Najmo Nashaad iyo C/risaaq Saciid heesta Lahasho | Xasuustii Jangow iyo siraad C/dulle | Qaaci Show

  Рет қаралды 116,428

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.

Пікірлер: 53
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaankii Weynaa Xasan Xaaji Cabdilaahi Ganay Laxankii Ahmed Nuur Jaango Codkii AHMED NUUR JAANGO IYO SIRAAD CABDULLE Xikmad, Murti, Laxan, Music Iyo Cod Dhuuxa Taabanaya Dadkii Hore U Daa
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 3 жыл бұрын
fan haduu sharaf leeyahay waa kaas Najma Nashaad codkeeda Allah ha daayee ku soo bandhigtay iyadoo asturan Masha Allah Astaan waa Astaanta Umadda Soomaaliyeed
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 4 жыл бұрын
gabadha qudheee natural ku heesta najma najaaad keeep going 😍🥀🧕🏻
@nasronasrobbe1405
@nasronasrobbe1405 4 жыл бұрын
Hhh nagaha marky diyanada iska badiyaso make up uma bahna ogow
@abdalajamaal
@abdalajamaal 4 жыл бұрын
Qaaci Show ♥️♥️
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 4 жыл бұрын
qorfkii 3 ahay like dhac ku ziiii❤️
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 4 жыл бұрын
Waaaw waaaw wiilku cod macan noloow wa fanan weyn masha alaah 😍
@Xidaawi22
@Xidaawi22 4 жыл бұрын
C.zaaq zxb horay usoco Najma nashaad wlshay 🙏❤
@ahmedsaleban5563
@ahmedsaleban5563 4 жыл бұрын
Masha alh xasuusinta AMA noloynta fankena dhaqanka noo ah astaan haray usocda
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 4 жыл бұрын
Waaw inanta 2badii magac ee hablahayga isku darsatay najma iyo najaat ❤
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 4 жыл бұрын
Waxaa heestan alifay. Abwaan Bashiir Salaad Cirro(aun). Alfaana Kabiir. Axmed Nuur Iidow Abeyle(Jaangoow) iyo Siraad Cabdulle ayaa wadda qaada. Muusikada iyo laxankaba waa Jaangoow(aun).
@farxaancawilcabdilaahi9395
@farxaancawilcabdilaahi9395 3 жыл бұрын
najma nashaad cod iyo qurux ayuu alle siiyey. ninkii helaa nasiib leh
@kamaalmuhumed8637
@kamaalmuhumed8637 4 жыл бұрын
Full respect nashaad cdey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
Heestan waxa curiyey Abwaan BASHIIR SALAAD XIRSI (CIRRO) 1980 Laxankana waxa Saaray Ustaad ALFANAAN Ahmed Nuur Jaango AHUN waxa si Talantaali ah U wada qaadda AHUN Ahmed Nuur Jaango IYO SIRRAAD CABDULLE AHUN Labbaddaba.
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww 2 ай бұрын
Heestii way ku cayaartay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Sidaasay ku fiican tahay weliba.
@kibraawi3459
@kibraawi3459 3 жыл бұрын
Eesh yaa heees
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 4 жыл бұрын
Somali ❤️
@farhiabashir3498
@farhiabashir3498 4 жыл бұрын
Nic
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 жыл бұрын
Msha allaah cod shidan iga dheh
@cumarkujoogkujoog1394
@cumarkujoogkujoog1394 4 жыл бұрын
Wooow
@ismaqabdale66t78
@ismaqabdale66t78 4 жыл бұрын
Waw
@daahfurre6260
@daahfurre6260 4 жыл бұрын
Sida kale way u ficantee makarafoonkaa dheeranta bud moodaaye inaad mid yar u dhiibtaan ayay hayd
@diqanwarsame2082
@diqanwarsame2082 4 жыл бұрын
Wowwa
@mohamedkhadarcabdulle3867
@mohamedkhadarcabdulle3867 4 жыл бұрын
Good
@abdikanibirlibax582
@abdikanibirlibax582 4 жыл бұрын
Naagta heesta qaday magaceedu sax wa sukhro cabdilahi
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
adigu isa sax axmed nuur jaango iyo sahra cabdile garanmaysid waa dakii heesta laha fankii danbe ayaad tahay
@nimcodagane6399
@nimcodagane6399 4 жыл бұрын
Wow
@nafaxaadnafta580
@nafaxaadnafta580 4 жыл бұрын
Najma offf 😍😍😍😍
