Barnaamijka Heello | Heesta Awr Dhigola' | Xaliimo Sacdiyo | Astaan TV 2020.

  Рет қаралды 124,131

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Heestan Waxa hore u wada qaaday Xaliimo Khaliif Magool Iyo Cismaan Gacanlow
Ereyeda waxaa leh - Saxardiid Jebiye
Laxanka waxaa saaray - Axmed Muxumed Good Shimbir
Barnaamijka HEELLO oo aannu heesihii hore dib ugu cusboonaysiinayno Todobaad walba kala soco Astaan TV 2019.
Xuquuqda muuqaalka waxey gaar u tahay Astaan ©

Пікірлер: 125
@kundiidahmed5074
@kundiidahmed5074 4 жыл бұрын
heestan sideydoo kale hadii ey kugu socoto like wash wash kusii🙏🙏🙏
@abti232
@abti232 2 жыл бұрын
ALLAHA unaxariisto Saxardiid, Cismaan Gacanlow, Magool, Shimbir iyo dhamaan fanaaniinti hore ee katagay dhaxal maguuraan ah. Thanks Xaliima Sacdiya iyo kooxda Astaan..
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
Iyadana wey dhimataan umaleen
@hassanmohamed8937
@hassanmohamed8937 Жыл бұрын
2023 still watching Inaba cadi mahaa Way mahadsanyihin Astana cable oo so nolaysey fanki hore
@shaaficiqandala5637
@shaaficiqandala5637 4 жыл бұрын
Alla yacizak fanaanad buure ah 100% Walaahi bilaahi axlaa afku kuma go' fanaaniinta hada Soo baxday qaar baan is dhahaa yaakaa aamusiya TOLOW ma geeri ayay maqleen oo iska ooyaya woxoodu cod maahee waa baroor laakiin XALIIMO SACDIYO waa fanaanad top ah Masha allah Shaafici Axmed Caynab QANDALA From PUNTLAND
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 2 жыл бұрын
Shaafici qurundadale@ BOWE MA SHALAA DHALATAY CODKA HEESTAN WAXAA LAHAA NAAG HAWIYE AH OO MAR HORE GEERIYOTAY MAGOOL BAA LA YIRAAH
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 Жыл бұрын
Allah u Naxariisto Eedo xaliimo Qaliif Cumar Magool aa qaadey waalasoo cusub beeyey❤well don habo Adigana!
@mohameddaacad1919
@mohameddaacad1919 Жыл бұрын
Amiin ala ya raxma eedo magool
@rashiidosman5572
@rashiidosman5572 4 жыл бұрын
Waaa ereyadii awawgay saxardiid cabdi jaamac jebiye alla ha unaxariistee
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 4 жыл бұрын
Xaliimo cumar khaliif Magool sowtul raxma ahn waayo waayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🤣❤❤❤❤gratis Sacdiyo ✅
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Wxn ahay qofki ugu horeyay dadka iga dabeyow👀❤👍
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه حليمه سعديه أبدعت ماشاءالله .......صوت قوي , واحساس راقي , واداء متميز, ربنا يجفظك وبالتوفيق دائما
@abdullatifabdulla2074
@abdullatifabdulla2074 4 жыл бұрын
MrLooyaan وهي كذلك ادام الله حيائها وهدوئها
@abdurahmanhasan7097
@abdurahmanhasan7097 Жыл бұрын
​@@abdullatifabdulla2074ĺ
@abdifatahmohamed1223
@abdifatahmohamed1223 4 жыл бұрын
Very clear voice waxba nabartay is dhex yaacee aad baan baad umahad sanntihiin astaan tv fanka soo noolaysee
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Waaaaw so beautiful hees macaan marki horena waxaa qaadi jiray labo qofoon aad u jeclaa Allaha u Naxariistee haddana gabar qurux badan codna Rabbi ugu deeqay walaal xaliimo adiga iyo kooxda ku tumeysa sida quruxda badan aad baad u mahadsantihiin
@cadarus75
@cadarus75 2 жыл бұрын
ILLAAAHAY HAKUU NAXARIISTO XALIIMO SACDIYO AAAAMIN .
@ayaanmohamed3542
@ayaanmohamed3542 2 жыл бұрын
Ilhy ha unaxaristo waa dhimatey
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 4 жыл бұрын
Cod Danan ah Mashlaah Keep Going Kuu Ololoyee Imaaanso
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 4 жыл бұрын
Sidaas oo kale haloo heeso ama hala iska daayo heesaha danbigooda
@ahmedmohamud568
@ahmedmohamud568 3 жыл бұрын
Wlh fananada qarniga qarsaneed gabdho soo dhiiba cimaamada waad aragtan in fanan sax ah ay tahay waliba ay mudan tahay taajka jiilka heesaha lagu sharfo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Anigu mahaysto cimaamadeeda laysma xaqiiree
@najiibdhagole1315
@najiibdhagole1315 4 жыл бұрын
Waa kuwaan Dadka Heesaha Loogu Tala Galay
@Anshaxa007
@Anshaxa007 3 жыл бұрын
Allaylehe Wxba k dhcy Eesh Qiyask legend
@aminadeganchannel1322
@aminadeganchannel1322 2 жыл бұрын
Ilhy ha u naxariisto mama xalimo sacdayo
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Waxaan soo xusuusty waayo waayo wallahi alayacizak🤔🤔🤔😍😍
@rimaaseey
@rimaaseey 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto xaliimo qaliif magool
@khaliiffaarax3035
@khaliiffaarax3035 3 жыл бұрын
Masha alaha eedaday wlhi xasuus hore ayey ixasuusi say wadadki hore runti wlhi fanan aan cadi aheen wayo
@saabirliibaanta-ey4dj
@saabirliibaanta-ey4dj Жыл бұрын
Yaa dadkii hore ah oo iisheegi Karo bilowga music 🎶 ga magaca heesta
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Aad iyo aad seerbiya Xusuustii magool iyo gacanlow
@jakatoorka8887
@jakatoorka8887 4 жыл бұрын
Kooxdaan Music sideey u garacaayaan koox kugaarto weli maan arkin horay usocda Fankii baad soo nooleyseen
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 4 жыл бұрын
Maamadaan kama daalo heesteeda codkeeda caadi maaha samideey😍😍😍🙏
@khaliiffaarax3035
@khaliiffaarax3035 3 жыл бұрын
Meshey laheed ayey maraisay wlhi
@mrshaji8858
@mrshaji8858 4 жыл бұрын
Groupkaan wax tumaya maa la cawiyo oo loo furo KZbin aay leyihiin Si aaay wax uga faidaan iyagana somalida wax wayn bay u hayan fankii oo dhan iyagoo ka biloowdaa haday wax tumayn hestaba macno ma yeelateen
@abdimohamedabdi6286
@abdimohamedabdi6286 2 жыл бұрын
Ila so rariira astaan misig plz waan jecellahy in aan Barto si barito aan idin badalo
@cabdiraxmaancabdilaahi3442
@cabdiraxmaancabdilaahi3442 3 жыл бұрын
Astaan tv thnks
@kimosaid3221
@kimosaid3221 4 жыл бұрын
Masha Allah 🤩 cod macaan yaa heesta lagu qaaday
@fardowsamohamed2852
@fardowsamohamed2852 2 жыл бұрын
Waan kaga maarmi karaan boqoradda Codka Magool
@abtidoon6058
@abtidoon6058 3 жыл бұрын
Hestaan wr dhagola waa jjecladay viva helo
@barkulanchannel503
@barkulanchannel503 3 жыл бұрын
Wa inta galia ee ka nool Somalia 🇸🇴 aduunka hadii laso Marin lahaa Somalia ayey so xasusan lahayeen
@MsQeyliye
@MsQeyliye 2 жыл бұрын
Axsan cod maacan 100%
