Kooxda Orchestra-ha Astaan ; Dib u soo celinta haybaddii iyo sumcaddii fanku lahaa.

  Рет қаралды 51,549

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.co...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Inta arkay koox tunta music waaberi ilaa heegan wax ka badan 12 qof ma arag. Soomaliya kamay jireen orchestra. Theatre Hargeysa iyo kan muqdisho kooxda muusiga godka bay ku jireen lama arki jireen. Laakiin waa la yaqaanaya qof qof sida Difow, Muuse Yare oo Norway igu danbeysay Ahun intii dhimatay iyo qaar kale. Waxay wada degaanayeen Inta badan guryihii waaberi ee Gol Janno Hargeysa. Xitaa Faniin caan ah baa deganaa sida Axmed Cali Cigaal, Xasan Aden Samatar iyo qaar kale.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 4 ай бұрын
Noo soo daaya heesaha waan sugi kari laanahaye. Codka markaad soo galinaysaana dhee reeya waa iga tlo qofka rabaa marka danbe igaa iska gaabin doona ❤
@LibanAli-zo9ic
@LibanAli-zo9ic 4 ай бұрын
buulo xuubay .Cabdi qurbaani . Noradin Cali amaan ayaan kagartay. Iyo will dhalinta yar bulshaawi waa idiin salaamay.
@Eng_moy
@Eng_moy 4 ай бұрын
Axyaa waa fankii u macnaha iyo ujeedada lahaa ❤
@axmednasir3135
@axmednasir3135 4 ай бұрын
Hargeysa, Hoyga Fanka ❤
@mubaarigqaazaali9702
@mubaarigqaazaali9702 4 ай бұрын
Ustaad nuradiin ali amaaan ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 ай бұрын
Masha alllah nooolaada fanku waa mihiin dadba wax xun uyaqaaan viivi fanaaaniinta somaliyeed noooolaaada❤ aamiin❤ aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 4 ай бұрын
Maansha alaah. Wad Naga farxiseen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libanmilano673
@libanmilano673 4 ай бұрын
nuradiin cali qaas u salamaya legend dhaman guud ahaan wan salamaya
@sirkaal
@sirkaal 4 ай бұрын
MashaAllah
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 4 ай бұрын
Wwaaawww❤❤❤ waalayaabay❤❤❤
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 4 ай бұрын
Wwwwwwwaaaaawww fananinta Somaliland iyo dahaman mosistyasha ❤❤❤
@Miicaadyare
@Miicaadyare 4 ай бұрын
Astan hore usocda laakiin Noo soodayaa heesahaa musictayaasha badan tumayaan.
@Biigle-abdi
@Biigle-abdi 4 ай бұрын
I cant wait wlahi
@calideeq4265
@calideeq4265 4 ай бұрын
Abdinasir Macalin Allah yarxam😢
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@sahrawarsame3902
@sahrawarsame3902 4 ай бұрын
Wwwwwwww ku soco
@gemstar416
@gemstar416 4 ай бұрын
Accustomed to Acusstic qaraami 🎶 🎵
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 ай бұрын
Astaan Iftiinka fanka wakhtigan la joogo hawshan ay qabteen wxn dhihi karnaa waa shaqo qaran. Waa xusuus, waa hiboyin kulmay iyo xusuustii fanki noolaa ee dhamayska tirnaa. Wxn leeyahay barnamijyadan o kale waa lo bahanyahy ee kordhiya
@sakicagane
@sakicagane 3 ай бұрын
Astaan barnaamijka noo soo badiya please music 🎶 🎵 bes
@MahamedShali-o9w
@MahamedShali-o9w 4 ай бұрын
Xilma la soo doonyaa insh alllh barnaamijkaa
@wahibvlogs170
@wahibvlogs170 4 ай бұрын
Legend al ustaad marduuf??????
@RoblehArreh-c8u
@RoblehArreh-c8u 4 ай бұрын
Hoyga sakhrada
@KaaliyeShow
@KaaliyeShow 4 ай бұрын
Bal ma la heli doonaa abwaano la miisaan ah kuwii hore ee fankooda dib loo sii doonaayo ilaa hadda? Aduun iyo waayahiisa
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 4 ай бұрын
Soo daaya dhe Heesaha Habeenkaas la qaaday
@abduge1237
@abduge1237 4 ай бұрын
Waxaa cad dadkii somaliyeed in ay u xiiseen bari samaadkii. Ilahow noo soo celi. Wax walba waa dhinteen oo waa la bililiqaystay xitaa fankii iyo sugaantii.
@JessicaDurfee-n3t
@JessicaDurfee-n3t 4 ай бұрын
Raina Plaza
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 4 ай бұрын
Hadal uunbaan aragnaa
@LisaBoland-j9q
@LisaBoland-j9q 4 ай бұрын
Marquise Run
@StewartHusni-k4f
@StewartHusni-k4f 4 ай бұрын
Dawson Neck
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 4 ай бұрын
Bal heeso soo daaya
@EarlLee-h9q
@EarlLee-h9q 4 ай бұрын
Dibbert Crossroad
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 4 ай бұрын
Abakor ilayn wa dhul socnaya
@kafia252
@kafia252 4 ай бұрын
Magaca somli ahuu afkìsa ka dhooraya wariyaha😅
@cirjiidh77
@cirjiidh77 4 ай бұрын
Cawaale hilin show aanu ku aragno
@ismailcshakuur5652
@ismailcshakuur5652 4 ай бұрын
DADKA WAANO USHEEGA TUUGAYAHY LACAG BAADRABTAN EE FANKA
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 4 ай бұрын
What's that
@Eng_moy
@Eng_moy 4 ай бұрын
Abokor buulo xuubay hibo faneed baa kujirta hadii laga faaidaysanayo
@CamuudAwed
@CamuudAwed 4 ай бұрын
Waxani hada yey metelaan Ama yihiin ma meel dhexaa Dadkan meesha lagu ururiyey Ma Jamhuuriyadda Somaliland bay ma talaan Soomaalia ayey metelaan ma dad iyo koox gaar isaga taagan baa yaab anagaa aragnay bal Dad kani ciday u koorey san yihiin ha cadeeyaan🤭🤭🤭
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 4 ай бұрын
hhhhhhh
@IkranBihi
@IkranBihi 4 ай бұрын
Lkn ma fahmin waxaad u soo dayn weeydeen heesahan
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.
43:56
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,5 МЛН
Heesta Afrikaay Hurudooy | Orchestra Music.
4:04
Astaan
Рет қаралды 16 М.
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,7 МЛН