay sameeyan ka falceliso in quraan lagu bilaabo mafcno abayo naciimo nashiido xataa kufuro
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 Ай бұрын
Ha abayo maficno
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 ай бұрын
Masha Allah mahamed buski waa qof wanaagsan
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 2 ай бұрын
Nacimo Abayo Masha Allah alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro Adiga iyo Familkaga. Safican uga hadashay Arinta Maxamed buskut iyo Muniro Alle dhaxdoda Qeyr ha dhaxdhigo. Aamiin yarabi ❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@luulshire1152
@luulshire1152 2 ай бұрын
Maashaa allaah ❤❤ quraanka alaha nagu anfaco🤲
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 2 ай бұрын
Wlhi waa yaab walaasheey weey ku maadeey sanaayaan ilmaha yar cid eegeeysa malahan oo hooyadiis laga fogeeynaayo illaahay qeeyr ha keeno
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 ай бұрын
Allaah ya cisak wl Allaah waxaan kuu waydiinayaa naciimaay in caqliga saliimka ah kuu barakeeyo. Wallaahi waan qoslay, xoolihiinii ku laabta iga dheh. Naciimaay wl waxan kuu bixiyay Boqolsoonka sanadkan. From hargaysa.
@FarxiyoXaaji-ed8dd
@FarxiyoXaaji-ed8dd 2 ай бұрын
Maansha allh naciima xaq soor waayo ❤❤❤❤❤ naciima camal alaha noso badiyo ❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 ай бұрын
@@FarxiyoXaaji-ed8dd Allaahummaa Aamiin
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 2 ай бұрын
Amiin yaa Rabbi
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 2 ай бұрын
wlhi wan kanaxay family buskut & muniira Isha waa xaq ilahow isku soo celi awlaad dhexdooda taala 😢
@sofiaabdirahman9997
@sofiaabdirahman9997 2 ай бұрын
Mashallah abaayo Mahdsanid ❤❤❤
@Ayaan344
@Ayaan344 2 ай бұрын
Naciimo caayda iska yaree abyo wax usheeg lakiin ha xad gudbin Is kontorool inshaa Allaah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
😂😂😂! HEATKA QABYAALAD A AYAA GAADHAY !! DHIIK KAR CAADIYA !! YAAB!!
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Ha walhi
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Ha walhi
@Ayaan344
@Ayaan344 Ай бұрын
@@shukri114mohammed2 Naa qabiilku yaa waye qalbigagad ka hadashay. Ani midna qabiilkeyga mahan lakiin waxii Ila saxan ban ka hadlay bismillaah yaab
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 2 ай бұрын
Reerkaa quruxda badnaa islaamka ahaa soomaalida ahaa isku af iyo diin ahaa Allaah naxariis dhexdooda dhigo shaydaanka iyo shaydaana insiga Allaah haka qabto
@user-tv7ym3vd6x
@user-tv7ym3vd6x 2 ай бұрын
Amiiin amiin amiin yarabiii
@Candy.r43
@Candy.r43 Ай бұрын
I love this woman Naima May Allah bless you abayo you always talk to the truth and give good advice. ❤❤
@gamer5Real
@gamer5Real 2 ай бұрын
Ilaheey haku sooo celsha Aamiin yaa rabii shukran abyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Subxaanallah nin gaala kuma xirma hadeey ka soo tagta Alxamdulillah Allaha ka soo waday
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 2 ай бұрын
Subxana allah waa xasidin ilahey uma jibiyo umada masakinta nin gaal ee maa wiil muslim ah lagu dorana aqligooda hadlen Somalida diinta aya kuyer celay yaa gari karo wa dad sharaf badan
@fartunmohammed7162
@fartunmohammed7162 2 ай бұрын
Nacima ilahay ha ku xifdiyo. Qofka kaaliya oo xaqa ka hadasha. Waan soo yaabay
@maryambishar1913
@maryambishar1913 2 ай бұрын
Masha allah guuuuleyso naciimay dadkan wa bahalo afkad caana lagu qabay ☝️🤲🤲🤲🤲🏃♥️
@user-jz3ru4mw1b
@user-jz3ru4mw1b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤Masham allah nacimo xaqa kor allaha ka dhigo walaal sharaf leh ba tahay
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
Wcs allaahu akbar allhu akbar
@nagadaali545
@nagadaali545 2 ай бұрын
