Barnaamijka Heello | Dhirta Xididka Hoose | Xaliimo Sacdiyo | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 639,854

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Erayada Xuseen Aw Faarax Dubbad
laxanka Ismaciil Yare Cabdi Geri
xasuustii Xaliima Khaliif Magool

Пікірлер: 586
@Ahmed.q17
@Ahmed.q17 Жыл бұрын
I am Sudanese. I have listened to this beautiful song many times from Omdurman Radio in its original version of the Somalian Diva Haleema Alsomalya. RIP Haleema as your rich heretiage has reminded us of the Golden Age of Somalia.
@mahammudmohammed4922
@mahammudmohammed4922 Жыл бұрын
Sure brother, I used to listen Umdurman Radio in Somalia, they always played Somali songs specially Halima Khaliif. Respect ✋
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Thanks bro
@qadarmohamed6124
@qadarmohamed6124 Жыл бұрын
We love you bro ❤
@safiyoabdirahman5081
@safiyoabdirahman5081 Жыл бұрын
​ QQQ🎉🎉😢😂
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
Salaam akhii Where are you know how is your save security? I hope you doing well
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 3 жыл бұрын
Adoo dhageysanaya hadaa comment ga akhrineysid likta ha iga xasdin
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 жыл бұрын
Waa kaa fankii saxnaa Edeb Dhaqan Anshax Xigmad Isasoo qaawi Is dhex orod maaha Weldone all
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Waqooyi iyo koonfur maxaad ka kala wadaan labaduba waa dad soomaaliyeed oo walaalo ah, please indhaha aynu iskugu fiirsanayno aynu ku eegno cadawgeena. Guul somali meelkastoy joogto insha allaah
@abdikhaliqabas6329
@abdikhaliqabas6329 4 жыл бұрын
Waakaa dadkii fanku baahnaa Waxaan na waaaalay Kuwo sida dhurwaaaga U ciyayee xasuustii magool Aun dawladnimadi fankii wixii oo dhan Weysoo laaban somaliyey
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waan kuqasaarnay soomliya kubartayoo tii uunbad tahay
@abdallakiimiko6052
@abdallakiimiko6052 4 жыл бұрын
Wlhi been ma aadan ku sheegin sxbow kuwaan fan ehel u aheyn ayaa na waalay
@Garraad
@Garraad 4 жыл бұрын
waxaa na waalay kuwo sida dhurwaaga u ciya....
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 3 жыл бұрын
kkkkkkkk
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 4 ай бұрын
رحم الله الفنانه الصوماليه حليمه خليف مغول رحمه واسعه اخوكم من السودان تحياتي لأهل الصومال الشقيق 🎉
@seemorestories8960
@seemorestories8960 Жыл бұрын
Waxaa Ka Muuqda Qaybta Comments ka Dad somaaliyeed oo hadana ingriisi wax kuso qoraya fadlan isticmaal afkaga hooyo asaga hodane kana erayo badan af qalaad mahadsanidiin💙❤️🇸🇴
@baashecabdi6703
@baashecabdi6703 9 ай бұрын
😂been maah0 runti
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 8 ай бұрын
Ok brother thank you 😂
@dalifiyemedia2165
@dalifiyemedia2165 8 ай бұрын
"Comments". Qeybta Faallada Dheh
@hallad598
@hallad598 8 ай бұрын
Waa badawnimo iyo ku-kalsoonaan la'aan nafsiyadeed. Qofku wuxuu milgo leeyahay kolka uu afkiisa hooyo adeegsado. Aan sidoo kale u cudurdaaro dhalinta qurbaha ku dhalatay ee aan afkooda hooyo faallo ku qori karin hase ahaatee waxaa laga doonayaa in ay dedaal geliyaan barashada afkooda hooyo. Mahadsanidiin!
