Musalsalka 3 DOOB Xalqada 1-aad- "Sharciga guriga" Astaan TV 2022

  Рет қаралды 498,568

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Musalsalka 3 DOOB Xalqada 1-aad- "Sharciga guriga" Astaan TV 2022

Пікірлер: 836
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@maxamedbedel3539
@maxamedbedel3539 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
@fartuunxasan2514
@fartuunxasan2514 2 жыл бұрын
scw scw scw
@nimomohamed9526
@nimomohamed9526 2 жыл бұрын
scw
@aqoonbadan3931
@aqoonbadan3931 2 жыл бұрын
Salallahu calayhii wasalaam❤️❤️❤️
@yusufcllahi7302
@yusufcllahi7302 2 жыл бұрын
Scw
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@fardwsoxasan2549
@fardwsoxasan2549 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@siraadkaafrika8178
@siraadkaafrika8178 2 жыл бұрын
Allahuma Sali wasalim Calaa nabiyunaa muxamed
@amiishaarashiid508
@amiishaarashiid508 2 жыл бұрын
And more ............
@haboonadan
@haboonadan 2 жыл бұрын
Scw❤️
@ubaxmaxamuudcabdicabdi2763
@ubaxmaxamuudcabdicabdi2763 2 жыл бұрын
Scw 🥰💕💕💕💕
@munocadeey3701
@munocadeey3701 2 жыл бұрын
Nosodaaya musalsalka🤪✌ inta umaleysay Musalsalka Haboon liks ha iga iloowin 🤣🤣😅✌
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Wllhy waa umooday idil Haday wado waa caadi lkn waxaa sii jeclaan lahaa inay wado Habbon
@ayaanxrko3902
@ayaanxrko3902 2 жыл бұрын
4 4
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 жыл бұрын
@@hogotolyrics2895 Wll habon mee Maxa dhacay ayaa la yiri
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
@@anfacdadkaagaofficial6479 Habbon Musalsalkeedi gubay Huno Hargayso Dabki Ka kacay studio Udhow Ayuu ku gubtay Marka Ehelki iyo Studio Astaan ilahay Samir iyo Iman Ha Ugu Badalo🥺😢🤣😭💔
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 2 жыл бұрын
Musalsal sii arkaayay waa soo cararay kii haboon lee wali igu save hareesan 😂
@mataanpro9872
@mataanpro9872 2 жыл бұрын
Dadku waa sadexadan 1:Qof waxa uu jecelahay inuu isaga qaato awooda maamulka oo dhan ( Authority) sida mustaf oo kale 2: Midna waa dhexdhexaad (Neutral) Waana qof aan kibir badneyn inuu amarada qaata aysan dhibin. Sida Yassir oo kale. 3:Qofna waa madaxbanaanida jecel. Waxwalbana inuu u madaxbanaanaado jecel. Marwalba waxa uusan ku qanacsaneyn muujiya inuusan ku qanacsaneyn.Sida Zaki oo kale Ugu dambeyn dadkaas doorkooda way kasoo dhalaaleen.
@maidaadam2011
@maidaadam2011 2 жыл бұрын
Exactly Sedaxdas Dor Weykabaxsaden
@fartuunbashiirmaxamed7426
@fartuunbashiirmaxamed7426 2 жыл бұрын
@@maidaadam2011 ta ¥Qaca®®7™₹&[@TAN.
