Rooda Kayf - Liibaan maleh adduunyadu - Astaan Orchestra 2024

  Рет қаралды 212,510

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@MahamudAhmed-e7s
@MahamudAhmed-e7s Ай бұрын
Erayadii iyo laxankii AADAN TARABI iyo codkii dahabiga ahaa ee Rooda Keyf ❤❤❤❤❤
@abwaanmahaddeeqtotube4203
@abwaanmahaddeeqtotube4203 Ай бұрын
NOO FURA Downloada please
@abdull-F
@abdull-F Ай бұрын
Go premium 😮
@abdifanta6065
@abdifanta6065 Ай бұрын
si free ulasoo dag wll ku qor google youtube video download online lana soo dag muqaalka
@Najkajosef
@Najkajosef Ай бұрын
Wll wuuba furan yehee
@dharkayncabdiraxmaan3662
@dharkayncabdiraxmaan3662 Ай бұрын
Sxp vimate k udagso 😂
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 17 күн бұрын
App ku download samenaya KZbin vude ba jera Google ka radiii
@SamiiraFayaxmire
@SamiiraFayaxmire 28 күн бұрын
Fanaanad dheh 👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤
@ahmedmahamed6914
@ahmedmahamed6914 Ай бұрын
Maasha allh. Codku waa deeq rabi bixiyo Rooda yar 🏅🏅 Hana u ducayno fananadeenii Saado cali warsame. Rabii naxariistii jano ka waraabiyo 🤲🤲🤲🤲🤲
@MahamudAhmed-e7s
@MahamudAhmed-e7s Ай бұрын
Erayadii iyo laxankii AADAN TARABI .adeero illaahay cimrigaaga ha dheereeyo. Iyo codkii Roodo keyf. Cod dahabi ah.caadi maaha❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
GABDHAAN CODKA IYO QAABKA WAXAY I XASUUSINAYSAA KINSI X AADEN CAQAARTII ALA HA U NAXARIISTO
@mustafaahmed1672
@mustafaahmed1672 Ай бұрын
Waaaw astaan Fan Nooleeeye 🥰
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 Ай бұрын
Waa laandheerayseen Muusigii iyo fankii somalida well done guys
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Ай бұрын
Astaan TV Waxaan Idiinka mahad Celinayaa wakhtiga dhaqaaalaha aad Galiseen Fanka Soomaaliyeed Hanbalyo hanbalyo kun Jeer Halkaas Ka Wada heesahu nafta way xasiliyaan From hoygii Jacayka Berbera somaliland ❤❤❤❤❤
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Ай бұрын
Ilaahay ku daa Roodaay
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp Ай бұрын
Heesihii Hore Sidan Bey Uqiimo Badnaayeen Murti & Macnana Uxambaarsanaayeen.Fanaankana Wuxuu Ku Wanaagsan Yahay Markuu Kaligii Soo Istaago Oo Aan La Garab Yaaceyn.
@MahamudAhmed-e7s
@MahamudAhmed-e7s Ай бұрын
Erayadii iyo laxankii AADAN TARABI .adeero illaahay cimrigaaga ha dheereeyo. Iyo codkii Roodo keyf.❤❤❤❤❤❤❤
@BerberaawiShow
@BerberaawiShow 23 күн бұрын
Kinsi Xaaji Aadan-ta jiilkeena ❤🫡
@Shakuur_Karie
@Shakuur_Karie Ай бұрын
Eesh calaa hees ✔️👏👏👏
@yamyam585
@yamyam585 Ай бұрын
Aun maamo saado rodo keyf wayo badan joog Fanañad cod rabi ugu deqay m.a 👸♥️
@mohamedmuhamud6605
@mohamedmuhamud6605 2 күн бұрын
Saado Alaha u naxariistee Iyo rooda kayf waa Labo Gabdhood Daarood ah
@w410921
@w410921 19 күн бұрын
What a song and a voice
@KhadroMaxamedbarre
@KhadroMaxamedbarre Ай бұрын
XasuusTii Saado Cali Warsame AHU😢💯 Rooda Kayf❤Halkedi Bay Dhigtay Heesta La isma Xaqiree
@EsraaIbrahiimahmed5531
@EsraaIbrahiimahmed5531 Ай бұрын
Fanaanad sanadka ❤❤
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Ай бұрын
Ka xareed ladaabtaa Mar buu lidiq cantuugaa Ninka liibka kugu muday Mar bay libin u noqotaa... Saado Cali Tabtii Saadi cali ayay u qaaday Boqorada Rooda keyf
@KemalAbabulgue
@KemalAbabulgue 23 күн бұрын
Somali language, music sweet like honey
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Waa layli waayuhu weeye maaha waa layl waayuhu
@abdirizakyusuf131
@abdirizakyusuf131 Ай бұрын
Mid kale madhagaysatay waa layl wayhi dhaheebe
@DhaadaneBuuni-b2s
@DhaadaneBuuni-b2s Ай бұрын
Way tiri ,malaha adi si fiican u ma maqlin, hasayeeshee dib ayee ka dhabqisay
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg Ай бұрын
Astaan tv waad laan dheerayseen astaan tv
@huseinmahamed4931
@huseinmahamed4931 Ай бұрын
Mansha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-hamdDjama
@user-hamdDjama Ай бұрын
Machallah
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Ай бұрын
Holly sht she is the best
@SaberNx
@SaberNx Ай бұрын
Well done 💯🎸👑
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Kal iyo laab❤
@HalewatGexana
@HalewatGexana Ай бұрын
Butiful song
@maguled
@maguled Ай бұрын
Xusuustii Saado A.h.u, waayo waayo ❤
@AyanAbdi-mr5wu
@AyanAbdi-mr5wu Ай бұрын
Quruxda fankan danbe Rooda Keyf xayaakallah wll, dhammaan macalimiinta iyo shaqaalaha astaan TV halkaa ka wada shaqada quruxda badan.
@abdullahimuse9368
@abdullahimuse9368 Ай бұрын
What the best song. Afkaaga caano laguqabey Rooda Kayf.
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics Ай бұрын
Dhool kala hilaac badan dhawaaqyaduna kala wacan yaa salaam kooxda Tumaysa way u hagar baxeen
@osobsaed1796
@osobsaed1796 Ай бұрын
Cod iyo qurux rooda udaa gabadh sanaag ❤
@SHIIQAXabadaale
@SHIIQAXabadaale Ай бұрын
Loox iyo qadiisuba marbey kala lumaanoo xasuus
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 14 күн бұрын
Rooda kayf inaader naftaaa kuhaysaba haye ii wad sheekada balkawaran ana kaa dari
@mustafeAhmed-q8o
@mustafeAhmed-q8o Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Waw walahay waay keyntay, waxaan xasuustay Amina muse weheliye siday u jileysay riwayada ay ku jirtay heestani,
@maxamuudmawelo7658
@maxamuudmawelo7658 Ай бұрын
Waayo waayo
@shimbirka.
