No video

Ustaad Marduuf Xasuustii -- Heesta Lahasho Xusuustii Axmed Nuur Jaango.

  Рет қаралды 559,651

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 190
@hassanahmed898
@hassanahmed898 3 жыл бұрын
Allow dhawr ree sheekh isahaaq waa asalka somalida, murti, gobonimo, dagaalyahanimo, ficil, wax wada qabsi, waan rajaynayaa insha allah caruurtayda ree abtigood inay noqon doonaan, salaan gobeed from Puntland Garoowe
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
Ku daarso wixii na jecel dhigaan ushubnaa Wanan ku soo dhawaynaynaa
@abdisalanjamalabdisalan4306
@abdisalanjamalabdisalan4306 3 жыл бұрын
Soo dhawoow inader.
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Masha allah so dhawoow 😍👏👏
@equtorialworldnews1525
@equtorialworldnews1525 3 жыл бұрын
Soo dhawaw walal wanu ku jecel nahay anaguna ❤️
@hamseabdlahi3057
@hamseabdlahi3057 3 жыл бұрын
Soodhawoow wll 🙏
@quizpertuttetipidipatente1618
@quizpertuttetipidipatente1618 2 ай бұрын
I'm from Italy 🇮🇹 but i love this song waa hees cajiib eh😂😂😂😂
@Abdirahman-h1y
@Abdirahman-h1y 22 күн бұрын
😂😂😂
@quizpertuttetipidipatente1618
@quizpertuttetipidipatente1618 22 күн бұрын
​@@Abdirahman-h1yWaad igu qoslee intaas waxaad kasoo horjeedaa I'm from Italy 🇮🇹 da aaan dhahay😂😂😂😂😂
@Abdirahman-h1y
@Abdirahman-h1y 18 күн бұрын
@@quizpertuttetipidipatente1618 Yaaab aaa leedahy hdaa ba itly ku riyoonaysid sxp .Koleyba hdaa Riyoonayso Riyo fiican Riyoo .From America dheh sxpkeeyoww 😂😂
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
masha Allh ustaad marduuf wxa isoo xasuusisay ustaad mulaxan fanan kabanisti Axmed Nor jangow Allow kuu naxariso from muqdisho
@NajmanajuuNajmanajuu
@NajmanajuuNajmanajuu 7 күн бұрын
I'm from Tanzania🇹🇿 marduf codkisa mar walbo iska dhageysta😢❤
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 3 жыл бұрын
Even though I don't speak the language I watched this video over and over again And you don't Explain the language to describe the legend He's a top legend I request if you can sing one song in a oromo And I appreciate it All the guitar player don't exist no more
@yussufgarad8161
@yussufgarad8161 3 жыл бұрын
Thanks for your good complementary. Singing in total different language if not impossible it's not child's play
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 3 жыл бұрын
ALI BIRRA He is a top oromo singer At all times The legend Do you know why he's the legend he sing 10 different language
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@shagoyyee6731 it is possible🔥
@az6475
@az6475 3 жыл бұрын
You don't have to know the language to enjoy and appreciate good tunes bro.
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 3 жыл бұрын
@@az6475 I am with you man I know where you coming from Exactly that was my point too
@bashkaxaaji2322
@bashkaxaaji2322 3 жыл бұрын
Oh my god jawigaa kahelay sidana loo hesa ama umada cabaadka iyo qarracan hees loogama dhigo ustad gadal usoco horay lama haayee 😍😍🌹👍
@muqtaarmuhudiin7493
@muqtaarmuhudiin7493 2 жыл бұрын
Meesha uu joogyo aaba mcn ah saas waye adeer dadkaan hees wax kama yaqaaniin saan ha u heesaan ama fanka haka fadhiistaan
@mohamedjubba8747
@mohamedjubba8747 2 жыл бұрын
Jawi quruxoon iyo Cod Tolmoon Madaxaaga Allah ka shubo ustad marduuf
@abdikafarahmed3757
@abdikafarahmed3757 3 жыл бұрын
Eshcalaa Jawiga iyo ereyada heesta aad bey iskugu soo baxeen. Big respect ustaad Marduuf.🙏🙏
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 8 ай бұрын
Ustaad marduuf golden voice ❤❤😊
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 3 жыл бұрын
Woow xasuus Ahmed nuur jaangow iyo heestii lahasho wan jeclahahy heestaan maaha heesaha duugooba 👌♥️
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
WALAASHEEY MA MOODAA ISAGII OO RUN AH CODKA MUSIGADA IYO SIDA AY HEESTA ISUGU DUBA DHACSAN TAHAGMY
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 4 ай бұрын
Inaabti adaa i hor yimaada heestan markaan maqlo bal amarka ilaahay
@husseinsuleyman
@husseinsuleyman 3 ай бұрын
Adiguba sister m waxaad tahay hablahaa aan duugoobayn
@maslaxgoox412
@maslaxgoox412 3 жыл бұрын
Fanku xoog maha Ustaad marduuf Macalimuu guulayso
@boqoradareerhilowlemaxamed1232
@boqoradareerhilowlemaxamed1232 3 жыл бұрын
Barteedii ayaad dhigtay m.a Aniga weliba waxaanba u maleeyey Axmed nuur jaangoow oo heesaya Abwaan Marduuf waad ka baxsatay Ok waayeM.A Horey u soco
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 10 ай бұрын
I love this song so much and I can’t believe that this song was not on the Facebook page or TikTok or instagram or telegram
@Seenaa-Bakar-Waaree
@Seenaa-Bakar-Waaree Жыл бұрын
Ustaad Marduuf's song is amazing and I really love his song very much even though I don't understand the meaning. You have an alpha male voice and personality! Keep up bro❤️ 👌✅
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 3 жыл бұрын
Walahi Heestan Jawi Baan Ba Ku Gala Iyo Aduunyo Kale Jcylku Wuu Jira💔😭 Callek🎻🥁🎧 Hdaan Loxodka Laydhiginee Solabandoobe 💔😭
@aliabdule8387
@aliabdule8387 3 жыл бұрын
Majiro wll wa been midba xata ilamahygi iga qarisay
@yousufismail5770
@yousufismail5770 3 жыл бұрын
Waa erayo iyo laxan dareen taabad leh, oo qiiro kugalinayo, ustaad Marduuf halkeeduu dhigay xasuustii fanankii weynaa axmed N,jaango,AHU
@Idleibrahimali120
@Idleibrahimali120 3 жыл бұрын
Jawiga aya aad oga helay heesta marki lagasotago jawi dagan Cooooooooooll love you so much fanka somaliyeed
@Korneeylafqaloocshe
@Korneeylafqaloocshe 3 жыл бұрын
Ustaad Marduuf halkeedii iyo kasii macaan ayuu dhigay alleey lahe Waa fanaan cod toolmoon leh xaqiiqdii
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
Muqaal cajiib ah 🥰 Hees cajiib ah 😍 Fanaan cajiib ah ❤️ ✅👏🏽👏🏽👏🏽✅
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
CAJIIB WAXAASAA COD AH WAXAAD MOODAA AHMED NUUR JAANGO OO JOOGA MAANTA 2021 // MARDUUF ALLA YAA CIZAK WOOW
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Hala hala yaa ustaad marduuf ❤️
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Masha'a allaah, cimriga iyo caafimadka allaah hakuu dheereeyo
@cidasarta29
@cidasarta29 2 ай бұрын
Yaa daawanaaYa 2024🎉🎉🎉🎉
@SareyFarah
@SareyFarah 10 ай бұрын
Ustaad marduuf👏🫡waa Xusuustii Legends Axmed Nuur jaango iyo Suqra yareey iyo heestii❤LAHASHO❤10-10-2023❤Tuesday
@fuadali1983
@fuadali1983 3 жыл бұрын
Marduuuf waa dul dhigtay walee halkii jaango waabad dhibco dheertahay aniga xagayga woooow eesh qiyaasak cod rageed buuxa asal ay weeye.!!