@maarkomalaaqmedia7207
@maarkomalaaqmedia7207 4 жыл бұрын
Xaliima sacdiya waxee cadeen u tahay in wali fanka reer muqdisho uu noolyahay wlh masha allh 🙏🙏🙏🙏
@abdifatahmuudsi6221
@abdifatahmuudsi6221 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh
@ibruumoha3562
@ibruumoha3562 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 waaaaw cajiib astaan waa ka baxsateen anagoo is laheyn fankii beryahan waa sii dhimanaayaa ayaa nagu tiraahdeen fankii soomaalida weli waa noolyahay hore u socda
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 4 жыл бұрын
Waaw bell music and song Xaliimo yarey oo inta tagan waye Wayo wayo xasuus horaa Ku nool nahy ya igu racsan 😘🤩
@hasanhaji8441
@hasanhaji8441 4 жыл бұрын
Wan ku salamay ahmedaw solo uno abtow meel waliba ka qaraabo
@kingdehonest843
@kingdehonest843 3 жыл бұрын
Waa dadkii fanka haybada u lahaa, jeer waxaan jognaa sharma boy, Faladagan iyo fartuun balbalaarka noo hesayaan balse tani waxay cadey buuxda u thy in weli fanku baabi'in oo dadkiisii noolyihiin. Mahadsanid mama adiga iyo inta kula midka ah. SOMALIYA HANOLAATO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه حليمه سعديه أبدعت ماشاءالله .......صوت قوي , واحساس راقي , واداء متميز, ربنا يحفظك وبالتوفيق دائما
@abdullatifabdulla2074
@abdullatifabdulla2074 4 жыл бұрын
MrLooyaan احسنت التعبير يا صاحبي فعلا هي كذلك
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 жыл бұрын
لقد فقدنا حليمة رحمة الله عليها في ٦ نوفمبر ٢٠٢١ كانت شخصية دهبية بمعنى الكلمة
@dgabdi7236
@dgabdi7236 4 жыл бұрын
Waa run si wanaagsan ayay u matashay heestii magool laakiinwaxaan oron lahaay kooxda fanaaniinta reer hargeysa iyo kooxda musikada ee isku duuban thanks Iyo Astaan tv Iyo dhanka kale reer Muqdisho kooxda joogto ee qaaliga ah thanks AstaanTV balse labada koox teebaa ku sidato fanaan ama musikiiste jawaabta waa xagiina!!!!!!!!!
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Muqdisho dib ayay u soo kab sanesaa Waa Allh mahadii Astan waad mahad santihiiim❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷
@crxmndhago977
@crxmndhago977 4 жыл бұрын
Codkeedu waa hibo halkii xaliima-na way ku soo dhawaysay, jawiga lagu duubayna waa mid ashqaraar ah. Hubaal Waayadan ma arag mid la mid ah.
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 Жыл бұрын
Calayk calayk Heestan waa hees dareen ahaan aad ka dhuganayso sooyaalkena umadeed dhankasta, Dhaqan,jacayl iyo dareen Gaara oo ay gudbinayso. Alle haw naxariisto Xuseen aw farax oo sameeyay heesta iyo xaliimo khalif magool oo hore u qaadey. Gabadhan si ficn ayay u qaday runtii teamka tumayana way ku fara yaraysteen Cajiiib hees tan hakaa ahaato.. 🎵🎶
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
waxa igala qalisan ninkii laxanka sidana ku ladhay ismacil cabdi guuleed ismacil yare alle haw naxariis to dhamantod aamiin
@Carafat76
@Carafat76 Жыл бұрын
Astaan waad mahdsntihiin fankii ayaad Soo nooloyseen, I'm in love when I was listening this song
@maxamedaxmed5946
@maxamedaxmed5946 3 жыл бұрын
Heesta waxa iimuqata in meeshadii ladhigay❤️ keep going❤️✅
@qeysmohamed5319
@qeysmohamed5319 4 жыл бұрын
Waala yaabay kooxdaa qalabka danana wada tumaysa, siday is kula jaan qaadayaan, laxanka heestana ula haystaan, hoboladan codka halaasiga ah leh, lama hoojin Karo, muuqaal baahiyaasha iyo goobta, aminta, jawiga macaan ee sida qurux badan usoo duubeen,, lagu Kala baydhi waa,, waah waah,, dhammantiin idinkoo Isku duuban mahad baladhaan korkiina ha ahaato ✊
@omaregal164
@omaregal164 4 жыл бұрын
Thanks Astaan tv sida aad astaan ugu tihiin dhaqanka iyo soo cusboonaysinta, Xaliimo Sacdiya aad ayaay ugu cod eg tahay boqoradii Xaliimo Khalif magool
@bashiirdiinaari4684
@bashiirdiinaari4684 3 жыл бұрын
MAANA WAALAN MIZE XALIIMO KHALIIF MAGOOLBA HEESAYSA😍😍😍WALALO XALIIMO HALKEEDAD DHIGTAY
@abdullatifabdulla2074
@abdullatifabdulla2074 4 жыл бұрын
Wallahy waan ilmeeyey. Xasuustii dhulka hooyo iyo waayihi Somali soomaali ahyd dalkuna Dalka aduunka ugu qiima badan ahaa. Boqol like iga gudooma.