@shimbirka. Ай бұрын
Wow❤
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Ай бұрын
Popopopopopo❤❤❤
@sloperide-9008
@sloperide-9008 Ай бұрын
Waaaaaw🎉
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb Ай бұрын
Waaa hees macaan
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 Ай бұрын
Well done
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CAMERA 📷 MAN GOOD JOB
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 Ай бұрын
Waxaan filayaa waa erayadii AdanTarabi
@jamamoh5988
@jamamoh5988 Ай бұрын
Waa sax tuug rabi
@Khalidabdirahmanmohamed
@Khalidabdirahmanmohamed 18 күн бұрын
11:07 AM. ❤
@dharkayncabdiraxmaan3662
@dharkayncabdiraxmaan3662 Ай бұрын
Wllhi roodo kayf waxay iga saartay fikirka ah fanka soomaalida waa uu dhamaaday Hadaan qirayaa (WUU NOOLYAHAY FANKII SOOMAALIDAH)
@MahamudAhmed-e7s
@MahamudAhmed-e7s Ай бұрын
Erayadii iyo laxankii AADAN TARABI .adeero illaahay cimrigaaga ha dheereeyo. Iyo codkii Roodo keyf. Cod dahabi ah.caadi maaha
@mohamedarraalle6037
@mohamedarraalle6037 10 күн бұрын
Rooda kafy naag ka cod fican ama heesihi hore ku dareensin karta manta ma joogta
@MahamudAhmed-e7s
@MahamudAhmed-e7s Ай бұрын
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 Ай бұрын
yaa salaam inaba inantani caadi maahan mansha allaah cod halaasi ley
@waasac114
@waasac114 Ай бұрын
Fanaaniinta live u heesi kara waa yar yihin masha allah roda allaha ku.barakeeyo
@nourismail4114
@nourismail4114 Ай бұрын
Encouragement Good song, even not understanding, Keep going sisters
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Ай бұрын
I guess you aren't Somali if you don't understand
@mohamedabdirisak5821
@mohamedabdirisak5821 Ай бұрын
eradiii aadan tarabi laxnkan isgaa ku ladhay xasuustii saado cali warsame ilahay qabriga ha u nuuuriyo wa heestii ugu horaysay ee saado qaado
@BuuxCiise-df9jc
@BuuxCiise-df9jc Ай бұрын
Ereyada aadan tarabi iyo Ibrahim gadhle iyo Xasan ganey Xeerka fanku siduu ahaa Ninka ereyada bilaaba ayaa loo dayn jiray ama loo diwaan gelin jiray sidaa ayuu aadan tarabi ku yeeshay
@suhuurmaxamuud6953
@suhuurmaxamuud6953 Ай бұрын
Yasalam
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Ай бұрын
Aun saado Cali song 🎵
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 5 сағат бұрын
Well done yaa muna keef
@Awale.british
@Awale.british Ай бұрын
Rooda kayf waa fananad dhamaysa hees walba barteeday dhigtaa
@HamzaFouad-p4h
@HamzaFouad-p4h 7 күн бұрын
😅فعلا 😅❤
@w410921
@w410921 19 күн бұрын
Roodi heesaha Adan Tarabi wax kaga cod macaan. Yufle ayaan dhawaan dhegaystay oo Kinsi Xaaji Adan wadi jirtay AHN
@HanadMuse-k4l
@HanadMuse-k4l Ай бұрын
2:34 2:36 2:38 2:39 2:40 2:40 2:40 2:40 2:41 2:41 2:41
@abdishakurfarhan3927
@abdishakurfarhan3927 Ай бұрын
Caleek caleek roda kayf ❤
@SHIIQAXabadaale
@SHIIQAXabadaale Ай бұрын
@@abdishakurfarhan3927 🤣🤣🤣
@siciidmaxamud9121
@siciidmaxamud9121 Ай бұрын
Naagtaan jinkeyga jecel
@Rashidomohamed-w3k
@Rashidomohamed-w3k Ай бұрын
❤❤❤❤
@Moggeh03
@Moggeh03 Ай бұрын
Cajaa'ib!
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Ай бұрын
Waa Fiican tahay good song 100%70
@BileAli-rg1yn
@BileAli-rg1yn Ай бұрын
2012kii markii ugu horaysaan heestan Barton mobil chines memory leh ayaan ka dhagaysan jigay ardayda isku class ka nahay heesaha soo ururin jiray.kala.dirsan jiray aduun waa cajiib
@Cabaascabdulahi-b8n
@Cabaascabdulahi-b8n Ай бұрын
Liibaaan maleh aduunyo 2 diiis isjecel marbeey kala.lumaan 😢😢😢
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 Ай бұрын
Way Dadaashay Rooda kayf Lakin waxyar Qaladay page ka Dambe mirihiisa Hadana 100% Bay uga fiican Tahay kuwo Badanoo Qaaday Heestaan ❤
@DhaadaneBuuni-b2s
@DhaadaneBuuni-b2s Ай бұрын
Halkee gaftay?
@jiinowtaakow9109
@jiinowtaakow9109 Ай бұрын
Rodo Keyf Codkeeda Waxuu Daawo U Yahay Dhalinta La Daalaa Dhacaayo Caashaqa!💋
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Ай бұрын
Rooda Rashiid❤
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO Ай бұрын
1:17 ❤ roodo keyf #like saara❤ 1:59
@mohamudahmed1018
@mohamudahmed1018 27 күн бұрын
Is ruxidda iyo gacmo saydhka badani ma waafaqsana erayda murugada badan ee heesta. Muna miski ayaa uga dhow.
@huseinmahamed4931
@huseinmahamed4931 Ай бұрын
P❤❤❤❤p
@abdiqanialihasssan1937
@abdiqanialihasssan1937 Ай бұрын
Waxaan ku odhaan lahaa dib usoo xafiid erayadaa sadoo calii alle ha u naxariistee
@DhaadaneBuuni-b2s
@DhaadaneBuuni-b2s Ай бұрын
Maxee gaftay?
@mahadiadawe
@mahadiadawe Ай бұрын
LIVE MUSIC CAADI MAAHAN
@mustafeAhmed-q8o
@mustafeAhmed-q8o Ай бұрын
Wey keyntay si wanagsan, lakiin laba erey un baay khaladay, kasi libdheysiyo maaha, ee waa qanso libdheysiyo, yacni qoraxdu markey dhaceyso iyo ereyga kalena waa sidaan saxda ah dhafaruur la siin jiray, maha lag baruur lasin jiray saxaa marka hore inteydan qadiin please
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Ай бұрын
AUN SAADO CALI WARSAME, HEES QAALIYA CODKII RODA KEYF MUSIC QAALIYA DUUBISTA QURUXDA BADAN ASTAAN WAD MAHADSAN TIHIIN..
@AbdiBille-t5j
@AbdiBille-t5j Ай бұрын
Mirihii aadan tarabi Saadi cali 17 jirkady baay qaday 50 iyo door jirna way ku geeriyotay waxaa lagu timaama heestay isku gohaantay adigo kuladay nabad marbay lugtadu luxuska ku timaamta usa to muqdisho alow ku naxariiso
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Ай бұрын
Xoolo tahay dhimashado wa xaq aun saado wakhdiga ma dhaafden adigu na malindada adunka ka dagaysa xida one minute Lagu dari mayo neef
@Clarshidcllaahi
@Clarshidcllaahi 14 күн бұрын
Gabadhaa keentay codka heesta laakiin gacan waa kufashilan yahay heestan
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 Ай бұрын
Fankii ayaa dib u soo nooladay
@MahadHassan-ye2mx
@MahadHassan-ye2mx Ай бұрын
Xasuustii saado Ali warsame
@sumayamahamoud7430
@sumayamahamoud7430 Ай бұрын
Waxan so xasusti music wagihore halmar bay wada tumayan hal cod oo siman batariga gitarka beska piano turumbada waa hal cod wa hormar wa aqoon sare thanks
@jacfarjaamac571
@jacfarjaamac571 Ай бұрын
Heesta ka qabta rooda way ku ciyaartee😮
@SHIIQAXabadaale
@SHIIQAXabadaale Ай бұрын
😂😂😂
@mustafaosman3250
@mustafaosman3250 Ай бұрын
long live somaliland viva somaliland Amiin
@mucaashaqPio
@mucaashaqPio Ай бұрын
CaashaQa Lurkisi wali kama ladnaanine wali waan La LiiTHaH😂
@abdikadirisse2020
@abdikadirisse2020 Ай бұрын
“Liibaan ma leh adduunoo” weeye title-kana waxaad ku qorteen Adduunyadu!!!
@hashidile5125
@hashidile5125 Ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa abwaanka heesta sameeyey inaad xustaan
@alisuul
@alisuul Ай бұрын
Abwaan Aadan Tarabi Jaamac Midhaha & Laxankaba
@omerreese7984
@omerreese7984 Ай бұрын
@@alisuulXasan Ganey baa Page Ka Dambe laha Waana heestii Somali Ugu horeyse 2 Abwaan Iskugu tagaan , Laxanka Waa Xasan Gareyt
@aducaale328
@aducaale328 Ай бұрын
Roodo Kayf boqorad codka jiilkaan
@AsiyoMaxamed-d8r
@AsiyoMaxamed-d8r 28 күн бұрын
Anagu ujeedna buu cadi nagu bashalay
@Sologamer446
@Sologamer446 Ай бұрын
Dadku way dhibaan yihin aabo isse oo sheego
@kadarali2404
@kadarali2404 Ай бұрын
Eshqiyaasak sidaasaa loo heesaa ama waa la Iska nastaa noolow inadertay
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 Ай бұрын
heestani ma keenni kartee meel kale qabso dheh fananada runbaa wacane
@noradinomer5457
@noradinomer5457 Ай бұрын
falsavull qarni Yaa Astaan Tv 🫣
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec Ай бұрын
WAXAAN KU QIIMAYAY DHINACKASTA SI SAX AH AYAY MIISANKEEDU U DHEELITIRMAY. HAMBALYO.
@Mustafe-o6z
@Mustafe-o6z 4 күн бұрын
Waxad duqaysaa waa music..waxad weerartaa waa Hotels...waxaad Qixisaa waa Saaxiibo...xaarka iska du'
@SahraAhmed-t4l
@SahraAhmed-t4l Ай бұрын
Also see Muna Miski’s version too- it’s beautiful
@BashiirSalad
@BashiirSalad Ай бұрын
Maxaa cod kaa ah way bara dhaaftay
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Ай бұрын
Codka gabadhan Musicianada ayey dab ku shidaa
@hamseidiris5522
@hamseidiris5522 15 күн бұрын
Somali iyo jacayl 😂😂😂😂😂😂😂
@MohamedEbrahim-e3h
@MohamedEbrahim-e3h Ай бұрын
Qalabka iyo farsamaddu waa ok,lkn codka inanta maya. Sababtoo ah yaa qaadi jirey heesta? Saado cali inaan ka aamuso mooyee waxba kama odhan karo!.
@abdihamidofficialchannel2802
@abdihamidofficialchannel2802 Ай бұрын
Cod ma leh laakiin way qurux badan tahay music100% codka ma jiidi karto heesta qof kale u dhiiiba Astaan si fiican ayaa loo duubay laakiin fanaanada waa 30%
@turkiosman9684
@turkiosman9684 Ай бұрын
Aad bay u macaan tahay 1000%
@kalafazii7055
@kalafazii7055 Ай бұрын
Codka macaan sidee u taqaana bro 😂
@turkiosman9684
@turkiosman9684 Ай бұрын
​@@kalafazii7055huwan waa fadhi ku dirir
@hanadommar9300
@hanadommar9300 Ай бұрын
Catosh yare ma u dhibna mala isaga kaga wangsane 😂
@mussemohammed6148
@mussemohammed6148 Ай бұрын
Xaqiir baad tahay
Rooda Kayf  - Liibaan maleh aduun - Somali Music
9:07
Astaan Music
Рет қаралды 216 М.
Ugbaad Aragsan | Heesta Naftu Raaxo jecela
7:16
Astaan
Рет қаралды 2,1 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Fanaanka Axmed Aarshe | Astaan | 2022
26:35
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  28-01-2025 #somalia
29:33
Somalia Radio News
Рет қаралды 6 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Cabdikarin Jago Jacayl Aayatiin Leh
7:42
Djib-LiveTV
Рет қаралды 184 М.
Ahmed Zaki || Heesta Ceebla || Somali Music 2025
8:00
Astaan
Рет қаралды 45 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 3,3 МЛН
chor chor chor 🤣 #shortsvideo
0:16
arati sahani & jyoti 2.0
Рет қаралды 20 МЛН
ФИНАЛ / 4х4 ЖҰЛДЫЗДАР ШАЙҚАСЫ
5:3:21
DOSYMZHAN
Рет қаралды 93 М.
Kidnapped Boy Found In Fridge | #Shorts | PD TV
0:59
PD TV
Рет қаралды 9 МЛН