Heesta: Hani | Cabdirisaaq Siciid

  Рет қаралды 177,225

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xasuusta: iid Batalaale.
Erayad iyo Laxanka: Cabdinaasir Macalin
Music:Shabcaan isko
#Habeenka Maamuuska Cabdinaasir Macalin Caydiid

Пікірлер: 130
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 жыл бұрын
Inanka waxay isku cod eegyihiin hobolkii c/fataax yare 😍
@hanimohamed3551
@hanimohamed3551 2 жыл бұрын
M.a wad ku mahadsantahay heesta mcn aad magaceyga kusoo qaaday Allah ku xafido fanaankeena
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 жыл бұрын
Wadnaha dhiiga haba iyo Halbowlaha waraabiyaba Adigaa haleeyoo Halis baad igalisee Hadmaan ku helayaa 💔😢
@mohamedcarab26
@mohamedcarab26 3 жыл бұрын
hani hibashada kalgacalkaa hubaal waan kuu hanwaynee hani hurdo habeen ma seexdoo aduunbay i hor joogee ************** haraad baan kuu qabaa anigu hamuun baan kuu hayaa adiga hawaystay hareerahaagoo ku hungoobi maayee ha hantaaqmin abidkaa hana iilan waligaa *********** wadnaha dhiiga haba iyo halbawlaha waraabiyaba adigaa halleeyoo halis baad i galisee hadmaan ku helayaa ****************** hani hogol curatay baa too nasiib igu hagaajee hani halkaad igaga taalbaa hadiyo goor i hafeefanayse hilaac baad ii tahay aniga hormood baan kuu ahay adiga hawaystay hareerahaagoo ku hungoobi maayee ha hantaaqmin abidkaa hana iilan waligaa wadnaha dhiiga haba iyo halbawlaha waraabiyaba adigaa haleeyoo halis baad i galisee hadmaan ku helayaa
@hiboxasan6920
@hiboxasan6920 2 жыл бұрын
War Sidan ad heesta U Qortay waaxay
@mohamedcarab26
@mohamedcarab26 2 жыл бұрын
@@hiboxasan6920 oo sideen u qori lahaa aad rabtaa
@Haibe571
@Haibe571 3 жыл бұрын
Jacaylku siduu suugaanta Somalida ugu badan yahay inuu bulsho ahaana inagga muuqdo ayay ahayd
@faatimaismail5814
@faatimaismail5814 3 жыл бұрын
Wlhi wllky inaadan been kuzheegin bulzhadenu io suugaantenu izmalaha
@Jawaahir617
@Jawaahir617 3 жыл бұрын
@@faatimaismail5814 tolow waa maxay sababtu ayaad isleedahay 😄
@faatimaismail5814
@faatimaismail5814 Жыл бұрын
@@Jawaahir617 waxaan is orankara waxa inagu badan xiizaha oo jacaylka io xiisahynu kla garankari laanahy
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Iidla yaraha hargeisa ninka heeso uuna lahyn qaada abdirizak sicid keep going bro
@rynbshe8218
@rynbshe8218 3 жыл бұрын
Mansha allah abdirisaq yare codka alle ha kuu barakeeyo wll
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
Hilaacbaad ii tahay aniga Hormuudbaan kuu ahay aniga Waaaw 100/100 ⚘
@Barafey
@Barafey Жыл бұрын
Heesta Eid qofan ahen mkuso baxeso beast song 🍒🌝👩‍🦯🕊
@xamseaadan4391
@xamseaadan4391 3 жыл бұрын
Axyaa Alfanaan Cod Macaan Axyaa Biilar 🏆🏆🏆
@muminadahking5234
@muminadahking5234 3 жыл бұрын
Siifican bad u qaday wa slow nocani taankale iid batalalenA wa nice labuda laba siiyo fiican bay u qadeen wa hees macan
@Zakariaahmed66
@Zakariaahmed66 8 ай бұрын
2024 dawanaysa😂😂
@ahmedcasaan7855
@ahmedcasaan7855 Жыл бұрын
Aduun ba i hor jooge❤
@sir__cmc
@sir__cmc 3 жыл бұрын
I rated this as 10/10.
@zhahruzadwarzamecde2134
@zhahruzadwarzamecde2134 3 жыл бұрын
M.a axsan cod wlhi mesheedi Iyo kabadan baad dhigtay Heesta bowe💯❤💉💯💯💯💯
@khadarjama8414
@khadarjama8414 3 жыл бұрын
I was remember 7 years Ago when i heard this song 💔
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
A gentle voice yet killing and awesome Cabdiridaaq Siciid great
@manaalbeeldaje5602
@manaalbeeldaje5602 3 жыл бұрын
Hurdo hben ma seexdo adunba ihor joge 😭😭😭
@abwaanjamabiixibiixi274
@abwaanjamabiixibiixi274 3 жыл бұрын
Waa hees xasuus teeda leh
@istaraliinacadey1280
@istaraliinacadey1280 3 жыл бұрын
Alla inankii sahra good oo wan garanaya bari AAN islaynay oo AAN qaniinay
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Waan ku dila walalkay kaa hishood
@shaymahussien4764
@shaymahussien4764 3 жыл бұрын
😅😅😅😅
@jimcale2553
@jimcale2553 3 жыл бұрын
Ma rer burcad tahay 🖐
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 3 жыл бұрын
Halkad ka qaniintay 😄😄
@muominabraahim1774
@muominabraahim1774 3 жыл бұрын
Hhhhh maalinkaa intaan qoslay bawdaday ka qaniintay q#skay doonayssooo istaqfurlaah naaag wln😀😀😀
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
Wilasha SOMALIDA xamiilo Ana dhalay 90ka🙄 HADA WIILKAN wa qurxon yahay labiskisana wa qurxon yahay lkn iska buur aya stylki ka badhasuuqiyay.
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 3 жыл бұрын
Heestii ied batalaaale mayna heen
@Duuduub143
@Duuduub143 3 жыл бұрын
M.sha allh codkisa iqanciyay❤💯💯
@the_kaarto
@the_kaarto 3 жыл бұрын
Eid jama batalaale codkiisa wad so dhawaysey zxp lkn heesta music kedi hora ku wacna malaha
@dgarb8353
@dgarb8353 3 жыл бұрын
Zxp heesta abdinasir macalin caydiid aya qada isaga u dhiibay batalaale
@the_kaarto
@the_kaarto 3 жыл бұрын
​@@dgarb8353 brother macalinku ereyada iyo laxanka ayu leeyey lkn heestu wa xasuusti iid jama batalaale .waanu qaaday dhawan iyado kamana macalin abdinasiir
@muminadahking5234
@muminadahking5234 3 жыл бұрын
Cabdi Nasir ba qadi jiray wagu snm aha iiid wu cusbonisay bes hestan cabdinasir macalin ba waligii ba laha ana kaanog
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 2 жыл бұрын
Heestan horaan u maqlay ee yaa qaadi jiray tolow
@sancatvsancatv689
@sancatvsancatv689 3 жыл бұрын
Bataleele saqiir
@fahanmediapro9963
@fahanmediapro9963 3 жыл бұрын
heestan iid batalaale ee hani, abdirisaaq lamuu keenin
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Hoyadaba ka dhigtay miyaa
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Reer sh isaxaaq WA dadka kaliya ee isku duuban wlh oo is jecel anaga darood iyo hadan nahay WA is cunay
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
Becouse darood waa badan yahy ayaga waaa Hal dir ka mida lakiin darood waa badan yahy ayaga iyo mj ama mr am og aya isku mida
@zxsdwe170
@zxsdwe170 3 жыл бұрын
My husband is not with me becouse of corna & the locked down and other circumstances in the way ,this songs is exactly how I feel😔😭
@mohamedaliaflaw1446
@mohamedaliaflaw1446 Жыл бұрын
Alle hakuu soo dhaweeyo😢
@suldanxasan8316
@suldanxasan8316 3 жыл бұрын
Ma gaaro IID JAAMAC BATALALE
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Hoyada uu sheeg
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Xasuustii ciid jaamac batalaale
@ahmedcasaan7855
@ahmedcasaan7855 Жыл бұрын
Waxani hees way dhaaftay❤
@saidzakaria6683
@saidzakaria6683 3 жыл бұрын
Woww woww kkkk 100/10000000000000
@wardaahmed6560
@wardaahmed6560 3 жыл бұрын
Wll plz cidii wiilka garanaysaa haygu sheegto inuu heesta u so saaro video clip ay inan kula ku jirto o quruxbadan dareen ayey abuuraysaa heestu quruxdu ilahay siiyey iyo heestu way mach gareeyeen anyway codmacaan iyo qurux daganaansho ilahay huno haku dhawro
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
HANI ABDISHAKUR ABDISALAAM.❤️🙏
@sulekhaibrahim8096
@sulekhaibrahim8096 3 жыл бұрын
Wow wow mashAllah this boy can sing
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 3 жыл бұрын
Heestan cabdifatx yare ya ka maqlay
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Wixii hore quba mushteeg oo yar hablii qurbaa waad dhibtay
@Beingdemur
@Beingdemur 3 жыл бұрын
😂😂😂 ya kuu sheegay adiga?
@SaidAdan
@SaidAdan 3 жыл бұрын
@Musstalifa Musstalifa fuck habaryoonis waa habar awal ciise muuse
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@SaidAdan kkkkk ciil qabe waarwaa nin habaryonis oo reer caynaashe lkn ciise muuse way dhaleen oo sahra good abees baa dhashay naagaw
@muminadahking5234
@muminadahking5234 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 kadaya wuxu doono ha ahado fananka qabyalada ma fiucno by habar Awal na wa same
@SaidAdan
@SaidAdan 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 khaniisoow naga fadhiiso
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Cåabdi xagaan ku soo maraa muska ma soo jibaaxa
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
WAAYO ANIGOO YAR BAAN GUURSADAY BAR WAAQO BAAN KU JIRAA .M.TABAARIK
@MarwaMaxaned
@MarwaMaxaned 7 ай бұрын
Heesta ciyaarta ka daa niyaw
@cabdiraxmaanomarakabe5525
@cabdiraxmaanomarakabe5525 2 жыл бұрын
"Wadnaha dhiiga haba iyo Halbawlaha waraabiyaba Adigaa haleeyoo Halis baad I galisee Hadmaan Ku helayaa" 12-3-2022.. 4:30. Kütahya.
@naimalove7368
@naimalove7368 3 жыл бұрын
Aaaaaaaaah heskan l love noney❤✌👌
@ibrahintalan4824
@ibrahintalan4824 3 жыл бұрын
Muxiyadiin feero geelo kabtanki riyada salaan sare 🙏🙏
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 3 жыл бұрын
Wwww All the best am listing so good👈👈👈👈👈
@hamzaosman3567
@hamzaosman3567 3 жыл бұрын
Axya zowt 🔥
@abbassalah3867
@abbassalah3867 3 жыл бұрын
Hurdo haben masexdo adunba ihor joga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@afaluulofficial8839
@afaluulofficial8839 3 жыл бұрын
Masha allah 👌👌
@amalhussein8209
@amalhussein8209 3 жыл бұрын
Aadbaad ucod wanaagsan tahaye
@salwa8962
@salwa8962 3 жыл бұрын
Xasuusti iid jama batalaale
@axzaabosman8786
@axzaabosman8786 3 жыл бұрын
Heestan got telent ayaan kaga qayb galay xasuus gaaray ii leedahay Waanan ku so baxay 😔🙄
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Wllhi walal aday kuu taala
@abdirahmaanakhyaar3997
@abdirahmaanakhyaar3997 3 жыл бұрын
Iidle yare wallkiis😂
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 3 жыл бұрын
Codkiiba xabeeb aya ku qarisay. Lkn heeso kale adqaadan arkoo ma xuma
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Xabeebtu waaba inta macaanaynaysa wixii baadan fahmayne
@waabarimedia435
@waabarimedia435 3 жыл бұрын
Codka macaane la zheegapa waa xapeep iyo baabaH AdEer mrkaa micnaHa faHaN
@bunnygirl4234
@bunnygirl4234 2 жыл бұрын
Jah ❤😊
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq iyo iidle yare ma walaala wa aisku cod waaney isu yara eegyahiin
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Maya
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
The best song of u heard in Abdirazaq sead 10/10
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Dhashii shankaroon land shar gudban💚❤🗯💯🌺💋💋💋
@haniitah
@haniitah 3 жыл бұрын
Heeeeeee 👂👂👂👍
@abdiazizalinchannel4705
@abdiazizalinchannel4705 3 жыл бұрын
War yousuf ahmed yousuf ayaan arkaa wan salamaya
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 3 жыл бұрын
Axsan ayaaa cod wlahi xasuus ayaan glay
@najibwerar6117
@najibwerar6117 3 жыл бұрын
Hees cajiib oo farshaxan kamuuqdo erayada iyo laxankaba gabigaba wada kalgacal baad noqonaysa markad dhugato
@FaadumoCabdiqadir-b8j
@FaadumoCabdiqadir-b8j Жыл бұрын
@mohamedmuhumed7743
@mohamedmuhumed7743 3 жыл бұрын
Heest music geedii feedhaha ayuu kaga ciyaaray , bashiir hanuuniye oo kaliya ayaa halkeeda dhigaya
@haboonck3204
@haboonck3204 3 жыл бұрын
Ax yaa fanaan Apdirisaq siciid
@amiiracllaahi8188
@amiiracllaahi8188 3 жыл бұрын
Alla my ex uu egiida inader