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heesaha midhihaas leh waxa alifa kara abwaan reer Somaliland ah ama sengub iyo maxamed Cali kaariya oo Somali galbeed ah
@abdirahmanmohyadien6866
@abdirahmanmohyadien6866 3 жыл бұрын
Waxa iska leh Xasan xaaji Cabdilahi "xsan Ganey"
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Eryayo waxba mataran wax kasta waxa ka muhiimsan laxanka iyo kabanka intaba waxa ku laray nin rer koofur ah Hadii erayada kaliya sida gabayga u qadi lahaa maxa soo kordhi lahaa mise dhahdhan ayey yeela lahayeen ader rer somaliland ku walatay tarikhda dip u soo raac hello
@osmanmahmoud9120
@osmanmahmoud9120 3 жыл бұрын
Heestaan waa heesta qadatay 3 bari laxangeeda marki Danbe si fuduud buu u helay jaangow waa tiirkh dheer
@Xaba337
@Xaba337 3 жыл бұрын
Heer sare ayey geyeen heestii. Su'aal dadka ila daawanaya, Qofka kaban ka tumaya iyo qofka violin ka tumaya maxaa isu galay???
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 жыл бұрын
Dee waa walaalo waa ilma macalin caydiid, intaas ayaa isu gashay balo ku gashaye.kkk
@maryamali1787
@maryamali1787 4 жыл бұрын
Horta labdan nin oo tumayo music ga ma maatana ?
@kamaalmuhumed8637
@kamaalmuhumed8637 4 жыл бұрын
Hhhh may wll mid deeqsan aabahed waaa Duqi c/naasir macalin caydiid ahaaa weyo ka Klana maxamed owr
@fadxijano9364
@fadxijano9364 3 жыл бұрын
labaduba waa ilma macalin cayiid weeye
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Labada oday waa walaalo ka kabanka tumaya iyo ka dhexyarta tumaya waa c/naasir macalin caydiid iyo rashiid macailin caydiid bro
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Waa mustafe Maclin iyo cabdnasir macalin
@Apdirahman-t7j
@Apdirahman-t7j 10 ай бұрын
Hamze Hazzan chiine
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heesta original waxa lahaa axmed nuur jaango iyo siraad cabduleh laakiin labdan yar yar baa si kataba ugaga fiican
@mohameddeeq6374
@mohameddeeq6374 3 жыл бұрын
Maxay ka fiicnaadan heesta eryadeeda xitaa waa qaldeen
@armaan9990
@armaan9990 2 жыл бұрын
Ma sidaas wax ku qiimaysa labadan si fiican bay uqaaden balse %100 ma gaaran jaango iyo suqro yerey
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 жыл бұрын
@@armaan9990 sxb aan horta ku saxee heesta original keedii waxa qaaday jaangow iyo sidaad cabdulle
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heestan abwaab reer somalilayn ah ama abwaan kiladhka shanaad ah uun baa erayadeeda samayn kara
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hhh dadka waxa soo jiito mahan erahayada ee walaxanka iyo musicda Labaduna waxa sameyay fanan mulaxamiste kabaniste rer foonkur ah kudarso taan dhadhanka ayaka ayaa u yeelay
@MarwanAbdi-e4c
@MarwanAbdi-e4c Жыл бұрын
heesa ciyrta ka daya
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Yarta baa heesta sifiican u keentay yarku wuu Ku fashilmay sorry to say that !
@yusufsiciid5553
@yusufsiciid5553 3 жыл бұрын
Hoyada uu sheeg
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
viking *❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv .
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 65 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 11 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Cabdirisaaq Siciid Iyo Nuura C laahi Heesta Mood Astaan Music 2021
11:08
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
JAWHARA LUULA, QAACI WAA QARAAMI, FANAAN CABDIRISAAQ SICIID.
6:07
Zafari MEDIA
Рет қаралды 50 М.
Najma Nashaad  Haddii aanan belaayooy Xasuusti Khadra Daahir 2024
10:09
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 39 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 15 М.