Barnaamijka Heello - Heesta I Baddu inay madawdahay I iyo Maxamed Ibraahim Gacan

  Рет қаралды 87,713

Astaan

Astaan

Жыл бұрын

Barnaamijka Heello - Heesta I Baddu inay madawdahay I iyo Maxamed Ibraahim Gacan
Erayadii Cabdi Cali Weyd
waxa hore u qaaday Axmed Cali CIgaal

Пікірлер: 89
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Ibrahim gacanta heesaha axmed Cali aad Buu u Keenaa.barteedu ayuuna dhaafsiyaa..kheyr ban ku rajayn ustaad
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 Жыл бұрын
5 jeer ayan ku ceshaday sbbta ma taqan waa dhadhanka gooni ah iyo dhuuxa orkistarada oo isku dheli tiran thnks astaan team
@axmed_deeq
@axmed_deeq Жыл бұрын
Sida bil ciideed inaan ku bogaadsho ma ogtahay. Waa hees ka mida heesaan ugu jeclaan jiray dhamaakii 70dii ilaa 80dii. Allow wakhti ma ahaa. Thanks Gacan iyo Astaan ba.
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 Жыл бұрын
Maasha allaah walaahay meesheediibuu dhigay please heeska dhaha matagee cishqigu qalbguu mirtaa naftuu mayracdaa soo qaad yaa fanaan la hubi heestii deeqa sidaad u qaaday waa 100%100 thank you
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤❤ wlhi fanki somalia 🇸🇴 ♥️ ma dhiman wuu nolyahay ayaa la dhihi karaa
@qaadiroxuseen-ts9dr
@qaadiroxuseen-ts9dr 10 ай бұрын
Musishanka iyo fanankaba aad iyo aadban ugu mahad ugu ceelinaya masha allaah masha allaah
@farahwarsame7288
@farahwarsame7288 9 ай бұрын
Maashaa,allah walaalkeey maxamad Ibrahim imaanka hiraab Allah ku xifdiyo inshaa allaah
@abdullahiarbaca
@abdullahiarbaca Жыл бұрын
Alfanaan Gacan wax aan ku tilmaamo ma aqaano, kabtiisa lama gashan karo💯.
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 Жыл бұрын
another level fananka heesaha uu ku luqeeyo qabka ay ku bilawdan wxan islaha hesaha somalida kuma jiran miya wxbdn ba ku arkay hesaha carabiga ah wxan uga mahd celinayna bahda astan oo ka danbesay perfomance gan quruxda badan
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 Жыл бұрын
Nacallaa sheydaan ku yaale fankii soomaaliya wali waa nool yahay. Thank yo guys.
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz Жыл бұрын
Axmed cali cigaal wuxu ka midyahay fananinta aan codkoda lakeni karin lkn ninkani waba udhafay wlhy Another level waye
@Anshaxa007
@Anshaxa007 10 ай бұрын
Ader wa wadanka kasta legenka Qadiimiga baryahan waxa ilahay iska soo dira mid sidiisii aan sina oga duwanayn..wa xaaladaha fanka maalmahaga Qado cagahana wx kaday aya layidhahda..hadi kle maalin ksta wx kaa daran aya kugu soo rawaxaya
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 10 ай бұрын
Wlhy ina ader waa wax kle ninkani
@axmedxuseen2305
@axmedxuseen2305 Ай бұрын
Wlhi xaq baa ku hadashay
@mohamedmohamud4285
@mohamedmohamud4285 Жыл бұрын
Inta ila aragtay biya-xirenkii balcad waan salamayaa❤ Gacan iyo astaan iyo bahda musiga tumeysa mahadsnidiin❤
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 Ай бұрын
Heesaaga Waxaa igala Cajiibsan Musishinka oo Dhammaan Xirfadleyaal Bisil ah ❤❤❤
@halbowle0187
@halbowle0187 3 ай бұрын
Masha Allah waay keeneen laxankii heesta qolyaha musikistayasha oo meesheeda ayay dhigeen gacan isna waa diyaarsan yahay
@alibare5106
@alibare5106 Жыл бұрын
Fantastiskt gacan legand mahadsanid astaan good job
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
U nailed it brother, hore u soco halkaas ka wad
@majorsalah7647
@majorsalah7647 7 ай бұрын
Astan team thanks great voice and talented singer ...... dadkanoo kale noo keena eesh qiyaasak ❤
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale Жыл бұрын
M.a codkani waa na qanciyay bahda astan baan la hadlayaa ragganoo kale meesha keena ❤❤
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
maasha allah laxankii cigaal , fanaankaan si fiican ayow qaaday
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Laxanka axmed Cali cigaal lahaa
@mohamedartan4135
@mohamedartan4135 Күн бұрын
Waa cigaal oo yar
@maanosiciid9229
@maanosiciid9229 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ fanankii fanaanada waxad moodaba codka axmad cali cigaaal
@saladeyofficial8814
@saladeyofficial8814 Жыл бұрын
Waaaw waa cigaalka mustaqbalka
@abwaanmaslaxbaashe6728
@abwaanmaslaxbaashe6728 Жыл бұрын
maxaa mustaqbala waa isku waqti ninkan iyo ina cigaale hhhhhh
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын
Yaa salam la isma casiye walahi ninkani waa fanan buxa lakin nasiib xumo dawladii fanka wax u qabanaysay ayanu la kulmin abwanadii lakin xusus aanan soo gadhin ayad na hor kentay noolow caami👍🙏🙏🙏🙏💋👋👋🖐️💯💯💯🦻🦻🦻🦻👁️👁️👁️👁️
@hassanomarabdillahi1330
@hassanomarabdillahi1330 6 ай бұрын
Kooxda Music ee Astan Thanks Fanaankuna Heeska wuu canaantay ilaahay amarkii
@xasantuxuu90
@xasantuxuu90 Жыл бұрын
Musiga, Codka Ciyaarta. Intaas waa cadahay in si wanaagsan ugu egtahay originalkii hore ee heestii hore. Caadi ma aha. Waad mahadsan tihiin kooxdaasi,
@ayanahmed8889
@ayanahmed8889 Жыл бұрын
Wawww❤beautiful 😍 voice
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
Jacayl Wajaale bari igu helaan xasuustay.
@abdimuhumed8411
@abdimuhumed8411 Ай бұрын
Ilaahay ha naxariisto waxa heeska alifay abwaan abdi ali wayd ibrahim gacan bateedii ayuu dhigay markaad hees fanan wayn copie ku samaynaysoo sidaas ayaa loo qaada ama iska dhaaf xataa ahmed ali cigaal ayaa ku farxi
@abdisharif3308
@abdisharif3308 Жыл бұрын
Inaba caadi maahan legend❤❤❤❤❤
@qaadiroxuseen-ts9dr
@qaadiroxuseen-ts9dr 2 ай бұрын
Good nuce weeye
@hah7064
@hah7064 10 ай бұрын
Codka ka.sokow waxaa la yaableh kooxdan cajiibka ah illaahay ha inoo daayo.waa baaqigii ragii hore.
@alifarah4857
@alifarah4857 3 ай бұрын
Wuu soo dhaweeyay
@daudmalin2102
@daudmalin2102 Жыл бұрын
Mahadsanid astaan Tv, waxaan u baahaney heeso tan la mid ah
@sarasulub4583
@sarasulub4583 Жыл бұрын
Nice song
@MohamudmusseAden
@MohamudmusseAden 16 күн бұрын
Fadlan waxaan kaa sugaynaa tariikh faneedkii C/laahi cumar xarago oo dhamaystiran
@Anshaxa007
@Anshaxa007 10 ай бұрын
Heestu Waa badda Inay midow tahay Axmed C Cigaal ba Inoogu luqeyay berigi aan Cagaha dhulka ku heynay..radii muqdisho iyo barnamijki imaqashi i madadaali IWM..aan xiiseyn jiray iyo filinke caawa dhegan & Riwaayad ban caawa aadaya IWM..berigaa ayay heesuhu xiiso Ino lahaayen
@hibobeelo3045
@hibobeelo3045 Жыл бұрын
Maxamad Ibrahim nuur gacan is.not easy
@mohamedadan3924
@mohamedadan3924 Жыл бұрын
Waw Waxaasaa codka ah Waad usoo dhawaysay
@alibare5106
@alibare5106 Жыл бұрын
Heesta cawooy way ku doonayaan oo sxbka cigaal qaado next mahadsanid
@Bashkas004
@Bashkas004 10 ай бұрын
Perfect❤❤
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 ай бұрын
Haddii aan Fannaan qarsoon ahay Ninkan ayaa Hees Copy Rasmi ah la yimid oo Axmed C.Cigaal kagaba Heeee?
@AbdiAbdulahi-rs5zl
@AbdiAbdulahi-rs5zl Жыл бұрын
Haa waa ku juraa rer baladweyn
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 5 ай бұрын
Heestan Axmed Cali Cigaal tolow yaa laxanka lahaa?
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
fanaan iga dheh, heestaan markay maqleen waxay dhaheen laxankaan yaa sameeyay oo loo sheegay wiilkaas dhalinta yar ayaa sameeyay oo ah axmed cali cigaal
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 ай бұрын
markay maqleen fanaaniinta suudaan
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 4 ай бұрын
halkeedi dhigay cigaal waa ninka kaliya keenay fanaan
@shafiimediafunny1910
@shafiimediafunny1910 Жыл бұрын
Wow❤
@Ina.a86
@Ina.a86 Жыл бұрын
👏👏👏👏😍😍😍😍
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
Waar ninkani waa saxdii waxaan is idhaahdaa mararka qaar waa dadkii tiyaatarka aadka u geli jiray wakhtigii fanku fan ahaa
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaaaaaaaaw
@goonibare1345
@goonibare1345 Жыл бұрын
Halkeeduu buu Bara dhaafay
@sahaltaleexchannel9841
@sahaltaleexchannel9841 Жыл бұрын
Mhdsmd astaan tv fanaankan heesihiisa noosoo badiya fanaan gacan heestan bartedii ayuu dhaafiyay
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 8 ай бұрын
Fanaan wayn iga dheh
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz Жыл бұрын
wax kale wlhy cajiib
@heyg8163
@heyg8163 Жыл бұрын
Cigaal waxuu dheeraa fanaaniinta waxuu samayn jirey eraya laxanka iyo miyuusiga erayada heestan laxanka muusikadaba isagaa lahaa
@afraxaxmed4079
@afraxaxmed4079 8 ай бұрын
Ereyada cigaal malahan
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 6 ай бұрын
@heyg8 Nacas ereyada heesta iyo Riwaayaddii ay ku jirtay oo ahayd (Nn Qasbaaya Jacayl Ma loo Quudhi) karaa waxa falkiyey Abwaan Cabdi Cali Weyd.
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
Waxaad tahay copy cigaal ataanaad ahaydeen baan filayaa heesihii a.cali cigaal ku celi intaad awoodo
@Dooliga
@Dooliga Жыл бұрын
Wwww ❤❤❤❤
@elmiabdi8585
@elmiabdi8585 Жыл бұрын
Waaaw gacan cigaal 2 hore usoco bro
@maxamedjaamac88
@maxamedjaamac88 Жыл бұрын
DALKA UN BEY DAWLADII KA DHACDAY EE DAWLADII FANKA WALI WEY TAAGAN TAHAY. KU SOCDA SIDAA
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 9 ай бұрын
Beautiful voice ❤
@kg6987
@kg6987 10 ай бұрын
Kooxda musiga inaba caadi maaha
@hanadmeecaad403
@hanadmeecaad403 Жыл бұрын
Oh may goodness, boqol jeer malaha wan dhagestay Dammm.🫵🏿🤌🏿👍🏿
@hassanhusein6
@hassanhusein6 Жыл бұрын
fanku waa kal sooni ninkaan waa xidig astaan weli ma arag isagoo tv kale u heesaayo waxaan is dhahaa ma shaaqaalaha astaan heesaa ku dhex jiraa
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 11 ай бұрын
Heer sare
@Dirsame1
@Dirsame1 Жыл бұрын
Fannaan Gacan waxa uu baradheereeyay Axmed Cali Cigaal. Runahaantii, fannaanka heesta hore u qaaday in halkii uu dhigay la dhigi karo ama laga dheerayn karo. ❤ Heersare. Astaan Tv waad ku mahadsan tihiin soo noolaynta fakna Soomaalida.
@raxmoaadan4137
@raxmoaadan4137 Жыл бұрын
mucjiso fannka waa ninkaan oo kale waxaa uu ku heesaayaa kalsooni buuxda astaan ugaaskaan bilado hala siiyo waa astaanta fanka
@goonibare1345
@goonibare1345 Жыл бұрын
Reer beerka saaray iyo dhuusamareeb qof garanaya halkaan makujiraa?😂😂😂😂
@sheeylong9946
@sheeylong9946 Жыл бұрын
Dhuusamareeb wa meshi hoyaday iyo abahay isku barteen
@suldanraage1921
@suldanraage1921 Жыл бұрын
Barteeda ayuu dhigay ❤❤❤
@mussali3427
@mussali3427 11 ай бұрын
baddu inay buluu tahay biya tahay ma moogtahay
@SamarAbubakar-lr3sd
@SamarAbubakar-lr3sd Жыл бұрын
Cid gaarta lama arkaayo astaan ninkaan
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Cigaal u cod ekaa ninkaan
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 Жыл бұрын
Sidaas ayaa loo heesaaa ama waa la iska daayaa
@garaadshow1023
@garaadshow1023 11 ай бұрын
Iney Maryan 😂😂😂
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz Жыл бұрын
xita cigaal way isu egyihin kwrama
@user-tq4di9fh8m
@user-tq4di9fh8m 3 ай бұрын
Waar ninkani waaba cigaal oo halkan taagan
@Yaya-zk7fm
@Yaya-zk7fm Жыл бұрын
Beautiful voice🫶🏻🫡
@libananjalo6186
@libananjalo6186 Жыл бұрын
Waaaaw hees iyo nuf
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 күн бұрын
Kooxdani.musiga.garacaysa.iwaxakamida.niman.qamasmura.ooxhibradbanle.ookamid..ahaa.kooxihii.fanaaninta.soomaliya.muyuusiga.u.soogaraacay.imikana.macalimiin.ah.wasnaguruu.aan.aad.ujecelahay.laha.ubarakeeyo.ciriga
@libaaxyadageeska1197
@libaaxyadageeska1197 Жыл бұрын
WAR DEG DEG Dagaal Lagu Hoobtay&Mahad Cambaashe oo Hubka laga qaaday&Dhabar-jabinta Muuse Biixi+XOGO SIR kzbin.info/www/bejne/a2HdeKtpd6uspKs
@alibare5106
@alibare5106 Жыл бұрын
Waa cigaal oo yar mahadsanid
@hodanchannel1597
@hodanchannel1597 Жыл бұрын
Somaliland guuul
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 103 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 48 М.
Heesta Waayayeey  | Cali Gacal Guuleed  | Astaan 2021
5:42
Astaan
Рет қаралды 27 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Hillaac | Maxamed Gacan.
6:35
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,5 МЛН
Жалко эту собаку 😥
0:34
Awesome Cuts
Рет қаралды 3,5 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 11 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,6 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 6 МЛН
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН