XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.

  Рет қаралды 76,458

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Пікірлер: 125
@jamilanor653
@jamilanor653 8 ай бұрын
Dowlad xumo dhib badana, ciil iyo cool xumo badana😢😢😢😢
@HAYDARI641
@HAYDARI641 Жыл бұрын
Masha allah astaan decomentryskan noo soo badiya dalkena waxbadana ka baraneyna adinka ajar allaha idinka siiyo
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Odey Yuusuf Sanyare Sida Quruxda badan Ee Uu inoogu Sharxay Ayaanba Jecleystay Cajiib Xaafuun Magaallo Xadaarad leh
@Hameed502
@Hameed502 Жыл бұрын
Xaafuun Bari Puntland Somalia❤️🇸🇱
@K_arbash
@K_arbash Жыл бұрын
​@@malakinaboqor4143 İnaad kaxunthy waamacquul 🤣
@siradm
@siradm 5 ай бұрын
Land maxaad ku jeclaattay? Soomaaliya kaama badna
@MohamedSaid-gw9if
@MohamedSaid-gw9if 5 ай бұрын
Puntland first ❤❤❤❤
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
@@siradm Soomaaliya Maxaa Ladhahaa? Afkaagu Hakaro Puntland. Puntland First 🇸🇱🇸🇱
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 15 күн бұрын
​@@Cici_mimioo calankan ma ada leh maxas isugu dhajineysa kan bad leede isticmaal 🇸🇴
@dayibalidayib348
@dayibalidayib348 Жыл бұрын
My home town thanks astaan TV 📺
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 Жыл бұрын
Masha Allah dhulkeenii 🇸🇴😍 from Borame 🇸🇴
@someditins
@someditins Ай бұрын
Dhulkaaga hooyo✅
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 Жыл бұрын
Wan Ladhacay Tarikhda Cajiibka ah Ee Xaafuun ✔️ Astaan Wad Mahadsan Tihin 🙏
@samiiramaxamed6482
@samiiramaxamed6482 Жыл бұрын
Filim somali ma tasho Filimki Ugu dareenka &samaynta Badnaa 😢Best filim wlhi❤
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 2 ай бұрын
Wallhi inta youtub aan daawada wax kan iga saamayn badan. Ma aan arkin Astaan inoo soobadi ducomentariga dalkeena Allah cadaowga ha idiinka qabto
@MaryanAli-tx2vz
@MaryanAli-tx2vz 7 ай бұрын
Ilaahay ha cizeeyo Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 3 ай бұрын
Jahliguba waa cusbo halaguu diro luulna halagaa gurto.
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Allahumma barik feek.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 20 күн бұрын
Waa wadan bari hore labililiqaystay oo shisheeye boobay.
@hassannur7443
@hassannur7443 6 ай бұрын
Very good presentation
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 9 ай бұрын
Astaan tv good job 👏 👍 we need more progress like this one Thnaks and wel done
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Masha’ALLAH, Mahadsanidiin dhamaantiin
@zakariyemohamed7381
@zakariyemohamed7381 Жыл бұрын
Thanks Astaan jasiiradaha Somaali ayagana Barnaamijka nocaan ka soo diyaariya
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
M.a xaafuun my home 🥰
@halimaali308
@halimaali308 Жыл бұрын
Masha allah 🇸🇴🥰
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Жыл бұрын
Masha Alah
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 Жыл бұрын
Barnaamijkan aad ayaan uga helay Astan TV waad mahadsantihiin
@Simanshop-pj1jz
@Simanshop-pj1jz Жыл бұрын
Waa lagu fara yarestay qatar mashaa waa. Xero dayo xalaaleya habon oo heshay qoskeda & jamaal iyo hoyo Amran guula
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 3 ай бұрын
Maasha Allaah, dhul waa haysanaa laakiin meeye dadkii horumarinlahaa? Ilaahow talada noo toosi.
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Mar kale talow ma awoodnaa inaynu dib boodhka uga jafno, oo aynu khayraadkeena u dheefsano
@remixsomali3218
@remixsomali3218 Жыл бұрын
Muuqaal heer sare ah Tabin qurxoon Xaaji diiri ku salaamay saxiib
@XaajiDirir
@XaajiDirir Жыл бұрын
Shukran
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 3 ай бұрын
ماشاءاللہ❤
@ThelionNeverdied
@ThelionNeverdied 10 ай бұрын
Barti layga beeray xaafun dhulki uduga ❤️❤️❤️
@MohamedSaid-gw9if
@MohamedSaid-gw9if 5 ай бұрын
Mansha reer from jigjiga ❤❤❤❤
@salahjr88
@salahjr88 Жыл бұрын
1M🥳
@wll.yaaska
@wll.yaaska Жыл бұрын
@mariamoha3140
@mariamoha3140 Жыл бұрын
Hoygeygii🤩
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Жыл бұрын
Masha allah dul dahab ah ilahey waa nasiiya hadaan somali nahey lkn wan ka baahanahey
@yaasiinxuseenabshir1269
@yaasiinxuseenabshir1269 Жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم قال رسول الله صلى الله عليه وسلم كل امر ذيبال لايلدء ببسم الله الرحمن الرحيم فهو اقطعAni ahaan waxaan codsan lahaa maadaama musalsalka uu saameen leeyahay in lagu tarjumo luqad kale wallow aniga aan jeclahay luqada carbiga
@arahmanahmed8099
@arahmanahmed8099 21 күн бұрын
Wa xadis dacif ah
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Waxa aad wax looga xumaado oo runtii aan la murugooda in aaan 30 sano qurbo qaxoontii ku ahay dalkaygiina nimcadaasi taalo dadkaygiina ka baahan yihiin dhexoodana ay cadaw isku noqdeen tuaasale dhibka maanta Laascanood la isku habar wacanaayo is somaali uun loogu dhibateeyo bal eeg hadi maanta macdantaas si wadajir ah looga faaidaysan lahaa aduun xita waxba looga ma baahna Gacansatada somaalida ee aduunka sida Kenya 🇰🇪 Maalka ku haysaa Ayaans ku filaan lahaa inay halkaas warshad ka dhisaan hadi Amni jirii Lhaa dabcan,, Dalkaygii uu Dumay Dadkaygii Way Is Dulmeyn Ana Debadahan Wareega Gaalban Weheshadaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bestrong5233
@bestrong5233 Жыл бұрын
😢😢😢
@eveali3177
@eveali3177 Жыл бұрын
Dadka isku fakarka in ay is kaashadan ba Fcn dadka khayr daradaba wa is helaan inta hormarka rabta mel ay isku tageran ba rabi lha
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Boowe Yaa iskuugu Kiin Soowacdday idinkaa Dadka Reer Laascaanood Edabdaro 8 Bilood maatadda kuduqeeynayee? Wallee Reerkaan waa hasha wax Qaniinta Haddana Cabaadda.
@Burco.
@Burco. 4 ай бұрын
@@Cici_mimi Aniga markaa ma Qabiil gaar ah baad igu tirinaysaa dhibkaasna ma ku faraxsani baayo didkaas sax wa Laga gardanaa
@safasiman9548
@safasiman9548 Жыл бұрын
Akhir ufayn kuso danbey o magalo tariikheed wllo mashlh
@AdamAbdirashid-en3lj
@AdamAbdirashid-en3lj 5 ай бұрын
Xagee dhacdaa xaafuun
@kurlusosmansomali7729
@kurlusosmansomali7729 19 күн бұрын
Gantaal may ku dhuftan
@mashhurman
@mashhurman Жыл бұрын
Mahsanadiin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
aad baad ugu mahsantihiin muuqaal kaan
@user-dy8eh1ro9h
@user-dy8eh1ro9h 8 ай бұрын
M.a simalieyn
@nuuraxamedmaxamed
@nuuraxamedmaxamed Жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 5 күн бұрын
Cape Guardafui Ama Ras Hafun Qoraalo iyo Bugaag Badan Baan Ku -arkay looga Sheekeynaya Siiba Qarniyadii Hore . Caajib Somali Hadaan Nahay Fursad Umahelin in Dhulkeena iyo Dadkeena Barano, Qayaali Iyo Wadamo Shisheeye Ayaa Waqtigeenii Nagacunay. Marshall ah Horey Usoco Horumar Iyo Barwaaqo Ayaan Umadeena Urajeynayaa .
@uzimyayae6810
@uzimyayae6810 Жыл бұрын
Magalada Xafuun/Hafuun oo Hoore Loo Oron Jiiray Opone Ayaa Waaxa Kaa Tamid oo Kaa Soo Jeeday Boqoradi Firconta Ahayd Ee Hatshepsut Hooyaded
@abdullahidharar49
@abdullahidharar49 Жыл бұрын
Habboona = hab-boona ( opone)
@Mahir52143
@Mahir52143 9 ай бұрын
​@@abdullahidharar49Soo faahfaahi waxaa kawado zxp
@satiamuuse522
@satiamuuse522 Жыл бұрын
Magaaladaydi❤️
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
dad ayaan daran waaye somalida dalkeenna oo sidan ah ayaynu diabadaha ku silcaynaa .
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
@@omerovali4725 Danta ayaa dadka kukalifey, waayo qof raba maleh, meel alsheydaanki joogaan oo dhalinta waxbarteen iyo dadka qarxiyaan. Soomaaliya ooidil waxaa haleeyey waa qarxinta iyo qabyaalada qurunka ah. Marka qofkasta naftiisa wuxuu laraba meel amaan ah, oo u kuseexdo kunatooso, shaqadiisana sifiican uqabto. Qof wadankiisa neceb majiraan, balse alsheydaankii ayaa umadda necebsiiyeyeen wadankooda tan iyo (32 sanno) !!!
@roohaani6952
@roohaani6952 Жыл бұрын
🇸🇴♥️🥰
@kaahexpress6261
@kaahexpress6261 13 күн бұрын
waa history aad iyo aad u qiima badan lakin somali badan waxba kama oga taariiqda wadankooda astaan way kumahad santahay sida wacan documentry loodiyaariyay..
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
2004 Sunami maakadhacday Somalia 🇸🇴 😢
@boono2912
@boono2912 Жыл бұрын
uu soo gaaraa sxb. kaas waa kii Indunuusiya saan filaya, kii 2011 ee Jabaan isna uu soo gaaray.
@bishiali1671
@bishiali1671 9 ай бұрын
2004 weeye kan ka dhacay
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Haa saaxiib waxay dhacday 26 December 2004
@mohamedshiine-oz6ds
@mohamedshiine-oz6ds Жыл бұрын
ducomentry noosoo badi zxpow
@mohanur3447
@mohanur3447 Жыл бұрын
Reer Xamar badn mayaqaanan Xaafuun, Manna Kala baran dalkooda iyo deegaankoda hadhw ayey ku dhahyn reer gobol baa tahy 😅 war dalkga kala baroh Ma khldbaa, Nio reer xamarow Wadnka Kala barta
@ibraahimyuusuf9210
@ibraahimyuusuf9210 8 ай бұрын
Adi soomaliya oo dhan mataqanaa😂😂 maxaa Qatar isaga dhigee marka
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Kuwaas Waxeey Saake Kuquraacddeen Ma oga. Maxeey Ka Ogyihiin Puntland Nimcadda Fadhidda.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 4 ай бұрын
Waa jaahiliin, Muqdisho bay arkeen oo Somali oo dhan ay hantidood galiyiin iyo dowladnimadii Somaliyeed ee jirtay 31 sanno oo Muqdisho kaliya dhisaysay.
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
Dowlad majirto meelaha taarikhiga xafida dad habaaran maa nahay.
@ASSadkey
@ASSadkey 4 ай бұрын
Aad iyo aad🤦🏾
@ayaanahemttmahamett-uv4zp
@ayaanahemttmahamett-uv4zp Жыл бұрын
Noso badiya plz tariqiga wan ka helay 😫
@SaidAli-gr8ss
@SaidAli-gr8ss 8 ай бұрын
Sxb magaalo yinka kale ee bari nah ka soo diyaari warbixintaa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 ай бұрын
Talyaanigu cusbo keliya ma ahayn ee macdan bay ka guran jireen
@asaddacar9079
@asaddacar9079 Жыл бұрын
M,a
@mashhurman
@mashhurman Жыл бұрын
Teytalka ii dhiga chenelkan
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 5 күн бұрын
Ingiriiskuu ahaa Kii Inaburburiyay, Warshadaana Burburiyay , Treemadiina Naga FIIQAY. WAA KII NAKALA GOOYAY EE inna Dhufaanay. Inkaari Hakudhacdee.
@amiinsaciid8965
@amiinsaciid8965 9 ай бұрын
Keedka marka aad dhameesaaan seee yeeeleesaan
@dahirabdi-fs7ec
@dahirabdi-fs7ec Жыл бұрын
Saas miyaa? Ok waaye
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 10 ай бұрын
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh. Waxaa fiicnaan lahayd haddii aad musiga ka daysid, ood bilaa music ka dhigtid, waayo muslimiin ayaynu nahay, waana xaaraan.
@maryanmaryanruun7828
@maryanmaryanruun7828 Жыл бұрын
Magaalo ismaaciil saleebaan
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 Жыл бұрын
Xaafuun bari puntland somaalia xamer inbadan ayey ka da,awetntahay
@AhmedAbdiazizali
@AhmedAbdiazizali Күн бұрын
Dhowr iyo 80sano kadib iyo sida aan wili maato u nahay Inagoo aqoon theory ah nagu badan tahay. Awoowayaasheen waqtigaa jaahiliga joogay iyo inagu hada joogna maxaaynu isdhaamnaa
@wzupppp
@wzupppp Жыл бұрын
Why dont Somalia export this salt
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan Жыл бұрын
Max'ed Dirir aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad afkaaga baxriga ah noogu bidhaamisay
@XaajiDirir
@XaajiDirir Жыл бұрын
Shukran
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
@@XaajiDirir Af-soomaaligaaga Inaba Caadi maahan walal. Waanba Maseeray Sidda Soomaaligaaga Isku saarranyahay.
@Arabduur
@Arabduur 21 күн бұрын
M.a Somali DhulMakala le Balaayaa QabiilQabiil nookala saaartay
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 5 ай бұрын
Dowlad laanta dhibkas bey ledahy
@zakariyekaraama31
@zakariyekaraama31 9 ай бұрын
Waxan Aad ula yabay kaydki dad Asagen ka tagen 80 sano kahor ila manta ina dhamen la nhy
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 Жыл бұрын
Dalkaan waa shaqa la,an dad dhahaya ayaad arke adeer dadkaan shaqa waa taalaa ee dadkii shaqaysan lahaa ayaan jiren
@afnaanmohamuud6802
@afnaanmohamuud6802 Жыл бұрын
Mohamed salt❤warbixinadisa muslslka ka mcn
@XaajiDirir
@XaajiDirir Жыл бұрын
Shukran
@Bashaal24hr
@Bashaal24hr Жыл бұрын
DEGMO FAC WAYN XAAFUUN , ISMAIL SALEBAAN BAA DAGO
@munamahamad3989
@munamahamad3989 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@xamiidsalad
@xamiidsalad Жыл бұрын
Waleeeh
@Bashaal24hr
@Bashaal24hr Жыл бұрын
@@xamiidsalad haa pweh anaa aqaan
@xamiidsalad
@xamiidsalad Жыл бұрын
@@Bashaal24hr ma dagaan hdba
@Rahma-uj4zo
@Rahma-uj4zo Жыл бұрын
Siwaakhroon baa daga wll
@ASSadkey
@ASSadkey 4 ай бұрын
Nasiib xumo hadaa maqasho somaali ayee ku dhacday wlhi nasiib xuminaa😤
@saacidjamaal349
@saacidjamaal349 23 күн бұрын
Gobolka raascaseer
@nadiromar197
@nadiromar197 Жыл бұрын
Taariikh been ah hadii aad wax fahmaysan ninkan masiixiyad iyo isticmaar uunbuu aragtidooda iniisoo bandhigay meeday taariikhdii muslimiinta soomaliyeed tii nabiyada ambiyada meeshan isticmaar uunbaa lagu amaanay adeerayaal wax fahma
@lubex3486
@lubex3486 Жыл бұрын
jahil, beenta kaliya ee halkan ku taal waa adiga ee iska aamus
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Adiga Iskuul Iska aad Masaakiin. Intaas Digsi beey walaaqeeysaa Maxeey waxbarataa.
@moosbanana2494
@moosbanana2494 10 ай бұрын
Assallamu allakuma I need contact yusuf sanyare
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 348 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 204 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 137 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 90 М.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 258 М.
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha!
11:42
Xaaji Dirir
Рет қаралды 37 М.
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 512 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 397 М.
EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!
13:39
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 79 М.
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Xaaji Dirir
Рет қаралды 41 М.
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Hereri Media
Рет қаралды 338 М.
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 60 МЛН
В НЕЕ ЧТО, МОЛНИЯ ПОПАЛА? 😂😂😂😂
0:56
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 2,2 МЛН
ТГК: ЛОГОВО FRIENDS #россия #чатрулетка
0:21
АлексДан
Рет қаралды 8 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 35 МЛН
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 3,3 МЛН