I like the beautiful woman an her beautiful voice. The guy needs to visit the dentist ones a while.
@roblemaer48343 жыл бұрын
Waah waah! Fan dhiseyaasha noolaada.
@selmaandhubadb8368 Жыл бұрын
War tani heesta way ku ciyaartay erayda dhan Waa khalad lkn codkeedu maxuma, inkastoon lagu suureyn karayn Sahra Ahmed A unxariistee , Page hore : sida muuni subaxeed Habeenkoon mugdi ahayn cadceeduna mudh soo,odhan madow yahay Dhulkuna wali oo sagal macaan & fadmalaasan & caad oo mayey kucaariday sedexdu is muquurteen madaxana shucaac kuleh, muuq & adaa qurux milgo & adaa sharaf iyo waliba meeljoog Rabi kugu manaystaye mowle haysku keen simo , Page 2 : Sida maadha xodayood mahiigaan intuu heley mirayoo Gudgu duhuna mulacyeeyey Daadkii maanshee Barwaaqaa ah , mooskana Xareedii sida mowjadoo kale midikta iska tuureen Shimbiruhu kamaagteen ! muuq & adaa qurux milgo & adaa sharaf iyo waliba meeljoog Rabi kugu manaystaye mowle haysku keen simo
@Qallaaf4 ай бұрын
Si daran bay labaduba ugu joog joogsadeen Heesta,,, ha yeeshee la yaabi maayo waa Faca cusub ee Afsomaligu ku yar yahay,, kuwa tumaya hawshooda way ka soo baxeeen. Astaan ha u fiirsadeen waxay bulshada u soo ban dhigayaan,, Heesahii hore oo Music fiican la saaray Midhahuna gefsan yahiin way habaabinayaan dhilinta soo kacaysa.
@axmedsahal72683 жыл бұрын
Macquul maaha .codadkaan waa Horaa iigu dambaysay
@qaramichannel10903 жыл бұрын
Mashalh waayo waayo ayaan soo xasuustay caawa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖
@somaliclassmates2 жыл бұрын
Si macaan bey u qaadeen,loona tumey. Brave to you all
@abdirashidarshe12383 жыл бұрын
Heestu laxan aan aad uga helay bay leedahay, labo fanaan oo eeebe cod ugu deeqayna waa ku luqeeyeen. Thnks
Waar labadani wlhi way iga yaabiyeen wlhi blhi ismaan lahayn fanaaniin noocaasaa jira imika Astaan tv nolada Fanaaniinta inta meelaha ku qarsan ayaaba dhisan
Jano. Walaalo. Fafla gaadadu ma fiicna waana xan xantuna I waa wada naqaan ciqaabtey leeday e ka too bad keen arinkaa. Wiilka afkiisa inaad wax ka sheegto. Hadana codka kasoo baxaya ku raaxaysato waa laga fiican yahay la soco raalina iga noqo bil fadlan walaalo
@mahammedsiad55634 ай бұрын
War meel khaldan ayaad timid ee xaafadiini iska aad maandhe
@mahammedsiad55634 ай бұрын
War meel khaldan ayaad timid ee xaafadiini iska aad maandhe
@mussasheikh143Ай бұрын
Erayadì Ina saal bide
@hamzebaylo85433 жыл бұрын
Wooow
@charkodeqsalampeace19193 жыл бұрын
Ereyadii abwaan Xasan Ganey
@sudimohmed88513 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abjabha188axmed63 жыл бұрын
💕💕💕💕💕❤️
@farhanahmed24823 жыл бұрын
😍👍❤️❤️❤️❤️
@ismaaciilmaxamed8803 жыл бұрын
Waxay ku leeday midigta iska tuuree weedha heestu waa midhifta iska tuurtay yacni mawjadii baa karkaarka kasoo tuuraysa hiyihii iyo maadha baarkeedii sare oo wadasocda ayaa dooxada ama meel yare degan qarkeeda soo gaadhaya hadana dib isula noqonaya sidaa u kala baro oo u dhuux heesta intaanad qaadina hubso u fiirso erayada weedhaha iyo shayga loogu hal qabanayo waxa uu yahay ama metelayo waqti iyo deganaansho ku filan sii kahor inntaanad qaadin tudcis badan ku samee mudo heesaha
@kadrabare23412 жыл бұрын
Ismaacil sax anaaba yaabanaa midhif bay ku leeday midig.. Bro bal iiso wada qor laftigayga qaar baan qaban Kari waaye