50 Sanno iyo Tafsiirka Quraanka | Sheekh Cismaan Cali Xuseen

  Рет қаралды 7,979

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 5 ай бұрын
Sheekh Cusmaan Cali Xuseen alle ha barakeeyo waxaan ka mid ahaa ardaydiisii , Waa sheekh ilaahay dabeecad wanaagsan ku arsaaqay iyo waji furfurnaan . Cimriga iyo Cafimaad Alle ha u ziyaadiyo❤
@cabdicabdilaahi7416
@cabdicabdilaahi7416 5 ай бұрын
عمل جميل يا ابو محمد، وبارك الله لشيخ الوالد.
@jeywow
@jeywow 4 ай бұрын
Allahuma xafid Sheekh Cismaan Cali Xuseen ilahow culimada noo barakee oo noo daa ilahow janatul fardowSA KU ABAL MARI AMIIN
@barwaaqojaamac3769
@barwaaqojaamac3769 5 ай бұрын
Mnsha allah awoowgay sheekh cismaan cali xuseen
@saamimaxamed5387
@saamimaxamed5387 5 ай бұрын
Maasha allah الشيخ الوالد بارك الله لك يا شيخ وحفظك الله Ustad maygaag iyo Astaan aad baad u mhd santiin
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 5 ай бұрын
Mashallah si qiimo bdn ayaad u diyaariseen Documentry-ga Alle ha idin barakeeyo Mahadsanidiin
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا أحسن الجزاء ❤
@mohamedosmandaahiye7834
@mohamedosmandaahiye7834 5 ай бұрын
Masha allaah sheikh allaah barakeya cilmigiisa umad badan buu ugu faideyaya
@C.casiisMuftaax
@C.casiisMuftaax 4 ай бұрын
ما شاء الله تبارك اطال الله بقائه في طاعته
@IBRAHIM.ADAM1
@IBRAHIM.ADAM1 5 ай бұрын
Mash Allah cumriga Allah hawdheereeyo sh c c xuseen❤❤❤❤❤❤❤😢😢
@MabsuudAdan-vg9gu
@MabsuudAdan-vg9gu 5 ай бұрын
Mash allh awowgay cismaan cali Xuseen macalin ❤❤
@ShukriCarale-j7q
@ShukriCarale-j7q 5 ай бұрын
maasha Allah macalinkaygii tafsiirka shekhaygii abaalkiisa jano alle haka dhigo ifkana alle haku xafido waa macalinkii ugu balaaqada wanaagsana intan arkayy
@mohedrashed2381
@mohedrashed2381 5 ай бұрын
Alle cilmiga iyo cafimadka haku barakeyo shiikhana
@ibrahimzadha6653
@ibrahimzadha6653 5 ай бұрын
Ilaahay haku barakeeyo sheekh wanagaaga iyo dadnimadaada iyo faaiidadaan kaa helay erayo aan ku Soo koobo wllhi Ma hayo , aan ka ahayn inaan kuugu duceeyo ilaahay laba daaroodba haku jeclaado
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi 5 ай бұрын
Rabi haku xafido sheikh, miisaanka xasanaadkana rabi hakuugu daro
@bardehanad4919
@bardehanad4919 5 ай бұрын
Nolosheyda lama kulmin lkn shiikh cusman Cali Xuseen waxbadan ayaan ka faa'iiday. Tafsiirkiisa oo dhameystiran taleefon ayaan Ku wataa. Tafsiir English Ku qoran ayaan barbar dhigaa. Waa shiikha ugu saxsan oo turjimaddiisa ugu saxsan Tahay. Ilahaay ha Ka Abaal mariyo. Cilmiga iyo fahamka Allaha u siyaadiyo. Waa macalin run ah., aadna u balaaqo fiican.
@amjadmoha1
@amjadmoha1 5 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 5 ай бұрын
Sh.Cismaan Calu xusen Waxaan Dhageysanyey 18 sanno Khudbadiisa Jimcaha Alle Cimriga iyo caafimadkaba alle Haw Barakeeyo ❤
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 5 ай бұрын
Shakhsiyad ruuxya alle ha xafido Aamiin
@Sooyalka
@Sooyalka 5 ай бұрын
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka" Nagala soco dhankan: thanks
@saednasir
@saednasir 5 ай бұрын
Masha Allah Alle ha barakeeyo sheekha
@manhajcilmi1537
@manhajcilmi1537 5 ай бұрын
الله يرفعه في الدنيا والآخرة
@xaliimodable246
@xaliimodable246 5 ай бұрын
Waxbadan ayaan ka faaiday sheekha ilahy haxafidee
@Aqoonkororso
@Aqoonkororso 5 ай бұрын
M.q❤❤
@Moali2002
@Moali2002 5 ай бұрын
Masha Allah
@aliabdilaahi9325
@aliabdilaahi9325 3 ай бұрын
حفذ ك الله
Farxiyo Xalan - Hadii Aan Jacayl Jirin - 2024.
6:54
Astaan
Рет қаралды 5 М.
abwaan c/waaxid cali gamadiid iyo gabaygii( cirir)2 laba gabayoo kale
20:12
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Mucjisooyinka Quraanka | Sheekh Dirir
30:16
Xagal Media
Рет қаралды 8 М.
Maxaa maanta dhacay? Isaaq maxaa la gudboon? halkan ka daawo.
8:39
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 381 М.
Sh Xassaan Ya Kuwaafaqsan Meydka In Quraan Lo Aqriyo, Maxa Lagu Heyste Wadadka ??
34:41
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 135 М.
SHEEKO AAD U CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
25:24
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 290 М.
Casharkii 223, Tafsiirka  Al-Mulk 1 ilaa 30  Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:44
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН