Musalsalka 3 DOOB Xalqada 2-aad- “waa casheeyay idinkaa soo daahay”

  Рет қаралды 279,211

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Musalsalka 3 DOOB Xalqada 2-aad- “waa casheeyay idinkaa soo daahay”

Пікірлер: 693
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@fardowsosaney752
@fardowsosaney752 2 жыл бұрын
Scw
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Sakriye gabadha la hadalysa waa idil intii musalsalka Habbon la socotay kaliya ayaa codkan fahmaya🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰👍
@YuuAden8
@YuuAden8 2 жыл бұрын
Haaa
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 2 жыл бұрын
Wa ognahay
@amriitamohmed
@amriitamohmed 2 жыл бұрын
Haa wan ogahay waa idaa
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
@@amriitamohmed Hadaad ogthay dad Aan ogeen baa jira xisaabta ku dar😊🤟
@maandeeqclaahicabdi4016
@maandeeqclaahicabdi4016 2 жыл бұрын
Aheey
@irshaadshuuriye1648
@irshaadshuuriye1648 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣ZAKI INTA LAJIRTA ISMUJIYA WA FUNNY CADIYA😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂
@sihammohamadnur9675
@sihammohamadnur9675 2 жыл бұрын
xe thy nolosha nucz eh 😅 happen kasto casho la,aan😂😂
@fullafulla4102
@fullafulla4102 2 жыл бұрын
Dadka wasaqlooshinka ah lee lajira
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 2 жыл бұрын
33 subhanaallah 33 Alhamdulilah 33 ALAHUAKBAR Salaada kadib akhri
@user-um5un1dd6b
@user-um5un1dd6b 2 жыл бұрын
Qofkii Kaa dambeeya kuma soo gaaraayo Kan kaa horeeyana Waa dhaafeysa
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@queencaisha9836
@queencaisha9836 2 жыл бұрын
Ilaa qeeybti kowaad taageero zaki oo daacad ah ban ahay gadaal sideey ka noqotaba zaki allaha ku caafiyo next episode✌🤣🤣🤣🤣
@shaahidaibrahim2279
@shaahidaibrahim2279 2 жыл бұрын
Jabka zaki yaa ku quslay🤣🤣🤣🤣
@nafahatmoalimkhalif1767
@nafahatmoalimkhalif1767 2 жыл бұрын
Saa uqoslaayey feerahaa ixanuunay🤣🤣🤣
@Micraaj-.1997
@Micraaj-.1997 Жыл бұрын
Maskiin dheh intuu kadhameey isdhahaaye maxa karacay waa uu socon waaye hhhhhhh
@mizznagha8861
@mizznagha8861 2 жыл бұрын
Team zaki madax adeeg anaga keenay😂😂😂😂
@hamdakhadar5468
@hamdakhadar5468 2 жыл бұрын
Mustafe is so cute😋 Ilahow nin madow hano waayin😂
@amasonmuhumed825
@amasonmuhumed825 2 жыл бұрын
🤣 aamiin
@atomicfootball
@atomicfootball 2 жыл бұрын
😂🤭
@Rama____1
@Rama____1 2 жыл бұрын
😂😂😂😂naag wln
@fullafulla4102
@fullafulla4102 2 жыл бұрын
Maya maya nin cad kafiican
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 2 жыл бұрын
Wlhie Astaan way tagteeeh car yaaaso qaban karah the best musalsal👌😂❣😂😂🙏
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 жыл бұрын
Inta og zaki qofka uu lahad layo in ey tahay idil inta soo firsatay musasalka haboon waaw mustaf ninka kaliyah sharciga wax ka yaqano lengad❤❤❤
@pretty482
@pretty482 2 жыл бұрын
Idil maaha waa xamdi daqtaradi
@sagalmaxamedcumar7141
@sagalmaxamedcumar7141 2 жыл бұрын
wlahi daacadaa uqosley miskiin Zaki maxaa kuuqaban karaa nin guuldareystey Lee 😂😂😂😂
@abdiadansamatar2703
@abdiadansamatar2703 2 жыл бұрын
😅😅😅😅ani xita wlhi waqoslay jab bakudhacay
@luuzhakiin8628
@luuzhakiin8628 2 жыл бұрын
Intaan luqadaan fahmeyn ha ku taagnato imisaan musalsal aan jeclaa luqad aan fahmeyn ku hadlaayen wan ku haystaa luqadaan
@ubahudgon4952
@ubahudgon4952 2 жыл бұрын
Lahjadaan cidaan fahmeyn maa jiro
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
@@ubahudgon4952 ajanibta uu ka wadaa
@MESUT188
@MESUT188 2 жыл бұрын
Saki Markan Waa laga badiyay Waa casheeyay idinkaa soo daahay Waa soo casheenay markii la dhahay Waaba kax Ninkii🤣🤣🤣🤣
@farhiyawidhwidho3877
@farhiyawidhwidho3877 2 жыл бұрын
Reer astaanow walahi waan ini jecleh haisku kay dirinah ❤😁 Haboon igu badh goyseeneh kana haigu badh goynina 😢😅👍
@Mahadinho
@Mahadinho 2 жыл бұрын
Hye wllo😘✌✌
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Haboon sidii noogu kala jarten kanah sida haka dhiginah Astaan 🤪✌🤣
@shukriabeutystyle3148
@shukriabeutystyle3148 2 жыл бұрын
Musalsalkaas bacdal Ramadan waye insha Allah iska suga nooh
@naajicade4700
@naajicade4700 2 жыл бұрын
Zaki is lagend wlhi-i like his react👍👍
@suhaybkhadar6805
@suhaybkhadar6805 2 жыл бұрын
Zaki is a best ♥️
@fardowsosaney752
@fardowsosaney752 2 жыл бұрын
Sax
@hodaniishainaamaaninaamaan4159
@hodaniishainaamaaninaamaan4159 2 жыл бұрын
😂😂😂😂maskiinka indhihii buu kala qaadi layahay bastadiii baa kagashay 🥰🥰
@Muniira_sh_maxamed
@Muniira_sh_maxamed 2 жыл бұрын
Maskiin jacna walagugu dhajiyy sagaal bilood nag eh na caloshada wy ukuusmaty maskiiuun😂😂😭😭😭😭😭😂😂
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Zaki boos ka jamaal isagaa ku fiicnaa marki la dhaho kalsooni hadalka iyo style ka waa talent dabiici ah
@sibraahim6151
@sibraahim6151 2 жыл бұрын
Maskiin wlhi saki waan ka naxay hhhhhhh qosolka iga dhamaaday way utashadeen maray gaajo ku dilaan iyo maray dhereg ku dilaan
@iqranuur6320
@iqranuur6320 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@folorenza8881
@folorenza8881 2 жыл бұрын
Astaan✌️kan lee hanagu bar jarina kii hore waa qadanaye
@maryamdiriye6103
@maryamdiriye6103 2 жыл бұрын
wa run tadha
@hanuuznuur1211
@hanuuznuur1211 2 жыл бұрын
Saanaa uqalqlanthy hadaa wax cuntud xitaa qof baahan u ekthy😅😅😅kulehee
@mihazabdi9898
@mihazabdi9898 2 жыл бұрын
Wayku dhicbo badsadeen😁😁 Magaalada kasoo casheynay markay ku dhahen qoslay
@sabringurey3123
@sabringurey3123 2 жыл бұрын
Zaki wlhi wa fany sa u qoslaayey cawa manooli😂😂
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 2 жыл бұрын
Marna bahi udila marna dhereg xasidsanidina taagera buxa Zaki😍
@Aliza-pu9gb
@Aliza-pu9gb 2 жыл бұрын
Saa u qoslayey cwa😁 zack imtixaan waaye kaayari wlhi 😂😂😂
@miskimire8415
@miskimire8415 2 жыл бұрын
Zaki soo funny wllhi 🤣😂😂😂😂
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 2 жыл бұрын
Wilkan zaki ladhahayo madax adaga🤣🤣🤣🤣🤣🤣 war dhan mamaqllayo
@iqranuur6320
@iqranuur6320 2 жыл бұрын
Si cadiyan uba sidas u ahay filim jilis kaliya kama ahan dhaqankis sas eh 😂😂😂
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 2 жыл бұрын
@@iqranuur6320 mahubtaa abayo 😂😂
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 2 жыл бұрын
Haa qofna dhaqankisa mabadalo waykamuqata cadigisa inu sas yahy😀
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak and Ramadaan Mubarak
@saidahashi9921
@saidahashi9921 2 жыл бұрын
Line line so gasho wlhi waa qorshe fcn baalayo wareeg bdn😃😃
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 2 жыл бұрын
Hhhh wlhi waa funny filinkani hanbalyo sxbyaal ninki zaki cawa waxbaa helay😅😅😅😅😂
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 жыл бұрын
Rer xamar funny weeye inamadu wa iga qosliyen zaki wxba ku dhcy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Mahadinho
@Mahadinho 2 жыл бұрын
✌😂😂
@khaackhaac989
@khaackhaac989 2 жыл бұрын
soo dhawow
@souhaibcolly7973
@souhaibcolly7973 2 жыл бұрын
Team iskabulo farta taga😂🙌
@yusufeid7996
@yusufeid7996 2 жыл бұрын
Maskiinka inuu ooyo waxyara uga dhineed wlh 😂😂
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 2 жыл бұрын
Maskiin jacee kudhajiyeen saki maskin😂😂😂😂😂😂
@Sagaltahliil
@Sagaltahliil 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 wilka yarka dhibka ka dhafaa
@princessruuney3716
@princessruuney3716 2 жыл бұрын
Zaki dhiblow funny thy wllh wafuray🤣🤣🤣🤣🤣
@Rihameyy
@Rihameyy 2 жыл бұрын
Naftaan arag kulahaa 😄😂 l'o dharagty iskalabixisay maxaa kataqanaa😂😂😂😂😂
@fursadtimeofficial1782
@fursadtimeofficial1782 2 жыл бұрын
Www amizing The best musalsal
@sihaamosmaan4935
@sihaamosmaan4935 2 жыл бұрын
ZAKI fanny waaye wllhi 😂😂😂caay badanaa😆
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 2 жыл бұрын
wlahi zaki wan ku wadana keeep going legend
@daacad5731
@daacad5731 2 жыл бұрын
Waan ka heley ani musalsalkaan🍇🌹❤
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 2 жыл бұрын
Zaki wixi ku helaan la yaabay abowe musalsal ka yaa ugu jeceshin ani mustaf iyo sharciyadisa adag 🙏🏻🌙
@fatimadaahir8606
@fatimadaahir8606 2 жыл бұрын
Alla rabiyow zaki si xunee ugaleen 😂😂😂😂😂
@mohaibrahim7210
@mohaibrahim7210 2 жыл бұрын
Zaki waaa wattaa wllhi xariif wye 😂😂😂😂😅🤣
@sahrojamac6615
@sahrojamac6615 2 жыл бұрын
Wow amzing❤️
@Ibrahim.Haashi
@Ibrahim.Haashi 2 жыл бұрын
Haha this’s funny series, i liked.
@meryamali8267
@meryamali8267 2 жыл бұрын
Boss bbe😂🤣 Istaaqfurulah
@farxiyoabuubakar3953
@farxiyoabuubakar3953 2 жыл бұрын
Waleee qosol uguma harin waan ka heley runtii😂
@hafsaalihasssan5034
@hafsaalihasssan5034 2 жыл бұрын
😳😂bismilah tartib ucun mandhow
@Englishteacheronline.
@Englishteacheronline. 2 жыл бұрын
I love this series ❤
@mushtaqcadey4734
@mushtaqcadey4734 2 жыл бұрын
Abti zaki hore u soco 😍
@hasankaafi2485
@hasankaafi2485 2 жыл бұрын
Abti ninkii sharci ilaalin waayo in sida tan loogalo waan qabaa😁😁😁✊👏👏👏👏
@muzamil2891
@muzamil2891 2 жыл бұрын
Masha allaah❤❤
@asmolove3001
@asmolove3001 2 жыл бұрын
wlhi ani marki cuntadha liga dhamesto alabta xoog xoog ayn utura cil darti wan tur turi😂😂😂😂
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 2 жыл бұрын
😂😅
@haniabdi5699
@haniabdi5699 2 жыл бұрын
Waaw axsan musasal❤❤♡♡♡❤♡
@bahjaibrahim3063
@bahjaibrahim3063 Жыл бұрын
Zaki jii bent echt lief😘😘
@hipocabdi6451
@hipocabdi6451 2 жыл бұрын
iskaabolu sidaan miyee tahay nolashooda maskiin iskabulnimo waa codor alle hanaga kuriyo aamiin
@xanaanahmed3010
@xanaanahmed3010 2 жыл бұрын
Ar saki aaaaa dhib Lee kama baxayo Alle haku sahlo😂🥰
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
😂wxn so xasusty wa hore shurucdi lagu dhaqmi jiry imika.xasus wlhi raga wada joogi waayaha diiday.
@nimcuushppe7118
@nimcuushppe7118 2 жыл бұрын
Musfate is so cute🤪nin madoow naftaa ubaahan🤒🤣
@naimaabdiqadirali699
@naimaabdiqadirali699 2 жыл бұрын
Nayaaa waaad edartahyy
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
2 naimo ninka iidhaafa🤣🤣
@nimcuushppe7118
@nimcuushppe7118 2 жыл бұрын
@@naimaabdiqadirali699 ani ma nayaa idhahee dofaar yahee edabta daran🤣
@nimcuushppe7118
@nimcuushppe7118 2 жыл бұрын
@@hafsinaofficial2071 waan isla lee nahay ninka🙅
@aishaqurux5190
@aishaqurux5190 2 жыл бұрын
Yasir ban ku hysta he's so cute 🥰
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 2 жыл бұрын
Allah ku barakeyo saxanka aad cuntay wllhi 5 anagoo eh 20jir 22 19 jir 25 jir iyo baabaha guriga dhameewenay hadii liisku daro da.A deena meqa imaaney abaha was afur wngsn 😂😂😂😂😂😂😂😂
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 2 жыл бұрын
Labadan waa xaasidin ciil igu dileen 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@ubaxmaxamuud6577
@ubaxmaxamuud6577 2 жыл бұрын
Zaki raga iska dhici saan wax kapadal pro😅🤣
@xamdibasakurda7476
@xamdibasakurda7476 2 жыл бұрын
Ayyy Bandiira legend
@carfonittapella2851
@carfonittapella2851 2 жыл бұрын
Wilkan zaki ladhaho saxaaf pro max soma aha🤣🤣🤣🤣🤣
@princessahlaam9802
@princessahlaam9802 2 жыл бұрын
Hhhhh aaad iyo aad
@kadroabdi5265
@kadroabdi5265 2 жыл бұрын
Baahidan arga kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣arkuwanaaa
@najotheboss9631
@najotheboss9631 2 жыл бұрын
🤘🤘🤘🤘 Zaki Waa Miskiin Hhh Like this movie
@umunawaadchanel7694
@umunawaadchanel7694 2 жыл бұрын
Xaasidnimo Maa Nagu baraysiin meesha Walee Idinkaa 😂😂😂😂
@hodandahir602
@hodandahir602 2 жыл бұрын
Miskin 😪😪
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 2 жыл бұрын
Sharcigan iskaabulo badan inay ku dhaqmaan waaye hhhhh
@shariqaahmed593
@shariqaahmed593 2 жыл бұрын
Ayy wanso dhaqsdy astaan dacad u ahy illen mawa is ogene😅
@leylamohamed533
@leylamohamed533 2 жыл бұрын
Naa wo dhamdy
@samiirasuulay5769
@samiirasuulay5769 2 жыл бұрын
Ciil badana saki way kaa gashteen wllhi😀
@queenrodina6395
@queenrodina6395 2 жыл бұрын
wallka ween maskin aa umalenayay beh😂😂😂
@supersmasha
@supersmasha 2 жыл бұрын
Zaki legend wee kugudhacay cawa 🤣🤣🤣🤣
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
🤣🤣wale zaki cawa cashar bay ku dhigeen wax ka arso intu is lahaa buu cunto iska baadiyey kkkkk
@abdifatahahmed96
@abdifatahahmed96 2 жыл бұрын
Zaji 😂🤣😂 walhi funny wye
@salmanak4723
@salmanak4723 2 жыл бұрын
Astaan Filankan Haben kasta so galiya
@faizaereg4574
@faizaereg4574 2 жыл бұрын
Zaki lagama xishoon 😂😂😂but he is the best
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 2 жыл бұрын
Zaki waa lo tashtay maskiinka🤣🤣🤣🤣
@BlackTiger-cd9wo
@BlackTiger-cd9wo 2 жыл бұрын
Legend wye Zaki dharag udhiman raba
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 2 жыл бұрын
wllhi wa furay😂😂😂 zaki wllhi legn😂
@maryamdiriye6103
@maryamdiriye6103 2 жыл бұрын
haboon mel fican aya kujo jisen kana mel fican ayaku joji nesan
@sabaadhersi3334
@sabaadhersi3334 2 жыл бұрын
Xaasidnimo meesha maa nagu bareysiin wlee idinkaaa 😇
@hawamohamed9038
@hawamohamed9038 2 жыл бұрын
Abowe halqada 5naad noo zoo geliya waan ka helane jilistiina mahda zandin😢🥰🥰🥰🥰🥰
@surayaa1365
@surayaa1365 2 жыл бұрын
Mustafa jiliinkiisa kuheystaa😍
@kadriinakeed5162
@kadriinakeed5162 2 жыл бұрын
Zaki😅😅is the best wllhi😅😅🤣
@ladnaessa2245
@ladnaessa2245 2 жыл бұрын
Zaki aya u fcn ♥️ laba xaasid ba hely
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 2 жыл бұрын
Waa fuuray wllh cwa😂😂😂😂
@qureeshnuur5741
@qureeshnuur5741 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Kali Ilba Aya uqosol wlhi
@faay2757
@faay2757 2 жыл бұрын
Idil waxeyda dayarnimo waaa dhafeeen zaki lcg jecel ok boss bea taganyhy😂🤣🤣😂
@khaalidqeys3672
@khaalidqeys3672 2 жыл бұрын
Warkeedaa jiro boss bea
@Goletube344
@Goletube344 2 жыл бұрын
Kkkk wlhy waa xaraabo filimkani Good job
@najmaabdalla6351
@najmaabdalla6351 2 жыл бұрын
Zaki waan ka xumahy raggan wey ku tashadeen
@dadamoa1463
@dadamoa1463 2 жыл бұрын
Cawa Zaki cashara u dhigan hore u sheega ninkan ninka musasalkan nagu hay doono noqo doona😂😂😂😂😂
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Zakariya fashil keep going brothers❤️🤣🙏
@hodanjama68
@hodanjama68 2 жыл бұрын
Kkkkk saki walahi cashar baa lagu dhigay
@kofimask9420
@kofimask9420 2 жыл бұрын
Zaki wilka ay dhahan fny wy wlh😄😄 waa casheeyay kulaha saxan intu dajiyay
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 2 жыл бұрын
Zaki love you xppy🤣🙈
@suldan1271
@suldan1271 2 жыл бұрын
Astaan dacwo Aniga waxan aad uu jecela flimk habboon lakin waxaan aad hada soo daysan waa madhaxa aniga sida aad haboon uu joojiisen astaan waxaab kaman daawan hadan channel xiiso uma qaabo by by by astaan nice to meet you two🌶🌶🌶🌶🌶🌶
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,1 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 27 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 182 МЛН
WARAYSI SUBEER || MAKU FIKIRTAY HABOON INEE XAASKADA NOQOTO ❤️
14:35
qado quxux badan sifudud usameyso salbuko isku karis🔥🔥
3:13
Aisha healtah food
Рет қаралды 2,5 М.
INAA DIB USOCOTID MALAGA YAABAA  OO XARIIR MA LEEDAHAY YES or NO
19:35
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 390 М.
DambiBaaris Somali Film Action 2020
33:27
SomAction Films
Рет қаралды 796 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 74 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,1 МЛН