@hanamahamet2128
@hanamahamet2128 3 жыл бұрын
oooh! my name
@dunboqor1894
@dunboqor1894 3 жыл бұрын
Iid jaamac bataalaale
@mustafemaxamed498
@mustafemaxamed498 3 жыл бұрын
Wlee hal keeda ayuu dhigay ishcalaa fanaan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW
@saedmohamed7702
@saedmohamed7702 3 жыл бұрын
Way quruxbadnaanlahyd hadii ay nooshahay jeexaygii nolosha oo dhisaysa dhankeeda
@hodangaraad4501
@hodangaraad4501 2 жыл бұрын
😭😭
@hanimaxamed4904
@hanimaxamed4904 3 жыл бұрын
Heeee
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 3 жыл бұрын
Heestii haayada miyaa
@xafsacabdilaahi1214
@xafsacabdilaahi1214 3 жыл бұрын
Legend
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 жыл бұрын
HABLAHA HALA GUURASADO HADII KALE WAY GABOOBAYAA WAA IGA TALO
@haniyeto3796
@haniyeto3796 3 жыл бұрын
😘💝💝💝💝
@afaluulofficial8839
@afaluulofficial8839 3 жыл бұрын
👌👌
@nimcomaxamud3181
@nimcomaxamud3181 2 жыл бұрын
Hoboladi habaryoonis so rogaal celiye
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 3 жыл бұрын
Kan wuku ciyaray heestaa akhas
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 3 жыл бұрын
Heesta waxad isugu dartay cod xumo iyo bililqaysi
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Hooyada ashadeedi Buu isku darsaday kun jeer was hooyadaye shuuubayay shuubadu dhashay dhilayay
@samiiraadaan3720
@samiiraadaan3720 3 жыл бұрын
Wllo hadaad fanka wax ka taqaan cod xuma kuma sheegten
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
T
@basmageele4790
@basmageele4790 3 жыл бұрын
Ma uurbu leeyahay bisinka waa may uurta kuusani
@1IVYMOE
@1IVYMOE 3 жыл бұрын
Ceeeb weeye wiil yar oo aad u qurux badan
@yahyeabdi1528
@yahyeabdi1528 3 жыл бұрын
Abti heesta sidii loo baahnaa umaad qaadin waan ka xumahyy bro
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Markad somaliga saxado la hadal in fuad baad tahay curiyow madaow
@yahyeabdi1528
@yahyeabdi1528 3 жыл бұрын
war waxY pdeyow adu
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Somaliga horta sax com beede baad tahaye
@mohamedsaed2460
@mohamedsaed2460 3 жыл бұрын
Hooyada ilaahedi umuuu qaadin ashahaadaada wase diintaba aabaha afka dheer😂😂
@yahyeabdi1528
@yahyeabdi1528 3 жыл бұрын
War maxd ashahaadyda ku caayaysaa diintada was
@abdiaadanwaris7308
@abdiaadanwaris7308 3 жыл бұрын
Kani in uu iska aamuso waayo cod ma leh
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Hoyada uu sheeg nacas baad tahay
@asmamohamed1252
@asmamohamed1252 3 жыл бұрын
Wlhi wad iska tiri dadkii fanka weeyi allah ha daysto wiilka😉🔥
@muminadahking5234
@muminadahking5234 3 жыл бұрын
Waba wiil cod macan maxad Ku cuntay inanka
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 3 жыл бұрын
@@surprise4919 anigaa kuu hayaa number kaga so sheeg wan ku xidhiidhnyaa
@mumtazahmed917
@mumtazahmed917 2 жыл бұрын
Masha allah 👌
Cabdirisaaq Siciid Xasuustii Saalax Qaasim (MAXAN KUU DHABARAY)
5:11
QAWDHAN MUSIC PRO
Рет қаралды 106 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Hani
9:24
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 45 М.
Cabdirisaaq Siciid Iyo Nuura C laahi Heesta Mood Astaan Music 2021
11:08
ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Heesta: Rooda | Cabdirisaaq Siciid
5:01
Astaan
Рет қаралды 30 М.
CUMAR DHUULE HEESO KABAN MACAAN XUL AH
48:40
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 13 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 23 МЛН
ABDIRISAQ SIICID OO SHIDAY SHOW GII DALAMAR YARE 2025
5:41
Geeska-Production
Рет қаралды 81 М.
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 115 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН