Juweyriyo Jano Iyo Maxamed Dhalfanaan - Heesta - Masciideed - Astaan Music 2022

  Рет қаралды 539,328

Astaan Music

Astaan Music

Күн бұрын

Waxaa Hore U Wada Qaaday C naasir Macalin Iy Aamino Cabdillaahi

Пікірлер: 68
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 2 ай бұрын
Reer sheekh isxaaq fanka iyo suugaanta wa looga hadhay bilaahi calaykum heesaha noocano kale noo soo badiya. Jaweriya jano wa hiboolad cajiiba masha allah qaaciga waa looga hadhay😮❤
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 4 ай бұрын
Juweriya qaaciga fanaanad kaga macaan majjrto waa layaabay❤😮
@guledabdi6929
@guledabdi6929 2 жыл бұрын
Ya salam Runtii Gabadhan iyo Wiilkan wa Top Level Waxay isoo Xasuusiyen Aamina abdulahi iyo Abdinasir Macalin Heeskan waxay ku Jirtay Ruwayadii Galbed Waa La Xoreyay Waarsa Gaagixisay uu sameyay abwaan Xasan Xaji Abdulahi
@hanaqaadanimes9737
@hanaqaadanimes9737 4 ай бұрын
Miidanka geesiga waxa tahay mucda u gala 😮 aar heestan waa igu socotaaa
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Heestan waxa horay u qaadijiray Aamino cabdulaahi xirsi & Cabdi naasir Macalin siciid Erayadii abwaan xassan ganey
@Maazim12
@Maazim12 Жыл бұрын
Commentga waxaan usoo doonay oo kaliya inaan helo abwaanka kufarayaraystay heestan. Allah yacizak abwaanka abwaanada xasan ganeey
@AsmaAsma-bh6hi
@AsmaAsma-bh6hi 2 жыл бұрын
Si fiican ayay u keneen, Amina cabdillahi xirsi iyo cadinaasir, labadan fanaan ee dada yar dhalfanaan iyo juweriya eryadii xasan xaaji cadilaahi geney allayaxisag
@abdirahmankare5713
@abdirahmankare5713 Жыл бұрын
Erayada waxaa lahaa: Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi Xasan Ganey. Codka: waxaa lahaa AHUN Axmednuur Jaangow Luuqda toolmoon: Waxaa iska lahaa AHUN Cabdinaasir Macalin iyo Aamina Cabdillaahi Riwaayaddii Galbeed Waala Xoreeyee Waarsaa gaagixisay. Sannadu wuxuu ahaa 1977 kii Dhallintu way soo dhawaysay Mahadsanidin.
@Anshaxa007
@Anshaxa007 7 ай бұрын
Wa laga faaiidy ader best
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 8 ай бұрын
wxaas aya hees lagaa dhahaa ❤ mhadsnidiin fanaaniinta ❤
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 2 жыл бұрын
Billaahi Calaykum Soo Badiya Heesaha Noocan oo kale ah
@ahmedmo9122
@ahmedmo9122 Жыл бұрын
Yaasalaam juweeriya allow ku dhowr codkaaga caana iyo malab lagu qabay
@AbdullahiBille-y2r
@AbdullahiBille-y2r 8 күн бұрын
Wow juweriya ❤what a beautiful voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamadboodhle9038
@mohamadboodhle9038 Жыл бұрын
WOW I LIKEDJAWEERIA🌹🦁🐎
@dayaxxidig2738
@dayaxxidig2738 Жыл бұрын
Hees wacan! Aniga gabadha iga gadan😍 hadii ay sida ii amani lahayd waxaan hayo idil waan siin lahaa cml lol!😅
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Absolutely amazing 👏👏👏🔥🔥👌👌👌👌👌👌👌This takes me back to Hargiesa back in the day..
@axmedxaashi6901
@axmedxaashi6901 Жыл бұрын
Well
@abdisiyadabdulahi8817
@abdisiyadabdulahi8817 2 жыл бұрын
Adeer tani hees waa dhaaftay waah waah
@ayanlehsaid2655
@ayanlehsaid2655 Ай бұрын
Dhalfanaan ❤✌️
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 Жыл бұрын
Cod macan iyo kaban ereyo wow.
@naimabarre8370
@naimabarre8370 2 жыл бұрын
Masha Alah Gabadha wey NAAXDAY MAXAA KU DHACAY MA CARUURBAY ISKA DABA DHASHAY
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 Жыл бұрын
Oo mx ka filaysaa gabadha somaliyed intooda badan, 70% langursado ama dhalaan, waa diidaayaan😂😂 intay deydeyga yihiin uun is giigiijaan😅😅😅
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 ай бұрын
What a cheep human being. Magac kale ma la iman kari wayday.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
LEE yaaWaayE hEE , waa lakalayahEe, famikyyy famiyyyy Systems, yareeeeey Farxiyoioscadaytareeyqiimobadanqatreeeyqaraneeyyartaanaa tanaa waa laguu yaqaan
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 Жыл бұрын
Meshan waxba ka dhacay runtii wiilal fara fudud iyo codad aan kala dhicin❤
@abdisamadgaroon1061
@abdisamadgaroon1061 2 жыл бұрын
ASTAAN TV mahadsanidiin fankii waad noolayseen , waxaad isla hesheen dhalinyaro caaboon iyo qalabkii
@samiirawacan4008
@samiirawacan4008 5 ай бұрын
Xaayti ju ❤❤❤❤love
@naimabarre8370
@naimabarre8370 2 жыл бұрын
Wooow 2 LEGENDS ESH QIYAASAK FANAANIIN COD MCN YIHIIN ALAHANO DAAYO XASUUS 🥰🥰😍😍😍😍
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 2 жыл бұрын
Dhal fanaan waxa dhalay fanaankii wayn ahn xuseen kaahin
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 5 ай бұрын
Woow👍❤🔥👌
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Жыл бұрын
Juweehriya jano fanaanad cod dahabi ah leh
@hooyokaltuun7394
@hooyokaltuun7394 4 ай бұрын
dhal fanan labada dhanba camizon❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Жыл бұрын
Waxaad tahay masciideed mariin dhalaal xiga midabka akhtarka jabiska ah midabka midabka akhtar jabiska ah. Halkeedii bay heesta dhigeen❤
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Mansha Allah hoyga fanka Somalia dhala fanaan wabari hoyada fanka
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Hoyga Fanka Somalida* dheh ha amban
@zakijabaan5222
@zakijabaan5222 Жыл бұрын
Waxaad tahay mas ciideed maariin dhalaal xiga midabka akhtar jabiska aha
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Yaa sallaaam halkeedii bay dhigeen
@xusen1896
@xusen1896 Жыл бұрын
Woww Woww Woww 😍 😳 👏
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay 9 ай бұрын
laba fanaan ocod macan weeye wlhi
@Paradis_77
@Paradis_77 11 ай бұрын
Masha allah 💯
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 2 жыл бұрын
Axsan Hees
@mubarikm.hassan5265
@mubarikm.hassan5265 2 жыл бұрын
si wacan bay u qaadeen ...
@Anshaxa007
@Anshaxa007 7 ай бұрын
Dhulka lala galay Odaga dhalfanan
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 ай бұрын
Makhruuq masayryaye ma aragtaan
@Mo_Farah__
@Mo_Farah__ Жыл бұрын
14- August-2023 CAI Caffa cafe lol 6:45pm
@zinduraayaan8760
@zinduraayaan8760 Жыл бұрын
Ayaan Qurxu
@Mukhtar-e1g
@Mukhtar-e1g 11 ай бұрын
7:59
@cabdirashiidfaarax4946
@cabdirashiidfaarax4946 2 жыл бұрын
Hore.soco.viry.goood
@mukhtaarcabdi1262
@mukhtaarcabdi1262 Жыл бұрын
Abdinaasir macalin siciid
@mustafefarah9434
@mustafefarah9434 Жыл бұрын
halkeeda halkeeda ayay dhigeen sidaas ayaa loola keena ama waa layska dayaa oof caleeg
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Guul
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Yareey kunoqo boowkaagi hore waakuu sheegay anigu
@MotherNature1886
@MotherNature1886 Ай бұрын
They’re both very talented. Eesh calaa hees
@carafaadcabdiraxmanmaxamed1219
@carafaadcabdiraxmanmaxamed1219 Жыл бұрын
M.allah dadkan astan halkee isga,keeneen hees la kufsaday uun paan ku maqli jiraye fanaaniintu heesta inay arooseen pay wadadeedii mariyeen kkkkkk
@Boqorada-qaniga
@Boqorada-qaniga 2 жыл бұрын
Originally maaha
@abdirahmanfarah5579
@abdirahmanfarah5579 Жыл бұрын
Lkn wey gaban tahay
@ismadhibetv3691
@ismadhibetv3691 Жыл бұрын
eshcala hees
@mohamedcawil8576
@mohamedcawil8576 10 ай бұрын
❤️🤍💚
@askar6060
@askar6060 Жыл бұрын
Eshcalaa laakiin xasan msaahyn, ee ninkii lahaa sheega
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj Жыл бұрын
Heesku wuxuu ku jiray Riwaayadii Galbeed waa la xoreeyee Waarsaa gaagixisay oo Xasan Ganey lahaa Cabdinaasir Macalin iyo Aamina Cabdullaahi na waxay ku lahaayeen sedex hees oo tani ku jirto,weliba actor/ actress labaad ayay ahaayeen.Laxammaddana waxaa lahaa Xasan Gareet iyo AUN Axmed Nuur Jaango. Markaa bro,hadaad wax dheeriya hayso noo sheeg adoo raaliya?.
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 Жыл бұрын
Cabdi nasir macalin ayaa qaday Huuno iya Sahra Ahmed Jamac hadi an khaldaneyn
@maxamedsiciid7677
@maxamedsiciid7677 2 жыл бұрын
Waxba lagama qaban karo
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 733 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,6 МЛН
Hodan C:Raxmaan - Heesta - Goommane - Astaan Music 2022
9:12
Astaan Music
Рет қаралды 325 М.
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 330 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН