Dadkaan heesin. Waxay u baahanyihiin abwaano u curiya heeso iyo laxanyahaniin u saara laxanka. Waxay awood u leeyihiin inay dib u nooleeyaan codkii iyo hab dhaqankii fankii hore ee Soomaalida.
@ayanqurux79984 жыл бұрын
Ciid wacan
@WaayoArag.2 жыл бұрын
❤❤
@shalaymaanta60013 жыл бұрын
legend
@mdeeqhassan49404 жыл бұрын
War dalmarow sxb hesta wa ka baxsatay bro
@sumayakhaliifkadie94604 жыл бұрын
Wlahi Astana fanki qaybwayn bay kaqaadate qaab ahaanta
Waxaa uu iso xasuusiyay Fanaankii ahaa Buunis qaab ciyaareedkiisa
@nasramoalim820 Жыл бұрын
Dayax walaalkiis
@jabraomar41904 жыл бұрын
like michael jackson ciyaar ta iga gadan xaaji
@darwiish4 жыл бұрын
🎵best🎵
@Za07Editz4 жыл бұрын
Siday u leeyahay qof waliba waa fanaan Ayey meesha nagu waaleen kan oo Miidhan ayaa leh waan soo heesayaa
@happysomalifamily99664 жыл бұрын
The guy can actually si!! I don't know why you hating on the brother 🙄
@AhmedAli-vs3rr4 жыл бұрын
soow garbaha ka siiyo ayaa cajiiba aad ayaan u qoslay ciid wanaagsan
@ciyaaltiktoknet22964 жыл бұрын
huuro legend
@happysomalifamily99664 жыл бұрын
This brother can dafanitly sing!!
@harris81323 жыл бұрын
He got beautiful voice but why he can’t read the lyrics before he sang the song. He spent a good time for the graphics and editing but it annoys me when a somali guy can’t memorise the lyrics
@halimayusuf27224 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕
@mukhtarmahamed31194 жыл бұрын
Somalia waxa aan lagu gaadhayn musiga Somaliland Erayada iyo codka
@ummaisha8764 жыл бұрын
Faan codla ah ,reer koonfur qaabab kala duwan ayaa loogu luuqeeyaa heesaha iyo waliba lahjado badan.Reer waqooyi Xaasid ma aflaxo.Wiilal iyo gabdho badan oo reer waqooyiga ka cod fiican ama la mid ka masrixiyad wanaagsan oo badan ayaa jira ,ee xasadka iska daayaa,in yaroo isku reer ah oo isku luuq ah, alle ayaa naga badiyay ee Soomaaliya inagu filan.Ficil oyo bari baa wax nala yeelay,Ciil iyo cuqdad aan dhammaan. Fankuna koonfur iyo waqooyi wuu isu baahan yahay.Marka naga daaya erayada anaga muusoga adinka afna nagama badisaan oo alle ogahay. Dee bas markaa halkaa ku joojiya hadaba
@sadamalas49434 жыл бұрын
Heestaan dalmar yare inyu qaato ayaa rabaa plz la raaadiya heestaan dalmar yare asiga cod macaan ku leh
@leyladaahir9614 жыл бұрын
Dalmarow saan dhan mxa ugu qsleee xalwo io buskud maa lgu siyy😂😂😂😂😂
@ramlomuhamed89684 жыл бұрын
Hhh haa ana siyay ina daahirey😂😂
@Top_G1st4 жыл бұрын
Waxaad modaa meelaha qaar in ey sixi la,yihiin musikada
@Mohamud_A._Xamaraawi3 жыл бұрын
Cumar Serbia Haddii uu Comment gayga akhriyo waxaan ka codsanayaa inuu iiga jawaabo Heestan Billawgii yaa ugu horreeyey oo qaaday Ma sheekh sulfa mise Hiba maxamad (Nuura) mahadsand. 🙏 Qofkii kale ee Xog ka haya waa ila wadaagi karaa.
@cadderashiid2 жыл бұрын
Hees marka uga horeyse hibo aya qade kabacdi ayu sulfa qade wa sidas
@ahzaabali2 жыл бұрын
Heesta .musikada wey kaga ciyaareen
@khadarmohamed26763 жыл бұрын
Waar naagoow heesta uu curiyay maxamed cumar huryo iyo luuqda hibo nuura ha waalin.
@kalthoummahmoud6655 Жыл бұрын
He should’ve put more passion and strength in his voice like sulfa but he has a beautiful voice
@umuismail32723 жыл бұрын
You have been thinking of about me the other day but I think you have been a good friendvwiadsnbbusismaiilaxmn for the last few weeks but 2 have to wait a few weeks for a couple of times and we I hope
@umuismail32723 жыл бұрын
Draw your, 00980 26 in your heart and hand
@umuismail32723 жыл бұрын
Xamiida numbers will be the first one of these course and we ismail Axmed Ismail and
@superpoetry87043 жыл бұрын
Enjoying with my white friends, protecting corporate network, cyber security experts here in Silicon Valley. Viva Puntland and my beloved Somalia.