Abdinasir macalin hees aan aad u jeclahay buu laxameeyay Miiraalee, waloow aan u maleeyay gaceyte inuu lahaa laxanka. Astaan TV laxan hadaad ka hadlaysaan plz noo soo qabta c/kariin faarax qaarey jiir ninnkaa wax ku gaara ma lahan.
@guleedibrahimxaaji79934 жыл бұрын
laxanku waa shayga midhaha suugaanta ah kadhiga hees qof qaado oo loodhiibo cod macaan marka qofku marka uu samaynayo wuxu raadiyaa siiqad gaara oo midhahan cusub uu uqaado oon heesaha hore u egayn ahna mid gaara marka uuhelo laxamiistuhu ayuu ugeeyaa muusiga silooraaciyo midhahan luuqda cusub wata kadib marka la raaciyo muusiga ayaa cidii qaadaysay qaadaa