Nika galaka uu quraxiinaya gabdhaya garada malhida adiga labebaha 😢. Raxanwan anga uu ilmo dhallaya oo naqaba adiiga magadhiida Ragooga allaha ka taxadaraya ❤
@falisa576
@falisa576 2 ай бұрын
Hano abuukar somalida way dhibtay Ilaahayna ka cabsan mayso wa Jaajuusad dulmi inay ka shayso Shaqadeedu tahay ilmo badan oo Somaliya lageeyey bay dabo gal Ku samaysay gaaladii waalidiinti Ilmaha dhalay ku dacwaysay. naag Wax dhashayna maahan maba Naxayso shaydaan weeye maguursato Ah. Qofkii wanaag ku taliyo ilaahay ajar Weyn bu ugu badalaa Sharaf ba leedahay wall naciimo e Allaha ku sharfo
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 2 ай бұрын
Waasax runbaad. Sheegtay
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 2 ай бұрын
Naciima sharaf ilaahyba dadkan inaga yaqaana lkin muniira way jeceshahay ilahy haysu sikhro
@ShukriAdan-gf1fn
@ShukriAdan-gf1fn 2 ай бұрын
Ilahey ha soo hadeeyo
@rashkacabdi5214
@rashkacabdi5214 Ай бұрын
Maashaa Allah illahay ha ku xafido adi iyo maxamed
@deqamohammed5950
@deqamohammed5950 2 ай бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad badan ha ki siiyo walaal macaan
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 2 ай бұрын
ilaahey qeer haku siiyo
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 ай бұрын
Waa qalad in laba is qabo lama dhexgala
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
habo reer Baadiye waa dad sharaf leh waana meeshaan ka inimi waana dhaqankeena ee ixtiraam fadlan
@sahra4091
@sahra4091 2 ай бұрын
Whalaahi, I love you.
@aishadarawish3967
@aishadarawish3967 2 ай бұрын
Mahamed biskit he is a good man a much as we know::::
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 ай бұрын
Aniga maniira ayaa ila khalad wax ceeba ayeey ka hadlaysaa oo Samcad dilaaysaa nafteeda caruurteda ayay Ceebeesay lakiin maniira wax kasta in ay ka hadasho maaha waa yaqyaqsi
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Waa lagu imtaxaanaa markaad Illaahay dartii wax u samayso. Muniira imtaxana ku socdo
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Adoomada ilaahay ma fiicno in lagu dulmiyo nasabkooda iyo shaqsiyadooda. Waa in l kala saaro qaladka uu qofka sameeyay iyo shaqsiyadiisa. Dadow carrabkeena iyo adinkeena halaga nabad galo hadii kale naartaa wajiwaji la isugu tuuraa. Alle ka cabsada intay nafta idinku jirto kuna mashquula ceebihiina ceebihiimaa biyaha bada ka badanee. Ilaahow xusnul khaatima nagu oofsada.
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 2 ай бұрын
Qabyaa lad ayaa qalbiga kamadoo beysay halyeey maaha waa dad habaaran habartaa cajuusada ah ilaahey umada haka qabto hana abuukar ah uf
@user-oo3gt6ut8r
@user-oo3gt6ut8r Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 niiinka kuleytiiiga weeeeyn hhhhhhhhhkkkkjkkkkk😂😂😂 walahiiii masha alllah baaataaahaaay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 ай бұрын
Kaasi halyey maaha Waa Yaasin Hacoo waa kuwa qabayaladu Jeex jeexeday qalbiguu ka bukaa Kafuq reeraa Islam ka dad keena iyo Duun yadeena Gaal kuma daro
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
HALYEY🎉WEEYE YAASIIN🎊♥️❣️❣️🎊💝💘🌹CIZI🫀♥️🎊iyo SHARAF🫀💕🌹🌹(RABBI) SIIYEY 🎉
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@user-zs6tx1mb1v
@user-zs6tx1mb1v 2 ай бұрын
👍👍👍👍yes🌹🌹🌹🌹
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 ай бұрын
Buskut wuxuu ka soo jeedaa qoys ahlu diin ah iskama dhahaayo ee dadka uu ka soo jeedo aqoon ayaan u leeyahay laakiin waa ku dhalee i soo raac lama helaayo Yaasiin waa doqon iska hadley Digil iyo Mirifle waa dad Diin iyo Sharaf iyoCizzi leh afkiisana waxeyna ahayn kuma noqonaayaan horey u soco runta ayaan kuugu jeclahay Allaah ha ku sharfee Naciimo run sheeg
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 2 ай бұрын
Jamiila aad ayaad umahadsan-tahay walaal!
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee adaa mudan qaaliyeey markaan kuula baxaayeey Naciimo run sheeg Ilaahey baa igu toosiyeey Alxamdulillaah magacaasna waa magac sax ah oo aad mudan tahay Sharaf iyo Cizzi iyo Karaamo korkaaga ha ahaato farxad iigu noolaada adiga iyo xaajigaaga iyo ilmaha aan habaryarta u ahay farxad waarta Inshaa Allaah
@user-kc5tq2pm8w
@user-kc5tq2pm8w 2 ай бұрын
Kkkkkkk masha allah wa iga qoslisay mnta
@bassflix5982
@bassflix5982 2 ай бұрын
Yasin qasaaro u bixiyey marhore
@user-oo3gt6ut8r
@user-oo3gt6ut8r Ай бұрын
😂😂😂😂😂masha allh abayo wlhiii aaadbaan uqoslay
@user-rd8hl1fp5n
@user-rd8hl1fp5n Ай бұрын
Asaamcaleykum walaashay qaali waarunta ani waalayaabay ninkan Yassine ladhoho laakiin siwacan baad uku jawaabtay .
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 ай бұрын
Mohamed buskut baa na xiga waayo waa wiil soomaaliyed maxa naga galey nin faransiis ah
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 2 ай бұрын
Wuu isticmaalay miskiinta. Raxanwayn meelkasta lacag jacayl waa ugalayaan
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 2 ай бұрын
@@naimamahamud5714 jawaaba ma mudnid maxaa yeelay caqligaaga foorara
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
kawran gaalkii 15 sano sida bilaash ka ah u siticmlayay iyada?! isgaa qaldan saa waa shubo badbadiye mirahedina waakaas maanta guranayaa
@sahra4091
@sahra4091 2 ай бұрын
Naag nool, xaaq udiiriir.
@bahjabd6828
@bahjabd6828 2 ай бұрын
Quraanaa kubiliwday walaashay qoraalka aad so qortay waalaga fiicanyhy
@omermhd985
@omermhd985 2 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله ام مرريم الله يحفطك
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
EaLaay..Lama..Guursado
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 2 ай бұрын
❤❤❤
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Baraha bulshada maxay u soo Tasha’sma gaari karaan
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 2 ай бұрын
Nin baqeyl ahna looma adkeysan karo card bangiga inuu u dhiibo ayay aheyd si qalbigeeda ugu the dego waxay rabto magadan karto sey rabto wax uma soo gadan karto wey ciishootay nin maseerow iyo baqeyl walaahi looma adkeysan karo labadaa buu isku darsaday subxaana allaah waxaan dhahayaa buskut isbedel waliba maamada markey uurka leedahay waxaa duiba cunada ay kari so banaanka ayay jecel yihiin cunadii guriga ayuu ka gaabiyay yaahuu gabadha waa adkeysatay xaamilooyin waxaa jira cunada u macaanaato marka wey weyday waxay rabtay ax ax ax nin yahow is bedel gabar kasta saan oo kale yay kaaga cararin waligaa qabo oo sii daa miyaad ku jireysaa ilaa gabdhaha isu kaa sheegaan ama ay kaa arkaan baraha bulshada alow ceebteena iyo tan islaanka astur gaajaan uga tagay aa ceeb sowdigii lahaa shaqaa aadaa ceyr ma rabo gabo gabadii iyo gunaa nadkii gabadha maslaxee haday ku diido cunugeeda sii waa hooyo inaad shaqo aadaa rabtaa baby yuu kaa dac daroobin oo lagaa qaadan hooyo cunigeeda looma dhaamo Walaal farta ka saar kuna masruuf sharafta ka xig si fiican ugu dhaqaalee alaha idinka saaro mad madowga hortiina qeyr alaha dhigo stress ka badan uma fiicna xaamilada
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Baahi Kama muuqatee Ilaahay ka baq nin iyo naag is qaba waxa dhax maray Ilaahay baa og waxii ka dhax marey