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 3 жыл бұрын
Woow another leve weye heesahani walahy Aasaal iyo baadh
@mubarakahmed9391
@mubarakahmed9391 3 жыл бұрын
Ama sidaa u heesa niyaw ama liidka ka raaca fanka wixiibaydan fahansanayne dadka fanka ka xaraabaystan la hadlayaa xusuustii axmed nuur jaango iyo dibu qaadidii marduuf legend halkeeduu dhigay heesta jawibaan ku hayaa anigu
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
legend marduuf waa jaangow maanta nool 6/7/2023 meeshu waa Kampala intii isku xiistey ilahay nabad ha iskugu keeno
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Ninkaan wu keeney codkii aun jaangow waxaasaa laxan iyo muusig ah allow u naxariiso jaangow mucjisuu ahaa
@user-xd6nq7ew9i
@user-xd6nq7ew9i 6 ай бұрын
Teacher and fantastic singer 🎉 Ahmed Nur jango
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 3 жыл бұрын
Ladoobyadan ku haysaa Lahankeedu Ma ladnee lug iyo jiir Anba waygu larantoo Si laabta laabta xuunshada Kal laxiima yeeshoo Sida laba jir curadaan Intaa soo la xuubsanaayee Haliiliijin warankaa Kali kaysan xidida Hadaan luxudka lay dhigin Soo laaban doonee Leeyaanka dirireed La xowgiisu
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 9 ай бұрын
Calek calek Al Ustaad Marduuf iYO The LegenD DigaaLe Yare ❤ ILlaHY cimri dHeer Haydon siiYO
@suleymanadaan2564
@suleymanadaan2564 2 жыл бұрын
Inta jiifka ku daawatey like isaar
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
His voice is always enchanting and outstanding and that's Marduuf what a legend❤❤❤❤❤❤❤😂
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 2 жыл бұрын
Ader marduufow maxaad sameysay🎶🤦
@awilali771
@awilali771 3 жыл бұрын
Legend fanan adero lyrics ban ubahnahy horncable
@khalifduale3949
@khalifduale3949 Жыл бұрын
Ustaad Marduuf - best song ever.
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 3 жыл бұрын
Ustaad marduuf best song fanaan codle
@abdikadirahmed3571
@abdikadirahmed3571 27 күн бұрын
The legend ustaad marduuf 🫡🫡
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 3 жыл бұрын
Goobta labiska wakhtiga heesta tumida intuba waa oraydh, qol yar oo lagu dhex dhidido ayaa ina waalay oo cidhiidhiya kkkkkkkk Ka bax anagaa wadana
@sshigsshigow
@sshigsshigow 3 жыл бұрын
WAAKAA FANKII SOOMAALIYEED EE GARAN JIRNAY
@yusufklalaf1276
@yusufklalaf1276 3 жыл бұрын
@@sshigsshigow ,
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Wow Macalin Marduuf Sharafi Korkaaga Aabo
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 жыл бұрын
Marduuf waa Fanaan dhameystiran
@nickal2018
@nickal2018 3 жыл бұрын
yaa salaam caleek caleek marduuf alfanaan wu duldhigay, xasuustii Ahmed nur jaango iyo Sukhra yar labadaba AHN
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Goobta lagu qaaday quruxsana❤ ustaadka nolow dheh
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Tumiga abdi buur Wan tageera from Toronto Canada but asal from Hargeysa
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Xasuustii alfanan Ahmed noor Jango. Si fiican buu u qaaday , laakin kooxdu ha kordhiso qalabka garacid oo ha ku Darto ugu yaraan 1 sax phone, 2 violine iyo Durban cadiya. Councillor Adan Jama kahin Uk
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
Waxbaan kaa faaiday thanks
@Xamuudi03
@Xamuudi03 3 жыл бұрын
Fanka dadki xaqa u lahaa yaa salaam ustaad marduuf.
@AffectionateBinaryCode-uj8kh
@AffectionateBinaryCode-uj8kh 2 ай бұрын
June 2024 ban dhegaysanayaa ❤
@fatimaomar1940
@fatimaomar1940 3 жыл бұрын
Beautiful setting and place ❤❤❤❤
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 3 жыл бұрын
Looyaanka dirirreed La-xowgiisuu Lugtii faraska raacdee Luunku gowracaan ahoo Sida Laash badweyn baan Liic-liicayaayo Sida laamo lebedaan Intaa laydhu igu cayaartee Ha liiliijin warankaa Ha likaysan xididadaa Hadaan luxudka lay dhigine Soo laaban dooneeeeeeee. ❤️
@muadinabdurahman62
@muadinabdurahman62 3 жыл бұрын
qeybta horan maxaa uso qori weysey wll
@maxbuubhassan3313
@maxbuubhassan3313 3 жыл бұрын
Waxa sax ah: Ha lii liijin waranka Ka likaysan xididda
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 2 жыл бұрын
Maxbuub Hassan Mahadsanid walaal
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 7 ай бұрын
​@@muadinabdurahman62 Ladabyadan ku heysaa lahankeedu, Maladniye Lud iyo Jiir, Amba waygu larantee, Sida laabta, laabta xuunshadaan, Ka laxiiba yeesho, Sida laba jir, laba jir curadaan, Intaa soo laxawsadaa. Ha lii liijin warankaa, Ka likeysan xididada, Hadaan luxudka laydhiginee, Soo laaban doonee.
@abwaancaydaruusburcaawi71
@abwaancaydaruusburcaawi71 3 жыл бұрын
ustaad fanaan marduuf wn kuwata
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 3 жыл бұрын
Waaaaaw sxb waaad ishesheenee alee haydunku wadawo
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Waah waah👏👏👏😍
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 3 жыл бұрын
Maxaa jawi is raacay ❤️
@best4last726
@best4last726 3 жыл бұрын
Odagaa codkisa wa ii cajabiyaye yaa Salam
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Manshalaah qurux da fiiri
@abdiawed3540
@abdiawed3540 2 жыл бұрын
Really big respect ustaad marduuf.
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Waa heer sare, laakiin kabankii waxaa qariyey music-gii kale oo volumekiisu ka korreeyo kii kabanka. Hoos u yara dhiga duubista dambe.
@waayeelwayeel4320
@waayeelwayeel4320 3 жыл бұрын
Ustaad marduuf wanka haynaa midhan
@duraanmohamed1480
@duraanmohamed1480 7 күн бұрын
Internal felling songs❤❤❤❤❤
@ahmednoor8886
@ahmednoor8886 15 күн бұрын
Cod Cajiib ah❤
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
Wow design qofkii kenay waa. Smart
@ibrahimadanafrax2734
@ibrahimadanafrax2734 3 жыл бұрын
Meesheeda ayuu dhigay walee hambalyo jamhuriyada barakeysan wan idin wataa meelahaan jawiga dagan ah meey heesaha kuduubaan
@nuraali8671
@nuraali8671 3 жыл бұрын
Yaa salaam music wakaas
@king15716
@king15716 9 ай бұрын
Axyaaa cod ustaad marduuf❤
@jamaupdilahi3884
@jamaupdilahi3884 2 жыл бұрын
marduuf ax yaa sawd cimri dheer io caafimaad
@marathonman1924
@marathonman1924 3 жыл бұрын
I love it bro
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 3 жыл бұрын
Jawiga is 100% lit 🔥
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
marduuf fanka dowlad deegaanka inuu hargeysa yimaad waaxaq dds waa ummadda soomaaliyeed dalkulmiya magalaadii qalaaafe wayku sugaysaa beerihii muuskii khudaartii qalaafe waybaxaysaa ustaad
@Jonathan-omar
@Jonathan-omar Жыл бұрын
La kor la kor, ustaad xaqbaad u leedahay
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Sida labjir curadan inta kuso laxwsanyay🥺
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 Жыл бұрын
Mr marduuf Allaha kusharfo fanaane
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
ALXAAJI MARDUUUF WAANAQAAN BEEERAHA QALAAFE ISAAQ WAA DEEQI LAHAAYEEN DOWLADDDA DEEGAANKU TAARIIKHBAY UTAHAY INAY AMAANTO MUWAADINIINTEEDA
@UmusuheybUmusuheyb
@UmusuheybUmusuheyb 2 ай бұрын
Hees wey dhaftey 😢🎉
@ziizoahmedziizo2898
@ziizoahmedziizo2898 3 жыл бұрын
10:45 habeen isniin soo galayo ramadan ah caasimada hadhwanaag hargeisa duleedka galbeed roob naga qaday jawi an caadi ahayn rubuc wareegto ah ama fujis sidaad u taqanan alla mirqaanku imacanaa cawa Igu socotaaa heestaaasi 🤣🤣🤣🤣
@MukhtarAmbrose
@MukhtarAmbrose 3 жыл бұрын
Ciyaalki hore 😂😂
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
Viva Somaliland.
@fehabd3516
@fehabd3516 3 жыл бұрын
Waad fiicanyihiin hadaad xustaan fanankii iska laha heesta
@user-kb8ye1ch7e
@user-kb8ye1ch7e 4 ай бұрын
Waaaw
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
"Laamo lebedaa" ma aha ee waa "laamo lebibaa". Geedka Lebiga laamihiisa ayuu ka wadaa. Jaangoow sidaas ayuu ku qaaday waana asalkii.
@shukriali7215
@shukriali7215 Жыл бұрын
Thanks saxiix waa laamaha lebiga ee geedka lebiga
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 7 ай бұрын
Sxb amay sax tahay 'sida laamo lebedaa' oo loola jeedo laamo aan dhaqdhaqaaqaynin. Waa fikirkeyga
@aliabdirahman6725
@aliabdirahman6725 Жыл бұрын
All Gucci, my bro, but this song is a duet the female's part is missing. My favorite part is a soprano voice doing the.. Ma laydhiisibaan la liiciicayaayee
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Hestan maxaan marba faladh i cunsisay intaan is idhahado hurdo tag lol
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
cawa iyo caways so Badiya Hesahi Hore
@user-qr5df9vz2s
@user-qr5df9vz2s Жыл бұрын
@sabahali1605
@sabahali1605 3 жыл бұрын
Wooooooow
@dhaqanesedow300
@dhaqanesedow300 3 жыл бұрын
Waaaw war ninka codbaa kuxiran ee barnaamijyo bdn kadiyaariya
@DhagaxKure
@DhagaxKure 3 жыл бұрын
Yaasalaam 🏆🏆🏆🏆
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 3 жыл бұрын
Ahmed nur jango iyo surgo yarey aya wda qaadi jiray heestan Marduuf halkedu dhigay
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Surqo waa mar danbo oo 1995 ah ee waxaa uga horeeyay Sagra Ileeye Xaaskii hore ee dhimatay ee Axmed Nuur Jaangoow
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Wow what a legend ❤❤❤❤
@hamsemohamed1880
@hamsemohamed1880 3 жыл бұрын
Goobtu waa gobolki cagarna gabiley From burco
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@AbdilahialiMuumin-vu7rr
@AbdilahialiMuumin-vu7rr 5 ай бұрын
Listen 2024
@cumarilkacaze6677
@cumarilkacaze6677 3 жыл бұрын
Wad Asiibtay ustaad
@AxmedMohamed-qm2ob
@AxmedMohamed-qm2ob 2 ай бұрын
Axyaa fanan
@anisaaragsan8731
@anisaaragsan8731 8 ай бұрын
Xsus ban galay hestan 😢
@MBmubaarig
@MBmubaarig Жыл бұрын
cesh cala fanaan ax ax ax
@alandosh
@alandosh 2 жыл бұрын
Horn Cable ninkaan waa feenateen ee bis ka dhaha.
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 3 жыл бұрын
wawa ech cala heew iyo cod
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 жыл бұрын
waar ninkani muxuu usoo habsaamay waa dadkii fanka lahaaye
@capitanotaabici7073
@capitanotaabici7073 3 жыл бұрын
Muu habsaamine beri dhexe ayuu iska yara daayee 1984 ayuu so galay fanka
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 3 жыл бұрын
Nin soo habsaamay sidaa Ugama Hadliyeen kabanka Ee marduuf waa lafihii Hore
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 3 жыл бұрын
Keep Going Legends
@Buurmadow
@Buurmadow 18 күн бұрын
Sida laamo leedi baa Intaa laydhu igu cayaartee Jaango soo dhagayso "Leedi " Waa geed magacii Marduuf Sida laamo lebadaa kulahaa😂
@abdirizakahmedshimber3012
@abdirizakahmedshimber3012 3 жыл бұрын
Yaaa Saalaaam. Halkedhu ayu digee
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 499 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 43 МЛН
FARXIYA FISKA IYO ABDULLAHI GOOF LAHASHO REMIX 2016
12:19
Deeyoo Media
Рет қаралды 905 М.
Marduuf | Shankaroon | Xasuusti Pro Dalxa | HORSAT QARAAM 2021.
8:02
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heestii Lahashada Kalgacalkaan Lyrics Aun Jangow Iyo Siraad Cabdulle
10:08
Xasuusta Heeso Hore By: Marduuf || KOW TV
27:28
KOW TV
Рет қаралды 9 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Waligeed Aduunyada | Xamdi Bilan
7:58
*Axmed Nuur Jaango ihn & Sahra Ileeye ihn l Lahanshada
10:25
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 71 М.
Marduuf heesta mudantii haweenka 2022 HD
9:40
Nal Studio
Рет қаралды 115 М.
USTAAD MARDUUF JACEYLKEYGII DHOOFEE HEES CUSUB 2022
4:59
Digaale Music
Рет қаралды 420 М.