Barnaamijka Heello: Heesta | Jaceyl Biri ma goyso | iyo Cali Gacal Guuleed

  Рет қаралды 60,684

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka Heello: Heesta | Jaceyl Biri ma goyso | iyo Cali Gacal Guuleed
Erayada Cabdi Iiidaan Faarax
Waxa hore u qaaday Maxamed Axmed Kuluc

Пікірлер: 69
@MadarJama-qh8ob
@MadarJama-qh8ob Жыл бұрын
Halkedii baad dhigtay caloow waan ku salaamay saxiib from lascanod
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 11 ай бұрын
Action ama hanaanka faneed ee uu heesaagu soo bandhigey ayaa wax kale ah
@xasanmaxamed6629
@xasanmaxamed6629 Жыл бұрын
War ninkaani cajiib wlhi, waxaan maqli jirey waxaas oo waxaas meeshooddii waa la dhaafshey, wlhi fanaan laba maahan, Alla fanaanka iyo kooxda music kaddu cajiibsana, wah wah wallee xamar baa fan quruxdii loogaharay👍👍👍😎😎😎🙏🙏🙏🙏❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@chugrijama7291
@chugrijama7291 Жыл бұрын
Reer Xamar Mahan Waa Caasimad Waa Diversity Oo Ah Dad Kaladuwan Ra’ayigooda Aragti Xirfad Caqli Iyo Maal Ku Qudhxiya Laakiin Reer Gobol Ma’Ahan Ee Waa Caasimada Waxaa Bartaa Dhigaya Soomaaloo Dhan Ee Waliba Inta Fanka Umacalin Ayaa La miisaamayaa Xaq Not Reer Hebel
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv Жыл бұрын
waa markii ugu horreeysay oo aan maqlo reer buuloburte viva buulaay
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Saw uma baryoo tamo Inuu boqorku igu simo Saw bilic haldhaalay Bar barkayga kuma wadin Jacayl biri ma goysoo Biyana Kama Maydhaan ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مبدع ورايع في زمن من اروع ...حفظك الله الاسطوره علي جعل جوليد
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 Ай бұрын
Fanaan nool Masha alah guulayso❤❤❤
@shukricadullaahi5469
@shukricadullaahi5469 Жыл бұрын
Cajiib weeyn heeestu waqatiga iyo heestu way wada socoda ♥️♥️
@maguled
@maguled Ай бұрын
Ilaahay baa ina lehe heestan lagama daba qaadi karo Maxamed Axmed Kuluc,; waa in la mamnuucaa, period.
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Ай бұрын
You Stupid man shut up
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
Muqdisho way tagtay😮 Axyaa music😊
@MohamedBashe-bh9kx
@MohamedBashe-bh9kx 11 ай бұрын
Ereyadii abwaan cabdi iidaan faarax hanqadh Codkii iyo laxanki maxamed axmed kuluc ahun labadoodaba
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 11 ай бұрын
Iidaan = nin ay dux jecel buu ahaa miyaa 😂
@aniisamohamed
@aniisamohamed 7 ай бұрын
​@@samawadeahmed4380waa magac yadii somalida hore
@omarazhari7948
@omarazhari7948 Жыл бұрын
Wow ❤ xasustii Kuluc
@FuaadCabdi-ti7zq
@FuaadCabdi-ti7zq 8 ай бұрын
Erayadii cabdi iidaan faarax laxakii m.axmed kuluc alle ha u wadanaxariisto 2daba
@ismailshire539
@ismailshire539 4 ай бұрын
❤Axsan Asal hees meeluu saaray
@ahmedmurshid874
@ahmedmurshid874 Жыл бұрын
The music and the sound is almost perfect but he changed the melody and the libretto of legenday kuluc.
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaaaaaaaaw my legend noolow
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Ай бұрын
Music aan caadi aheyn... wow
@Winner175
@Winner175 10 ай бұрын
Excellent voice and music
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Жыл бұрын
Muqdishu, magaaladi miyuusigga❤.
@maxamedkayse9974
@maxamedkayse9974 Жыл бұрын
Thanks halkeeda ayaad dhigtay Waxaad ku xigsiisaa diigaa habeenkii Please thanks kooxdan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Sx heestaas kuluc waa ku xarakooday wlhi waana jeclahay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Maxamed axmed kuluc ayaaban mooday codkiisa, meeshedu dhigay runtii
@FuaadCabdi-ti7zq
@FuaadCabdi-ti7zq 8 ай бұрын
M.axmed kuluc asked yaa raxma
@hilaljelle-gj1jk
@hilaljelle-gj1jk 10 ай бұрын
Simply-perfect
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Жыл бұрын
Waxaaankaaga digayaa warkakuugusheegaaa wacadkaanlahayniyo, wadadhaqashadeeniyo wanaagaankukulanay, weecashadakadhawroo Wanadajacaulkana wacdigeeda ilaqaad weehashana kadhawr.❤
@abdirahmanhusein2265
@abdirahmanhusein2265 Жыл бұрын
❤ mid ka mida heesaha nafta aan ku dhayo❤
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
yaa salaam war music waa dhaafay kani nio astaan tv fanka caadi usoo nooleeya plz iskadaaya heesihii horoo fanaanin cusub iyo heeso cusub soo saara nin kaana codkiisu caadi maaha erayadii cabdi iidaan faarax laxankii xasan girit aun m a kuluc dar daaran gaara war fanka ukaca astaaney ninkaanoo miiran baa aduunka joogee
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Жыл бұрын
Maxamed Axmed Kuluc xasuustiisii.
@awsalaad8567
@awsalaad8567 Жыл бұрын
" jacayl biri ma goysoo". Biyo kaama maydhaan". 😢.💔
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Axyaa fanaan, . Astaan waxaad boorka ka jafteen suugaanti qaaliga ahayd ee Soomaaliyeed. Mahadsanidiin
@nacnac5403
@nacnac5403 Жыл бұрын
Wow I would like
@Abdiqanifarax
@Abdiqanifarax Жыл бұрын
Her cusub
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 Жыл бұрын
❤sow uma baryoo tamo ❤inuu boqorku igu simo ❤saw bilic haldhaaleey ❤jaceyl biri ma goysoo ❤biyo kaa ma meeraan Xasuustii kuluc
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 Жыл бұрын
Kuluc saw Maxamed Mooge kama horqaadin.
@cigeoch23
@cigeoch23 Жыл бұрын
Saxaphone ka kaliya ayaa haysta Heesta codkana waa dhaweyy waxa kale ee dhacaya waa wada khalad ninka kuluc dhagaytay ama arkay Wuu dareemi karaya lakiin keep going
@MowlidAbdullahi-k6x
@MowlidAbdullahi-k6x 6 ай бұрын
Kaadiidey sxb taa adaa music aqoon ama wax kala ka qaldan
@MowlidAbdullahi-k6x
@MowlidAbdullahi-k6x 6 ай бұрын
Haqiraad ama haasid waa kanoo kale sorry wll
@DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
@DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 Жыл бұрын
Asaloos ❤
@abdirahmani
@abdirahmani Жыл бұрын
Xusuusti kuluc
@axmeyxoogsade1504
@axmeyxoogsade1504 Жыл бұрын
Classic
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 Жыл бұрын
Kuluc codkiisa waa keenyay walee.
@Ayaanqurux-13
@Ayaanqurux-13 8 ай бұрын
Galad father😂🎉🎉
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx Жыл бұрын
Barbarkayga Sax Bar Barkayga -Qalad
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
mxy ku kala duwan yihin
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Жыл бұрын
Same word , what are you smoking dude ?
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Waa isku mid lkn ereygii buu turukooyin iyo sii macaaneyn ku daray oo si kale ugu heesay, wax qalad ah maahan
@MowlidAbdullahi-k6x
@MowlidAbdullahi-k6x 6 ай бұрын
Wax la sheego ama qalad ah uma jeedo sxb u hambalyeey mclinka ama iska aamus
@istaahilkaarshe6055
@istaahilkaarshe6055 2 ай бұрын
Qurxis iyo naash naash weye ha ka bodin
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Hees xusid mudan
@garadgurey7153
@garadgurey7153 Жыл бұрын
Waxan raba hes ina qado maleygu dhira gelina masraxa
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 Жыл бұрын
Codkaaga na maqashii marka hore
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
​@@ramadanaxmed6520hhhhhh
@AbdiQadir-i6u
@AbdiQadir-i6u Жыл бұрын
Musishanisku way dadaaleen laakiin .Naaxiyadu way khaldantay codka fanaankani uma dhawa Maya...Maya.
@mmhhgg22
@mmhhgg22 Жыл бұрын
Xaasidku nooyo badanaa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Adigu Jasuuro miyaa tahay? Uma dhawa maxeey tahay
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Жыл бұрын
Negative ka quraan iska saar
@ismailshire539
@ismailshire539 4 ай бұрын
Meeshii iyo ka dheer buu saaray muusik, cod iyo naaciyadba
@BashiirMohamed-c1y
@BashiirMohamed-c1y 8 ай бұрын
Tumista xata wa wax kale wa isu dheli tirantahay
@abdinasirjarir2429
@abdinasirjarir2429 Жыл бұрын
durbaanka ayaa qalad ah
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Жыл бұрын
kkkkkkkk, maxaad tidhi?horta magacii durbaankan dhacaya?
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Жыл бұрын
Your need quran because of negativity
@SabiriinMaxamud-nh1gg
@SabiriinMaxamud-nh1gg Жыл бұрын
Etttttt
Gunaanad - Cali Gacal
6:53
Astaan Music
Рет қаралды 44 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,9 МЛН
Heesta | sida Tuunyo iyo Hawd | Cabdullaahi Baroor.
6:29
Astaan
Рет қаралды 129 М.
Cali Gacal - Laxanka Kaar Qaraami
5:38
Astaan Music
Рет қаралды 10 М.
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Barnaamijka Heello | Heesta Hillaac | Maxamed Gacan.
6:35
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.