@user-oo3gt6ut8r
@user-oo3gt6ut8r Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkniinkaa lugabaaa qalqalowcaa kataag hadaa rabtiiid niiinka indhaahaaa béluga aaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@raaqiyasalmaan9226
@raaqiyasalmaan9226 2 ай бұрын
Dameeraha dameerta ugu foosha xun baa ugu dhuusa qurmuun
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Awkuleeti naagaha Nimanka fiican
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
naaghaas leh nin baa ka soo taktay, waa shubooyin ku dhex jira badaas waana naago daalan oo nolosha ka dhacay
@ayansalah7729
@ayansalah7729 2 ай бұрын
Buskud isagaa familada isqabo ka faaloonjiray waxaad shaqaysataa helaysaa aduun iyo aaqiro ilaahay ha usaqiro
@katramohamud5048
@katramohamud5048 2 ай бұрын
Naya wiilka Aman sii yassin halyey magadhi
@AmaalMaxamed-se9uh
@AmaalMaxamed-se9uh Ай бұрын
Subxanallah
@fali8070
@fali8070 2 ай бұрын
Oo adiga mohamed buskutka aad garab taagantahay maxaad ugu celin weysay markuu asiga reeraha beenta ka sheegijiray uu irsaaqada karaadin jiray walaaley buskut wuxuu galay ayuu gudaaya ee daacad nimo usoo hadal dhinac ayaad kararantahay
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
Haa😂YAASIIN🎉QABIILKIISA🎉AYEY KU CUNAYSAA!! KSNA EELAAYNIMO AYEY ISKU YIHIIN!!
@user-qg8kt4zw1s
@user-qg8kt4zw1s 2 ай бұрын
Xabibti icafi qalad Ayan ku famay
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Ma ha an adka
@BlueSky-ki6kt
@BlueSky-ki6kt 2 ай бұрын
Subxaana laah, maalinba ninbay haysataa.
@nagadaali545
@nagadaali545 2 ай бұрын
Mashallaha tabarakallaha fariida walahi qaliga allaha ku barakeeyo . Yasiin iisaga maxu ka faiida ohinta gadhaya isaga iyo Dahiira calado iyo Hani allaha ka qabto daka somaliyad? 😢
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 2 ай бұрын
abaayo runtan kugu jeckahay ❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
hada xita waxan u maleyn iney cadaankii ku noqotey ilmihii bey la hadleysay ayado life sarneyd
@Gmaaad
@Gmaaad 2 ай бұрын
Away Aqiirada difaacaneysa soo tan isqaawisay aniga waxan qabaa kuwax laga hadla malahan waxbadan baa qaldan
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 2 ай бұрын
Walaley tarteeb adiga caytamosa ismadawatit Miya tartib aya Dhadka wax loshegaa
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 2 ай бұрын
Jazkumalaah kheyr abyo❤❤❤❤❤
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 ай бұрын
Maxkamad buskut wuxuu uxiray xijaabks waaba ninka asturay eesle halaga baqo soomaaliyeey
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
Habo, Naag shubo ah weligaaba Badbadi waa Shubo leee , awalba Naagtaasi ma ahayn Naag Fiican isaguna ma dhaamoo waxaas in uu Guur iyo sharaf ka raadiyo maahayn , Caruurtiisa uma hiilin
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 ай бұрын
Hanna balaayo ayeey soo wadda. Munira markey shekada wadday waxey tiri sug Munira markaad is dagaaleyseen cunuga ma idhiin maqlaayay??? Waaaaaw timir laf ayaa ku jirto Hanna god ayeey u diyaarineysaa Munira 😮🤔🤔🤔
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 2 ай бұрын
Reer dumay ma ahan in lagu digto , muniiro waa daacad qataanana kama muuqato lkn maxamed buskut uma nin daacad ah .
@Zamzam-ez6tz
@Zamzam-ez6tz 2 ай бұрын
Axdantu waadkumahadasantahay
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂rer baadiyahaa oogu dhibadan😊
@user-qg8kt4zw1s
@user-qg8kt4zw1s 2 ай бұрын
Ma adaa elay wax kashegaya urtayey
@habibaabdirahman3885
@habibaabdirahman3885 2 ай бұрын
Waa runtaa
@user-pl3wf6fu3u
@user-pl3wf6fu3u 2 ай бұрын
Walaley waxa cinwanka kadhigatey iska sax oraahda inaa adi dhahdey lagu malenaa se camal eeylaay waa laandherayasha soomaliya
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
anigu kama naxaayo buskud saa markii hore isgaa doontay naag shubo ah sbbtoo ah nin gaala ayaa xaaraan ku qabay taasina waa dhilaysi caaadiya maaha guur sharciya ... buu gabar diinleh raadsado
@queenamranofficiel6599
@queenamranofficiel6599 2 ай бұрын
Xalay marki la wareysanaayay maxey u dhheysay mana is ogeen waan sixranaa
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 2 ай бұрын
Mahamed Buskud in ay Somali inta badan Cayan Xaq maaha
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 ай бұрын
Waa ma guursade guun
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Ma ahayn
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 2 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️👊👊👊
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Ай бұрын
Yaasiin naagtada u gee indha buluga raxwayn adaa cebeyey kulahaa raxanwayn ceeb ma leh buskut ayaa ka dhashay nin nin dhaafay yasiin maxamed labeb ma aha Hanna howl ma leh yasiin muxu uga masera buskut
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 2 ай бұрын
Nimcoy munirada ma la hubaa nin keeda inuu gaal ahaa waanba ka shakiyay anigu sababta maanta wareysigeed aan dhagaystay ma aysan sheegin ninkeeda hore wuxuu ahaa waxay leedaha haa waa run guri lahaa ninkaan markaa is guur sanaynay waxba maba ka ogeyn wuu isixray cml Sidii barigii aan baranaynay ay tiri waagaal inay dhahdo soo ma ahayn Xitaa waxaa lawaydiiyay ma unoqonee ninkaagii hore maya hada ma rabo nin ay dhahee Soo ma ahayn inay dhahdo ninkaas gaal buu ahaa saas baana uga sootagay
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Wasaq baatahay
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 ай бұрын
Haa wlhi ilaahay baa kasoo waday waayo nin gaala ayaaba qalada wasyo dumarka waa iska jilicsanyihin haduusan kiristan ka dhigin bay nasiib lahayd hadana waxay ubaahantahay qof udajiya si caadifaad leh ula hadla waa xamilo way iska qiirootay
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 2 ай бұрын
Somaalida badankood. Maskaxda kama korin ,mana bisla walshey
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Back heel maaha
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Maxamed buskut
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Kan inaad noo soo saartid
@rukiamohamud9495
@rukiamohamud9495 2 ай бұрын
Waxay fiicantahay malaha
@shukriiman867
@shukriiman867 2 ай бұрын
scw walaal numbarka muniira waxaa ka hekee tiktok geeda hadaa wyso aniga ii soo sheeg meel aan kuu soo dhigo
@user-qr3oo1be7m
@user-qr3oo1be7m 2 ай бұрын
Saan wax looma difaaco.
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 2 ай бұрын
Walal naima please mohamed buskut garab istaag waayo waa laysugu tagaya somalidu naxariis ma laha runta markan ka hadlana gabadhana waxay ila tahay miskiin mida aan la yabay nimcoy walal ninka dhan ee dahir calasow ee maxkamada sheganaya maba taqaan sida laysu furo kulaha yaa markhaati ahaa markay tidhi abtigay kulaha ma hal qof baa markhati noqda kkkk ma khasab baa in markhaati la keeno marka dalqada gabadha lasinayo yaab
CAALIYA SHARIF HORUMARKA DUMARKA MIYAA DHIBA?? DHIBAA KUHAASTO!
22:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 11 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 47 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 91 МЛН
QUEEN AISHA OOYINTEEDA MAXAA KAJIRA? KALA GARTA RUNTA IYO BEENTA!!
22:01
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
MOHAMED BUSKUT SABABTA AAN UGU HIILINAAYO WAATANAA!!
19:45
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 10 М.
ARIMAHEENA IYO CK WAA KEE KAN BULSHADA CILMI USOO GUDBIYA? DHAGA HADALKA ADUUNKA!!
27:31