@maslaxabgaal3660
@maslaxabgaal3660 4 жыл бұрын
Maasha allaah cud wakugu dhamaaday ee soo badi heesaha mcn
@abdiadenabdulle2950
@abdiadenabdulle2950 4 жыл бұрын
Daganaansho iyo cod tafaftiran oo faseex ah oo illahay ugu deeqan waan oomanoo ilarooban baan ka ifxiranee wallee caadi maaha heestaan
@karaamayare8823
@karaamayare8823 4 жыл бұрын
waaaaw hees iyo heesyaalo inaba caadi.ma ahan mamada kalsoonida ey mujisay iyo sida ay hesta ugu lartay dareenkeeda inaba caadi ma aha cajiibal cajiib👏☝️👏👏👏👌
@khaalidcabdiraxmaan5982
@khaalidcabdiraxmaan5982 3 жыл бұрын
Ax heestan waan jeclahay wlhi
@leemohamed3291
@leemohamed3291 4 жыл бұрын
Our culture will go on cause of yu
@Geejire
@Geejire 4 жыл бұрын
Wooow maasha allaah waa kuwan dadka codka hibada ilaahey u siiyey, iska hees looma heesee sidana loo heesaa, meeye kuwii nagu dawakhiyey Playback iyo waxan jirin.
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 4 жыл бұрын
Woooow mashaa allah waa maamo cod macaan waad salaamantiin dhamaan bahda barnaamijka heelo gaar ahaan cumar seerbiya
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto maamada
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 жыл бұрын
Awr dhigo la' Sidaa u qor mudane.
@qadraxasanmursal7809
@qadraxasanmursal7809 2 жыл бұрын
alahunahariisto
@MOHAMEDAHMED-bd6km
@MOHAMEDAHMED-bd6km 4 жыл бұрын
Sidaas oo kale ayaa loo heesaa 100%
@shiifowproduction6179
@shiifowproduction6179 3 жыл бұрын
Kudos yaca
@xaawoladan929
@xaawoladan929 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto maamadan ka baxsha waa codsi
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 4 жыл бұрын
Masha allaah waxaas baa cod iyo dad isla jaan qaaday laysku dhahaaa
@MAbdalle
@MAbdalle 4 жыл бұрын
Waah! Xaliima Sacdiya, cod baa ilaah ku manaystay thanks
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 жыл бұрын
mohamudow@ waase bidaarna waa leedahaye magool markey qaaday heestan ma aragtay mise wali
@abti232
@abti232 2 жыл бұрын
Ruux aan arkoo, ishu qabata oon kaaga uursamahay Arligiyo Ifkaba Kuma uumanee, iimaansa oo adna igu simoo Arinka ilaqabo... Waa inta aan ugu Jecelahay ee qalbigayga taabata... AUN Saxardiid
@xawom3016
@xawom3016 4 жыл бұрын
Qoftaan way usooo dhawaaatey codkiiii heesta. . Maka hesheeen.
@fa7937
@fa7937 3 жыл бұрын
afkaada caano lagu qabay. Pure Somali ebony color !
@mohamudfirin1259
@mohamudfirin1259 3 жыл бұрын
WAXA KHADKA SO GALAY COMPUTER DALKA SOMALIA DHAN WAAY KANTAY XALIIM SACDIYO NO.1 WALAL ANIGA HUBA ANIGA SIIYEY MAMA XALIIM SACDIYO.
@NouraNoura7788-c7c
@NouraNoura7788-c7c Жыл бұрын
@AhmedHJ4983
@AhmedHJ4983 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto fanaanad Xaliimo Sacdiyo hada ayaa Cumar Seerbiya ayaan ka soo maqlay.
@amal6025
@amal6025 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah. Aad ugu naxay geerida maamada.
@hassanmohamed6488
@hassanmohamed6488 4 жыл бұрын
Laba xasan baa isugu tagay. Murtida abwaan xasan ganey waxaad ka garan kartaa mar wliba waxan sina uga madhnayn dhaqanka soomaalida
@shaakirmuse1642
@shaakirmuse1642 4 жыл бұрын
Heestaan markii lasameeyey xasan ganay wuxuu ahaa nin yar Waxaa heeska iska leh saxardiid
@sucaadmacalincilmi5731
@sucaadmacalincilmi5731 4 жыл бұрын
Waa halke meshan ma muqdisha
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
Gobalka banadir .muqdisho waaye
@axmedkuunaciise9997
@axmedkuunaciise9997 4 жыл бұрын
liido
@wardheeremaxamed761
@wardheeremaxamed761 4 жыл бұрын
Mogadishu,Degmada Cabdicasiis Liido Beach (Hotel Dolphin)🙋‍♂️
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
@@wardheeremaxamed761 sxb marka hore waan ku salaamay mida runtii waa sidaa u sheegtay tilmaamtaada Laakiin aan ku waydiiyee maalintii heestaan iyo heesta kale ee Sayla la duubayay miyaad joogtay Hotel Dolphin dabcan aniga waan joogay galabtaas qiimaha badan
@farhanmohamed3657
@farhanmohamed3657 4 жыл бұрын
Waakan cod
@omaryousuf41
@omaryousuf41 2 жыл бұрын
2022
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 5 ай бұрын
Halkeedii bay dhig tay, astaan iyo musiciansku way mahadsan yihiin sidoo kale sabriye
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 4 жыл бұрын
Oh my god dhalinta dabe aya kujiraa hadana majecli inan dhagesto kac kac jacaylka ukac mahad sanid xaliimo cadey
@lqs-tv6745
@lqs-tv6745 4 жыл бұрын
Bashka mxd run sheegty kkkkkk
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 4 жыл бұрын
@@lqs-tv6745 mahad sanid walal
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@lqs-tv6745 aad iyo aad walee waa dhab
@omardhaanto4021
@omardhaanto4021 3 жыл бұрын
xaliimo sacdiya codbaa kugu dhacay ala yacisak salaan culus iga gudoon waad dhigtay halkeedi heesta
@abdalla6978
@abdalla6978 4 жыл бұрын
Laguma dhaamee dhaqaaq, waa dhiirigalin wanaagsan.
@Cartan7
@Cartan7 4 жыл бұрын
Gobol Waqoyi waxay ku laacib hal-abuur Somali Saxardiid Maxamed Jebiye; melody or laxan by Axmed Muxumed Good Shimbir
@MustafaAli-l3c9j
@MustafaAli-l3c9j Ай бұрын
Heestan ereyada waxaa curiyay Saxardiid Jebiye Laxankana waxaa saaray Cali Fayruus. Ka eeg buugga Maandeeq ee abwaan Saxardiid Jebiye, bogga 142. Cumar Seerbiya & Astaan xuquuqda ilaaliya oo cidda laxanka leh inaka saxa...
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
100%
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
War astaan tv kooxda waa mucjiso iga gaarsiiya salaansare
@YassinAbdullahi
@YassinAbdullahi 7 ай бұрын
Inanta waxaa dhib ku ah 🎤. Maad u sheegtaan inay hoos u dhigto si wajigeeda loo arko. 😂
@hazzan
@hazzan 4 жыл бұрын
Astaan tv hargaisa iyo astaan tv muqdisho ayaan miyaa ay kala yihiin mise waa isku astaan kaliya oo hal qof ayaa ayaa leh fikirka arinkan mid aad u fiican weeyaan magaalo kasta halaga hirgaliso waxaa la helayaa dad badan oo cod halaasi ah leh
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 жыл бұрын
Waa isku mid qeybo badan ay ka koobantahay qeyb sports qeyb suugaanta iyo qeybo badan waa shirkad agaasimaha astaan waqti xadirkan hargeysa ayuu xiranyahay bilaa danbi waa nin dhalinyaro ah oo reer muqdisho ah
@nurseed6465
@nurseed6465 4 жыл бұрын
Maamada waa tageeraah sida kalsoonida leeh ee u qaaday waaba ladhacay
@caqli_same8270
@caqli_same8270 3 жыл бұрын
Eesh calaa Heeso badan oo magool qaado halaga duubo
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 жыл бұрын
allow heesha naga madowbee Aamiin
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
Taasi ma dhaceyso Sorry
@Mu5lis
@Mu5lis 4 жыл бұрын
Adiga lee iska madoobee nooh lol yaa ku soo qasbay maa iska damisid
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Ameen ya Allah Ameen ya Rahman inshlh Bidnilahil Kareem
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
@@babariham2303 marka halkaan maxaad kasoo doontay
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
@@hewho7993 in Laiskaducoysataa Waa Ficanthy mar markoo , madama Ellahow Irzaqad Iyo Cafimad Isii Ama idambi Daaf ELLEHEY katugnoo Waa inam ELLEHEY hesaxa Mar Naga madhobiya wayoo Waxba kumadamayoo Allah
@cAt-lh8wb
@cAt-lh8wb 4 жыл бұрын
Yaaa zalam cadi Maha lkn maxaa ku dhacay no one view this song
@Cabdullahi-ie9uu
@Cabdullahi-ie9uu 4 жыл бұрын
axsan hees wwww
@fartuunlucky6594
@fartuunlucky6594 4 жыл бұрын
waaw
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 4 жыл бұрын
Hees dhan waliba ka edebsan wàye fanaanadu way qirootay aleylehe organka ninba ku farayarestay
@abdirahmanahmed8985
@abdirahmanahmed8985 4 жыл бұрын
Ruxaan arko oo isha qabato, oon kaga uur samahay arliga iyo ifkaba Kuma uumanee arinka ila qabo
@nafisaahmed4187
@nafisaahmed4187 4 жыл бұрын
Abdirahman Ahmed gormed san uxifdisay
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
@@nafisaahmed4187 markan Laxanka socdaa laa fahmaaa Erayadha
@azizabdo5766
@azizabdo5766 4 жыл бұрын
Halima sadia bananke ku dhacde m.a
@dahirali8471
@dahirali8471 3 жыл бұрын
Oori (xaas) ruux kaloon u ahaanayaa Weyga inankayee ! adna aygu sinoo arrinka ila qabo
@wrfhbg
@wrfhbg 4 жыл бұрын
Axsanu sowt
@BadarAxmed-c6f
@BadarAxmed-c6f 17 күн бұрын
Adna haigusino arinka ilaqabo
@jannalejannale2380
@jannalejannale2380 4 жыл бұрын
1
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 4 жыл бұрын
#Astaan_Tv_Guul
@housseinali9177
@housseinali9177 4 жыл бұрын
War bal ila eegaa😂😂😂😂
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
Aleylehe wey dhigtey mamada sharaf ku nooloow husuusbaa reebteye cawa
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
Ama sas uhees ama iska daa
@samsamyusuf4054
@samsamyusuf4054 4 жыл бұрын
Afar indhoodkaan yaameshakeenay waraa naga wareeg mamada hanoo heeste
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@baylood.germany
@baylood.germany 4 жыл бұрын
Eesh qiyaasak waxasa kaa coda mamadan alaha sharfo wlhi xusuus bay igelisay fanaanad miyaa mise
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Waa mucjiso codkeedu subxaan
@Najibji
@Najibji 4 жыл бұрын
Sikastaba gaari meysid xalima qalif
@abdihakimmouhoumednour7972
@abdihakimmouhoumednour7972 4 жыл бұрын
H
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 4 жыл бұрын
Adban ugahely
Barnaamijka heello | Heesta Seylo | Maama Sacdiyo Xurmo 2020
10:12
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xaliimo Sacdiyo Heesta | Awr dhigo la' | Astaan Music 2020
6:02
Astaan Music
Рет қаралды 28 М.
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Heestii:- ASALKA HURDADA
13:15
Hal Abuur channel
Рет қаралды 3,1 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН