Mahadsanidiin walal, waa loo baahnaa in wacyigalin laga sameeyo mawduucadan, waliba in dadka ehelka u ah laga warayso waa arrin aad u wanaagsan, fadlan noo soo badiya sida murugada hooyada markay dhasho kadib ku timaada oo kale iyo sida loola dhaqmo.❤
@hanniqueen7714 Жыл бұрын
dumarrow ka faaaidaystttta dr mariam❤❤
@FartuunHassan-j9i9 ай бұрын
Ani bisha ugu horesa ahy matag dhabar xanun aa ka bixi la ahy
@munasharaf016munaqali78 ай бұрын
Kula mid ahay😢
@Ilwaadwarsa11118 ай бұрын
Masha Allah
@saamiyamaxamed-q5u11 ай бұрын
Dr du Hosbital kay farisata ila wada qofki yaqana
@shamsasharaf5281 Жыл бұрын
Asc dr folic acid mala qadan kara bisha 5aad walaca ayaa kinin o dhan iga joojiyay tan labad hurdo ma sexdo haben odhan wanso jeda
@nasrahappy4039 Жыл бұрын
Pregnacy care ama prenatal care qaado labadaasa wakhtigaa u fcn
@lailaismail1317 Жыл бұрын
Pregnancy care ku wa through pregnace kan ay ku qorantahay ee la qaato xiliga uurka wuu nuucyo badanyahay dhakhtar ha ku qoro ama pharmacy wayn ka qaado
xulbada sadex beri dhalmada markay ka harto ba la cabaa waxay furtaa minka , timirta sido kale labada bilood ee u dabaysa la cunaa iyana minka yay jilcisaa cambaha waxa la sheegaa haddi la jogteyo inu ilmaha wax yeelo
@deeqaluv Жыл бұрын
Xulbada dadka qaar waxe dhahaan ilmaha calosha kujira ayee naqaska ku xirta lama cuni karo ladhahaa run miya waxaas