@aaminaabadalla6633
@aaminaabadalla6633 2 жыл бұрын
Markaa anu zaki oo kale ayaan ahay😆
@khalidize7106
@khalidize7106 2 жыл бұрын
@@aaminaabadalla6633 also (sidoo kale)✌
@ramlamaxmed4271
@ramlamaxmed4271 2 жыл бұрын
Haa w
@abdulmalikcalicmk9594
@abdulmalikcalicmk9594 2 жыл бұрын
Waa fikrad fiican waana sax in la dareemo hablahena somaliyeed in eey wax kasta iyo dhib kasta inaga hayaan dhalinta somaliya joogaan walashiid daryeela oo fahma dhibta eey heeyso mahadsanidin
@birqaayeofficial5019
@birqaayeofficial5019 2 жыл бұрын
Hadaa soomneed mnta like iisaar plz🥺🙏
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
AstaaneeY waa Naga waasheeN MaalmahaaN BarnaamijYo Kala duduwan ayaad Noosoo GudbisaaN woow✅🙏
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
This film is Also Amazing Wxan ka helay qaabka ay wiilasha wax u acting garaynayaan Astaan tv Waa naga waaloysiin😂😂😂😂
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
Haboon baan u maleyy wale mrkan idil arkey 😒😃 Any way thank you 😊 Astan ❤️✌🏽
@_IQra_1
@_IQra_1 2 жыл бұрын
Canei tiktok aakugu aqanee😂✌️
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
@@_IQra_1 😂xagaane igu baro
@iamsomlia3591
@iamsomlia3591 2 жыл бұрын
Hhh hedhe tiktok baan kugu aqaane intana majoigta😂
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 2 жыл бұрын
wow 👌 maşallah musalsal yaalo waa kan hal xita wuu dhaafay , Astaan caalamkay latartamysaa runtii keep forward Astaan, we will wait the next episode inşallah
@fowsiaalimohamud6207
@fowsiaalimohamud6207 2 жыл бұрын
.qpmi
@fowsiaalimohamud6207
@fowsiaalimohamud6207 2 жыл бұрын
😅😅p0
@adanali4202
@adanali4202 2 жыл бұрын
Scw
@mariamohamett1252
@mariamohamett1252 2 жыл бұрын
Haboon away !!!!???🙏🏻😢dad badan ba idinku xiran Astaan Na tigxaliya
@kimsom5162
@kimsom5162 2 жыл бұрын
Kan la fiican haboon wax jiro ma ahayn 🤣🤣
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 2 жыл бұрын
Wow Amazing musalsal👏👏ramdan mubaarak
@siganetoore2858
@siganetoore2858 2 жыл бұрын
Haboon inta ila rabto inuu socto ramadanka 🥺🥺🥺
@muna_____somali
@muna_____somali 2 жыл бұрын
M.a Musalsal cusub ma no bilawdeen keep going astaan 😍 inkastoo musalsalki haboon sugenay✌😉
@abdoulkaderobolos9520
@abdoulkaderobolos9520 2 жыл бұрын
Film kii haboon Ey maa cuney intuu ka baxey baafin hala saaro
@muna_____somali
@muna_____somali 2 жыл бұрын
@@abdoulkaderobolos9520Melkasta halaga baafiyo😂✌
@adontiialle8171
@adontiialle8171 2 жыл бұрын
Haa sax weyan
@NabiiLofficial-vx8cl
@NabiiLofficial-vx8cl 2 жыл бұрын
Zack Best reaction 😂😂❤️
@ashomohamed1998
@ashomohamed1998 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@omarmoalimnour772
@omarmoalimnour772 2 жыл бұрын
999
@ifrahosman3782
@ifrahosman3782 2 жыл бұрын
M.a wlh Somaliya san wax u jileso isma dhahenin 💯 mar labaad maasha Allaah 👏👏👏 musalsal Soomaali an ka helo kan le ka arkay micno weey ayu ku fadhiya musalsalka 👏👏👏👏🎆
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 2 жыл бұрын
Wiilka sharcigga soodajiyey waan wataa 😂💪
@abdizaki1205
@abdizaki1205 2 жыл бұрын
Jaa mid ku dagsatay adi xarifad
@zakiyamaxamed1026
@zakiyamaxamed1026 2 жыл бұрын
Wakxumhy
@mohamed25250
@mohamed25250 2 жыл бұрын
Zaki ino legend ka guriga yahay inta fahantay 😂✌
@ubeytapdinourmohamet663
@ubeytapdinourmohamet663 2 жыл бұрын
these dudes are so serious wllhi I like the way they acted 🔥
@rihaabruun3055
@rihaabruun3055 2 жыл бұрын
Wlhi wa ka helay 💯💯 zaki dhib badana 🤣 qabka u walashi ugu mahad celiyay masha allah 2 da walkale Maka yarestan astan thnks
@gacal17
@gacal17 2 жыл бұрын
Waa nolosha dhabta ah ee dhalin yarada isla nool waxaana fahmi kara qofka dhalin yara ah waliba qurba joga mhdsnd astaan tv
@dekaabdirahman9288
@dekaabdirahman9288 2 жыл бұрын
Zaki soo Funny wllhi 😂😂😂
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Ilahy hanasiiyo bisha barakaysan ee Ramadaan khayrkeeda dhamanteenba Umuda somliyed nabad iyo caafimaadku iidah
@khadraali5890
@khadraali5890 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaarabi
@queencaisha9836
@queencaisha9836 2 жыл бұрын
Zaki jokarka musasalka inuu yahay inta ila aragtay👍 Bahada Astaan aad baa umahadsantihiin joray usocda❤
@Shaafie
@Shaafie 2 жыл бұрын
Astaan Tv; madaaaliyaha iyo hagaha umadda Waxba la idinka qaban karo, waa idin aamin sanahay hore u socda.😍
@AymanMohamed-xs7xm
@AymanMohamed-xs7xm 2 жыл бұрын
M.a Musasalku inaba caadi maha😚 Astaan keep going🙏
@atiyahjama3404
@atiyahjama3404 2 жыл бұрын
Wiilashaan quruxda intee kasoo aruuriseen 🥰😁
@najmoahmed163
@najmoahmed163 2 жыл бұрын
Hhhhhhh astaqfurulaah
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 2 жыл бұрын
Ha isku jeclanin haddi kle sida jml ayaan oganeyna inuu naag qabo😂😂
@abdifitahkagawa2535
@abdifitahkagawa2535 2 жыл бұрын
@@xamdiabdullahi224 hahaha adi qof musalsal ka aragty maa iska jeclaane ar gbdhahaaana wanala qiyaane ku leyihin ninee filim ku aragte jeclaane wuxuu yhy eeeysan aqoonin yaaap
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 2 жыл бұрын
@@abdifitahkagawa2535nabigena muxa.ad scw ayaa ka jiro qof aan is arkin oo aan jeclday walal lkn waxan arkay gabdho badan oo amanaya wilal ee ku arkeen tv yda kadibne dhahay uf nagu qabaa ciil bdnaa😂😂
@omarofficial24
@omarofficial24 2 жыл бұрын
Xamar bey jogaan😅
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
Www inba cdi ma ahn flimkan rmadan Mubarak team astaan❤🙏
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
Sidaydo kale yaaa haboon umaleysy musasalka 🤣🤣🤣🤣👍
@saabiriinmaxamed4570
@saabiriinmaxamed4570 2 жыл бұрын
Me🤣
@user-vx5jf4il7y
@user-vx5jf4il7y 2 жыл бұрын
Ana moday
@user-vx5jf4il7y
@user-vx5jf4il7y 2 жыл бұрын
Lkn madhamday
@maryanabdirahmanismail8131
@maryanabdirahmanismail8131 2 жыл бұрын
Wlhi ani xita wn kufarxay haboon
@samiraduus8963
@samiraduus8963 2 жыл бұрын
Maashallah muselsalkaan waa wacyi galin dhaqanka curiyaanka ka dhigay wiilasha Somaliyeed. Oo caalamka markii la yimid ey garwaaqsadeen. Aad Ayaan ugaag helay in walaashiis uu ugaag mahad noqay howshii uu shalay la qaban karey in uu maanta asaga qabanaayo. Astaan TV waad ku mahad santihiin. Howsha aad anaga dhan inoo wada qabataan. Caalamka wax aad ka tuugeysaan malahan well done. Somali ka QAAD somali ugeey I like that. 🙏😍
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 2 жыл бұрын
Habooon baan u baahanahay saaxiibayaal🙋‍♀️
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 2 жыл бұрын
Marka Hore Mahadsanidiin Lkn Hadalka aad kuwad Hadlaysaan Marwalba Ha ahaado Af-Keena Qaaliga ah Af-Soomaali Kaliya#Astaan Tv Hormuudka Muuq Baahiyaasha Ramadan❤️Kariim Soomaali Weyn
@Dirie19
@Dirie19 2 жыл бұрын
Inta wax daremeysa wey yartahay!