@abdiaziizmohamed5635
@abdiaziizmohamed5635 4 жыл бұрын
😭👍🏽❤️
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 2 жыл бұрын
Xaliimo Sacdiya waa.markii.koowad een dhagaysto. Halkeeda ayay dhigtay . 1967 midhahii Xuseen Aw Faarax alla haw naxariustee. Halay sheego.ninka kamanka tumaya
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
Heestan waa lixdameeyadii aniga waxaan xusuustaa mar mar markii bbc laga soo daayo maqaayadaha ayaan ordi jiray si aan u dhageeysto aad ayaan oga heli jiray ahn xaliima cumar khaliif magool ❤❤❤🌷🌷⚘⚘🌷👍
@karaamayare8823
@karaamayare8823 4 жыл бұрын
Astaan wlh waad naga yaabsanesaan waxakan oo kala dhici karo maba les laheen qaabka muuqa sida dhinac walba cod sawaxanka hesta ay isku hesato muqalka hoobta maamada codka kusii sara qaday sawaxanka waaaw maasha allah wlh wax laqiyaasi karo maba ah Astaan haday wasarad warfaafin hido iyo dhaqan o sidhaba nomatasho jirto wey idin abaal marin doonaan sida ugu hiiliseen dhaqanka iyo heesihii hore ee dalka una so noleeseen fanka MAHADSANIDIIN wa idin jecelnahay dadaalkiinane wn aragnaa guulesta Astaanteena💕❤❤❤
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 2 жыл бұрын
These magool oldies and it's likes is my favorite songs and i can't get enough of it, may Allah place them all to the highest Firdaus.
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 4 жыл бұрын
Wow! Masha allah axsan cod iyo music wlh heestaan waan jeclahay Aun Mom Xaliimo Khalif Cumar Barre {Magool} I'm Restarting Always The Whole Song Because I Missed my Favorite Line.. :P Sida dhalanka weeyaan Dheehaa caleentuye Ubax wada dhalaaliyo Dhimbishaa hadhaysee Kol hadduu dhab naga yahay Kala dhuuman maynnee Waagaa dharaar noqon Kii dhaba jacaylkuna Waa dhaqan wadaagiyo Isu dhalasho daacada
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
Mash Allah tabarakallah Waar anigu Inanta tumaysa guitar ka 🎸 Masaarka Yellowga Ama huruuda, xidhan ku haysta.
@daawooltv4608
@daawooltv4608 7 ай бұрын
Hadda Waa Astaan Fadlan Iskusoo Uruuriya Fanaaniintii Hore Teeda Kale Waxaan Idinku Jeclaaday Heeskasta Meeshii Ku Haboneed Ayad Intaad Raadisaan Kadibna Kusoo Khaadaan Shukran Astaan Dhamaantiina
@naimoabdirahmaan8789
@naimoabdirahmaan8789 4 жыл бұрын
Heestaan sida loo soo diyaariyaay wax kale waaye xaliimo sacdiyo qof wax fahansan iga dheh kal iyo laab beey u qadeysaa😭
@mohamedamir5288
@mohamedamir5288 4 жыл бұрын
Mashaa Allah runtii aad iyo aad ayey u soo dhaweysay Magool oo runtii ay adag tahay in la matalo
@MohamedOsman-jt5qi
@MohamedOsman-jt5qi 4 жыл бұрын
Xaliimo smashed it despited the wind, vocals were on point ...and the band was awesom, much love
@mustafaibrahim2249
@mustafaibrahim2249 4 жыл бұрын
Somali music at it's finest 😎
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 4 жыл бұрын
😆
@muktarwadhanole9585
@muktarwadhanole9585 3 жыл бұрын
Absolutely right despite the wind the beautiful sounds of xaliimo is at its best I also appreciate the entire band
@abdichakour1253
@abdichakour1253 3 жыл бұрын
Paws
@mohanedabdi250
@mohanedabdi250 4 жыл бұрын
Markii igu horey an noqdo qofkii ugu horeyay dawada like isaara asxaapta
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
Hhh hada xataa wad riyootay 7 qof ayaakaa horeysa 🤣🤣
@mozezmediapro7686
@mozezmediapro7686 4 жыл бұрын
Subscribe ma ii saari krta aniga.
@alisomali3687
@alisomali3687 4 жыл бұрын
Xarafka “p” afka Soomaaliga kuma jiro ee xageed ka keentay?
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 4 жыл бұрын
Mama xaliimo sacdiyo mahadsanid Dhamaantiina waad noodadasheen mahad dushiina ha ahaato
@ahmeddeeq4279
@ahmeddeeq4279 4 жыл бұрын
Waar maxaa loo lahaa muqdisho fan ma yaal inantan dhsgeysigeeda lagu raaxeysaneyaa ❤
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Yaa yiri muqdisha fan ma yaal, inta reer badiyaha ah ayaa sidaa aaminsan lkn muqdisha la,aan yaaba fan sheegi lahaa, waa meesha wax kasta laga helo fan xalaal ahna waa laga helaa, fan ciyaalka xafadana waa laga helaa .
@hibakyuusuf3944
@hibakyuusuf3944 4 жыл бұрын
Waxkasta waxaa ka daran jawiga macaan iyo meesha quruxda badan ayjoogaan laydha macaan ee ka dhacaysa axyaa jawi yaasalaam💯❤
@barafasorliiyare3464
@barafasorliiyare3464 Жыл бұрын
Hibak bby telkaga iso qor
@musamohamed5778
@musamohamed5778 Жыл бұрын
Yes somalis are music minded people indeed this song hasnt changed a bit in terms voice amazing
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Wow! Waaba magool oo yar, walee soomali maxaa fanaan yar ku jira, musiciankuna aad bey iskula heleen . Well done!!! koox khatar ah baad tihiine hore u socda.
@sahalalli9571
@sahalalli9571 Жыл бұрын
Dhirta xidika hoosaa Dhulka loogu beeree 2x Wey dhici lahaayde Dhismahooda weeyee 2x Kii dhaba jacaylkuna 2x Halkii kama dhaqaaqo Dhidibaa u aasan 2x Waasida dhilow yahan Intuu laan isaga dhagey Dhexda loogu marayoo Dhaqsa uga baxaaye Kiidhaba jacaylkuna Lamakala dhantaalo Lafa huu dhameeya Sida dhudaha weeyaan Isu dheelitiranoo Midba dhan ubaxaysee Dhinacaysa saare 2x Kiidhaba jacaylkuna Wadhaqan wadagiyo Isudhalasho daacada Sida dhalanka weeyaan Dheeha caleentuye 2x Ubax wada dhalaaliyooo Dhibishaa hadhaysee Kolhaduu dhabnaga yahay2x Kala dhuuman mayne Waaga dharaar noqon 3x
@AhmedbashiirBk-lh8xk
@AhmedbashiirBk-lh8xk Жыл бұрын
Yaaa salaam ❤❤
@hasanshugri4343
@hasanshugri4343 8 ай бұрын
Asal
@hirsiqoorlacag5633
@hirsiqoorlacag5633 4 жыл бұрын
Waaw Magool Alaha Unaxriist9 Astaan Tv Iyo Gabdhaanba Waxan ka Codsan lahaa Inay Isku So Dyaaan heestii Magool Ee Ahayd 👍 Labo An is Hurinoo Hadana An Is Haynoo intuu Caashaq Wada Helay Hayaan Kala Fogeeyoo Kala Heeray Waayuhu mid waliba Halkisuu La Jifaa Halgaadee hadamada GalGacalkee ihoraysay Moyee dhib Kale ima Haleeline Horta Waanu Ladanahay
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 Жыл бұрын
Saanaa Loo heesaa hadii kale maba leys dhibo tartiib aa meel loo fariistaa alla yaacizak cod mcn muuqaal qurxoon ba waa leedahy sacdiyo 2022 /3agosta inta ila daawaneyso ayaan salaamaya Gadaashey hadaa soo booqatay Liketa 👍 igu soo xasuusiya
@abdiqays9324
@abdiqays9324 9 ай бұрын
Rabi naxaristii jano hasiyo x.sacadiya iyo magool 2baduba waa mayti 😢😢😢
@hanyhussein4514
@hanyhussein4514 3 жыл бұрын
This suits growing up and quite time it takes your breath away, no doubt magool was the best alaah ya rahman 🙏🌷🌷
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 3 жыл бұрын
Ofcourse hunoo.🥰
@mohamed24736
@mohamed24736 Жыл бұрын
Good 👍
@khalitsuleiman1573
@khalitsuleiman1573 3 жыл бұрын
manchalah wlhi magool hadaysan dhiman waxan dhihi laha waaba ayadii xaliimo khalif magol allah yarxam
@aniga1239
@aniga1239 4 жыл бұрын
Ooy my god! where have you been all this time. I have to say, it is daring to take on Xaliimo Khaliif Magool and boy you nail it. I laughed when your voice reached the clouds and the guy with the trumbo struggles to match.
@reermiyi1fi
@reermiyi1fi 4 жыл бұрын
Abdulrashiid Ahmed in Somali ugaas
@sirabdivlogs6217
@sirabdivlogs6217 2 жыл бұрын
Waxaan u fahmey in aad dad ingriisa la hadlayso, dad somali ah baa akhrisanaya waxaad soo qortay Fadlan anagu ingriis Ma nihiin ee ku hadal afkaaga
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 2 жыл бұрын
@@sirabdivlogs6217 sxb dad badan oo afka fahma oo wan qorin baa jira ee haku deg degin willka sxb lakin haduu Afsoomaali qori karo oo uu English wax kusoo qorey waa ku saxantahay in saxdo
@fadumoxasan2986
@fadumoxasan2986 2 жыл бұрын
@@ahmedabdi2065 W2
@gaduudo
@gaduudo 2 жыл бұрын
Dadka qaar somaliga waaku hadlaan laakin ma qori karaan
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Maasha Allah Xaliimo Sacdiyo inaba caadi ma ahan 💯💯 way keentay heestan. Fanka markan dadkan arkan jecladaa
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 4 жыл бұрын
xamar baa ka ka Tumis fiican musicada hadaanu nahay reer hargeisa waanu u qireynaa
@UbahAbdulkadir
@UbahAbdulkadir 4 жыл бұрын
Ilaa lixdamaadkii saasay ahayd oo mirahana waqooyiga muusigana koonfur
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Laga yaabaa lkn xaga fanaaniintii caanka ahayd iyo abwaanadii AnnagaY ahaayeen.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Music Maxad Kaga Meeraysan Laxan Iyo Ereyo Iyo Fanaan Intaba Waa Hargaisa ee
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 Hhhh Fanka haddii aad aqoon uleedahay saas maad. Dhahdeen😂😂😂😂
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 4 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 hahaha heesi wa musig iyo laxan ereyada abwaanada hargaisa ku badneyd abwaaninta laysma xaqiree, laakin laxamada iyo musigana de wa koonfure u qir, tusaale laxamiistayashi wa weyna marka laga reebo aun gacayte inta ugu caan san waxay ahayeen reer koonfur jaangow saalax qaasi cabdi kariin jiir xasan gareyd cigaa l jiim sh muumin bal so sheeg laxamista caan ah oo reer hargaisa ah oo an gacayte ka ahayn aun inti dhimataye dee cid walba wa lo qiraa harigasa ereya u daa muqdishana laxamo iyo musig u daa
@mohamedahassan6923
@mohamedahassan6923 4 жыл бұрын
Cod aan inaba caadi ahayn bay gabadhan ka soo baxaya! Xaliimo Khaliif hadii aysanba la dhaafin halkeedii bay dhigtay oo weliba si ka soft-tisan codkii Xaliimo ayey ku qaadaysaa oo dareen taabad leh.
@mohamedmuuse7445
@mohamedmuuse7445 4 жыл бұрын
way kentay wlhi New magool astantii fankii somaliyed ayad soo celisen
@nasiim4968
@nasiim4968 4 жыл бұрын
It's never been too late she can manage still and she's got the talent brilliant 👏👏💖
@akramyare5444
@akramyare5444 10 ай бұрын
But she passed away so sad whli 😊
@bakiincade1378
@bakiincade1378 4 жыл бұрын
Waaaw 👏👏👌😘Astan fankii hora so nolesen inta igu racsan Like 👍
@abdikadirali3589
@abdikadirali3589 4 жыл бұрын
Caysh Calyk!! Walahi Xaliimo hestii Magool oo sax aah bay kentey.ASTAAN Aad bay umahadsanyihin
@nimaladan2174
@nimaladan2174 4 жыл бұрын
Omg! Amazing Voice, xataa Style ku waa waayo waayo. Gabadh oo dhanba waa Asal. Original.
@ruqia775
@ruqia775 4 жыл бұрын
Masha alh wlhi wn fadhiyay wn u istaagay codka mcn io luuqdi magool barteedey dhigtay gabadhani heesaha magool ha sowada qaado mahdsndin dhamntin astaan fan nooleyaha somalia
@mayomoi6777
@mayomoi6777 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin bahda heello iyo xaliima sacdiyo,iyo kooxda qlabka u tumay sidey u dhan yihiin
@abdiali7008
@abdiali7008 3 жыл бұрын
Aslmu c ww. Wan slmyah shacabka Somaliyed e calamka dafihisa ku nol. ALLH SUBXANA WTCALLA, hanaga dhigo kuwa DIINTA ku dadalah kuna dhaqmah. Wayoh, wxan sharaf iyoh qiimoh ku lenah "DIINTA ISLAMKA." Amin.
@luckyh4131
@luckyh4131 4 жыл бұрын
Masha allah what a talent I can’t stop listening ❤️❤️❤️❤️💙💙
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 жыл бұрын
Still mourning the loss of our beloved Halima Sacdiya. May Allah grants her to his highest Janna and reward for her personality and goodness I really remember how her sincere bond and countless respect for me and others was. We never forget you until we remain this world and will ever send you our prayers
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 2 жыл бұрын
Iam so sorry. Did she passed away may allah granted and reward his jana ammin
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Xasuusti Boqoradi Codka Magool ❤️. Waxaas ba hees ka ah 👏
@saacidabdiahmed3844
@saacidabdiahmed3844 4 жыл бұрын
Runtii bertii magool ag dhigtay xaliimo yareey kuwataa reer astaana noolaada nooleeyaasha fanka tihiin❤❤❤❤❤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤
@bigsheeyonline
@bigsheeyonline Ай бұрын
AUN magool, suganteena waa dhaxal, luqada soomaligana waa cajib, manshallah
@abdkadirawdahir5857
@abdkadirawdahir5857 4 жыл бұрын
Waw *Xaliima Xaliima* Waaba codkii *Magool* Oo sidiisiiya. 👏👏👏 Xaliima khaliif Magool. *Aun.* Iyo dhamaan Intii *dhimatay* Fanaaniintii *Soomaaliyeed*
@aamu2648
@aamu2648 3 жыл бұрын
Magool ilaahay ha u naxariistee codkeedu unique macaan buu ahaa, fanaanadan imika codkeeda dahabiga inoogu heeseysana codkeedu waa unique aad iyo aad u macaan masha alah
@MrAwdeer
@MrAwdeer 4 жыл бұрын
Woow. Men. What a voice!!! Where have you been all those times. When wejixun have been harassing the public. Waxaa weeye maahmahdii somaliyed Ee ahayd. Maxay dantu ciishay wiil.waa iska xaal aduun.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 4 жыл бұрын
Ciddaan musikadooda gacantan u taagay sidii aay ahayd ayeey u keeneen guuuuuleeysta ayan leeyahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚❤❤❤❤❤⚘⚘⚘💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 4 жыл бұрын
Wooow waxaa soo baxday xaliimo khaliif magool qof leh codkeedii oo kale
@SareyFarah
@SareyFarah 11 ай бұрын
Absolutely meesheedi baad dhigtay wallee😊 Xusuustii abid ugu fiicneyd AUN ❤mama Halimo Khalif magool❤
@safiamohamed1515
@safiamohamed1515 4 жыл бұрын
Waaaaahwah mash allah cod aad u qurxan waad keentay heesta saan ayaan karabnaa fanaaniinta sheekada hanaga daayan eey meelaha latagan yihiin
@sahalxasan
@sahalxasan 2 жыл бұрын
Humble, nice voice and beautiful background
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 3 жыл бұрын
Maasha allah xaliimo sacdiya way keentay codkii allaha unaxariistee fanaanadii codka xaliima khaliif magool
@al.caadala8secs816
@al.caadala8secs816 4 жыл бұрын
Cajiib saan ha loo heeso ama haleska dhaafo fanka dadka xaq u leh saan ayey ugu joog joog sadaan fananada qarniga 👌👌👌👌👌👌👌
@ahmedabdi8352
@ahmedabdi8352 3 жыл бұрын
Caleek axsan sawd🙏🙏🙏
@cumarcabdi2995
@cumarcabdi2995 4 жыл бұрын
War wlhi mucjiso weeye masha’allah wey kentay
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 4 жыл бұрын
Almost too late where have you been Eddo
@roobleyare7774
@roobleyare7774 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 wad iga qosliday wlh
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waa erayadii abwaankeenii weynaa ee reer Berbera aun Hussein Aw-Faarax Dubbad, codkii boqoradii codka Somaliyeed ee Xaliimo Khaliif 'Magool' Allaha u naxariisto , fannaanadan waa fannaanad weyn, xaggay ku qarsoonayd tolow?
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Walle hestan aad ujeclahay iyada iyo hesta shinbiryahaw ma dusha ilahay hawnaxaristo mama xalimo khalif magool wa fanan ugu horeysay ee an dhagaysto abtigay dhagaysan jiray anigo 5 jiir bartay hesaheda before 13years ago
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 4 жыл бұрын
Kaalay iska arag waayo waayo maamada ahn tolow meeqa sano ayan jiri karay heestan markaan dhageysan jiray 16 sano yaa salaam 😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘💋💋💋💋
@khawaajeofficial146
@khawaajeofficial146 3 жыл бұрын
Gabadhan kamanka markan Maqlay waan yaabay waxaan islaha way ku rafanaysa laakiin markaan inta hore dhagaystay waan u qaadan waayay Dadkanuu fanku u baahanyahay qof iska qayliya looma baahna hore usoc xasuuti xaliimoy
@ahmedyare5455
@ahmedyare5455 Жыл бұрын
❤️ Ax yaa cod ❤️ 2023 /02/3/ february malaan jimce ah 👇 like
@QALBIDAJIYE7322
@QALBIDAJIYE7322 4 жыл бұрын
Maasha alaah cimrigeeda dheereeyo
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
We are so lucky to have Somali Region (I know i am suprised too) in Ethopia who is preserving our culture in every way posible after we have negligently throw away!
@roblemohamed9681
@roblemohamed9681 3 жыл бұрын
This is Muqdishu bro.
@abshirak1439
@abshirak1439 4 жыл бұрын
Codkeeda halmar dhalada ayada kadaaran mawley cambaar heesta magaceeda aanba ku wareeree ugu danbeyn waan hely Cajiib magool aa nool wlhi codkeeda qiiro uu igaliyey allaha ku xafido danbigaagana allaha dhaafo👑
@caliwadaadyare
@caliwadaadyare 4 жыл бұрын
Kooxda Astaan iyo Xalimo Scadiyo waad mahadsantihiin Fankii waad soo nooleyseen maanshaa alah
@abdiali7008
@abdiali7008 3 жыл бұрын
Aslmu c ww. Wan slmyah shacabka Somaliyed ee caalamka daafihisa ku nool. ALLH SUBXANA WTCALLA hanaga dhigo kuwa DIINTA ku dadaalah kuna dhaqmah. Wayoh, wxan sharaf iyoh qiimoh ku leenah "DIINTA ISLAMKA." Aaamiiin..
@hassanrage2840
@hassanrage2840 4 жыл бұрын
Ish qiyaasak cod kaaga allaha kuu barakeeyo astaan dadaaal kiina hal kaas ka haaaya fanka waaad nooley seen shukran
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 4 жыл бұрын
Talent ayey ledahy fanka dadkaz aya loga bahan yahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧢💙🖐️❣️
@safiyamohamedali4748
@safiyamohamedali4748 4 жыл бұрын
Really you are so amazing codkaga aadan u jecleystay ❤
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 4 жыл бұрын
2015 wakhtigii jacayl igu horeyedhagysan jiray Magool Aun Mzhl halima 2020 Dhilooyahan mudan baarayey eraygaa ugu danbeyn wan soobartay
@faizaluula5318
@faizaluula5318 4 жыл бұрын
Maxaa lagawada wll
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
weligay maanan arag qof sidaas u heesaya. walaahi wax badan kana duwana codkii magool rabi ha u naxariistee. waar Astaan Tv fankii soonaalida way soo cesheen.
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Wallee wey ku dhoweysey halkii ina khaliif 👍👍
@boqormaxamed01lamahuraan94
@boqormaxamed01lamahuraan94 3 жыл бұрын
waxd naga dhaqdeen codkii xumadii mursal faladagan iyo fartuun balbalarka msha allh horay usocda astaan
@asadomar2694
@asadomar2694 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 waiga qoslise bro
@najiibhassannajiibhassan2074
@najiibhassannajiibhassan2074 4 жыл бұрын
Wow best voice wllhi lkin micnha #dhalowyahan waa #geed
@garaadsamecali5315
@garaadsamecali5315 4 жыл бұрын
Dhaloyahan wa geed geelu jacalyaha magaciisa kle waxa la dhaha qadi
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi Жыл бұрын
Waa sida DHILLOWYAHAN intuu laani isaga dhegay, waa dhillowyahan ee ma ahan sida Xaliimo Sacdiyo utiri DHALOWYAHAN, Dhageyso heesta original ka ee Magool AUN. DHILLOWYAHAN waa geed geedaha ku dulbaxa oo ku dul saaqa.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Astann waxan idinka cod sanenaa Kuwa durbanka iyo kabanka iyo fiyoliinka biyanada Tumayaan waa in aad nabartan Magac yadooda halka hoose Ku soo qortaan mahad sanadiin
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Iyo qofkii sameeyey heesaha, laxanka, codkii hore iwm
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@mhassan0163 haa zhp waa sax
@Shakkir7929
@Shakkir7929 4 жыл бұрын
Wow 👏 what a beautiful team 😍 👏 good 👍 job
@ciiseqoryoley3729
@ciiseqoryoley3729 4 жыл бұрын
Nice song Kama daalo dhageysiga heestaan xasuustii xaliimo qaliif magool mahad.sanidiin Astaan
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 3 жыл бұрын
Wlhi wa hees darenkeyga kicisay,best updated words in the year
@softiiabdulkadir908
@softiiabdulkadir908 11 ай бұрын
Allah Yaraxma Raaximiin Habaryartey Xaliima Sacdiya🤲😭 Habo Xaliima Sacdiya & Mama Xaliima Magoolba Maanta Waa Moowto Allow U Wada Naxariiso🤲😢
@user-dz6pf2lf9b
@user-dz6pf2lf9b 9 ай бұрын
Amiin yaa Allah 😢😢
@timocadecade9781
@timocadecade9781 3 жыл бұрын
Warkooxdan igu salaama set muusiga u garaacayaan koox u garaacda ma adag 50 year ayaa jiraa
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Ma jiraa tv kaan cml cml wlhi inuu tv saan cml Somali leheen somalida tv yado kale dhaan siyasaad iyo odayal lkn kaan waxa walbo wa ka helee
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Tv yada sudan cml iyo Carabta ayu live music sameyaa wow Ani gacan uu tagay
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Halkaa way qaladay waa sida dhalow yahan ayay tidhi waana sidan: Waa sida dhilow yahan intuu laan isaga degay.
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 4 жыл бұрын
Khadar Mohamed waa run wllo anba waan arkey anoo sixitaan samee isleh ayaan qoraalkaagan arkey mahadsanid
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Dhilooyahan iyo Dhilowyahan labadan waa loo yaqaan deegaanada qaarna Qadow ayaa la yidhaahdaa
@mohamedbashirali9152
@mohamedbashirali9152 4 жыл бұрын
Really it was wandering me your glareous voice which attracting all the viewers but we ask our self where have you been these years even though you didn't get marvelous opportunity like this, anyway i would like to appreciate all astaan group whom developing our literature and inspiring our generation whom deserved this ample chance 🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 3 жыл бұрын
Fadlan isku day inaad Af-Soomali wax ku qortid. Ingiriisigaaga qashin baa ka buuxa
@phatariyussuf9840
@phatariyussuf9840 Жыл бұрын
Sxb beerka ayaad kala bax day sxbkeen
@akramyare5444
@akramyare5444 Жыл бұрын
Bro i hear she passed away may allah rest her soul
@mulkidaahir7212
@mulkidaahir7212 3 жыл бұрын
Alleylahe way qaatay haddaan lets hagraneyn hore u soco ayaan ku leeyahay
HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX
5:26
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 18 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Magool - Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree
8:57
Hirad Channel
Рет қаралды 90 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 7 М.
"Waar Deg Deg Ah!!!
40:04
somalia media News
Рет қаралды 907
Barnaamijka heello | Heesta Seylo | Maama Sacdiyo Xurmo 2020
10:12
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН