Barnaamijka Heello | Miidaame Dhago ma leh | Maxamed Ibraahim Gacan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 347,376

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 397
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 4 жыл бұрын
"Miidaamo dhaga male haduu malag dhawaaqaayo" Waan jaceylahy walahay somaliya insha allaah guul From hargeysa somaliland ✌
@calikashkaabdicasiis1734
@calikashkaabdicasiis1734 4 жыл бұрын
Fankii somaliya o sonoqday ayaan arkaa waxaan kaloo aad ula dhacay gabadha tumaysa Violin good astan wan umahad celinayaa❣️❣️❣️❤️❣️❣️❣️
@abdikassim4256
@abdikassim4256 4 жыл бұрын
Waaw fanaanka barteedu dhigey codkii axmed mooge lamoodaa cajijb quruxda dalkeeney Astaan Tv soo bandhigaan iyo heeso mcn No 1 ayan idiinsiyey.
@Abdiwali145
@Abdiwali145 4 жыл бұрын
Afkeenu hodansanaa🤩 SOOMAALINIMO❤🇸🇴❤
@nasirawil1232
@nasirawil1232 4 жыл бұрын
Soomalinimadu calan buluuga mahee waa Sinji shoodhahaygii
@demarvelous8536
@demarvelous8536 4 жыл бұрын
Nasir Awil calaankaan🇸🇴 Soomali odhan buu matalaa hadaadan kuqanacsaneyn adeykutalaa uqdad udhimo
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 4 жыл бұрын
@@nasirawil1232 . Calanka 5ta. Waa Hooyada hadda Somali.
@OmarAhmed-jf5yz
@OmarAhmed-jf5yz 4 жыл бұрын
Cajabey cajiib halkeedi buu ku hubsaday heestan: Waa erayadii Abwaan Xasan Qowdhan iyo laxankii Abwaan Saciid Harawo oo hada Muqdisho kunool, Mahadsanidiin team ka Astaan Tv iyo ninka howshan ka dambeeya Cumar Seerbiya.
@ahmedmacalin4849
@ahmedmacalin4849 4 жыл бұрын
Masha allah cajiib waaba axmed mooge oo inta taagan dhabtii heesta barteedow dhigay
@hodan3084
@hodan3084 4 жыл бұрын
Mohamed yusuf qaado
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 4 жыл бұрын
Gabdha astaan ka shaqaysa ee barnaamijka qaraaxo waday waa jeclahay.. Samiro in la dheh ba u maleen🥀🥀🥀🥀🥀♥️♥️♥️😥😥😥
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Waa vedio aad u quruxbadan jawi cajiiba iyo fanan cod macaan iyo heesti axmed mooge allaha u naxariisto. ASTAAN aad baad ugu mahadsan tihin hawsha aad u mada u hysaan
@jamamohamed5961
@jamamohamed5961 4 жыл бұрын
ASTAAN TV waa anather level respect waxaan idiin rajenayaa inaa bilicda iyo wacyigalinta aad sibadisaan idinkoo hiigsanaya barnaamujyo intan kabadan oo dib udhiska wadanka waxkataraya yadoo xaqiiqda aad kadhigataan muhiimada
@alibarreh1368
@alibarreh1368 4 жыл бұрын
Aadbuu u keenay codkii Allah ha u naxariistee Axmed Mooge Liibaan , waana ereyaddii Allah ha u naxariistee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf. Xusuus dheerbaan galay
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 4 жыл бұрын
Axmed Mooge liibaan AUN heestiisi u horeysay ee uu qaado......
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Fannaaniintii fankii iyo sharaftoodii waa soo celiyeen. Waxay ishaaro wayn iyo calaamad u tahay in qaranimadii Soomaaliya soo noqotay. Farmaajo iyo Khayre Allow khayr sii oo tubta toosan ku toosi. Aamiin.
@KabtanJeey
@KabtanJeey 4 жыл бұрын
Heestaan kama daalo dhageeysigeeda maanta kaliya in kabadan 10 jeer waan dhageeystay
@rabbitalloudaa9242
@rabbitalloudaa9242 4 жыл бұрын
hhhh maxamed afrah sxb malaha dee janiska intaas leegi waa inaad ku marqaanto uun oo waad ku qayilaysay markaasaa samirkaas la yeeshaa
@inashekh3420
@inashekh3420 4 жыл бұрын
Wallhi hadii warbaahinta kale oo dhan dhulka lagu daro astaan tv bes laso reebo kama nexeen Rabi ha idiinka abaal mariyo sida aad dalka muuqaal wanagsan uga gudbineysaan
@darishore814
@darishore814 4 жыл бұрын
Hees maa uleedahay rabi ha idinka abaal mariyo
@mukhtarosmanjama6676
@mukhtarosmanjama6676 4 жыл бұрын
Ma hees qaramiya darteed ayaa waxasoo amana ka keenaysa mise shaqo raadis ayaad tahay sxb 🤣🤣😂😂
@sharmasheikh2644
@sharmasheikh2644 4 жыл бұрын
Mukhtar osman Jama shaqo raadis Iga dheh💀😂
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay wll
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
@@mukhtarosmanjama6676 my wll waa warbaahin wax walba soo daysa weliba si tayaysan hees kaliya ma soo daayan
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 4 жыл бұрын
Ninkaani xaqiiq barteedii buu dhigay waayo isaga iyo Axmad Mooge waa isku tone. Great artist
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
WALI RAGBAA NOOL NINKAAN QAABKIISA IYO HAB ISTAAGA UU HEESAYO DAYA AXMED CALI CIGAAL AXMED MOOGE AXMED GACAYTE MAXAMED AXMED KULUC AYUU I XASUUSIYEY VIVA ASTAAN TV HADAD KAHESHEY LIKE IISAARA
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Mahadsanidiim Astaan Tv. Axsan Hees ❤️ Erayadi Abwaan Xasan Qawdhan . Laxanki Abwaan Saciid Xarawo . Waxa horay u qaaday Legend Axmed Mooge. Al Fanaan Maxamed ibraahim Gacan wu keenay heesta . Doogi Degmada Dayniile ❤️ wan arka Masha Allah
@qosoltv3246
@qosoltv3246 4 жыл бұрын
inaba caadi ma aha heesta wa Super Hit 👏💞
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 4 жыл бұрын
Waa Dayniile, mahadi haka gaadho gudoomiye JACFAR , degmada uu gudoomiyaha ka yahay, tuug iyo argagaxiso waa uu ka xaaqaa, waa ninkii dhisay suuqa bakaaraha oo jidadka u bixiyay, iyada oo dowlad kasta u taag waayeen
@abdulaahiaxmed8691
@abdulaahiaxmed8691 Ай бұрын
Bakaaro maxamad cumar xabeeb ( maxamad dheere ayaa jidadka ufuray)
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 4 жыл бұрын
Waw cadi maha codka iyo jawiga iyo kabanleyda turubleyda 👍👍👍 From N.F.D
@suldanhajjinuur5218
@suldanhajjinuur5218 4 жыл бұрын
Say hi to rer wajeer!!!
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Kooxda muusiga astaan muqdisho waa iconic cid u dhowaan kartaahi majirto
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 4 жыл бұрын
Miidaame dhago ma leh haduu malag dhawaaqaayo. Waa murti aan Hooyaday ka bartay Allaha u naxariistee
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
War ilma adeerayaalow AUN AXMED MOOGE AADBAAN U JECLAHAY HEESIHIISEE NOOGU SOO HORMARIYA RABBIBAAN INI KU DHAARSHEE. LAGAMA WAAYO DOWLOUDSKAYGA
@raznashire1643
@raznashire1643 4 жыл бұрын
Bal adna mar heesuu leyhey inoosoo qad mel kastoo axmooge lgu hayo wad jogtaaye
@amaadabdi9801
@amaadabdi9801 4 жыл бұрын
ereyada abwaan hassan qowshan laxanka saiid harago codkii mooge sanadki 1967 waxey ka mid aheyd ruwayadi anago walan waga no bari wana hesti ugu horeysay ow qado ahmed mooge liban AUH
@feysalaliamin1986
@feysalaliamin1986 4 жыл бұрын
Soo nooleyaha Fanka Somaliyeed, Wad mahadsantihiin #AstaanTv
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 жыл бұрын
Astaanta Soo NooleynTa SuugaanTa Soomaliyeed,. Thanks Astaan Tv❤❤
@ibtihaajmohamud3394
@ibtihaajmohamud3394 4 жыл бұрын
Hestan aadbey umacantahay balse ereyadeeda baan aad ufahmin macno ahaan af soomaligu waa bad👌😙
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Cajiib cajiib cajabey👀 Inaba caadi ma ahan goobta iyo heestuba😍😍 Aad baad u mahadsantihiin bahda astaan ❤ Abaal baad ku ledihiin dalka iyo dadkaba 😍😍
@afraxaxmed4079
@afraxaxmed4079 3 жыл бұрын
Heestan waa loo hagar baxay dhammaan baanda musica mid walbaa shaqadiisa si hagar la aan ayuu u qabsaday fanaankana barteedii buu dhigay
@moharich8332
@moharich8332 4 жыл бұрын
Dayniile my dagmo jawi macan m.a der dayniile like dhac ku si ha ila dhaafin 💚💚👈
@AhmedAli-gs6ke
@AhmedAli-gs6ke 4 жыл бұрын
masha .allah dhulkeena quryx badanaa dooga iyo quruxda, iyo jawiga macaankisa bal arka subxana laah
@gacan_janoilji8115
@gacan_janoilji8115 4 жыл бұрын
Masha Allah wadankeena qurux badna🇸🇴 proud🧡
@abdifatahshukri3488
@abdifatahshukri3488 3 жыл бұрын
I voted this guy he's a legend
@cabdixasan8700
@cabdixasan8700 3 ай бұрын
Heesta marka laga yimado waxan ku raaxeysanaya gabadha violinka tumaysa fankii soomaliyeed gacmo amaana ayuu galay ❤❤
@omaribrahin2113
@omaribrahin2113 4 жыл бұрын
Koox qatar ah fanaanka meel fiican buu dhigay jawiga masha ala xusuus baan galay guulaysta
@ibrahimhadame4946
@ibrahimhadame4946 4 жыл бұрын
1 .waxa I cajab galiyay sida uu u keenay codkii iyo laxankii Axmed mooge liibaan ninkani 2.waxa I cajabgaliyay isagana ninka director ka ah muuqaalku oo aan filayo inuu yahah cumar seerbiya Allah ha karaameeyee 3.waxa I cajab galisay iyaduna inantaa violinka garaacaysaa oo dhiirra galjn mudan.👏 4.iyadana waxa I cajab galisay background ka iyo dhulka quruxdaas leh Allah ha inoogu wadee Ugu danbayn waxaan u mahadnaqayaa Astaan TV oo aan leeyahay Hala daalina dib usoo noolaynta fanka .
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
❤❤ Gobanimo Waxaan dhihi lahaa ayaadba adigu tiri
@alianadeeqsaid8712
@alianadeeqsaid8712 4 жыл бұрын
Wow nice song alla ya rahma al fana Axmed mooge Meel qurux badan iyo jawo dagan Iyo kaban yaaba is ku hile karo astaan tv barnaamij fican heyzaan🔥🔥🌍💖
@Samatar2222
@Samatar2222 4 жыл бұрын
masha allh Astaan mahaddanidiin waxaf soo bandhigteen nabada iyo quruxda wadankeena waxaa ii muqato astaan dowladnimo
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Codkii ahmed mooge liban waa uu soo dhaweyay Inkastoo qofkii horay u qaday aan keeni karin codkii oo kale
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 4 жыл бұрын
Lkn qofku qofkii maaha saa u fahan!!!
@dhaqanesedow300
@dhaqanesedow300 3 жыл бұрын
Mahadhee mirtiisaa miyir la ‘ I kukicisee weeye macalin
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 4 жыл бұрын
Astaan wey talaabsatay Mogadishu cable oo 8 sano iigu jirtay inaa bixiyaa ka baqaa hhhhh waayo xaga marketing-ka iyo social media-yaha iyo soo saarista barnaamijyadaba waad uga horeysaan guuleysta sxbyal waan idinla socdaa marwalba waxqabadkiina caad ma saarna banaankaad is keenten maasha'alah
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 4 жыл бұрын
Wxn umahadnaqayaa cid kastoo qayb ka ahyd inay heestani soo baxdo oo nasoo gaadho Wxn leeyahay waad mahadsanthn inta qof bini aadam ah loo mahadnaqo🙏
@mahamedmaalinahmed1244
@mahamedmaalinahmed1244 4 жыл бұрын
Sonolayta fankeena qaaliga waad ku mahaddantihin Cumar seerbiya iyo Astaan Tv ku dayashaad mudantihin hal-abuur fiican ayad latimadeen Warbaahinta soomaaliyeed ee kale Qabyaaalad iskudir siyaasad unbay caqli ka dhigteen xasuusta qaadida luuqda waa wax dhagaha uroon mahadsanid mar labaad 💯💯💯💯👏👏👏👏
@abdirahmangure815
@abdirahmangure815 4 жыл бұрын
gabadha iyo wiilka cello da ka dhawajinayan ayaan jecladay xirfadooda ayagoo da yar bay sfcn oo qibrad leh u jiidayaan
@abdkadirawdahir5857
@abdkadirawdahir5857 4 жыл бұрын
*1-* Ereyada" *2-* Laxanka" *3-* Luuqda" *4-* Musiga" Dhamaantood waa:- *HALIS"* *Runtii way ku taabanayaan* *Ha kala reebinba* *Waana "dhaxal-gal"* Kaliya waxa *dha-dhansan kara* Ama qiimaynkara Qofkii *Soomaali dhaba ah* Waayo waa fahmayaa. *Runtii aniga sigaara* Ayey ii taabatay. *Heestani* 👏👏👏
@MCX6244
@MCX6244 4 жыл бұрын
Sxb kaligaa maaha dadka aytaabanayso Waxay taabaynaysaa un dadka fahmaya Erayaal cajiib ah baa kabuuxa runtii
@abdkadirawdahir5857
@abdkadirawdahir5857 4 жыл бұрын
@@MCX6244 Wll waxan ahay *Hal-abuur* Sidaa awgeed Sifiican ayaan u *Fahmayaa* *Ereyada* ku jira *Heestan* *Miidaamo-dhego male* 👍
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 4 жыл бұрын
Maad soo qortiin magacyada muusikiista yaasha ileeyn astaantv hargeysoba waa soo qortaan muqdishaaba gabari ku jirta Fadlan soo raaci magacyada musikiista yaasha. Gabadhaanba ku heystaa adaabteeda asal dhalad.
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 4 жыл бұрын
Team Astaan waad Kumahadsantihiin Sida Hagar La'aanta Ah Eed Hawshiina Uqabsanaysaan 👍👏🎊
@abdirashid4648
@abdirashid4648 4 жыл бұрын
Yasalaam yasalaam yasalaam waa heesaha somalida ugu jeclahay Thankyou Astan
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 4 жыл бұрын
Ax isha ala heesa Thnks you 😍🙏🙏🙏 🇸🇴🇸🇴🥰
@Dhoof.24
@Dhoof.24 2 жыл бұрын
Cajiib sow ma ahan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Kooxdan uun baa muusig dhab ah tunta. Mahadsanidiin. Uma baahnidiin inuu organku qabto shaqadii oo dhan.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya Waa Kuu Mahad Celinaa Sida Wanaagsan Aad Umaamusho Fanka Soomaliyeed Jeceshahayne In Aad Soo Nooleeyso Fanka ...Guuleeyso Cumar
@Bagagac
@Bagagac 20 күн бұрын
Gabadha iyo wiilka oo isku qalabka ah m.a❤❤❤
@aducaale328
@aducaale328 10 ай бұрын
Jawiga, heesta iyo fanaanka codjiisa masha Allah
@fuadali1983
@fuadali1983 4 жыл бұрын
Markale waa ikan markale iyo iftiinkii fanka ayaa ii Muuqada mahadsanid astaan!!
@mohamedabdulkadirahmed3806
@mohamedabdulkadirahmed3806 4 жыл бұрын
Deg. Dayniile ❤ Gobalka Banaadir
@samarabukar2839
@samarabukar2839 4 жыл бұрын
Fannaan qaran astaan fannaankaan heeso kale nooga qabta caadi maahan runtii guuleysta
@taanisayid4341
@taanisayid4341 3 жыл бұрын
Masha alalalh masha aallalah war ma maxamad mogaa abti uhaa talaw fanaanka
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
hestan kama dhargo 💔😪 jeddah saudi Arabia ku dhagesan qofkasto friends keyga waan udiray waayo qof igama dhax socono oo saxpa ama saxibad maa qabo dadka waa isku keya mid 😢 2002 muqdisho ku nolaaye igu danbesay qof adamo aan saxip laa noqodo gabar ama wiil waxaan ahaye kali socod hestan waay itabanesa eyada iyo hestii aheed looli, lagan, haay looolia 💉♥🤐😢 waxan kamid ahay dadka jcyl inay dhintan allow janda ingay
@camirhaji6520
@camirhaji6520 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
WAA HEESTII U HOREYSAY EE UU KU LUQEEYO A.H.N AXMED MOOGE LIIBAAN (1967) ERAYADA ABWAAN XASAN QAWDHAN A.H.N LAXANKII SICIID XARAWO
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 4 жыл бұрын
Wxn xasuustay muuqaalkii iyo sharaftii uu lahaa fankii soomaaliyeed ee dadka waawayni nooga sheekayn jireen 😭 Masha allah weli fankii somalida waxbaa ulaaban
@ruqia775
@ruqia775 4 жыл бұрын
Markale ayan idiin soo jedinaya saaxibadeyda @Astaan TV fadlan muqdisho siiya mudnaanta fanku nabaduu lasocda bilad baad midantihiin wlh blh tlh walaalo
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 4 жыл бұрын
Meshaan ma dayniilaa qurxda iyo fnaanka heesta indhaha uronaa ahamed mogaa wo uso dhaweyay fanaanka Astaan tv fanaka aya dib uso nolaysen
@kkkkk6110
@kkkkk6110 4 жыл бұрын
Aaheey dayniile waaye
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Haa wa Degmada Dayniile ❤️ Hoyga Dalxiiska 😍
@adnanabdilahiyasin
@adnanabdilahiyasin 4 жыл бұрын
Mashaalaha astaan fanka hore ayey xoojinaysa
@asalraac
@asalraac 4 жыл бұрын
Op op. Amazing 😍. Astaan mahad sanidin. Keep going
@fuadali1983
@fuadali1983 4 жыл бұрын
Fuadqiso waakan waan idin salaamaya alaylehe si gaar ah waxa aan u salamaya gadha gabadha gaw racaysa dhex yarta. Ama fiyolinta olaaaax , xusuusti axmed mooge alow ku naxariiso amiijn
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 жыл бұрын
Heestan waxaa hore u qaaday AUN hobollkii Axmed Mooge. Waa erayadii AUN abwaan Xasan Qawdhan.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 4 жыл бұрын
Heesta waxa dhadhanka iyo xiisaha uyeela waa FANAANKA. Inankani mrkuu heesaayoo wuxuu kusoo xasuusinayaa ( Axmed C Cigaal, Maxamed A Kuluc,Axmed M Liibaan,Axmed G Yuusuf iyo hormuudkii hoboladii WAABERI🤗😍)
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Rugcadaa weyn baa barteedii dhigay heesta. Seey tahay buu ugu xaragooday wale. Jawiga iyo qalabka tooska loo tumayo baa sii macaaneeyay. Gabadha violin ka garaaceyso caadi mahan. Iyo wiilkaba. Hore usocda👍❤️
@Abaadir_Mohamed
@Abaadir_Mohamed 4 жыл бұрын
ASTAAN waa TV tilaabsaday somalida #1 uga jirtaan
@waqalhure3710
@waqalhure3710 4 жыл бұрын
Woow masha Allah may Allah bless you all. I really enjoy listen this song and the view at the background is stunning.
@faisalabdi
@faisalabdi 4 жыл бұрын
Indeed, the setting is another level.
@waqalhure3710
@waqalhure3710 4 жыл бұрын
Faisal Abdi haa ma aragtay
@raassomraassom8071
@raassomraassom8071 4 жыл бұрын
Sxb gacan saan inaa u cod fiicantahay ma ogeen masha alaah
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 жыл бұрын
Mahad baladhaan korkiina ha ahaato astaan TV iyo kooxda tunta qalabka danana iyo hobolka codka halaasiga ah leh,.
@kkkkk6110
@kkkkk6110 4 жыл бұрын
Ar waan joogay galaptas vidio bdn ban isaga duubay meeshuna waa dayniile
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
heesihii hore dad nooli hasoo qaadaan lagama maarmayo dadkii dhintayna marabno inaanu xanuunjino allah yarxamu dhamaan maytideenii inaguna beribaynu mayti noqonaynaa allah haynooga daba naxariisto
@mariahassan6562
@mariahassan6562 4 жыл бұрын
Cod,music, iyo jawi dagan Isku qurux badnaa🎶🎶 Astaan music❣
@izaqali8659
@izaqali8659 4 жыл бұрын
Amazing deynile
@liibaanwaasuge
@liibaanwaasuge 4 жыл бұрын
Eng gacan waa helyeega fanka soomaaliya waa rugcadaa aqoon u leh fanka astaan waxaa naga codsiya inaad heeshiisa oo soo daysan mastar gacan
@mostaphecj7692
@mostaphecj7692 4 жыл бұрын
Waaw waxaan kubqiyaaso garan maayo milgihii fankay soo celiyeen astaan tv
@abdkadirawdahir5857
@abdkadirawdahir5857 4 жыл бұрын
Nin culus. *waa hees maaquula* Runtii
@abdirahmanomar1604
@abdirahmanomar1604 4 жыл бұрын
Dadkii aasaasay astaan TV abaal wayn ayaan u hayaa. Waa dhaqankeenii waxa aad aad ka soo saartaan xabaasha.
@darwiish
@darwiish 4 жыл бұрын
Fahad yaasiin baa leh
@anwarabdullahi2302
@anwarabdullahi2302 4 жыл бұрын
Malinkan wan jogay eee pls like isara
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 4 жыл бұрын
Intee waaye wll meshaan
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
codka maxamad mooge meeshiisi uu dhigay muusiga halkiisi halka macaan baa ladhigay nooolaada nolol tii ugu wacnaad kooxda astaan m.h
@rimaashussein4538
@rimaashussein4538 4 жыл бұрын
Fanaan saan cml inaa noqdo rabaa 😍😍🤩
@munasheikhabdullahi3741
@munasheikhabdullahi3741 4 жыл бұрын
Xasuus .com codka 👌🏻 fanaan jiro 😍😍😍
@adirahmaanmuhamed1387
@adirahmaanmuhamed1387 4 жыл бұрын
Astaan tv ninkan markale noo ballamiyya pls
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Ciyaalka danbe hees cusub bay moodi😁😁 ciyaalki hore lehe heestan asxbay wana axmed mooge libaan❤🌹
@ahmedomar982
@ahmedomar982 4 жыл бұрын
Waaw anigu waxaan ka helay Gabadha iyo wiilka yar
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والتطريب، ،،،، حفظك الله الاسطوره محمد إبراهيم
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Жыл бұрын
Aamin
@hamdaxayoenaxiisanemyxayo5117
@hamdaxayoenaxiisanemyxayo5117 4 жыл бұрын
Hadii meel barwaaqo ah Midho kaaga muqdaan Maanku kaaga maqan yahay Aaneyse midigtu gadheyn Ax yaa hees cod macan muqaal macan Afsomaligu hodan sanaa
@dharqaale
@dharqaale 4 жыл бұрын
Cajiiib inaba caadi maha hore usocda
@gabalfilms973
@gabalfilms973 4 жыл бұрын
Waxanaa heeso lagaa dhahaa hesi waa kaban ♥️
@ashrafmiiney8733
@ashrafmiiney8733 4 жыл бұрын
M.a dhulkena wa dhuul barwaaqo❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sucdicabdi0928
@sucdicabdi0928 4 жыл бұрын
I like to be violinist like that girl masha allah
@ismailali9328
@ismailali9328 4 жыл бұрын
Hees aad umacaan uga dheh, astaan mahadsanidiin
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
@abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 4 жыл бұрын
Maxamed ibraahin gacan muqdisho muuse c\laahi faarax canjil hargaysa waayeelka jaqafsada ragi fanka iska lahaa weeyi aad ha loo ogaado halaga dhawro daranyada
@saciidbarre4549
@saciidbarre4549 4 жыл бұрын
M.a wlhi dhulkeena waadhul barwaaqo fanaan codmacaan
@Dhoof.24
@Dhoof.24 2 жыл бұрын
Midaame dhaga ma leh ilaa hada eraygaas waan fahmi la ahay lkin heesta waa cajiib!!
@hassanahmed8660
@hassanahmed8660 2 жыл бұрын
caqliga
@bulashawi8926
@bulashawi8926 4 жыл бұрын
Heesaha macaan koda ama dhadhanka waa qalabka musuka oo dhamestiran iyo live astaan mahad danidin
@maxamedmacalinoomaxaa6259
@maxamedmacalinoomaxaa6259 4 жыл бұрын
Xasuustii axmed mooge iyo codki maxamed ibrahim gacan waayo ayaad I am xasuusineysan
@امافراح-ه9ك
@امافراح-ه9ك 4 жыл бұрын
يا سلام إيشعلا أغنيه 👍👍👍👍
@saalimcumar122
@saalimcumar122 4 жыл бұрын
Axsan cod wlhi Classic 🎹🥁🎵🎷🎻🎸🎺
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Barnaamijka Heello | Heesta Hillaac | Maxamed Gacan.
6:35
CABDIKARIIN JAGO GEESI IYO HANAD
6:38
Jago Cabdikariim
Рет қаралды 28 М.
Rooda Kayf  - Liibaan maleh aduun - Somali Music
9:07
Astaan Music
Рет қаралды 166 М.
WEJIYAAL IS XASUUSTAA- new Song 2k19-- NIMCAAN HILLAAC iyo MUNA MISKI
11:13
AXMED MOOGE LIIBAAN | MIIDAME DHAGA MALEH
7:09
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 21 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41