@idildaahir6085
@idildaahir6085 2 жыл бұрын
Walaal meesha lagu jilaa soow muqdisho maahan
@Dirie19
@Dirie19 2 жыл бұрын
@@idildaahir6085 Haa Waa Muqdisho
@idildaahir6085
@idildaahir6085 2 жыл бұрын
@@Dirie19 Haa mahad sanid walaal
@Dirie19
@Dirie19 2 жыл бұрын
@@idildaahir6085 Adaa mudan
@mssqosol
@mssqosol 2 жыл бұрын
Wiilaashaan quruxda badan aataan xagee ku keedsanayeen😂😂
@simranaadan1215
@simranaadan1215 2 жыл бұрын
wilashena dhana iska qurxan ayantaan😂😂😂
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
@@simranaadan1215 ma ila aragtay malmahan quruxdooda baxeysa bisha Ramadan wayaan umaleyey 😂😂
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 2 жыл бұрын
Yac soon waye 🤣
@fatimajamac5609
@fatimajamac5609 2 жыл бұрын
Inta haboon sugayey like isaar
@ilyasiyad2409
@ilyasiyad2409 2 жыл бұрын
Manshallah thanks guys it’s amazing films
@ishow4198
@ishow4198 2 жыл бұрын
Best musasal astan 🤟🏽🖤
@nimomohamed5035
@nimomohamed5035 2 жыл бұрын
Masha allah Mogadishu muuq wanaag qurux 🇸🇴
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 2 жыл бұрын
The best film 🎥 🥰
@queenofqueens3961
@queenofqueens3961 2 жыл бұрын
Best musalsal😍😍
@maryanhassan74
@maryanhassan74 2 жыл бұрын
Waa ka helay musalsalkaan🤣🤣🤣❤🙋‍♀️🤦‍♀️
@cadnaanmaxamuud1435
@cadnaanmaxamuud1435 2 жыл бұрын
Wiilsha iskaabulada kabixi oo kanax walaaleey waa kahely leeyne
@maryanhassan74
@maryanhassan74 2 жыл бұрын
@@cadnaanmaxamuud1435 astaan waa ugu hambalyeeynayaa film kaan sidaa ku wad qeybta aargoosiga🤣🤣🤭
@queenaishakaifgacal2656
@queenaishakaifgacal2656 2 жыл бұрын
war wiiilasha quruxda bdn intee ka soo arooriseen😩😌❤️❤️
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 жыл бұрын
Wel done astan tv waxa rajena in aad naga barejeysan colors tv 🤣🤣🤣 Ramadan Mubarak all muslims
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 2 жыл бұрын
Zack best reaction👌❤ so funny😂😂😂
@__mariza__7793
@__mariza__7793 2 жыл бұрын
The musalsal was amazing I hope they give us subtitles😋
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 2 жыл бұрын
Subtitles maxaa looga baahan yhy😂, anoon daawan buu commentkaagu iag soo hobxy waxaan is dhahey waa English musalsalku😂😂
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 2 жыл бұрын
@@mobaraksaad4321 say wlhi aan si fican u fahmeeen amey tahay
@__mariza__7793
@__mariza__7793 2 жыл бұрын
@@mobaraksaad4321 😂😂😂wax kle waye markaas
@__mariza__7793
@__mariza__7793 2 жыл бұрын
@@qaalidumar9605 say billahi baan ahey 😋🤣
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 2 жыл бұрын
@@qaalidumar9605 laga yaabee
@somaliqueenable
@somaliqueenable 2 жыл бұрын
I’ve never clicked so fast. I thought this is musasalka haboon
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 2 жыл бұрын
Wow it.was so nice 😍
@yaasminamohamed530
@yaasminamohamed530 2 жыл бұрын
Sharciyaqankaas isku dabecad nahy wlhi nin lagel ah waye 🙏💯
@fathiamohmed5615
@fathiamohmed5615 2 жыл бұрын
Walaal haboon season two soo siidaya pls 🥺
@nazriinhussein7092
@nazriinhussein7092 2 жыл бұрын
Wow❤astan keep going❤💪🏽
@Talizo9
@Talizo9 2 жыл бұрын
Wow amazing ❤️❤️❤️❤️❤️
@jawerio19muse66
@jawerio19muse66 2 жыл бұрын
Wailka sharciga dajinayo cdi ma ahan masha allh
@sckaahiye5830
@sckaahiye5830 2 жыл бұрын
Absolutely filinka waa never seen never heard 👏👏
@user-pn1cf7fs5d
@user-pn1cf7fs5d 2 жыл бұрын
Wow astaan TV another level 👏 👌
@fatmacookingbeuty
@fatmacookingbeuty 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@idilabdulahi4905
@idilabdulahi4905 2 жыл бұрын
Mansha allah Astan tv aflam khatara nosodeysa Ramadan Karim umada islamka melkastey jogan
@Nada.ena.sulthan
@Nada.ena.sulthan 2 жыл бұрын
Wow so cute 😍💓
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 2 жыл бұрын
Wah habooon umalenayay 😢
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Waaw maansha Allah film
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 2 жыл бұрын
Best musasal wiilasha guriga howsha naga so dhis.😂😂😂😂
@kafiamohed8083
@kafiamohed8083 2 жыл бұрын
Saki is the best😂❤❤
@naajicade4700
@naajicade4700 2 жыл бұрын
i like this film--and acting zaki👍👍👍
@apdulahyanshour7296
@apdulahyanshour7296 2 жыл бұрын
waka baxsateen team astaan film iyo bar waaye kan music bis naga yareeya bil ramadan aa lagu jiraa waa mahadsan tihiin markale team astaan
@bgu5817
@bgu5817 2 жыл бұрын
Xukuumadii siyaad Barre ayaan Soo xusuustay 😁🙏
@maymuunocumar5324
@maymuunocumar5324 2 жыл бұрын
Thnz Astaan tv🥰😍🥰
@abdallaali9204
@abdallaali9204 2 жыл бұрын
Musasalka inta niyad u haysa 😀😀
@nimcoqadar636
@nimcoqadar636 2 жыл бұрын
Anii aboon aa rabaa😭😭
@abdallaali9204
@abdallaali9204 2 жыл бұрын
@@nimcoqadar636 hh insh..wa soo wadnaa
@aragsan2962
@aragsan2962 2 жыл бұрын
Wow masha Allah wu musalsal dhafay 🥰
@hamdahusseinshire6887
@hamdahusseinshire6887 2 жыл бұрын
Hlkaa waxa ka cad inay dumarku idinkla qarinayaan oo aydan inna raggow heshiin karin🤣🤣🤣
@naimaabdullah5966
@naimaabdullah5966 2 жыл бұрын
Haboon season 2 After Ramadan ba lasoo daynayaa baan maqlay bal wan sugayna kane caadi ma ahan nolosha iskaabulada thanks Astan
@aminomohamed9508
@aminomohamed9508 2 жыл бұрын
Masha Allah hormara wacan somalia 🇸🇴
@suburabdillahiofficial6802
@suburabdillahiofficial6802 2 жыл бұрын
RAMADAAN MUBARAK BILOWGA DHADHAN AYUU LEYAHEY ✅
@liinaaragzan7507
@liinaaragzan7507 2 жыл бұрын
This is amazing wlhi astan mhdznid 🥰
@faadumozahra94
@faadumozahra94 2 жыл бұрын
Musalsalka Haboon Season One waa dhamaaday, Season Two unbaa sugi doonaa..!!!
@taashaa___apdih
@taashaa___apdih 2 жыл бұрын
Qeybta labaad caawa noosoo gliya astaaneey🥺🥺
@moburco9119
@moburco9119 2 жыл бұрын
Musalsalku Farriin Ayuu Dirayaa Ah, In Dumarkeenna DHibka Ay inoo MAraan Marnaba Aynaan Dareemin.
@ugaazo5318
@ugaazo5318 2 жыл бұрын
Habooooooooon🥺war aztaaney xumidaa nozo daya musalsalka😩😩✌
@shukriabdij2927
@shukriabdij2927 2 жыл бұрын
Mash Allah qatar wye
@asmagob3745
@asmagob3745 2 жыл бұрын
Soo badiya musalsalsalada
@Dhegacade6
@Dhegacade6 2 жыл бұрын
*Wxni musasl mahee haboon xagee kudanbaysaY*
@mohagaabane4564
@mohagaabane4564 2 жыл бұрын
Wow wllhi filim iyo badh
@sagalsalaad2750
@sagalsalaad2750 2 жыл бұрын
Waa laga qurux badan yahay
@shukrialifarah2018
@shukrialifarah2018 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@queensucaad2937
@queensucaad2937 2 жыл бұрын
Ww masha allah wa musalsal muhiim ah waye
@qaalidcade739
@qaalidcade739 2 жыл бұрын
Aaway musalsalkii haboon
@jawharaidil2441
@jawharaidil2441 2 жыл бұрын
Mashallah wan ka helay
@cutiebun566
@cutiebun566 2 жыл бұрын
Wiilyashaaaan qurxanaaa masha allh
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 жыл бұрын
🥰Astan to the world 🤗🥀❤️
@abdirizack4066
@abdirizack4066 2 жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂 this guys remind me of my past life
@drcabdinaasirsoodaal1293
@drcabdinaasirsoodaal1293 2 жыл бұрын
Mash'allah mususal xiiso badan leh
@gabarsomaliyeed5559
@gabarsomaliyeed5559 2 жыл бұрын
❤❤ filim wa dhafay wxn😊
@suhaybkhadar6805
@suhaybkhadar6805 2 жыл бұрын
Zaki so funny ♥️😂
@hothmonhonychannel1435
@hothmonhonychannel1435 2 жыл бұрын
Musalsalkii haboona rabnaa
@ifrahmukhtar338
@ifrahmukhtar338 2 жыл бұрын
Wow best film
@ogaalkadayarta1066
@ogaalkadayarta1066 2 жыл бұрын
Yasirow War maqalkaa kugu taageeraa brother keep up yasir
@diinmohamedofficial3585
@diinmohamedofficial3585 2 жыл бұрын
Haboon ❤️aaway
@keyfasharaf1144
@keyfasharaf1144 2 жыл бұрын
Aaway musalsalki haboon wllyl
@aAnizamohammett6525
@aAnizamohammett6525 2 жыл бұрын
Waw amazing
@shukriabdullahi2885
@shukriabdullahi2885 2 жыл бұрын
Wax waLBo madareymeysid xitaa Hadey yihiin waxa Ugu qurxoon adunka ilaa Aad ka weyDo🥺❤️
@apu_hapis2979
@apu_hapis2979 2 жыл бұрын
Waaaw thn.☺🤗
@xamdixusen9691
@xamdixusen9691 Жыл бұрын
Been ma ahan 😢😢😢😢
@hafsaabdi8827
@hafsaabdi8827 2 жыл бұрын
Wan ka helay wiilka sida uu wax u sharaxayo wa funny wlhi
@sanaashraf2
@sanaashraf2 2 жыл бұрын
Kanaa film ah kii hore aso dhan wuu dagana edeb, qof firfircoon oo wax qasa ka qosliya ayaa ka maqnaa. Lakiin kan 👍🥰
@mushtaaqcadey9849
@mushtaaqcadey9849 2 жыл бұрын
Asc astan away musasalkan idinkaga baranay meye habon nosodaya haboon hadi kale naga daya waxan ma rabnee
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Musalsalki Habbon Waa gubtay Wuxuu ku gubtay suuqa Hargayso studio ku dhow ilahay ha u naxriisto intii musalslka Ku Dhimatay😭💔🤣🤣🤣
@sibraahim6151
@sibraahim6151 2 жыл бұрын
waad iga qoslisay wlhi
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 48 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 51 МЛН
WALAASHAA BADBAADI
11:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 45 М.
NIMCO HAPPY OO SIXUN U KARBAASHTAY MOHAMED BUSKUT
21:19
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 4,4 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 603 М.
Sanadka 2024 marka uu shiid kugu biloowdo.@jiilmedia
7:31
Jiil Media
Рет қаралды 124 М.